Waxaa Booqday Xamarjadiid Warta

  Рет қаралды 1,840

ABDINASIR M

ABDINASIR M

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@abka3273
@abka3273 8 күн бұрын
Legend burhaan carab kiilo ahaa
@RayaanCabdullahi-y5r
@RayaanCabdullahi-y5r 6 күн бұрын
Xero jarmal video noga saa diyaari ayadana waa xafad qadiimiya
@wararkasomalia
@wararkasomalia 6 күн бұрын
Masaajidka macalin cali 1994 ayaa igu danbeeysay aniga oo yar
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 2 күн бұрын
gurigii bidaar borte iyo macalin sulub maasha alaah, xusuus yaraantii
@Chuunde
@Chuunde 3 күн бұрын
Zhp abdinasir videoyayada iska jar jar oo tafatir inta aadan youtube soo galin waxaa ku jiro hadalo videoga ka baxsan iyo waxyaabo ay mudneed in la qariyo
@bileabddiAndi
@bileabddiAndi 5 күн бұрын
Masha allah sxb waa iga geesi santahay aniga waxaan imid sanad ka hor xamar gaar ahaan baarubax waxaan heystay camira si aan u tuubto xaafadeeda iyo meelo badan aan jeclaa oo 15 sano ugu danbeesag lkn dadka ayaa xogaa cabsi ku kalinaayo waana dareemi karaa sababta ,lkn mar kale ayaan ku soo laabanayaa si aan u duubto insha allah .
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 5 күн бұрын
Haaa weey jirtaa arintaa lkn waa inaa dad kula socdaaan waaye waliba dad xafadaas dagan kala yaqaan markaas cabsida weey kaa yaraaneeeeeeee
@Ramlo713
@Ramlo713 8 күн бұрын
Asc wardhiigley noo soo duub waa ka sugenaa Insha allah
@abdinasirm6440
@abdinasirm6440 7 күн бұрын
Insha Allah
@gare12
@gare12 8 күн бұрын
CALIKAMIIN ILAA LABA DHAGAX BAL SOO DUUB IS BEDELKA KA MUUQDA MAHADSANID
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 7 күн бұрын
Maqaayada seynab tuurey culuma jaalto kasoo horjeeday dukaanka qoor lexshe alla maxaan xamar jadiid uxiisay
@LuulCalasow-vz1ci
@LuulCalasow-vz1ci 7 күн бұрын
Dukaanki bismi llahi iyo farmashiya cali dheere ujeedaa
@gare12
@gare12 8 күн бұрын
KANKULASOCDOMALAHA WAA ALSHABAAB IS QARINAYO EE ISKA JIR KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@gare12
@gare12 8 күн бұрын
ciyaalxamarxadiidkii xiligii dowladii kacaankamaahidiin ee ciyaalxamarjadiidmarkiiUSCTIMIDDHALATAY MAA TIHIIN.KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@husseinabdi7133
@husseinabdi7133 6 күн бұрын
Xaafadaa ku dhashay kusoo koray ahaa
@SiyidCali-uo5dq
@SiyidCali-uo5dq 8 күн бұрын
C.naasir hala xamar billa iso fiiri
Maxaa Carmo loogu bixiyey Khaliijka Soomaaliya?
18:45
Abdirahman Shire
Рет қаралды 9 М.
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,5 МЛН
Ice Cream or Surprise Trip Around the World?
00:31
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 134 МЛН
Guriga ugu qadiimisan dagmada cadale oo ladhisay 1734
14:22
Cali Warsame
Рет қаралды 1 М.
KALAMUUDI MARKI IGU HORAYSAY AAN CUNO
18:54
Caalin Abyan
Рет қаралды 3,5 М.
GURIGEEYNA CUSUB MOGDISHO SOMALIA
8:53
ABDINASIR M
Рет қаралды 15 М.
by by Muqdisho Waankuusoo Xiisi Doonaa
8:48
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 17 М.
DEGMADAAN WAXEE CAAN KU TAHAY || MUUFO IYO MACSARO || KAARAAN…
10:27
HABEEN MAXAA KA JIRA MUQDHISO - What is happening at night?
13:59
ABDI JABARTI - AGGAHVLOGS
Рет қаралды 9 М.
Markii iigu Horeysay Xeebta Niimoow Mogadishu Somalia
9:51
ABDINASIR M
Рет қаралды 3,6 М.