No video

WAXAAN RAADIYEY WIILKII MASKIINKA AHAA EE SAWIRKEEGA GADAAL KU QIIRONAYEY MIYAAN HELAY MISE

  Рет қаралды 252,954

Cumeer BigFan

Cumeer BigFan

Күн бұрын

Subscribe for more #cumeer #bigfan

Пікірлер: 1 100
@Hodanfuaad-vm5pi
@Hodanfuaad-vm5pi Ай бұрын
Hoyaa iga xanuunsan isbitaale kujirtaa abey wuudhintey kaligeya idhashey ana mashaqeyo 😢isbitaale tala lacag la,iga raba hoyadey canuunkeda marka marka kadanbeeso wey kasiidaresa ilahay dartiis icawiya muslim nimo haday jirto😭😭😭😭😭😭😭🥹
@bushroismail606
@bushroismail606 Ай бұрын
𝐴𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑐𝑎𝑎𝑓𝑖𝑦𝑜 𝑤𝑙𝑙 𝑚𝑐𝑛🤲😭
@bahjabahjabilan5161
@bahjabahjabilan5161 Ай бұрын
@@Hodanfuaad-vm5pi Alll cafimad dagdag ha siyo wll Duco una ku awada 😭😭🤲🤲🤲
@Msrandaruuza
@Msrandaruuza Ай бұрын
Allah caafimd taam ah ha siiyo hooyo mcn 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mohamedsuban7688
@mohamedsuban7688 Ай бұрын
Cafimad taaam Allah siiyo inshallah cafimad sareec urajeena 😢
@user-zx2tx6il3v
@user-zx2tx6il3v Ай бұрын
Allah ha caafiyo abaayoH mcn duco kuu awoodaa 🤲🏻🤲🏻
@Marjuu7
@Marjuu7 Ай бұрын
Raadi cumeerow waad heleysaa inshaallah wiilka wxa kaa oohiye ma yaro🥺💔
@SamraSaciid
@SamraSaciid Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Btflsdy
@Btflsdy Ай бұрын
Isku daay inaad raadisiid waayo wuxuu u eg yaheey inuu ardeey mise shaqeyo maadamo office bag mise laptop uu xeran. Melahaas iskol yaasha mise shaqo xaafis ka raadi. A piece of idea Cumeer. Pleaseee like siduu u arko 😢😢❤
@bileabdulkadir1
@bileabdulkadir1 Ай бұрын
Intii maanta Caashuura soontay alle haka aqbalo.☝️🤲🤲🤲❤❤
@user-gs6je4mh7s
@user-gs6je4mh7s Ай бұрын
Amiin ❤
@GuletCiise
@GuletCiise Ай бұрын
Allah ha inaga aqbalo wllo🤲🤲🤲
@user-oj3vi2xe9w
@user-oj3vi2xe9w Ай бұрын
Aamiin walaalo
@YaxyeAdam-r7g
@YaxyeAdam-r7g Ай бұрын
Amiin Amiin ❤
@XafsaMclin
@XafsaMclin Ай бұрын
Aamiin
@Cristiano07-m
@Cristiano07-m Ай бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@MohamudDahir-ut6fi
@MohamudDahir-ut6fi Ай бұрын
Scw😊
@hibaaqabdirishiid8359
@hibaaqabdirishiid8359 Ай бұрын
Scw
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g Ай бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤I 😘😘😘😘😘😘😘😘🙃
@FarxiyoJeelee
@FarxiyoJeelee Ай бұрын
sax. Walahi. Salalahucalehewsalam
@sabarinzakariye-uo6ls
@sabarinzakariye-uo6ls Ай бұрын
Scw❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 Ай бұрын
Cumer naxristi oo qof ah 😢❤❤
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... Ай бұрын
Malabeyy quruxdan dhan xage ka kentay I said m.a😂💋😘😘😘umac
@CabdirixmaanCandikaafi
@CabdirixmaanCandikaafi Ай бұрын
Yaah​@@Wiil_hoog...
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Ай бұрын
Haka qusanin raadi Caawiya insha allh allh idin cawiye😭 ilahow usoo celi meshisa siduu uarko😢
@user-xt1sq7lw4q
@user-xt1sq7lw4q Ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@shariifmohamed7077
@shariifmohamed7077 Ай бұрын
maanta waa dhalashadayda qof like ii saarto ma arki😭💔
@Maxamedjeeko
@Maxamedjeeko Ай бұрын
Dhalasho wcn lph
@MuxudiinAxmedali-j7r
@MuxudiinAxmedali-j7r Ай бұрын
Hadaan kaa aqbalo😂😂
@shariifmohamed7077
@shariifmohamed7077 Ай бұрын
@@MuxudiinAxmedali-j7r walaal kuma waaye adi
@Iqramusediiq
@Iqramusediiq Ай бұрын
Maalin kasto dhalashadada miyaa adi😂😂
@MariyaGabo
@MariyaGabo Ай бұрын
Aabaha iyo dhalashadaadaba cun 😂😭
@mohamedidil8755
@mohamedidil8755 Ай бұрын
Qof qalbi wanagsan ayathay cumer Allah adi iyo wiilka haa nikulasiyo amin❤❤❤
@user-du3us9oi5x
@user-du3us9oi5x Ай бұрын
Cumeer ninka fanaanada maduuwga watu Raadi ninkaas ayaa nenkakale fiirinaayey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaariyaApdi-iv4ze
@MaariyaApdi-iv4ze Ай бұрын
Haa wlhi kasaa udhow
@biisanpubg
@biisanpubg Ай бұрын
Sax
@MohaAntony-et6co
@MohaAntony-et6co Ай бұрын
Team cumeer one like
@YasirAbdi-sr9cz
@YasirAbdi-sr9cz Ай бұрын
😂
@HAATIM3
@HAATIM3 Ай бұрын
Haloo duceyo wiilka😢😢❤
@user-nf7xo7wd6p
@user-nf7xo7wd6p Ай бұрын
Intan maanta soontay alle ha u aqbalo aamiin🤲
@user-jp1qd1zm2h
@user-jp1qd1zm2h Ай бұрын
Aamiin
@user-cp1rx4iq3s
@user-cp1rx4iq3s Ай бұрын
Amiiin ❤
@HodanMaxamed-eu4oh
@HodanMaxamed-eu4oh Ай бұрын
Aamiin❤❤❤
@SagalSowturaxma
@SagalSowturaxma Ай бұрын
Cumerow radi waad heleysa insha'Allah 🥺 haka quusan abowe 😢
@nasrayaasiin2328
@nasrayaasiin2328 Ай бұрын
Cumeer ha niyad jabin waad heli insha allah🤲🤲🤲
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt Ай бұрын
Ilahay haku fududeeyo insha allh wad heli donta😢😢😢
@Nuuradin_4556
@Nuuradin_4556 Ай бұрын
Ilahayow walalaheena falastiin u gargaar 😢
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 Ай бұрын
Amiin yarabi
@Aliiza21
@Aliiza21 Ай бұрын
Aniga boqolkiba boqol waxa huba somali oo dhan hade cumer garab siyan inu xita muqalada wilkas garayo 😢
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 Ай бұрын
wiilka waxad ka helaysaa CC Camera Meherada meesha ku taala kolay way qabataye halkaasa toos wajigiisa uga arkaysaa
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Ай бұрын
MaLaha waxa kafudu inanka borso like jamacdaha cml wata wax barsho bu kayimi jamcdaha meshas udhow io scholada inu karadiyo
@ridwaanibraahimmohamed
@ridwaanibraahimmohamed Ай бұрын
Figradan ugu dhow ee camera karaadi allah ku siiyo han kaquusan xitaa hady kasowareegto bil meesha mrkad timadidba karadi
@hibaaqdeganhibaaqxx5707
@hibaaqdeganhibaaqxx5707 Ай бұрын
waakula qabaa fikirkaaga
@HassenMohamed-f8g
@HassenMohamed-f8g Ай бұрын
Waaa fikrad aad ufiiicn
@kalara-z2s
@kalara-z2s Ай бұрын
Naxariisti oo qofa hada maqli jirty wlh waa cumeer😭
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Ай бұрын
War nio dhaarta beentaa aad isku jiideyso iska daa, qofkan baraha bulshada un ayaad ka taqaan ee shakhsiyan uma taqaanid..dambiga badan iyo dhaarta badan iska daa
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t Ай бұрын
Hdu dono views ka thy o.kglyy
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 Ай бұрын
Wa show somali gajaysan bajirta
@MariamMohamett-dk7rk
@MariamMohamett-dk7rk Ай бұрын
Cumeeerkega Naxariiistisa😢❤
@bahjabahjabilan5161
@bahjabahjabilan5161 Ай бұрын
Walhi cumeer Naxaristi o qof waye ❤😢
@faadumoaadan8570
@faadumoaadan8570 Ай бұрын
Wlhi cumeer waxa tahay qof qalbi wanagsan😢😢😢
@abrahman129
@abrahman129 Ай бұрын
Mayee waa qof xun
@BashragAlzhyyy
@BashragAlzhyyy Ай бұрын
Adiga ayaa xun marka dadka dhan sas ayaad u maleysaa😡😡@abrahman129
@YuusufCade-sq7hs
@YuusufCade-sq7hs Ай бұрын
Wll kusali nabiga❤
@Umubushra1Zahrasheikh
@Umubushra1Zahrasheikh Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AymanMuqtaar-ic8mm
@AymanMuqtaar-ic8mm Ай бұрын
Cumeer Abwe Abalkaga ilahay janno hakugu badalo ilahayna wilkas haku tuso😭🤲🏿😭😭💔
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 Ай бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Ай бұрын
Inshallah Waa heli doontaa😢 ilahayow iNta Muslim dhiban u gargaaar yaarabi😢
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 Ай бұрын
I think cumeer it’s wrong the way you’re searching this guy …people might think he’s in trouble or you’re going to harm him…tell the people that you want help him and the way he was that day effected a lot of people. Hope you find him. Good luck!
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks Ай бұрын
yeah you are write
@sabahrashid3174
@sabahrashid3174 Ай бұрын
Yeah that's a good idea
@Blue-ee3
@Blue-ee3 Ай бұрын
Yo tf he's actually telling everybody that he wanna help him
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc Ай бұрын
Ilahw so dhawee wiilkas wixi haystay mrkas la ogaan inshllh wllhi calool xnuun waaye ax😢 cumer wiil qlbi fiicn weyi wlal so raadi haka quusan miskiiinkas yar lga yaba dhibaabto wayn inay haysatay😢😢
@user-rn9tz7ws1h
@user-rn9tz7ws1h Ай бұрын
cumeer illhy hku sahlo ninkan Don't worry abowe I.a🥺🥺🤲
@diamondkiiaduunka3969
@diamondkiiaduunka3969 Ай бұрын
Ilaahy wiilkaas video gaas hatuso😢
@Saamiya802
@Saamiya802 Ай бұрын
Cumeer abowe wa heli doonta insha allah adiguna haka daalin wllhi qalbi wanaagi oo qofa tahay allah ha ku xafido
@RayaanApdikrim
@RayaanApdikrim Ай бұрын
Cumerow meel walpa sawirkisa ku so dhaji melaha wax lagu xayaysiyo wll qof ku isaga is garanaya wlhi mrka wad helaysa insha allh
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl Ай бұрын
But apaayo wiilka waxas dhan ma awoodo❤
@user-si5vn9qz4g
@user-si5vn9qz4g Ай бұрын
Wllkey qaali cumer big fan ku cimri qadsho Haa kugu noqoto fankag iska dhaaf manta waa aduunyo beri waa akhiro 😢😢
@amiiramohamedclraxmaan
@amiiramohamedclraxmaan Ай бұрын
Ilaahay wuu ogahy dhibaatada hesato lkn ilaahay waxba Uma wayin adina radi cumer❤
@FaadumoAxmedmouse
@FaadumoAxmedmouse Ай бұрын
Ninka fanaanada madoow oo boorsada wada oo wiilka fiirinaayo isaga raaaadi kaas inuuu kuu sheegaaaa laga yaaabaa cumeeroow 😢
@user-yp4rs2pl6l
@user-yp4rs2pl6l Ай бұрын
Aboowe cumeer si fiican uraadi waxa umaleenaa in uu dhibaataysanyahaye😢
@user-rn9tz7ws1h
@user-rn9tz7ws1h Ай бұрын
Kusali Nabigeena muxammad SALLALLAAHU caleyhi wasalam❤
@SamsamSiciid
@SamsamSiciid Ай бұрын
Ku sali nabigaa ❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Ай бұрын
Maasha Allaah qof qalbi fiican ayaa tahay. Ilaah ha kuu sahlo.
@user-hy2fq5bl7l
@user-hy2fq5bl7l Ай бұрын
Cumeer qof qalbi wanaagsan ❤ilahay hakula kulansiiyo wiilkaas qof dhibaato hayso buu u ekaa❤
@SurprisedMastiff-xp5li
@SurprisedMastiff-xp5li Ай бұрын
Powe area yda cc tv ga meherada waa ka helee halkaasey kaaaga fududaanee 😢❤❤❤
@RamlaAbdirashid-ob9cs
@RamlaAbdirashid-ob9cs Ай бұрын
Dadka wngsn adunka ma kupadno bigfan keep going wllkwy❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q Ай бұрын
Cumeer wanaagii ooqofa❤🥰🥰
@shaafinhoyare
@shaafinhoyare Ай бұрын
Cumeer naxariitii oo qof ah😢 M.a
@CAZKA7
@CAZKA7 Ай бұрын
Team cumeer big fan like 😂❤️
@CarteCilmi
@CarteCilmi Ай бұрын
Insha allah sxb inad hesho ban rajeynayaa dhib kasta ha haysto muhiimadu waa in xldiisa aad ogaatid
@AbdilahiWarsame
@AbdilahiWarsame Ай бұрын
Zhp Cumeer inaa Guursadaan Rapaa Lacag Aan ku Guursado Ma Haysto Waxaan ka Baqayaa inaa Iyada Waayo Markaa inaa I Caawisaan Rapaa hadaad Awoodo 🙏🏼
@Leylo266
@Leylo266 Ай бұрын
Marka walal caruur bey dhale biil iyo qarash fara badan bey Rabe yaa ku bilinaaaya😢
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Ай бұрын
Cumeera bilaya​@@Leylo266
@xasanmaxamud2603
@xasanmaxamud2603 Ай бұрын
Wll mid kuu darsan lahaa cc camera hadey masha ku xidhantahy wad heli kartaa wajigiisa iyo xiligu ka lacay iyo sidu xaladisu ahaayd e wll camero masha ka agdhaw radi say ka cawiso radintiisu
@sumayoaadan8426
@sumayoaadan8426 Ай бұрын
Dadkaas maa u ogolow inuu firiro yacni viedo ma sinayaan
@updirahmanaadan7755
@updirahmanaadan7755 Ай бұрын
Wlhie waa First Comment an Kuso Qoro Cumer Hassan Rag Yaqan tahay sxb🫡🫡
@Rimshoali
@Rimshoali Ай бұрын
maskin dheh wilka😢😢😢😢😢😢😢😢
@ramlaruun1457
@ramlaruun1457 Ай бұрын
Cumer alh ku sharfo wan ka xumahayi😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Ай бұрын
Cumeer allaha kuu sahlo wiilkaas boorsada kabaha inraba kuraadi inshaa allaah waad helaysaaye❤❤❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Ай бұрын
Haddaay dhab kaa tahay waxaad sameyso sawirka soo daabaco deedna isla goobta ku dhaji raacina meelaha lagaala soo xidhiidhi karo iyo sababta aad u raadineyso..ilama aha inay qaadan doonto wax ka badan 3 biri
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy Ай бұрын
Cumeerow hno ninka fananada madow raadi kaasa said ufirnaya 😢
@SalladKallaxey
@SalladKallaxey Ай бұрын
Allah ha kufududeyo Insha Allah 😢🤲
@AshuuMoha-wv9ve
@AshuuMoha-wv9ve Ай бұрын
Ani waxay ila thy qof waxbarasho kayimi oo steress haysto wax la'aan ah i.a cumeer waxaan kugu duceyna wiilka inuu videoyowgaan dawandono kunala soo xariiri dono i.a😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭
@user-ws3xm3fc8q
@user-ws3xm3fc8q Ай бұрын
Ilahay qof walib ay dhib haysato alle ha ka kor qaado walhi wa sawir is barbar dhigay nolosha dadka 😢
@maxamedshxasan7720
@maxamedshxasan7720 Ай бұрын
Cumeer is a lagand ❤
@MaahirHassan-l3j
@MaahirHassan-l3j Ай бұрын
Mesha uu fadhiye agteeda kamirooyin maku xiirneeno cumeeriyow kamiro yinka mesha agteeda kaa fiiri nh wajiigas 🙏
@ismahanrayane6671
@ismahanrayane6671 Ай бұрын
Hambalyo wlhkey 🎉 jack cadnan🎉🎉 intas iyo in kabadan ayaan ku rajenaya🎉🎉❤
@Wllzaki119
@Wllzaki119 Ай бұрын
Cumeer waa qof qalbi wanaagsan😢
@abrahman129
@abrahman129 Ай бұрын
Maya wll waa qof qalbi xun
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey Ай бұрын
Maseer is not easy😂
@Wllzaki119
@Wllzaki119 Ай бұрын
Oo adi maxaa kA galY​@@Maryam_Nuur_Geesey
@FarxiyoCali-ir9np
@FarxiyoCali-ir9np Ай бұрын
Inu daruf hynin aa lga yabaa inu problems kle hysta o adan xalin karin aa mcqul ah darufta qofka hayo waxa ka darnan jarto tan problem family 😢 ilhy amuraha ha u sahlo
@xanaan9003
@xanaan9003 Ай бұрын
Keep goin brather big faaaaaan❤
@KhadarXariir-nr6wr
@KhadarXariir-nr6wr Ай бұрын
Cumeer big legend😢❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar Ай бұрын
Ala naagta tidhi Ha sheegin garacsanaa 😂ilahow nosoo dhawee wiilka Hadaan somali nahy waanu caawineynaa adiguna cumeerow raaadi intaad raadin karto😢😢
@user-lo8th3cu6s
@user-lo8th3cu6s Ай бұрын
Masha allaah wiil fiican tahay alle ha ku sahlo
@NasraNasri-w2p
@NasraNasri-w2p Ай бұрын
Cumerow asxabtada talo ku darso oo hal fakrad bas haku raadin marba sida is dhaheysid waku helee u raadi yacnii fikrado kla duwan ku raadi 🙏💯
@FadumoOsmanHareed
@FadumoOsmanHareed Ай бұрын
Cumeer allah ha ku xafido
@naasir1236
@naasir1236 Ай бұрын
M.a wll qlbi wanaagsan cumer big fan❤❤❤❤😊
@shukrifarax8460
@shukrifarax8460 Ай бұрын
Abowe waxaa laga yaaba in ay meesha sisi camera 📷 ku xirantahy ee waxaad ka codsataa in ay ku tusaan muqaladii malitas dhacay sad u aragtid willka wajigiisa guul aan kuu rajeena
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Habaryar hesta iskadhaf inta yartahay codkada quruxda badan quranka ayuu kuqorxan yahay inta yartahay cumrigaada kafaideyso allaha kubarakeyo
@user-pm3or1dd8d
@user-pm3or1dd8d Ай бұрын
Dhibatad hyza wan daremaye cumeer pleas wallo.inta karankaga raadi kuso duceynyee🤲🤲👆😢😢
@AmiinIbraahim-ij5ur
@AmiinIbraahim-ij5ur Ай бұрын
CUMEER BIGFAN LEGEND ❤
@URCRISTIANO-v4f
@URCRISTIANO-v4f Ай бұрын
FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉 BUT LIVES IN TURKEY 🇹🇷 NOW ❤🎉
@rushkidofficial2979
@rushkidofficial2979 Ай бұрын
Cumeer idea kuhaaaya (Camerayinka📸 mesha kuxiran kafiiri wijigiisa kadib wey kuufududaanee ee saan wax looma raadiya brother because qofka wijigiisa lama arkaayo so camera yasha😢
@FuadYazin-cn8ok
@FuadYazin-cn8ok Ай бұрын
Zxpi qali alle ha ku tuso mar labaad Lkn fikirada kugu darsanaa zxpi raadi dad agjooga oo jawigooda la arkaayo ee wiilka u dhow laga yaaba in ay garanayaane Thanks zxpi alle ha kaa abaal mariyo raadinta aad raadinoyso Allena ha kuu soo dhaweeyo
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l Ай бұрын
Team cumeer one like 👍
@AbdiRizak-xo1hk
@AbdiRizak-xo1hk Ай бұрын
Cumeer ninkii sawirka ku jiray maad raadinosa❤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q Ай бұрын
Haa wiilkaas buuraadinaa abowe
@farduus9852
@farduus9852 Ай бұрын
Haa waalaraadinayaa maad garanaysaa 😢😢
@AbdiRizak-xo1hk
@AbdiRizak-xo1hk Ай бұрын
@@farduus9852 haa waa ka kasaa
@Suldaana-et2it
@Suldaana-et2it Ай бұрын
Heesta macal waa dambi oo maalinta aaqiro waa lagu cadaabayaa waad ba aday wll ilaahay cafis waydiiso wll adigoo saa id u faraxsan ayaa qof murugaysnaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamednooreymoi-st9wq
@mohamednooreymoi-st9wq Ай бұрын
MashaAllah cumeer continues with that heart❤ plzz..Allah will also guard u inshaAllah ❤❤❤❤❤❤
@user-ml7ul6do2o
@user-ml7ul6do2o Ай бұрын
M. Abowe allhkusahlo adigane ajirallhaksiyo❤❤❤
@NimcoOsman-bo1zl
@NimcoOsman-bo1zl Ай бұрын
ILAHAY hakula kulmiyo wll 😢
@NimcoMaxmad
@NimcoMaxmad Ай бұрын
Alle ha ku sahlo in shall wad herli donta abowe so ha wal walin wax qalad ku ma lihid❤🎉 okay form hargaysa 🎉🎉 l hop inad heeshid👍🥹🫡🫡
@mustafemahamed9704
@mustafemahamed9704 Ай бұрын
Cumeer bigfan Waxaan kuu wadaa dardaaran In aad iska day fanka ama heesaha Sababtoo ah waad khasaaridoontaa Iska ilaali inshaa allaah waxaan kurajeenay khayer iyo caafimaad zxp
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Ай бұрын
Wilka waka naxey wlh waxn kudaremay inu darufaysan yhy kabihisa 😢
@AnisoAhmedMataan
@AnisoAhmedMataan Ай бұрын
Wiilka waxa laga yabaa in kastoo aan arki Karin boorsada uu wato waxan umalaynaa goob waxbarasho in uu ka imaada ma aqaan Malaysia xilliga wax laga barto hadday maquuulthy goobaha waxbarashada karaadi oo meshaan udhow text 😊😢
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Ай бұрын
Wlh isku fikir nahey
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 Ай бұрын
Don’t worry all we can do is pray for him and inshaAllah you will find him and help him ❤❤ big fan you have big heart bro keep going
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Ай бұрын
Cumaeeŕ Raadi walal waad Helaysa insha Allah😢❤alle haku Barakeyo sxb
@user-ds2ot1dm6b
@user-ds2ot1dm6b Ай бұрын
Zxp meesha sawrada lagu galo tag 😢😢😢😢 kadib ayaga waydii
@AminaAcademy
@AminaAcademy Ай бұрын
Cidii xun iyo ishii cawri kululba alle kuuma jabiyo😢
@ILHAANGUULEED
@ILHAANGUULEED Ай бұрын
Meelaha kamarad kuma xidhna miya 😢 tukaanada kamarad hadu ku xidhan yahay waad heli karta pro 🥺🥺🥺
@diamoniitapea8081
@diamoniitapea8081 Ай бұрын
Side uheli kartaa qof 3 ila 4 kaso waregaty😢kolay haduu Muslim yahy dhipta haka dulqaado🤲
@NajuuAbuu
@NajuuAbuu Ай бұрын
Cumeer wllo waxaad karaadisaa meesha uu fadhiyay wiilka waxaan ku xiran cc camira waxaa dhib u raacdaa cc_camira waxaa ku fududaaneyso wajigiisa iyo xaaladiisa u dambeysay waxaan rajeynaa in aad aragto qoraalkeyga i.a asna alle ha u saqiro wiilka xaalad kasta ay heysatay markaa i.a
@Asad-tm5pe
@Asad-tm5pe Ай бұрын
Ilaahee dartiis 📌 pin igu qabo waaku baryaa
@user-od9fw9uy6e
@user-od9fw9uy6e Ай бұрын
Wallhi ilmada ceshan wayay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wallhi cumeer ilmadiisa anaga ma fiirsan karno wayo calosha I Hurtay wallhi cumeeer please ha Ooyin😭😭😭😭🥺😩
@mohamedomar-mn8ks
@mohamedomar-mn8ks Ай бұрын
cumeerow dadkan waxkale ka fahmiyane waa cawinaya waa wiil maskiin dheh wasxpkey ku ma aaminayan inaa somali tahay way garanayan marka insh,allah waad heli
@user-ld1se2dt1y
@user-ld1se2dt1y Ай бұрын
Maskin wan kanaxay😢😢
ASAD HADIYAD OO KU FARXO SII XUJOOYIN ADAG  ANIGA CEYDA ..?
20:41
Amira Qurux
Рет қаралды 56 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
كولشي سالا 💔
14:30
B3A9Lii
Рет қаралды 208 М.
تحطمت طائرتهم وسط جبال الثلج.. فأكلوا بعضهم
52:17
قرية العجائب | بدر العلوي
Рет қаралды 2,2 МЛН
PRANK AAN KU SAMEEYAY ABDULAHI HAGIO FEER IIGU DHICI RABTAY
13:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 480 М.
فاجأت متابع يحارب السرطان ❤️
17:51
AboFlah
Рет қаралды 5 МЛН
نحفت اخيرًا
16:26
Ahmad Aburob
Рет қаралды 3,6 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН