Buuqa kala tag inanta xaaramiyahow ikhtiyaar bay leedahay
@MahamedAbdixasan14 күн бұрын
Yaa ma gabadhbaa Misa waa nin waa yaab
@walaalahadaarudacwa8120Ай бұрын
Asc Cajiib waa qabyaaladii oo lugo leh matanaa u dambqysay somaliland waar xishooda oo gabdhaha guryaha u daaya MUUSE waqtigiisii wuu dhamaaday Oohinta joojiya please DAAHIR riyaale ayaa yidhi utaliya oo ha u abtirinina waakaas Muuse u abtiriyay oo dumarkii qabyaalada ku hadaaqayaan Waar bal Ciro iyo Wadani u baneeya from BORAMA Awdal ❤Wadani,,,,MUUSE So called president is crazy and corrupt
reerka isaaq H awal ayaa ugu caqli badan way is ururiyeen si ay hankooda beeleed u gaaraan. lkn G iyo hj 100 meelood ayey saaranyihiin. maxay kala heli?
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaanАй бұрын
Guul kulmiye insha allaah markastaba 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@GudiGashaanАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪
@calicabditokiyo969224 күн бұрын
Suldaan kii miyaa laga qaaday xilkii kkkkkk
@kaydcarab3335Ай бұрын
Madax sare rooda
@kaydcarab3335Ай бұрын
Fariid
@HasanCabdilahi-t7fАй бұрын
😂😂❤❤❤
@IsmailJama-xo4gvАй бұрын
DUMARKU WAA ISKA CAADIFI . WAA SABABTA AANAY FIICANAYN IN SIYAASAD U YIMAADAAN . BAL HADA INANTAA YAR WAXAY QABYAALADA IYO QUDHUN SHUBAYSO EEG . MEESHAN REER WAX MA DOORANAYAAN QABIILNA WAX MA SOO SAARO EE UMADA KA DAA QABYAALADA
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
maxaa ku luraaye laanadhe nin waliba xisbigii suu Soo saarayaa ama taageero hawa haado ama qabiil haku taageeree
@abdirahmansaeddhuux_yare1186Ай бұрын
Meelna gaadhimaayaan kulmiye iyo Team Saxane. Caadi bay u dhaceen maanta
@@TogdheerBurco-x3p ok waayahee maxaa kursiga ku dhajiyey muuse. Siilaanyo isagu gob buu ahaa raganimo iyo kartiba Alle siiyaye. Muuse muxuu wadadii sxbkii siilaanyo u jeexay muxuu u qaadi waayey. Haduu wadadaas qaadi lahaa oo somaliland midayn lahaa muuse waan taageeri lahaa waana u codayn lahaa. Balse waa gabay somaliland talo maroorsi iyo ku jiqsii buu ka dhamaan waayey
@egnidirisgaydhahmed5244Ай бұрын
Walay katahay
@abdirahmansaeddhuux_yare1186Ай бұрын
Waad isla dhacaysaan kulmiye iyo muuseba 😂
@khadramahamed-qn2dqАй бұрын
Kulmiye dhici maayo intu Faysal joogo😂😂
@abdirahmansaeddhuux_yare1186Ай бұрын
@@khadramahamed-qn2dq kulmiye 30 cisho baa u hadhay besba waa laga nasanayaa Team Saxane iyo faysalba.
@AsuumHossain27 күн бұрын
@@abdirahmansaeddhuux_yare1186saxane wuu soo noqonayaa oo wlhiye ee seexanaaye soo toosi bal😂
@BuraleAxmed-d6uАй бұрын
Kulmiye isaga oo soo jeeda ayuu soomaaliya kuhadrayaa bal si 😂😂😂 cadaalada halkaa ugufiirsada
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaanАй бұрын
Somali hakuwasto guul kulmiye insha allaah 🎉🎉❤❤❤
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
Maxaa Soomaliya lagaga hadraa colaad un baa ka dhaxaysa ee hadar ma jiro culaad xun baa inaga dhaxaysa Af iyo gacanba
@TogdheerBurco-x3pАй бұрын
hadar ma jiree habad baa inaga dhaxaysa kulmiyan waa sNm ma ciro caanyo ataad mooday faysala waa nin neceb faqash guul kulmiye iyo ucid
@ahmedmxamed-w8gАй бұрын
Kulmiye
@habanewaikaa2448Ай бұрын
Afweyn iminka la istaray kkkkkk
@zakariaApdi-j7kАй бұрын
Kkkkkkk war inanta yaa ka oohiyay
@mohamedosman6000Ай бұрын
Naya Suldaanka guud e suberawl wa Suldan Xasan Suldan c/llahi Suldan diriye, nin aan ahayn suldan o muse sameystey in ad suldaanka guud e suberawl ku sheegto wa arrin lagugula xisaabtami doono, suberawal wa waddani siyaasddu wa dan e qabiil maaha
Aabahaagii eyga ahaa baa wadani ah subeer awal nin baa han madaxwayne limo ugu taagan niicda meelahaa la aad adero waa anoo ku idhaa gx baa kulmiye ah xasan nijaas buu noqday ma rabno
@kaamilcali9731Ай бұрын
Somalidu xiliga marka ay gaadho unbad mooda in dawlad laga habaydaysto dhalantoonto balse hadana dawladi hore aya dhaantay ayay ku danbaysa Somalida inkaarba ku dhacday
@muxumedmohamed5008Ай бұрын
Codkayaga adale
@abdilahimahamoud830314 күн бұрын
Qabilku magulasto fahansida inaney
@gargaarmultiservice6514Ай бұрын
LAANDHEERE LABA MAAHA
@dalaisacgibril5899Ай бұрын
Roodaay muuse biixi col hortii buu jabay, kol hadii habarjeclo iyo Samaroon iyo Arab diideen waa dhamaaday filimkii wadani
@AsuumHossain27 күн бұрын
Arab kulmiyuu wada raacay habar jeclo kala badh baan la kacaynaa ina kaahin kuwiisi samaroona waanu wada qaadanoo saajin oo laandhere ah baanu wadanaaye ha daalin😂