WAXAAN KASO DHAX SAARAY 3 WIIL ALX

  Рет қаралды 179,658

Dareen Official

Dareen Official

Күн бұрын

Пікірлер: 199
@mohamedmuminali4563
@mohamedmuminali4563 Жыл бұрын
Walashey taabashada rag kaa ajnabi ah iyo hug 🫂 nin ka ajnabi ah wax weeyan qalad ah se waa duni aakhiru zabaan
@sahramaxamad4437
@sahramaxamad4437 Жыл бұрын
😢haa runti
@fadumoabdisalan-uz2wb
@fadumoabdisalan-uz2wb Жыл бұрын
Dadka aanka ah ajanabi mahan miya subxan allah 😢😢
@maxabsjiii8122
@maxabsjiii8122 Жыл бұрын
Zaman cajiib aya lagu jira. Indhaha ka firso le.
@maxamedqasin4568
@maxamedqasin4568 Жыл бұрын
War hee dheh allah ka cabsada waayo qofkaan isma qabtaan xadiiska nabiga maad ilaaw deen oo ahaa qofku intuu taban laha qof ka ajanabiya waxa ka wanagsan in uu dhinbil deb ah gacanta geshto
@xamdicumar8063
@xamdicumar8063 Жыл бұрын
Yaa rabi
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Scw
@LaylaAxmed-oz9tj
@LaylaAxmed-oz9tj Жыл бұрын
Scw scw scw
@LaylaAxmed-oz9tj
@LaylaAxmed-oz9tj Жыл бұрын
Waa arin aad usobadaneso wayahan dambe allahuma najenaa subxanallah
@Amiisha-w4i
@Amiisha-w4i Жыл бұрын
Wallhi wee jece shahay ilaa hayow yuusa qiyaamin❤😢
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 Жыл бұрын
Amiin
@naimasamatar6457
@naimasamatar6457 10 ай бұрын
Woowba qiyamay already
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 10 ай бұрын
@@naimasamatar6457😂😂😂😂 ma timadayba kkk like me 🙈🙈
@meu7264
@meu7264 10 ай бұрын
Waa uuu qayanay walahi 😢
@zuuzuuyousuf667
@zuuzuuyousuf667 10 ай бұрын
Adi qumay miyaa tahay mase miskinta wa laqiyamy
@fahadaxmed1887
@fahadaxmed1887 Жыл бұрын
Maxa ajaanib mala kala ahan miyaa asxpey alle miyanan ka cabsanenin 😢😢😢Allow xaqa nagu hanuuni dhamtena😢😢😢
@anisaqueenosman4334
@anisaqueenosman4334 Жыл бұрын
Dareen jcl Zaid ah ayd uhydaa lkn Allah kaqabto cadow iyo nasiib daro
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Dareen intaasoo nina gacmahooda maxaa kuu gaystay xishood iyo alla ka cabsi ma jiro miyaa 😭😭😭😭
@Hawomohamedhusen23Hawodheyman
@Hawomohamedhusen23Hawodheyman 7 ай бұрын
Cuuuid6😮😅😢
@ShaficiCali-f6k
@ShaficiCali-f6k Жыл бұрын
Lkn ninku haduu gabadha jecelyahay muxu ugu ogoladay inay nimankale tatabato🤔
@najmociise5887
@najmociise5887 10 ай бұрын
Maskiin gabadhan ninka Wuu qiyamay xas ayuu laha ridwaan isaaq ka so dawaday 😢😢😢😢
@IbraahimAhmed-i9v
@IbraahimAhmed-i9v 10 ай бұрын
Haaa walhi😢
@najmociise5887
@najmociise5887 10 ай бұрын
@@IbraahimAhmed-i9v wan ka naxay Walahi 🥲😭
@jiyaamohamed9358
@jiyaamohamed9358 7 ай бұрын
Wxas dhan prank ahayen na dhahdqy dareen soo daawo hda😢😂
@feis9082
@feis9082 Жыл бұрын
maasha allaah waxaad tihiin dad caqli badan ka digtoonaada caafimaadkaaga iyo sonkorta fudud ee nacnac fiican oo aad u badan oo sokorta lagu daro ka digtoonow waxay ku dhahaan 30 garaam oo sonkor ah maalintii iyo inta soo hartay sonkorta dabiiciga ah maalintii 3 miro oo aan badnayn dufanka ayaa sidoo kale ku jira dufan xun waxaad yeelan doontaa sonkorow oo aad ka cabanayso maqaarka haddii kale shaqo wanaagsan.
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 Жыл бұрын
Gbdha waa daacad guurso yarow kii hore cml dhaadhaan hanagu noqon waa dareen waa gbr jcyl kasameesan❤
@godzilla6486
@godzilla6486 10 ай бұрын
Wuu qiyamay maskinta
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 8 ай бұрын
istaabashada 2qof oo ajnabibkala ah (nin iyo naag isgaya) waa zino. Eeyaan zinada lafaafin , zinadii waynaydna ayadana kafogaada .
@Maryanekhalif
@Maryanekhalif Жыл бұрын
Daren to dareen ❤ Qalbi to qalbi❤❤
@Binuadawe
@Binuadawe Жыл бұрын
Xaaraan xaaraan iyo damiir la'aan! Xaaskiisa inuu raalli ugu noqdo in rag ajnabi ka ah ay jirkeeda isgaaraan waa masuuliyad iyo damiir xumo wallahi!
@AbdiAbubakar-v2b
@AbdiAbubakar-v2b 10 ай бұрын
ManshaAllah very clever girl❤
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Masha'Allah dareen Qalbi wanag
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Жыл бұрын
Mashallah iskouwara Hazam iyo Amal
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Жыл бұрын
Maansha allah my ina adeer dareen salaan sare soya iyo akhayaarta kaleba
@ramla8285
@ramla8285 Жыл бұрын
Xasan soya Dareen weey guuleysaty Hazam ha ilalsado❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Iskuwara Walashy io Dum iskuwaya kuwaygii lamanahaygii ❤❤❤
@IqraNashaad-xu7zg
@IqraNashaad-xu7zg Жыл бұрын
Allow qayaano ka ilaali gabdhaan waaa iska jeclaahy wlhi isku waaara abid oo calaf iskiin dar jah hambalyo mataan ❤❤❤❤😢😢😢🎉🎉🎉🎉
@yanoadan2152
@yanoadan2152 11 ай бұрын
Wow you have a good boy friend amazing❤❤❤❤❤
@idmanidman9988
@idmanidman9988 Жыл бұрын
Waidinku faraxsaanahay daren iyo xazaam dareen dacad tahay runtii❤❤
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm Жыл бұрын
Masha allah 🎉❤❤❤
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын
Masha allah lagendmad waxaasa kaa jaceela❤❤❤🎉😊
@hafsaduraan
@hafsaduraan Жыл бұрын
Wow jacelka m.a ❤❤❤❤❤
@hodaabdi5496
@hodaabdi5496 Жыл бұрын
Mansha Allah walahi cadi matihid gulaysta sxb
@luckymohamed9747
@luckymohamed9747 Жыл бұрын
Horta reer KZbin waxa idin waydiyay dadkan is tatabanaya ma is qaban manay dad kala ajanib ahay xita hadi xiriir iyo jacayl jiro. Ma diin cusub ba KZbin logu fadwoday ani wa yaabe
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
👌💯May allaha guide them all Waa waxa aaan afka isu weydiiyo talow dadkan kuligood ma walaala? Subxanallaha
@Qu681
@Qu681 Жыл бұрын
Masha Allah lamanahena isku wara farxad ku wada jira insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 10 ай бұрын
From ridwaan. Waan kaxumahay waxa gabadhaan kudhacay
@MustafKaraama-f7v
@MustafKaraama-f7v 3 ай бұрын
Wow Qofta Caadi ma ahan m.a
@IdilIdil-k5t
@IdilIdil-k5t Жыл бұрын
Wcs masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤abayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aishaaidid
@aishaaidid Жыл бұрын
soya daraan aya haga qofka wax jecel hadu dhab yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NastehoAhmed-kc2bf
@NastehoAhmed-kc2bf Жыл бұрын
Aacuudubilah edabdaro wayo waxan uf
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Жыл бұрын
Horta masha alah lkn nin aan kuqabin sidee ku garanee miyad horay isku tatabateen
@saliimashaadiiofficial8356
@saliimashaadiiofficial8356 Жыл бұрын
Masha Allha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabhassan9694
@anabhassan9694 Жыл бұрын
KZbin lacagta laga raadina ma waxey gashay in rag ajanabi lataataabto ilaahey halaga baqo subxanallaah
@MalyunManka-bm1jc
@MalyunManka-bm1jc Жыл бұрын
Masha Allah wlhi gabadha wa tacad ❤❤❤
@fartuunmukhtar6699
@fartuunmukhtar6699 Жыл бұрын
Masha allah so amazing❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqiina_dheymanofficial7494
@deeqiina_dheymanofficial7494 Жыл бұрын
❤❤❤ guuleysta my team
@hamdaabdilrahman1186
@hamdaabdilrahman1186 Жыл бұрын
Msha alllh Guulysta ❤❤❤❤
@LeeyloMowliid
@LeeyloMowliid Жыл бұрын
Jacelku waa cajib❤❤❤❤❤
@kartowomar
@kartowomar 10 ай бұрын
Masha Allah
@salmasalma-hx3tm
@salmasalma-hx3tm Жыл бұрын
Congratulations 🎉amal abyo
@anzubbygwl5439
@anzubbygwl5439 Жыл бұрын
❤❤❤❤MashaAllah
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Amazing ❤❤❤
@SacdiyoAadan-m2e
@SacdiyoAadan-m2e Жыл бұрын
Mashalah isku waara abid walky io dum ❤❤❤
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 Жыл бұрын
Maasha allah❤❤❤
@RaxmoMaxamuud-g3m
@RaxmoMaxamuud-g3m Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maryanqaali-py6ev
@Maryanqaali-py6ev Жыл бұрын
Waaaaw amazing masha alh
@AsumoMuuse
@AsumoMuuse Жыл бұрын
Woooooooowa mashaaaa alllah
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@kiHam_cadeDespecialone
@kiHam_cadeDespecialone Жыл бұрын
Waw amazing wlhi couples mr and Mrs daren ❤❤❤
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
masha allah dareen wan iska jeclahay❤❤❤
@leilaqali8652
@leilaqali8652 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤
@SharusadOsman
@SharusadOsman Жыл бұрын
Www m.a isku wara ❤❤
@Muna-gq3gv
@Muna-gq3gv Жыл бұрын
Masha allaah alle hayskukin dayo wayo badan ❤❤❤❤❤❤
@niciimaaxmed6360
@niciimaaxmed6360 10 ай бұрын
wllo dad ayanabiya waxay siday isutabanayan
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah lamaane isku waara ❤❤❤abid my couples ❤
@fahmamohamedabdirahman217
@fahmamohamedabdirahman217 Жыл бұрын
O.m.g wlh so a amazing really wankufarxy ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
Mnsh allha wllhi waa gabar daacad 🎉❤❤
@IndhojaceylChanel
@IndhojaceylChanel Жыл бұрын
Wiilka koofida cad wata jecelaa hayo indhihiisey ka muuqataa miskiin😢
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 Жыл бұрын
Haa zaid waxbuu dareemaya wiilka sorry🥺😥
@ZaynabHassan-b7p
@ZaynabHassan-b7p Жыл бұрын
congratulation my qoyskayga❤
@AadanAxmed-eg9nv
@AadanAxmed-eg9nv Жыл бұрын
Sorry wiilasha kale niyad jab ayaa ku dhacay
@idmanidman9988
@idmanidman9988 Жыл бұрын
Allla kuweygiii din jecliya isku war❤❤❤
@maxamadjuquroow410
@maxamadjuquroow410 Жыл бұрын
Masha alah❤❤❤❤
@khadraadan5027
@khadraadan5027 Жыл бұрын
Ciyaalkan bilaa aqlaaqda ah sawir noocee ah ayaay daad ka tusayaan
@farhiyaabdikero7201
@farhiyaabdikero7201 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@NasraMaxamed-n9f
@NasraMaxamed-n9f 10 ай бұрын
Waaaaw amazing masha alh ❤❤
@NawaalClraxmaan
@NawaalClraxmaan Жыл бұрын
❤❤❤masha alleh isku wara
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
Walaahi waa dayuus ninkaan u ogolaaday in nin kale uu taabto subxaanallaah mideeda kale waa midaan cishoonayn.Naayaa sharftaada illaalso balaayo ku jeclaatay .Jacayl beel.Wallahi asagana waa duli duf ku baxee.
@sahramaxamad4437
@sahramaxamad4437 Жыл бұрын
Wa dhibato runti Tani maficna
@sahromohamud-
@sahromohamud- Жыл бұрын
Lkin saan maxaaa weye nimnla ajaanabi kama aha miya😮
@sihaamahmed5338
@sihaamahmed5338 Жыл бұрын
Daaacad ma hungowdo walhi
@Mulkiyare
@Mulkiyare Жыл бұрын
Congratulations ❤
@amuuncadey4693
@amuuncadey4693 Жыл бұрын
Form soya❤❤❤❤❤❤
@FartuunMohamoud-wd1sd
@FartuunMohamoud-wd1sd Жыл бұрын
Sooyaa mxaa ka qaldan fartuun yaala dhhaaa markaa dhahday anaa is Mooday wllhi waa naxay😂😂😂😂
@osmanibrahim5734
@osmanibrahim5734 Жыл бұрын
Asc walalyal ilaah kabaqa dad ajnabi kala ah
@adnamaxamed3722
@adnamaxamed3722 Жыл бұрын
Maasha allah alle haiskukiin daayo❤
@Najax-n1o
@Najax-n1o 5 ай бұрын
Wilashu sey isu eegen wlhy wan qosley waa aduun mcnki kadhamaday naag nin an qabin tamasha ku garaneysa xubnihisa illahaw akhlaqda nagu dil
@kadra9957
@kadra9957 Жыл бұрын
Masha Allah guuleysta 🎉❤❤
@SiinayMaxamed
@SiinayMaxamed Жыл бұрын
idho isjecel isma eegi karaan
@firdowsaaamin5360
@firdowsaaamin5360 Жыл бұрын
Waxan umalenaa garabku Dhaqaajiyey ❤️❤️❤️
@Maryandauud-v7r
@Maryandauud-v7r 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaclaah ❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Жыл бұрын
Caadi ma ahan
@ShukriIsmail-yc4ry
@ShukriIsmail-yc4ry Жыл бұрын
My couple ❤️❤️❤️❤️❤️
@HamdiAbdillahi-he5mu
@HamdiAbdillahi-he5mu 4 ай бұрын
Aniga faraxeyga hadan sidaan u tijaabisan lahaa In aan aqaano iyo in kale igamaba ogolaanayo in aan wiilal kle taabto 😅😅😅 kan maa doqon ah mise keyga😢
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 Жыл бұрын
Kaa yarow gabadhii xage ku dambesay 😂😂😂😂ridwan isaq meshisa noo so waran 😂😂😂😂😂😅😅
@caashocudoon5249
@caashocudoon5249 Жыл бұрын
😂😂😂😂 naag wayn oomarana bay ahayd saa cunugaa yarkaah baa kacaqlibadiyey 😂😂😂
@XanaanMaxamud
@XanaanMaxamud Жыл бұрын
Xanta iga daba geya
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 Жыл бұрын
Alàh kacab sada waxani wadambi
@amishpatel7545
@amishpatel7545 Жыл бұрын
Wooow amazing
@firdowsaaamin5360
@firdowsaaamin5360 Жыл бұрын
Faraati muuqabey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Masallh ❤❤❤❤❤
@FaizaAbdirahman-d9y
@FaizaAbdirahman-d9y Жыл бұрын
M.a 🎉🎉🎉🎉🎉
@fatimamaxamed663
@fatimamaxamed663 Жыл бұрын
Waww mashalh couples❤
@saidmohamed2096
@saidmohamed2096 10 ай бұрын
Gabadha Jaceelkeeda daacad wye Lkn qisadi hada soo daawaday ee kaga shekeenesay wiilka siduu u qiyaanay
@abukarmuxumed6011
@abukarmuxumed6011 Жыл бұрын
Alla jcylkn cml mxo iso mry mntne anga dad isku ncb oo intn5cyl dhaly igu jesjesy sorry nino hdn ku aamino saaas😊
@meizayar4587
@meizayar4587 Жыл бұрын
Maisqabtan siz mise
@maryanmacalin4323
@maryanmacalin4323 Жыл бұрын
mash allah daren❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlh jecelakin waa dacad
@AbdiAziizAbdala
@AbdiAziizAbdala Жыл бұрын
M.allaH❤❤❤
@MuwaahibAxmed-p5w
@MuwaahibAxmed-p5w 8 ай бұрын
Lkn raga waa ka ajaanib😢
@fartuunahmed-kf2xj
@fartuunahmed-kf2xj 8 ай бұрын
Asaga halaga qado imtixaan
SIDAANI XAQ MA AHAN😭😭😭💔😡
12:42
Dareen Official
Рет қаралды 104 М.
Shoot filim nagtadaa i fuur🤣
13:35
Dareen Official
Рет қаралды 84 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
AMAL DAREN EX JACELKEDA HAZAM SABABTA NAAG KALE UGURSADAY
1:53:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 410 М.
AMAL DAREEN OO OOHIN AFKA FURATY MARKUU HAZAAM SUUXAY
14:12
Dareen Official
Рет қаралды 124 М.
ANIGA IYO UMU AHZAB DAGEELKEENA IYO SABABTA KEENTAY.... YAASE QALDAAA ?
9:39
DAREEN OO HAZAAM GACAN UQAADAY😳😱
16:19
Dareen Official
Рет қаралды 92 М.
HASSAN SOYAA OO UMU AHZAAB KASO DHAX SAARAY GABDHO OMG
10:23
SADISH Special
Рет қаралды 95 М.
AX NAFTEYDA UHIBEYEY NAAG HABAR YERTIS AHAN IBARA OGADAY INU QABAY
42:44