gabadhaas qurux dabici ah iyo hadalkarnimo character ayey leedahay masha allah
@halalpolice232 жыл бұрын
Maasha Allah waryaa Burtan in calamka la gaadhsiiyo weeye. Dad badan baa imaan doona Mustaqbalka e Sawiro badan oo fiican ka qaada oo galiya internet ka
@rifaiahmedali59362 жыл бұрын
Aad iyo aad, waliba in la sii qurxiyo oo qaab dalxiis looga shaqeeyo ayaa wanaagsan.
@arwahussein17502 жыл бұрын
Maansha allah habo nada cismaan xirsi galaw ale haykaa xafido ❤❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf26502 жыл бұрын
18habeenbaan Isla goobtaad taagan tahay u hooyday,, taandho ayaanu ka dhisannay anagoo 4 ruux ah,,, for ever Somaliland rep,,
@dekaaadam61032 жыл бұрын
❤🤍💚👈👈👈❤🤍💚✊✊✊❤🤍💚👍👍👍
@yaasinismail79562 жыл бұрын
Maxaa nagative ka dhigay wax kasta yar yar kan wariyasha Somaliland jooga
@@abdirahmanaidid1289 walaal badankoodu waa youtuber iska dhigayaa weriyayaal. takale badankoodu waa kacaan orphans iyo dad lacag ka qaata villawardigley iyo somalia-italia oo la yiri somaliland soo caaya. They sold their souls for the devils
@hanalander2 жыл бұрын
maaha wariyaal waa youtubers lacan lagu siisiiyo siday somaliland u caayilahaayeen.. Waxay u shaqeeyaan somalia-italia iyo cadowgeena
@abdirahmanaidid12892 жыл бұрын
@@hanalander lakin magaca u siito wa TV mm oo u gudomiye kayahay waeiye lilig oo ah niin masula maban lahadlewn Lakin magaca u siito iyo siday had iyo jeer ay u dhaqman ayan islahayn walalo
@hanalander2 жыл бұрын
@@abdirahmanaidid1289 walaal dadkeenii dad badan ayaa la qaatay oo damiirkoodii lacag siistay oo loo isticmaalo sidii wax loo yeeli lahaa. waa sheeko aad u qoto dheer oo la doonayo in wadanka iyo dadka lagu wareeriyo. Qofka gudeemiye ka ahi in badan ayaa laga ashkateeyey waxay youtuberska sameeyeen laakin sida u muuqata wuu ku raacsan yahay. waana ayaan daro ina haysta
@apdiaziiz4582 жыл бұрын
Dadku ma adipa wayka dhacayan waxay 😅
@hanalander2 жыл бұрын
waar waxan madhan iyo ka waraysanaya oo aqoon daradu haysato eega wuxuu yiri Somaliland oo 20 sano jirtay. waar inta lacagta la idiinsiiyo inaad wadanka somaliland caydaan bal mar uun isku daya inaad wax barataan oo qayrkiin reer somalia-itala ee kolba cayda somaliland idiin soo dhiibaysa iska celiya. waa ayaan daro in sidii xoolaha la idiin isticmaalo. Somaliland waxay jirtay 31 years NOT 2O!
@notusedacc84952 жыл бұрын
wax walba ma xukuumada uun baaa loogu baaqayaaa,
@hanalander2 жыл бұрын
Tani Nada miyayna ahayn tii Afweyne inankiisii Farmaajo lacagta siiyay ee ku yiri imaan somaliland cay maalin iyo habeen. Ilaahow xoolo hanaga dhigin Takale waxa u eegtahay qof aqoon yar oo badow ah waxay moodaysaa Canada iyo washington inay yihiin Jano. Waa ayaan darada haysata dad badan oo somaliland joojaga oo sidii weel madhan kula cidii doonta ku shubato