Waxaan dhibkaan dhan u maray wey iga halabeen weligaa sidaan makugu dhacday

  Рет қаралды 39,043

Iqra mudan

Iqra mudan

7 ай бұрын

#iqramudan #subscribe #like #shere #muqdisho

Пікірлер: 52
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 7 ай бұрын
Mudanay waxad qaladay baking aad ku hor bilawday waxaa lasameyaa kow ukunta lagaraca kadib sokortaa lagu garacaa kadib waxa lagu daraa wax yar oo cano ah wax yar oo salid ah kadib intaas baa laysku garacaa kadib carfisada lagu daraa intaas aa hadane lisku garacaa hadane burka io baking ka baa lagu daraa qatar uu kugu soo baxaa sas samee inshallah😊
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Mahad sanid sidaad iigu faa’deysay walal 🙏
@MaxamedAbuukar-y1i
@MaxamedAbuukar-y1i 3 күн бұрын
Masha Allah abayo
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 7 ай бұрын
Mashallah hoyr u soco xabiibti isoo boqo mahadsanid
@Jikadayna.Somalia
@Jikadayna.Somalia 7 ай бұрын
Masha allah tabarakallah
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
🙏
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 7 ай бұрын
Masha Allah abaayo 👑 runta rabiga kugu jecel ❤️❤️❤️
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
❤️🙏
@FatumaAdan-we5uj
@FatumaAdan-we5uj 7 ай бұрын
Wcs abayo MashaaAllah abayo ❤❤❤
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 7 ай бұрын
Maanshaallah beautiful ❤❤
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Shugran ❤️🙏
@nura2876
@nura2876 7 ай бұрын
Masha.alaah
@OmanSalam-yp1td
@OmanSalam-yp1td 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮qaali
@marianaadencabdullaahi282
@marianaadencabdullaahi282 Ай бұрын
❤❤
@user-kd1jv7gc7d
@user-kd1jv7gc7d 7 ай бұрын
Alllah iqroy aniba qamiistii sidan igo dhacday wllh waana ku celi rabaa i.
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Labadeenaba in uu noohagaago marka danbe ayaan rajeynaa
@MaxamuudCabdiMaxamed-nf1el
@MaxamuudCabdiMaxamed-nf1el 4 ай бұрын
Fayam❤
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 7 ай бұрын
Manshaa alaah walashey marka hore ukunta aya la garacaa kadib sonkorta ka dib wax yar fanilya wax yar salid bur iyo backing Caano laguma daro dhuxusha Kore ku yareey
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Mahad sanid walal
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 6 ай бұрын
😢Sxby bakinta udanbeysi mida kale dabka ka yarey maka ugu horeyso haku sii qandoco dabolka bacden lee sar
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 7 ай бұрын
Ala wa iga qoslisay walahi ♥️😂😂😂
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
❤️🙏
@shahdabubakar
@shahdabubakar 3 ай бұрын
Please can someone translate the recipe????😢😢
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 7 ай бұрын
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister ❤❤❤❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 7 ай бұрын
Wlaly koboshiin so same ani waa iga xumaady coffe sanjaya iga qabty😂
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 7 ай бұрын
Bakinkaa aakuqaladay horey usoco waxaba ma ahan
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
🙏
@Umuisra92
@Umuisra92 7 ай бұрын
Keep going abayo lkn baking ka aad ku hormarisey waye iyo hoga jilec waye
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
🙏
@user-hi1zm2pp6k
@user-hi1zm2pp6k 5 ай бұрын
😂😅😅😅
@Love-ni5hg
@Love-ni5hg 7 ай бұрын
Shahan kahelay
@simanhirey3244
@simanhirey3244 7 ай бұрын
Kkkk gabadhan waa iga qosolsiyeey masakin dacaad. Waye
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
@user-dm1nc6mb5b
@user-dm1nc6mb5b 7 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤
@ismhan2398
@ismhan2398 7 ай бұрын
Markuu kor ka guduuday ayaa dhuxusha jajabka hoos u bedeli lahay korna dhuxul la aan yaa ka dhigoi lahayd
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
🙏
@xaliimosiidow4169
@xaliimosiidow4169 7 ай бұрын
Sida aad iskuu ku dar dartay ma ahan abayoyyy qasitanka io saliida waaye dhibka io dabka
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 7 ай бұрын
Bakinka waa loo dabeysiiyaa quruxey
@saynab6295
@saynab6295 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@LaylaMukhtaar-ow2to
@LaylaMukhtaar-ow2to 7 ай бұрын
Caano buuro miyaa ka sameysay
@Kawsy-me2xp
@Kawsy-me2xp 7 ай бұрын
Wllo sida daacad uty kahly wlh tageero buxdo micno malahn waad keeni casharna waadka baraty
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Walal qaali❤️🙏
@user-kd1jv7gc7d
@user-kd1jv7gc7d 7 ай бұрын
Sidaa sameysay lee sameyay wllh dabki dhan ku rka ka saaray hòos dhan cad ka dhaqday
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Kkkkk markale kuceli in uu nohagago jareynaa
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 7 ай бұрын
Kso celi ani weliba iskuma deyin inshlh jimchaa isku deyin ana
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Wan kusoo celinaa in uu ii hagagayana waan u maleynaa insha allah
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 7 ай бұрын
Hhh jabkaagi waka qarsatay asxapta guriga😂😂😂 walh ka daran baaa igu dhacamdy rooti baa iga halaabay maalin
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Jabka keligey umaleynaayey waa badanahay markaa 😁😁
@CizacarfoonCasha
@CizacarfoonCasha 7 ай бұрын
Sorry abayo wax yaabo badan baaba kaa qaldan inad iska saxdo rajeynaa wayo koob saliid laguma daro nuskob saliid ka dhig sokortana koob iyo bar ku dar burka waa kaaga batay saxanka ku shubtay waaka buxsame xagu ka nefsanaa bahasha inay kacdo larabaa marka sas caniin dhexda ka noqonaysaa iyo saliid dabkana wa inad hoos xash yar uga rebtaa mgrty
@qadroomar4143
@qadroomar4143 7 ай бұрын
Dhuxasha kori saaid ubadisay
@fowziaomar3261
@fowziaomar3261 7 ай бұрын
Abyo nogu so celi wn ku sugaaynaa
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 7 ай бұрын
Wan kusoo celinaa abayo insha allah
Normal life in muqdisho cadey shaqada galabtii casho diyaris
16:01
routine maanta dool sho masaari oo macaan badan
8:46
safiyo zola
Рет қаралды 61 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 66 МЛН
qurac cazumad dhamestiran kafaideyso ☺️ recipes
9:02
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 57 М.
FARIIN KUSOCOTO GABADHAAN ABAAY HEELAY😱😳
11:21
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 67 М.
afternoon routine 🤗 casiriyo Forno laan kafaideyso
8:08
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 606 М.
Nolosha cadigaa ee tuulada iyo malinteena jimcada sidey eheed
8:02
Dhib badan kedib waan sameeyey  idinkana waa samey kartaan
9:34
Afurkeenii baadiyaha aniga iyo ayeeyo
9:19
Iqra mudan
Рет қаралды 13 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00