War wariyuho sualo xuma oo fudeed badan walahi nin kaan wax badan laga faidi lahaa wana nin aqoon fog uleh dowlad nimada iyo ciidanka
@mrabdalla7652Ай бұрын
Nin adeg 😂 viva rooble soobadi ❤
@mohammednuur2939Ай бұрын
Kan weriye ma aha wuu taabsadey Ninka waa cidamadi hore wa xaan ficneed inu asaga ka fa'deysto shicibka somaaliyeed uga fa'deyo . Waa runtiye sadiq Johan.indha cade odowaa o kale Askar daɓle yaa ka qiima badan & kuwakalo badan indha qarshe lama fadhisan karo Rugaas Aa kor kuso sheegey.somaalia ha Nolaato.
@NuurcaliMaadow2 ай бұрын
Ninkaan waa iga qosliay walhi
@ElmiYousuFАй бұрын
Weriyahan waa xoolo illahey
@Fadka213Ай бұрын
😂😂😂😂 ma dhaqanaa dee
@cabdikarimismail30062 ай бұрын
Ni kan waa legend magicii rooble khaasaa ku qorane.
@zakariemahamud8148Ай бұрын
Rooble baafow
@AbdullahiiraadАй бұрын
2 bil ka hor buu sii sheegay in maamul goboleeeyo la sii weerarayo 😂😂hadda lagu jiro December 2024 jubaland lagu weeraray😂
@MaankaCusmanАй бұрын
Wariye su aasha lagu widiiyo ka jawaab cabsidaayo😂😂😂
@farhaannizzohappybae2762Ай бұрын
We're needed full vedios this just half
@FartuunMohamud-p4hАй бұрын
War ninkan wareysi badhn kaso qad😂😂
@amiircazkamaxamed6781Ай бұрын
Kaalay qaranka iyo dalka u shaqee yurup baad ka soo sheekaynaysa
@abdullahiahmed23002 ай бұрын
Mamul goboledyada waa xaasaska itoobiya
@mohamed-bile-g72 ай бұрын
Waxaan aan hadalka aqoon yaaa wariye ka dhigay, yow ninka afkisa hadal haka raadine, hadal barohh
@shukrisheikhАй бұрын
NAAG GENARAL MONAQA KARTA PLZ ISO JWB
@Mujapdirahmaan40Ай бұрын
Maya oo ragiiba fara kutiris ku gaadhay, se ma arag Somali gabadh halkaas gaadhay.
@AJking1142 ай бұрын
Wariye ayu isku shegaya hadane wuu baqaya tetal saxafad malahid waa ina jawabi kartid mida kale ragba hor farisane eee eee sida raga u dhaqan 😹😹