No video

WAXAAN SOO IIBSADAY MACUUNTA RAMADANKA BALSE HAL ARIN AYAA KA FAJICISAY SHAADIYO SHARAF MAXAY TAHAY?

  Рет қаралды 184,197

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Жыл бұрын

WAXAAN SOO IIBSADAY MACUUNTA RAMADANKA BALSE HAL ARIN AYAA KA FAJICISAY SHAADIYO SHARAF MAXAY TAHAY?!

Пікірлер: 159
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial Жыл бұрын
RUWAAYADO KA DAAWO IDIRISKA BAABA JEEY, BAARA IYO ANIGA youtube.com/@hadaftvv
@cabdirashiid9212
@cabdirashiid9212 Жыл бұрын
lkn..mee.xajigii.lama.arage.baryahane
@umumucaad9216
@umumucaad9216 Жыл бұрын
Masha allah xijabka wad ku qurux bdnthy mar waliba iska xero wll
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Dalka iyo dadka cadowga muuqda iyo kan qarsoon Allaah haka nabad geliyo qofwalbana wuxuu heysto ha ubarakeyo kaan wax heysane wax qeerqaba Allaah hasiiyo. Bisha barakeysana Allaah nabad hanagu gaarsiiyo kuwii acmaashoda la aqbalana hanaga dhigo.(aamiin).
@axlanadan2287
@axlanadan2287 Жыл бұрын
Aamin yaarabi
@bayaanjama629
@bayaanjama629 Жыл бұрын
Allahuma aaaamiiin
@ayaandagan4962
@ayaandagan4962 Жыл бұрын
Aamiin wlshy qli
@zumayohasanyare1292
@zumayohasanyare1292 Жыл бұрын
Aamin yaa rabi insha allh
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ameeeeen yaaa rab 🤲🏼
@maryanabdi4200
@maryanabdi4200 Жыл бұрын
Maanshaa Allah meherada Allah ha barakeeyo, Shaadiya Xijaabka ayaad ku qurux badan tahay maanshaa allah . XIJAABKU waa sharaf iyo haybad Allahayoo na soo hadee aamiin
@habibaomar5857
@habibaomar5857 Жыл бұрын
Maasha allah, walle qurbaha dadkii kayimid waa ay ilaabeen xayaat markay tageen, alloow amni buuxo sii wadankeena🤲🤲 ramadaankana allow nabad nagu gaarsii
@qqaran9846
@qqaran9846 Жыл бұрын
Arag wadankena horumarkisa dibada waxa yala odhan cadawga alah hanaga qabto qarax yarabi xamar soomaliya dhan ka magangali rabiyow amanadada nagali amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 Жыл бұрын
Amin wll
@farduuscali795
@farduuscali795 Жыл бұрын
Ilahy nabad haynagu gadhsiyo🤲
@nastexocabdi7373
@nastexocabdi7373 Жыл бұрын
Amin
@ayaandagan4962
@ayaandagan4962 Жыл бұрын
Masha allh illhow kanabad gali cadawga kamuqda iyo ka qrsonba illhow ubarake o usiyadi intan haysana sii bisha kahyrka badana illahow khyrkeda Nasi yarab Aamiin
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 Жыл бұрын
Wan qiiroday allow ramadan nabad iyo cafimad nagu gaadhsiii🤲🤲🤲🤲
@fartuungeele3415
@fartuungeele3415 Жыл бұрын
Ayy my shaadya Ramadaan mubaarak Illaahoow nabad nagu gaarsii aamiin
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Жыл бұрын
Kusaliya rasuulka salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️
@ashadahir4066
@ashadahir4066 Жыл бұрын
Walashey kalmada ilahay idinmasamadarnade iska ilaali waa gaf wayn ilahay markasta waa inoo roonyahay waana naxariisbadanyahay
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 Жыл бұрын
1 millions comning song insha allh walashey hala gaadh siiyo Asxabta
@HornOfAfrique
@HornOfAfrique Жыл бұрын
Ma shaa Allah Hayat Market May Allah bless your business with only success!
@kinsimuuse988
@kinsimuuse988 Жыл бұрын
Sister wllhi waan ku wataa sida kale waxan kaa booda markaad xagaa iyo fanka u talaabsato sister fanku mustaqbal ma laha ee iska daa wlshy
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Aasha Alaah Abasyo. ILASH Nabad Nagugaarsii Soonka ito Cimridheer Cibaado Suuban
@mohamedaden6577
@mohamedaden6577 Жыл бұрын
Masha alllah wadan keyiyow nobad iyo hormaban alle kaga baryaya insha alllah
@HM-fl1op
@HM-fl1op Жыл бұрын
Masha allah shadiyaa waa catowtay qurux aya ku tahay san ku soco
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Shaadiya maashallah allaha ni xafido adiga family waa iga qoslisey muruqa igaley gacana ikala haadey
@farxiyoxuseen8986
@farxiyoxuseen8986 Жыл бұрын
M. hbryr alle HKu xifdiYo cadowgagiina unlow hbryr mcn
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله اللهم زد وبارك أمن والأمان احبك ي صومالي ي
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Жыл бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Жыл бұрын
واياكم
@faatimaabdukadir1676
@faatimaabdukadir1676 Жыл бұрын
اللهم أمين وياك يارب العالمين
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ilhy hakujeclaado
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Ameeeeen yaaa rab 🤲🏼
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Жыл бұрын
Mashaallah allow wadanka nawad nogadig amiin yaa rabi 🤲🤲
@fadumo7265
@fadumo7265 Жыл бұрын
masha allaa wlh wad catow dey qurux qurux lagu darey ad naqatey shaashka
@anaaanaa212
@anaaanaa212 Жыл бұрын
M.a walhi xayad marked wu dhames tiran yahay walhi m.a ani alabaha inta le kagadta walhi m.a
@nasroabdulaahihussein628
@nasroabdulaahihussein628 Жыл бұрын
Maasha Allah abaayo waamarkii iiguhoraysay eefiidiyoowgaa aan ugohorfiirsaday
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
Maashaa’allah wadankeena nabad Allaha nooga dhigo
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak all Muslims 🥰
@AhmedAli-ys8km
@AhmedAli-ys8km Жыл бұрын
Masha allh sifiican waaye
@marwaaamohamett6169
@marwaaamohamett6169 Жыл бұрын
Aniga alabatii ramadantii hoora itaalo
@koossabdi
@koossabdi Жыл бұрын
Masha allah
@marwojanno6316
@marwojanno6316 Жыл бұрын
Shaadiyo nuurkaga ya cadaantada baxaysa caawo Masha allah ee sidan horay kugu Naqanaba naga daba gee
@malapoahmed3026
@malapoahmed3026 Жыл бұрын
Shadiyo Waan ku jeclahyabayo 😭❤
@badriasidiiq5066
@badriasidiiq5066 Жыл бұрын
Jhhhhh shadiya iyo faraxdu waywadasocdan keep going wlshy
@abdisamadabdidahir733
@abdisamadabdidahir733 Жыл бұрын
shaah iyo caano aargaleen lagu shubto waxan ka jeclahay ma lahan
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah💜🥰🤲
@maryamali9223
@maryamali9223 Жыл бұрын
Shaadiyo abaayo inshaallaah dheh
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 Жыл бұрын
Masha Allah hayat market yurub to weye
@miskixasan7773
@miskixasan7773 Жыл бұрын
Shadoor ramadaanka routine noso duub hadii kale alaab hano so Xubin ay faay fuusto
@ibraahim250
@ibraahim250 Жыл бұрын
Shaadiyo love you dar ale ayaa kuujeclahay
@feisalmohamed7267
@feisalmohamed7267 Жыл бұрын
Asc shadiyo Ramadhan Kariim Walal
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
IILAAHOOW DAADKA .XAMAR .JOOGA . NABAD SII
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 😍 👌
@zamzamaxmad4432
@zamzamaxmad4432 Жыл бұрын
Shaadiyoow xijaabka kuqurux bada nidaa abaayoo joog tee
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 Жыл бұрын
Mash Allh
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 Жыл бұрын
xamar way talabsatay masha Allah
@abukarmuxumed6011
@abukarmuxumed6011 Жыл бұрын
Lcgn ku gto mhystee ishaan ka fiirsanaa wqtigyga Allah ha igaarsiiyo inta hda hysatana Allah ha ubrakeyo
@xamdimohamed8808
@xamdimohamed8808 Жыл бұрын
Amin Amiiin Amiiin inshaallah wa garee
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas Жыл бұрын
Aaaamiin wll in sha allaha wa gaare
@ibralove1435
@ibralove1435 Жыл бұрын
Masha alah dumashi gabey ilahey hanoo kadayo❤❤
@umucimraan6061
@umucimraan6061 Жыл бұрын
Mashallah abayo xijaabka qurux baad kutahay haiskadhigin waligaaa
@cadeeyxaaji-gs1om
@cadeeyxaaji-gs1om Жыл бұрын
Shibaa
@saladomohamed7295
@saladomohamed7295 Жыл бұрын
Mashaallah
@zakiahmed4134
@zakiahmed4134 Жыл бұрын
SHAADIYO SHARAF👊👌
@saaficudoon
@saaficudoon Жыл бұрын
Abayo jexjexa mxaa ufiican
@jeylaniabdirahman5964
@jeylaniabdirahman5964 Жыл бұрын
Masha allah shaadiya sharaf
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
WALIIGEY MA TAGIIN .MAGAALADA .XAMAR
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@idilsacid1487
@idilsacid1487 Жыл бұрын
Wll xagen kahelikar barashad english
@nadiamaxamud9013
@nadiamaxamud9013 Жыл бұрын
Wllo halkan ka heli kara
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
Mashallah
@mohaabdi8695
@mohaabdi8695 Жыл бұрын
M.a Allow Ramadaan Nabad Nagu Kaarsee
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 Жыл бұрын
Alle bad haynagu gaadhsiyo
@maxamedc.raxman1144
@maxamedc.raxman1144 Жыл бұрын
Abaayoy xayaat qiimo dhimis makajirtee ee managawaaloosaa
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Mashaa Allaah👍💜🤲
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
MOGADISHU DAAD WA LAGU LA YAA
@samirofarax-px4yo
@samirofarax-px4yo Жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo😢❤❤❤
@xamdixarako123
@xamdixarako123 Жыл бұрын
Allaha ku garsiiyo ugu horen
@najaaxcismaan327
@najaaxcismaan327 Жыл бұрын
M.a abayo quruxeyyy wlhi ku jeclhy🥺🫂💗
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 Жыл бұрын
RAMADAAM KARIIIM
@user-rm4wv4xl9k
@user-rm4wv4xl9k Жыл бұрын
Asc Abaayo
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Wcs walshey shadiyo caaday 💖👍💖💖💖
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
share ku leeyey😂😂😂😂
@xaawohuruuse5694
@xaawohuruuse5694 Жыл бұрын
Marabo.
@amranabib4883
@amranabib4883 Жыл бұрын
Love ❤❤❤Love I ❤❤❤❤❤
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 Жыл бұрын
M.a
@maryanruunahmed9132
@maryanruunahmed9132 Жыл бұрын
Xaajiga meeqa mar ba dhahday xaajiyada iyada xge ku ilow day
@maryamhasan2184
@maryamhasan2184 Жыл бұрын
Shadiyio
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 Жыл бұрын
Shaadiyo jiko qof galo uma ekid 😂😂
@macruf4307
@macruf4307 Жыл бұрын
Waad wareertay sidaa meel walba uga warkeeneysay i arkay waxaa kadanbeysa i qariyaay
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын
Qof muqdisho jogin ba cilan ani cml😭😂😂
@nouramayow7887
@nouramayow7887 Жыл бұрын
M. A Nasro Xalay Tagtey Saan noga a sharxin Wllhi
@hindomaxamed-po4ri
@hindomaxamed-po4ri Жыл бұрын
Aqurana
@mohamedomarali5000
@mohamedomarali5000 Жыл бұрын
Shaadiyo shaaftada Baaba jey wax ka sii
@aishaabdalla7165
@aishaabdalla7165 Жыл бұрын
Shaashka xijaabka qurux kutahy m.a
@aragsanabdullahi5958
@aragsanabdullahi5958 Жыл бұрын
Mootada lee ma ii shegtid qeymahade aan ka donte meel dheyr ka daganahy xayaad
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa 👍🥰🥰
@fahmoabdille2541
@fahmoabdille2541 Жыл бұрын
Mash Allah good ❤️❤️👍😍❤️👍
@dekaabdisalan268
@dekaabdisalan268 Жыл бұрын
Masha allah
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Жыл бұрын
Mgdsho cdy waa uxiisay
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
Abaayo shaaha laguma kariyo ee biyahaa ayalagu kariyaa heelka iyo caleenta tarmuska lagu shubaa kadibna biyihi karkarey ayaad korka ugu shubee wadamadaan kale ma isticmalaan heel biyahey karkarsadaan kadibna tarmuuskey kushubaan si qofi rabo shaah usameyto qofki qaxwo rabana usameysto Allaha wadankeena nabad nooga dhigo
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
Shaadiya prank yadii iyo idiriska noo keen walaal
@habibrahma2436
@habibrahma2436 Жыл бұрын
Hello
@xasancusmaamxasancusmaam690
@xasancusmaamxasancusmaam690 Жыл бұрын
M.a abayo🥰💖
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Maano cadey waye qacey wa cay, shadiyo magaca maanka wayr afka suubso
@bishaaroahmed1994
@bishaaroahmed1994 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰😍🥰🥰💯💯💯
@ODEYGA8584
@ODEYGA8584 Жыл бұрын
shaadiyo dhankaaga ku soomi rabaa insllh is diyaari 😂😂😂
@yuusufyare-qs4jn
@yuusufyare-qs4jn Жыл бұрын
Shaadiyo arag dhib arag shaah qabob xajiga lo geya lagu lahaaa
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Laba mel kamawada macasheysid dalka dadka isbital oo qawarij noqon dad kale manoqdaan isbital
@drsmunagaraad2456
@drsmunagaraad2456 Жыл бұрын
makiinda hlibka 105$ maan arkay mise anaah umleyo😮😳
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 Жыл бұрын
Abdi fatxa no keen abyo
@baboyarow1128
@baboyarow1128 Жыл бұрын
Shaadiyo wa caatowde maxa uur miya
@manaazhassan8364
@manaazhassan8364 Жыл бұрын
Shashka mana qacey😂❤️
@user_546
@user_546 Жыл бұрын
Shadiyo kabtan baraa noo Soo gali
@dekalul3979
@dekalul3979 Жыл бұрын
Alaab cusub maxey ukeen wayeen
@shukricalasowshukricalasow1932
@shukricalasowshukricalasow1932 Жыл бұрын
Shaadiyo qurxey wa ku jecelhy mcny running noso samey ruwaydada xita wa u xiisiny wlh
@xamdimaxamedcabdulahhi9654
@xamdimaxamedcabdulahhi9654 Жыл бұрын
Kkk
CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF IYO AJAKIS YARE TAN KA DHACDAY QARAAXADA ADUUNKA
14:04
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 10 МЛН
Дай лучше сестре 🤗 #aminkavitaminka #aminokka #сестра
00:15
Аминка Витаминка
Рет қаралды 434 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 281 М.
JADWALKEYGA MAALMEED IYO MARTI🤗💕
16:52
somturk family
Рет қаралды 11 М.
RAHMA HASSAN 2024 | KA SAAR DAMACAAGA | HEES CUSUB
6:29
Mattan Pro
Рет қаралды 273
MAALIN TEYDA CAADIGA AH IYO MISAAN DHIMIS #lazysunday #paudin #paudinknives
19:15
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 10 МЛН