WAXAA MUSLIMIINTA LAGA CODSAN INAY KA QEEBQATAAN DHAMESTIRKA XARUNTA AGOONTA EE AL RAHMA GARISSA

  Рет қаралды 230

BAARUUD MEDIA

BAARUUD MEDIA

Күн бұрын

Markiska Agoonta ee Al Rahma ee Magalada Garissa oo ay dhigtaan in kabadan 200 oo caruur agoon ah lacag la aan wax lagu baro caruurtana lagu xanaaneeyo si fiican quranka kariimka cilmiga Islamka iyo maadiba labaro
waxaa hada kajirta baahi Dhanka Dhismaha ah waxaa qabyo 3 qol oo Gabdho muxsiniin ah ay bilabeen balse lacagtii kadhamaatay waxayna hada dhismadu jogtaa darishadaha wixii ka koreeya qarash looma hayo dhamestirka 3 qol waxaa ku filan lacag 6000$ oo Dolar ah waxaana Muslimiinta laga codsanayaa inay ka qeeb qataan dhamestirka qolalka qabyada ah fadlan cidii awooda Alle dartii ha uga qeeb qaadato waxaad awoodo kudarso xarunta agoobta oo caruur agoon ah lagu baro Quraanka Kariimka ah oo si bilash ah wax loogu baro
fadlan fadlan muqaalkan sii faafiya oo kasoo jawaaba Somaliyey in Alle inoo naxariisto aan u naxariisano Agoonta
Wixii fafahin ah kala xiriir mudiirka Markista Sheikh Mohamed Gure Garissa kenya
+254723134553

Пікірлер
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 261 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
"Laascaanood wixii laga waday hadday cadaatay"
4:14
SLNTV
Рет қаралды 1 М.
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 9 М.