WAXAAN SAAXIBADAY KU CASUUMAY TUULADI AN KU DHASHAY

  Рет қаралды 37,893

Mawled Zaam

Mawled Zaam

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Жыл бұрын
Ninkani waa nin rageed dadna halkay ka yimaadeen waabay ka fanaan, horumar intaa ka balaadhan ayaa kuu rajaynayaa saxib zaam
@user-nj5oc4di5z
@user-nj5oc4di5z Жыл бұрын
Dadaalkagu ma yara inshalah meel sare wad gaadhi walal ❤️👏
@fardousaali8688
@fardousaali8688 Жыл бұрын
Masha Allah mawliidoow nin xilyaqaana Masha Allah Masha Allah god bless
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Жыл бұрын
War wiilka ukaca subcarab usara😢vedioyashan quruxda badan buu idin soo galiyaye I.n 100 waan garane wlhi wan jeclhy vedio yada nocan ah hore usoco boweh waxan subnaba waa 100 io in kabadan I.n🥳❤️👏
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
MashaAllaah deegaan aad u quruxbadan. Ka soo warran magaceeda iyo magaalada ugu dhow.
@amiinwarfaa7686
@amiinwarfaa7686 Жыл бұрын
MashAllah bro👍
@roodacishqi7985
@roodacishqi7985 Жыл бұрын
Mncha alh taparkrahman guuleysta wllo aakhiriyo aduunba noloaha farxad kudhamysta😍😍😍
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Mashallah cajiib weeye & muuqal Quruxdiisa wata😊
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh Жыл бұрын
War laxoox ma canjeela laga wada mnsh allha wn ladhacay muuqaalkan wllo ilaahay wadin xiftiyo noso badiya wn jaclhay dhulkeena hooyo insh allha waxan rajanayaa inaan dhulkayga mar kusoo noqdo.mar insh allha ilaahay dhulkeena hanoo barakeeyo soomaalinimo wacan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoDaud-qj7ed
@NimcoDaud-qj7ed Жыл бұрын
Haa laxoox Ayaanu u naqaana anagu
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Canjeelo ma ahan waa canjeero
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Canjeelo wa afxabashi wa anjera laxoox wa kilmad carabi ah waxay ka timid ficilkaw lawaxa ee ah wax la maroojiyay
@ugbaadeisa7870
@ugbaadeisa7870 Жыл бұрын
quruxda la sheegaba ka qurux badan.masha Allah.
@hamdaqueen4615
@hamdaqueen4615 Жыл бұрын
Wow Nice MashaAllah❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah dhulka umada Soomaaliyeed ilaahay siiyey waxay ubaahan yihiin in lamideey maan kooda iyo muruqooda lamideeyo oo siyaasiyiinta dadka kala qaybinaya ilaahay waxaan uga rajaynaya midno iyo dawladd caadila
@amalasad4027
@amalasad4027 Жыл бұрын
Indr guulayso labada daarodba Abu Dhabi ayaan ka dawada horu maar ayaan ku rajeenya wllo
@TimmiSG256
@TimmiSG256 Жыл бұрын
Ala nasab sana dadkeygu mashlh guuleysta wllo dhamantiba❤
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Mansha alaha dhulka hooyo wacan 🎉😊
@sabaaddiriye9377
@sabaaddiriye9377 Жыл бұрын
Halkaa ka sii wada dal xiiska wadankaaga ,allahayw dhibadanaa nin ka tegay dhulkiisii ladhacayaan mooyee
@khadraaadan2168
@khadraaadan2168 Жыл бұрын
Maansha alllh cimri dheer iyo caafimaad ayeeyo❤️👏
@AsmaMohamed-bp1tu
@AsmaMohamed-bp1tu Жыл бұрын
Mawykxb
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 Жыл бұрын
mashaaalah waa dhul barwaaqo ah😊❤
@khadraabdirahman6791
@khadraabdirahman6791 Жыл бұрын
Waa dhig sare maaha dhigah xaga hoose lagu dhiso mashaa allah nimcad kadhacday dhulka sandakan anana noo duceeya inaan nimacadaa nimaadno
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Masha Allh qurux badanaa meshu👍🌿🌿
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Waa sanaag
@HafsaDahir-bh7cy
@HafsaDahir-bh7cy Жыл бұрын
Zaam mesha qurx badnaa❤
@faadumoyuusuf9354
@faadumoyuusuf9354 Жыл бұрын
masha Allah qaysow aduu hiliba,miyanad kadhargayn illahay hakubarakeeyo
@UpdyRisaq
@UpdyRisaq Жыл бұрын
inan xamano wlaga qurux badanyhy😂
@badrikurtinjambir3743
@badrikurtinjambir3743 Жыл бұрын
Hore u soco bro
@AyanleCkariin
@AyanleCkariin Жыл бұрын
Anaa kuu sheegey waxa laga samaynayaa Dhigta guriga lagu dhiso
@shamsomuse794
@shamsomuse794 Жыл бұрын
Hooyoyin qurux badan illahaw cimriga udheeree🎉❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Masha alah dhulka hooyo aad bu uu qurux badanyay Su'aasha aad na waydisay hadan isku dayo wa dhig lakin dhigtay tahay ma si garn karo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Mansh Allah my home land somaliland
@guutojr612
@guutojr612 Жыл бұрын
Masha AllaH wllkay tagere kowaad ku ahy zhp ❤
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Жыл бұрын
Adeer Marka hore tuulada magaceeda noo sheeg thanks
@yaxyemustafe2963
@yaxyemustafe2963 Жыл бұрын
Meeshan ma qoys kiina oo kaliya ayaa degan zxp 😊 mahadsanid
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Alla qurux weynaa walaal maad anigana igu casuuntid safar dheer aan soo galeee
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Жыл бұрын
Sxp Mowliid guulayso
@khadarshanqof2887
@khadarshanqof2887 Жыл бұрын
Waa dhig weeye pro keep going zhp
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
Mansha Allah Ciir Iyo Subag Saafiya Iyo Canjeelo Ama Laxool Subag Leg🎉
@gulletahmed3326
@gulletahmed3326 Жыл бұрын
hore usoco pro mawlid zaam
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waa dhig kelijoog ah oo qurux badan waxaa lagasoo qoday xidika galoolka ama maraaga
@sahraboodcali7445
@sahraboodcali7445 Жыл бұрын
Mncha alllh alah yaa igeeya meeshas😊
@juweriyacabdilahi4035
@juweriyacabdilahi4035 Жыл бұрын
Mansha allah
@Taliso1
@Taliso1 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉
@karmimran3524
@karmimran3524 Жыл бұрын
Waa xidid wuxu marayaa process kii uu DHIG ku noqon lahaa😅
@nimomuse4225
@nimomuse4225 Жыл бұрын
Walaloyaalow microphone nada iska hagajiya mid laydinkmaa maqlee3
@Nimco-v2n
@Nimco-v2n Жыл бұрын
Waaaw masha alla wadhig laba dhigod😊
@XamdaCraxmaan-r4i
@XamdaCraxmaan-r4i Жыл бұрын
mansha allah guurigi aad ku dhalatay waa meel quruxbadan xagay ka tirsantahay qof walba miga somar
@diinceelaad5739
@diinceelaad5739 Жыл бұрын
Bahadhamal waxaa laga xumaa Salalaxlay gobolka madoodijeex hargaysa
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Жыл бұрын
Mowliid cousinkayga abdirahman abdiwali budhyare idin salaamaya waa #50CENT sxb moliid
@maxamedaxmed1047
@maxamedaxmed1047 Жыл бұрын
Jawi Qurux badan
@NasteexoCabdi-st5sm
@NasteexoCabdi-st5sm Жыл бұрын
wax weyi mrka dhigta Aqal somliga lasmynayo aya dhagxda la sary lo adegsada si ay sidi mla raby unoqoto m.a wadadalysa runtii xga kasi soco i.a🥳 Meshu gibolky ka tirsanty wllo
@Abdikhalaqchannel
@Abdikhalaqchannel Жыл бұрын
Waa dhig zxp
@guled__hasan
@guled__hasan Жыл бұрын
Zhp horay usoco waan kuwtaah
@sucaadsiciid9092
@sucaadsiciid9092 Жыл бұрын
Masha allah allah ha ku dhawro
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 Жыл бұрын
Masha allaah
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 Жыл бұрын
مشااللله تبارك الله
@IfrahIsmail-fr9mm
@IfrahIsmail-fr9mm Жыл бұрын
Mashaa Allah barwaqo waynaa
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
War yaaya waa waxay neefka aad Somali ku horqalateen waxaan joogaa Chicago Illinois hada gaajada iqabatay,😁😁😁😁😁👍
@Misaanka.culus1
@Misaanka.culus1 Жыл бұрын
Mawlidow waa dhig zxp waligay baan miyi ahaa nio
@zaamchannel
@zaamchannel Жыл бұрын
Mowliid wll dee keep going 🤣🤣🤣
@samiirmahdi595
@samiirmahdi595 Жыл бұрын
M.a
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaash allaaah tarkhiida xasuusle 😊😊😊😊😊❤❤❤😂😂
@dahirmahamed4593
@dahirmahamed4593 Жыл бұрын
Asc man shall aaah or usoco nolaadA
@fadumabihi6199
@fadumabihi6199 Жыл бұрын
Waa dhig
@CabdiSomaliland
@CabdiSomaliland Жыл бұрын
Waa dhigo ayaa laga samayanay
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah ❤
@Awaaleyare
@Awaaleyare Жыл бұрын
Waa dhigo
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Жыл бұрын
Masha allah waa deegaankee
@AhmedBarwaan6
@AhmedBarwaan6 Жыл бұрын
Kuwani reermiyigii xalufiye😢😢😢
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 Жыл бұрын
Adke weeye shoodhahaagu
@HamdaHaldhaa
@HamdaHaldhaa Жыл бұрын
Qori Maha ee waa dhig Tasso lagu dhiso aqal soomaliga waxyaabaha lagu taagtayna waa qotimo only rer baadiya ayunba fahmikara
@deganguray48
@deganguray48 Жыл бұрын
Mn shallh ❤🎉
@YouTube-rash
@YouTube-rash Жыл бұрын
Legendary keep going
@xaawadireh3568
@xaawadireh3568 Жыл бұрын
Waaaw cajiib
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Жыл бұрын
Amazing 😍
@AbdirisakFoosi-fl7zr
@AbdirisakFoosi-fl7zr Жыл бұрын
Keep going pro
@CabdiRaxmaan-e5g
@CabdiRaxmaan-e5g Жыл бұрын
Hees dhaqan maxad usaari weyday
@umu.mahamed2242
@umu.mahamed2242 Жыл бұрын
Masha Allah illahay dhulka hanoo markeeyo waxan filaya in dhig ama lool laga samaynayo qoriga meesha yaala?
@hamze5225
@hamze5225 Жыл бұрын
Nio Lkn sababta aad deegamada magacooda u qarisan mxy tahay
@RahmaMuhammad-fc9bv
@RahmaMuhammad-fc9bv Жыл бұрын
9:23
@salmawali3138
@salmawali3138 Жыл бұрын
Ma sh alh ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️ 🙏
@YTtomasgamer
@YTtomasgamer Жыл бұрын
Hore usocda team qays qayser
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
SCW NAGADAYA MUSIGA OO INTI AAN HORE UDAWANAY BAAD NAGUSO CELIYSENE QAADKI MA IGAGADHSIYSEN DARDARANKI
@kaneecgroup
@kaneecgroup Жыл бұрын
baryo iyo tuugsi baad mesha la timaadeen
@munamohamed1034
@munamohamed1034 Жыл бұрын
Waxa laga samaynaya dhig ama xakab
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 Жыл бұрын
Tolo mahe wa badiye
@sadiiqjama7574
@sadiiqjama7574 Жыл бұрын
Wxa weeye dhigo la loolaayo
@afnaanaragsan5580
@afnaanaragsan5580 Жыл бұрын
Waa caruur nimadadi miya adoo yarbad jarato joogi jirte
@djnuurowplas2746
@djnuurowplas2746 Жыл бұрын
Uudubka guriga lagu dhiso❤
@sucaadmaxamuud4848
@sucaadmaxamuud4848 Жыл бұрын
maashalh ❤❤❤
@mukhtarabdyofficiall4150
@mukhtarabdyofficiall4150 Жыл бұрын
Magaced tulada
@xamzexadaari1703
@xamzexadaari1703 Жыл бұрын
lknse Zxb Horay Baan U Daawanay Dee 😂
@HindaMohamed-z8c
@HindaMohamed-z8c Жыл бұрын
waa dhigdee waxaasi
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤qurigu waa dhigo de😂
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 Жыл бұрын
Alaabtaasi waa dhigtii lagu dhisayay aqal soomaaliga
@naciimajano
@naciimajano Жыл бұрын
Waa dhigta guriga lagu dhiso
@hamsechannel
@hamsechannel Жыл бұрын
Keep going ❤
@hamzeyousufawaden5079
@hamzeyousufawaden5079 Жыл бұрын
Dhig ayaa waxa a loo isticmaalaa aqal soomaaliga
@roodacishqi7985
@roodacishqi7985 Жыл бұрын
Waa dhigihii guriga
@AbdimalikOfficial-xl8pd
@AbdimalikOfficial-xl8pd Жыл бұрын
First view my team zaam
@caalinAbyan
@caalinAbyan Жыл бұрын
Sxb ma ku celisbaa inaan hore u daawaday ayaad moodaa 😂😂
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Jeceliyaa nolosha miyiga waa hakee meeshani.
@shakirismail5818
@shakirismail5818 Жыл бұрын
Waxaa lagasameynayaa dhig
@maryamaahmedali8958
@maryamaahmedali8958 Жыл бұрын
🎉🎉❤
Sidee Ayaanu U Samayna Muuqaladda Dalxiiska Wadanka
10:06
Mawled Zaam
Рет қаралды 42 М.
HEES KUNA GUULAYSO $50 | CHALLANGE
14:01
Mawled Zaam
Рет қаралды 49 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,9 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 28 МЛН
DHEGTA DHIIGGA AMAR ALLE LAAKIIN 8 October 2024
27:02
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,7 М.
DUNIDA TABLIIQA || my first video
9:51
MR ALI 84
Рет қаралды 940
Nolosha reer miyyiga iyo casuumad
10:20
Mawled Zaam
Рет қаралды 6 М.
Aroos Baadiye | Nomad Wedding
16:16
Mawled Zaam
Рет қаралды 14 М.
@Dhakhtarrr  12 SUALOOD
8:39
Mawled Zaam
Рет қаралды 11 М.
SAFARKII NOOGU NAXDINTA BADNA
11:51
Mawled Zaam
Рет қаралды 24 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН