"Waxaan la yaabaa nin wasiira oo aad moodo in aanu qaangaadh ahayn.." Madaxweyne hore Rayaale

  Рет қаралды 13,094

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 79
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
waa madaxwaynahaanu ugu jeclayn cimridheer iyo caafimaad alle haku siiyo
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 күн бұрын
Oromo haye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 күн бұрын
@@user-gl2go3kp6s haa oromo ayaan nahay
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 күн бұрын
​@@user-gl2go3kp6s dhilo
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 күн бұрын
Madaxwayne riyaale wuusalaamanyahay
@said1498ify
@said1498ify 2 күн бұрын
Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin Abihii doorashooyinka iyo hirgalinta Dimuquraadiya. Alle ha ku barakeeyo.
@user-ez4ti2sp6m
@user-ez4ti2sp6m 2 күн бұрын
Masha allah madaxwayne qaran mudane Daahir riyaale kaahin alle haku daayo
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 күн бұрын
64 years after ilahoow somaliland u rumee himaladodi ❤
@superfun1819
@superfun1819 2 күн бұрын
Nothing called somalinder
@abdifarah3633
@abdifarah3633 2 күн бұрын
Aamin
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 2 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@user-jm9ry5jh5s
@user-jm9ry5jh5s 2 күн бұрын
Allow cimri dheer iyo caafimaad taama ayaan kuu waydiiyey alle hanookaa daayo madaxwayne daahir riyaale kaahin ❤❤❤walahi madax wayne aan ugu jeckahay allow isagoobkale nookeen
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 2 күн бұрын
Madaxwayne kaama dambayn dahiroow, muu amin sanan in ay dad yihiin yamyam iyo qadad wayn wada hadalna lamuu furin intuu xilka hayay,cimri dheer oo cibaadole❤❤❤❤
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 2 күн бұрын
Sharafi kor kaaga ha ahaato president daahir riyaale kaahin cimri dheer iyo caafimaad rabi hakuugu deeqo
@abdifarah4301
@abdifarah4301 2 күн бұрын
Wa sakhran haway 1 million ee waraqda ku roonayd
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w 2 күн бұрын
Masha Allah
@hassannur8022
@hassannur8022 2 күн бұрын
Very good
@user-nd9qq3el7v
@user-nd9qq3el7v 2 күн бұрын
Alle hakubarakeyo madaxweyne
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudmohamed1517
@mohamudmohamed1517 2 күн бұрын
Mr. President you represent me, I salute you. I'll ha ku barakayoo. Mohamud, from burcoo
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 күн бұрын
ALLE HAKU XIFDIYO GEESI MUUMINA AYAAD TAHAY EE ALLE UMADEENA SIDAAN KUU FAHANSANAY HAKUU FAHANSIIYO
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 күн бұрын
Mudane ex madaxweyne daahir rayaale kaahin allaya xafiid insha allaah ❤
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 2 күн бұрын
Waa talooyin fiican mudane madaxwayne.
@AdamIbrahim-hh4tt
@AdamIbrahim-hh4tt 2 күн бұрын
Nolaw Mudane Dahir Rayaleh kahin Samaron said Nolaw Allah ku xafido
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 күн бұрын
Waa hadal madaxwayne oo dhamays-tiran. Congratulations.
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 2 күн бұрын
Aàaamiin aàaamiin aàaamiin aàaamiin
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 күн бұрын
Noolow Madaxwayne Rayaale
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 2 күн бұрын
Ibnu xalaal Mudane Daahir riyaale kaahin Guulayso inta guuli jirto ❤❤❤❤❤.
@saidali6971
@saidali6971 2 күн бұрын
Mansha Allah
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 2 күн бұрын
Geesi qaran guulayso Mudane X Madaweyne Daahir riyaale kaahin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiladifmohamedhashi3591
@abdiladifmohamedhashi3591 Күн бұрын
Mashalah madaxweny qaranka soomaray
@issaahmed4949
@issaahmed4949 2 күн бұрын
Awdal State viva
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
miyaan dhibyaraan ku dhiibi karaa ? ninkay dhibaysee cidlada ka dhurmaa !!!!!!!!!!! midnimo dhimatay kusii dhaganyahee dhagaaha ugu ridaa inaanay dhacayn !!! from saylac city
@muxamadmaxamud4942
@muxamadmaxamud4942 2 күн бұрын
madaxwayne dahir aabaha dimuqradiyada somaliland
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 2 күн бұрын
Waa kaa madaxwayne qaangaadh ah oo u bislaaday wadaninimada iyo hogaaminta shacabka in lagu daydo ayaa haboon
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 2 күн бұрын
Guuuuuuuuuuul iyo.gobanimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander
@mohamoudnur5215
@mohamoudnur5215 2 күн бұрын
Madaxwaynihii ugu fiicna oo soo Mara somaliland
@sacadshyuusuf8977
@sacadshyuusuf8977 2 күн бұрын
Madaxwayne daahir riyaale hadalku ma dhibo fiqiyow soo qaangaadh buu yidhi😂
@MohamedJimale-nn9iq
@MohamedJimale-nn9iq 2 күн бұрын
Awi lascanood
@XamdiClrisaaq
@XamdiClrisaaq 2 күн бұрын
Madaxweyne qaranka ku suntan indheergarada
@khadijac9841
@khadijac9841 2 күн бұрын
Maanshallah Daahir Ritaale Kaahin walee wuuhadlay runsheeg hadal yaqaan xamar wuulataliyay waxba idiin tarimayso inaad nasheegataan kkkkk wuu udhameeyay waayo waxa ceeba inaad meel 33 qof shacaba mooyee siyaasi xamar kayimi cagsoo dhigin soona dhigikarin waxba kaqabankarin inaad afkaaga kasheegato waaceeb iyo xaqiraad aadnaftaada kagelayso waa adigoo jabuuti sheegta ninka 35 jirka ah ee Hargaysa jooga yaaka dhaadhicinaya xamar ayaa katirsantay waayo isagoo 1 sano jira ayaa qaxooti lagasoo noqday nabad iyo dawlad ayuu kukoray halka wiilka isagaleeg ee xamar jooga dhibkii iyo dawladlantii uu indhaha kukalaqaaday ilaahada kujiro Allah hakasaaree laakiin siyaasiga xamar waa nin isagon hurdin riyoonaya
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 2 күн бұрын
Daahir riyaale kahin adeer masuul qaran baa ahayd ee muuse dhiiqadiisa kabax. Ama muuse qarankii waydii oo dalka midaysnaa waydii. Ama reer boorama kadaa hagardaamada adaa laac muuse kaadhigay. Adeer muuse sool waydii oo boorame waydii oo bari waydii xaguujiro ama dhiiqadaakujir waligaa.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 күн бұрын
ex madaxweyne riyaale jawaab kulul siiyey kooxda moqdisho mooryaan isbaaro ee xasan DUUFLE
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 2 күн бұрын
Cisi iyo sharafba kunoolow madaxwayne hore Daahir rayale kaahin HALYAY umadeed oo bulsho ku dhaadato waa halyeeyada qarankani yeeshay ooy qayrkood dheeryihiin bulshadan jamhuuriyada somaliland
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@Hasuni675
@Hasuni675 2 күн бұрын
Nin lararto oo nin faciisa rarto oo aduun ah isaaqland inuu hadlaba maaha waa xoolo boorama 1000 qof ayay SNM iyo ciidamadii xabashida markay soogaleen borama ku dileen xataa ina rayaale kama hadli karo nasiib daro wiilashiisii iyo awowyaashii abayaashi SNM xasuuqday kama hadli karo waxan dugsiyada loogu dhigaa taariikhda SNM .
@Abdirahmanmahamudhariye
@Abdirahmanmahamudhariye 2 күн бұрын
Ninkaa iyo muuse ayeynu bay qaarsimayaan
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 2 күн бұрын
NIN. QABBIIIKIISA. DIFAACI KARINXAQOODA .XAQOODA. KAN WUU QASAARAY.WAAAA. CAMIIIL. ITOOBIYAA.
@danjire7605
@danjire7605 2 күн бұрын
Madaxwayne Dahir R. Kaahin
@abobasement346
@abobasement346 2 күн бұрын
odaygan waa xoloh 18/5 may doqon yahow waa malinti lah xasuqay dadkagih cimrigisih wuxuu ku dhamaystay munafaq nimoh
@Abdirahmanseadjaamac
@Abdirahmanseadjaamac Күн бұрын
Riyaale wuxuu layaabanyahay fiqi samaroon waxay layaabiyhiin riyaale oo horgal ina cali koore kale ah oo xeebtiisii iyo degaankiisii lughaya amxaar usoo wada
@alijama8648
@alijama8648 2 күн бұрын
Hawsha ha la dejiyo reer somaliland ethopia waa cadwga umada soomaaliyeed
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 2 күн бұрын
Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul
@superfun1819
@superfun1819 2 күн бұрын
Somalia is one ❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@abdifarah3633
@abdifarah3633 2 күн бұрын
No
@hashihersi
@hashihersi 2 күн бұрын
Somalia is one 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@hashihersi
@hashihersi 2 күн бұрын
@@abdifarah3633Somalia is one ❤❤❤
@abdifarah3633
@abdifarah3633 2 күн бұрын
@@hashihersi gorma lagatagay warkaa slnd 💓💓💓
@shamisali4599
@shamisali4599 2 күн бұрын
😂😂horata dadkan waye dadko prfasor ka shegayay cata badana 😂muusaba ka daran buskut dhiqo ha loo keno
@abdiazizbashir8723
@abdiazizbashir8723 2 күн бұрын
Dilal soo dhuuntay ayd tahay war dadka ka hor dhawaaq bahdil ayd ku nooshay xil yâd uhaysa tolkana kuma raban adoonyahow
@Mideye157
@Mideye157 2 күн бұрын
Horgal wa Horgal uun meeshu joogaba. Ma arko dadkisa sida jeegan ula dhaqanto miya. Waa ina kooraha Samaroon
@afrodir4828
@afrodir4828 2 күн бұрын
Riyaale Alle iyo tolkii iyo shacabka reer somaliland ba amaan ayuu ka mudan yahay. Kugula yaani maayo aflagaadadaa aanad u meel dayin waayo waxa aad ku soo kortay guri ba'an oo cuqdad iyo buqdi yaal. Allaha haku caafiyo wll oo cuqdatu nafsigan ku haya hakaa daaweeyo.
@GF-fk4is
@GF-fk4is 2 күн бұрын
Adeerka fiqi Wataa laguu shegay Inuu caqliga ciyaalka qaan gaadhka ahayn oo kale inuu leyahay Adan fiqi yar baad tahay
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 күн бұрын
Madaxdu markay xilka ka tagto ma sidan ayaye u catawdaa? Waxa ka buurani ma xolihii umada?
@MoAli-jw2lj
@MoAli-jw2lj 2 күн бұрын
Adeer Fiqi ba manta naga kaa xiga oo danta mustaqbalka awdal wada halka aad adigu iibsatay dantayada
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 күн бұрын
Fiqi Dan kuma wadeee inad burb8rtoo ayu ka jeceeel yahaay
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 күн бұрын
Ninkan wa nin ib saday dolka awadal wa snm
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 күн бұрын
Adeer Fiqi kuma xiga, daahir riyaale kaahin ayaa ku xiga. Orod taariikhda soo baadh waxad ka ahayd somalia iyo waxaad maanta ka tahay somaliland. Kusii sharaxi maayo balse waxaan ku leeyahay ila inta ilaahay dhulka laabayo Awdal iyada somaliland hogaaminaysa.
@cabdiyusuf4425
@cabdiyusuf4425 2 күн бұрын
Oromo Hana sheegan Hooyadaa fiqi wasye
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 күн бұрын
Oromo wxa shekto isaq land qaliya shekto aniga somaliya
@Abdirahmanseadjaamac
@Abdirahmanseadjaamac Күн бұрын
Riyaale wuxuu layaabanyahay fiqi samaroon waxay layaabiyhiin riyaale oo horgal ina cali koore kale ah oo xeebtiisii iyo degaankiisii lughaya amxaar usoo wada
@Abdirahmanseadjaamac
@Abdirahmanseadjaamac Күн бұрын
Riyaale wuxuu layaabanyahay fiqi samaroon waxay layaabiyhiin riyaale oo horgal ina cali koore kale ah oo xeebtiisii iyo degaankiisii lughaya amxaar usoo wada
SOOMAALIDA KENYA | KALA CARAR | NIN WALBOW NAFTAA ( ISLII )
18:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,1 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 3,6 МЛН
CALANKA ITOOBIYA OO SOMALILAND MAANTA YAAB
14:51
waridaad TV
Рет қаралды 5 М.
GEESKA AFRIKA &  SIYASADA MUUSE IS MAQIIQA KU DHEEHAN
1:11:12
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 9 М.
Wasiir Cali Mareexaan Oo Fariin Adag u Direy Dawlada Somalia
2:49