DAD AYAA ISII SHEEGAY IN LA IFURAAYO - HANI KAJAL SUMAN PODCAST BY DEEQ DARAJO

  Рет қаралды 237,221

SomFlix

SomFlix

Күн бұрын

Пікірлер: 256
@ZahraQurux-j3i
@ZahraQurux-j3i 2 ай бұрын
Hani hadaad comentigayga akhrisid taladaan iga qaado ima taqaanid lkn anaa ku aqaana. Marka hore gabadh daacad ah oo qalbi wanaagan baad iila egtahay dadkana qofka daacada ah doqon bay u maleeyaan Waxaan ku dhihi lahaa qalbigaaga adkee oo si daran dadka ha u aaminin, aqoontaada kordhi, aamuska badi, qof si daran ha u jeclaan,reerkaaga ilaasho oo si yar ha u dumin, noloshaada khaaska ah social media ka yaree, ganacsigaaga ha joojin sidoo kale ha iloobin inaad markasta iyo talaabo kasta ilaahay kaashato sidoo kale is astur aduunku 2maalmoode❤ Waqti badn baa commentign igaga baxay 😂it's my free time no problem ajar Ilaahay ha iga siiyo hadad wax ka faaido.❤ Edited: waraysiyo noocaan oo kale ha bixin views yaan lagugu raadsan oo lagaa hadalsiin it's non sense😂
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 2 ай бұрын
Naa walal wlhi talo fican waa siisay haday aragto ilahey haka dhigo mid ku dhaqanta oo qaadata❤️
@fartunaden9540
@fartunaden9540 2 ай бұрын
Haa wlhi dadkan views radis waye no need in rerkeda kashegeyso ninkan asagawa nagtisa fure maxadawa dige nagaha laqawo
@ZahraQurux-j3i
@ZahraQurux-j3i 2 ай бұрын
@@ziabeauty8830 mhdsnd wll
@ZahraQurux-j3i
@ZahraQurux-j3i 2 ай бұрын
@@fartunaden9540 views in lagu raadsanayo ma fahansanaa masaakiintu
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 2 ай бұрын
Mash aalh midi anfacda ilahay hak dhigo adna gabar dagan ayad u egthy
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 2 ай бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 2 ай бұрын
Waa dad aan xishoonayn kuwa raba in reer Dhisan oo mashallah isku faraxsan oo is jecel la ,raadinaya belaayo ilaahay ummadda ha ka qabto,maxay tahay Xaasidnimada intaas le,eg maxaa laga helaya .dheg ha u dhigin ilaahay ha isku -kiin daayo oo ha idin xafido,weligeed bay dhici jirtay in waqtiga Adag marka haweenka ku jiraan waxay u tegi jireen Familiga ama hadba meesha ay ku nefisi karaan xiliyadaas,ka dibna u soo laaban jireen kolba halka ay ku noolaan karaan
@Jamiilo21
@Jamiilo21 2 ай бұрын
Somalidu waa xasidiin Allow Alle
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Dumashiday hani wan salamaya Deeq na wan kusalamay❤❤👍
@Eyeshadowchanell1
@Eyeshadowchanell1 2 ай бұрын
Dumashi waad nagu banaantay wlhi alle hanoo kaa daaye ❤
@ClraxmaanAadam-mw9fq
@ClraxmaanAadam-mw9fq 2 ай бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw
@istarlinstarlin2gmailistar899
@istarlinstarlin2gmailistar899 2 ай бұрын
Salalahuu caleyhi wasalam ♥️
@mariamohamed5706
@mariamohamed5706 2 ай бұрын
Deg degu waa macal shaydaan xiisana laguma guursadee rabi taan baa lagu guursadaa rabitaankugu wax dhamaada maahan halka xiisuhu yhay wax dhamaada😗😗😗
@bintushukri6933
@bintushukri6933 2 ай бұрын
Naaagtan marka social mediaha lajoogo way is yeelyeesha lkn waaa naaag caqli badan❤
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 ай бұрын
Wa runtaa walhi
@FatimaABDOURAHMAN
@FatimaABDOURAHMAN 2 ай бұрын
Mashallah tabaraka raxman Dumashi ilahay ha ku xafido yaa rabb❤i 🤲🤲🤲🤲
@barlinshire1429
@barlinshire1429 2 ай бұрын
😅😅😅😅
@Apwaanka_Duriyadah
@Apwaanka_Duriyadah 2 ай бұрын
Macalin hal codsi ii fulli anoo ku fadhiyaha magacii durriyada barakaysan Sharafi karkaaga ha ahaateee Waraysigaagu xiiso ayuu u leeyahay dhalinta ee hal Mar noo soo qabboh wllo cabdikariim cali shaah
@ShadiyaAli-v6q
@ShadiyaAli-v6q 2 ай бұрын
Wlhi hani wa aqli badn Mnshllh dumshi kuguma khsarin 😂❤
@BarwaqoCabdilahi-r9w
@BarwaqoCabdilahi-r9w 2 ай бұрын
Naag karti leh hani ❤ Farxad igu noloow ❤dumaashi Qaaliye😊
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 ай бұрын
Inantan wan iska jeclahay wa qof caqli badan. Walaahi
@khadraaxmed7718
@khadraaxmed7718 2 ай бұрын
Qurux badan Dumashi Hore wacan ku rajanayaa❤🎉Wada jira nabad ku wara Dayax iyo Hani
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuul dumaashi geeeesi nimo yes isaaq nimo ❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 ай бұрын
Mansha allaaah dumashi bilaan ilaahy hisku kiin dayo dumashi bilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉I love you so much my queen dumashi ❤❤❤
@SahroDararamle
@SahroDararamle 2 ай бұрын
Maansha allah isha cadowgu kaa dayaran hani nololoshu kuma xumeyso dumashi qacba kayeedhsisay cadowgi anagana waad nasii farxadgalisay reer baladhan hani iyo dayax awlad arsaaqad caafimaad baladhAn insha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@FardusCali-j9z
@FardusCali-j9z 2 ай бұрын
Dumashi tan oo kale haka ahaato Hani Kajol fariid weyan wle❤
@Mudan143
@Mudan143 2 ай бұрын
Gurigaaga iyo noloshaada allaah hakuubarakeeyo
@haboondeeqa-ln6xc
@haboondeeqa-ln6xc 2 ай бұрын
Alla gabadha wa la dulmiyey walhi sorry wa dareen hadashey xiliga marxalada walaca iyado dhibka la arkay leh bay cay iyo dulmi ugu Daren
@iamproud7936
@iamproud7936 2 ай бұрын
Hani qurux Dimashi xasidiinta ilaahay haka qabto
@KhalidAdan-zd4zn
@KhalidAdan-zd4zn 2 ай бұрын
Mashaallah wlh like to my prices hani🎉❤❤❤
@AyaanAbdilahi-o9k
@AyaanAbdilahi-o9k 2 ай бұрын
Noloshu sidadaba waa dulqada iyo kala dabay iyo ixtiraam😊😊😊
@HamdiAbdulahi-y6n
@HamdiAbdulahi-y6n 17 күн бұрын
Jah duma❤
@fawziaaden3952
@fawziaaden3952 2 ай бұрын
Mashallah dumashi you so smart
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 2 ай бұрын
Mansha allaha dumaashi qiimo badan❤
@afnancumer8907
@afnancumer8907 2 ай бұрын
Dumaashiday hani noolow ❤
@IqraApdifitax
@IqraApdifitax 2 ай бұрын
My queen alh ku dayo qalpi❤❤❤❤
@HabiAdaan
@HabiAdaan 2 ай бұрын
Mash allha dumashi allha ikin dayo❤❤
@aminamohamed7838
@aminamohamed7838 2 ай бұрын
Dumashhiday hani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdiabshir
@xamdiabshir 2 ай бұрын
Halisoo boqodo please ❤
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 2 ай бұрын
gbadh edeb leh dumaashiday garyo gardaraba waan wataa
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 2 ай бұрын
Qofka edebta leh wuu is asturaa,
@NaimaEbrahem
@NaimaEbrahem 2 ай бұрын
Dumaashidey dar Allan u jecly❤
@Msskavya9139
@Msskavya9139 2 ай бұрын
Dumashi bilaneey keep going ilahy Nabad haydinku tuso curadkiina
@MohamedAbdi-wn3dg
@MohamedAbdi-wn3dg 2 ай бұрын
Maansha alaah Dumaashi nolow ❤
@marwaancapitahnolixle402
@marwaancapitahnolixle402 2 ай бұрын
Hani dumaashi kheyr alle adiga iyo walaalkey hainawada gaadhsiiyo
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Dumaashi wooow ❤❤❤❤❤❤
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 ай бұрын
"Birta inta ay kulushahay waa in yar : Muhiimadu waa in kulaylku baxo oo runtu timaado. Waligiin guur haga dagdagina waa iga talo aniga oo wax badan lay qabo baa saas leh oo sodoh ah
@JamaadCali-n8o
@JamaadCali-n8o 2 ай бұрын
Maasha Allah dumaashi hore u soco❤
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 ай бұрын
Dumaashi haniyeey alle hakudaayo daadihiyaha wankusalaamay
@Hamdaindho-d5m
@Hamdaindho-d5m 2 ай бұрын
Abaaeoowww Hani iga gaarsiii iney icafiso ayadoo malin Ogadenka nimankoda wax kasheegeeso waaa doqon aan dhahay please igarsiiii 😢😢😢😢 Ina Ader icafi wllshaa ban Ahay..😢
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 2 ай бұрын
Msha allah qof ficanba thy hadad cafis dalbanaysid
@AmaalCabdilaahi-qq1hn
@AmaalCabdilaahi-qq1hn 2 ай бұрын
Fariid hani❤🎉
@nalkaisk8154
@nalkaisk8154 2 ай бұрын
Maasha allha ❤❤❤
@HibaaqMaxamed-f6g
@HibaaqMaxamed-f6g 2 ай бұрын
Dumashiday ba manta la keenay❤😊
@NajmaYasiin556
@NajmaYasiin556 2 ай бұрын
M.a isku waara abid dumashi❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 ай бұрын
isku waara wllo masha allaah
@khadradeganchannel
@khadradeganchannel 2 ай бұрын
Dumashi hani qurux❤❤ we love you
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 2 ай бұрын
Guulayso Dumaashi hani
@SamiiraAadan-l6c
@SamiiraAadan-l6c 2 ай бұрын
Mnshlaah hani waan jecelahy❤❤jecelnahay
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 2 ай бұрын
Koley ani gabdhan afkyga & adinkygga wey ka nabad gashay wligy wax xun uma qorin gabdhan habdhaqankeda ani normal ayu iala yahay dadka waxa ka sheega haka waantoban walbia waa dumar dadka u badan ee waxa ka sheegga iyaga oo og xaalada ay ku jiirto gabdhan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllah hani nolow dumaaashi fariid❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Wooooow dumaashi kulama goorsinaayo ok
@queenasmaa2921
@queenasmaa2921 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@FoosiyaIbrahim-q8m
@FoosiyaIbrahim-q8m 2 ай бұрын
Masha allh ❤❤
@AnuuPea
@AnuuPea 2 ай бұрын
Waa anoo kale wllhi nin Nairobi joogo ma aamini kari ani ❤
@Black-st0n3
@Black-st0n3 2 ай бұрын
Nin iyo gabarba la isma dhamo waxa Nairobi ku nool wll
@HodanMusa1
@HodanMusa1 2 ай бұрын
Hada kohor naag turkey 🇹🇷 ah baa ninkeeda kali ubixisay 🤔⁉️💔 markuu bogsaday ayuu naag kale guursaday kadibna wuu furay omg 😳
@aasiyamaxamedaxmed
@aasiyamaxamedaxmed 2 ай бұрын
Mansha allah ❤️ ♥️
@Nimcojaamaccabaas
@Nimcojaamaccabaas 2 ай бұрын
Ma shalah
@ismahaanBashiir-c9l
@ismahaanBashiir-c9l 2 ай бұрын
Haaa ❤wlhai❤❤
@Mudan143
@Mudan143 2 ай бұрын
Dumo qurux keep going
@mashlovelymcn8688
@mashlovelymcn8688 2 ай бұрын
masha Allah
@Amluuh
@Amluuh 2 ай бұрын
Inta subax dawanesa klaya😂❤
@najma8198
@najma8198 2 ай бұрын
Ma la soo fuuraya ita tukan la ibisaday maskiin
@samsamegeh9795
@samsamegeh9795 2 ай бұрын
Guurka dagdaga ma wanaagsana Waa inaa laga fiirsaada
@HiboDheyman
@HiboDheyman 2 ай бұрын
Ha iska hadlin wllo❤
@NimaaAhmed-sz4ln
@NimaaAhmed-sz4ln 2 ай бұрын
Guur dag dag ah ana galay alx ilaahay wuu igu nimceeyay muhiimadu waa in qof wanaagsan ilaahay kugu aadiyo
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 ай бұрын
Ani xitaa alhdulilah​@@NimaaAhmed-sz4ln
@nasradhawrsanchannel71
@nasradhawrsanchannel71 2 ай бұрын
dumaashi qiimo badan❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah hani iyo dayax noooolaaada isku waaara❤
@KaltuunAhmed-u9h
@KaltuunAhmed-u9h 2 ай бұрын
dumashiday hani
@cudooninaaxmed9798
@cudooninaaxmed9798 2 ай бұрын
Hadlkii jabra run Buu aha wle guurkan dadka media ku jiraa nanacsinaya hal malin is qabayaan si furayaan Uf Sido kale in kaga fiirsado wacan guurka 😳
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 ай бұрын
Bentaa mahn mantaa Ogaden gabar aqli badan waye
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 2 ай бұрын
Dum bilan wad kujvylnhy iskuwara adi io Dayax❤🎉🎉🎉
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Dumaashi illaahay sharkooda ha ka hayo
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
Dayuus ayuu ahaa adigana bilaa dhaqan ayaa tahay
@AwilismaioBullaale
@AwilismaioBullaale 2 ай бұрын
Dumaashi qurux🎉🎉🎉🎉❤
@jokaboy1690
@jokaboy1690 2 ай бұрын
M.a gabar aqil bdn hani qurux hore usoco abayo ❤
@fadumoSafiya
@fadumoSafiya 2 ай бұрын
Mash allah wll hani❤❤
@SamsamBarre-v9m
@SamsamBarre-v9m 2 ай бұрын
Mashalah dumashi❤❤
@AbtigaWaye
@AbtigaWaye 2 ай бұрын
Naag aqli badan walah nin lama celceliyo
@hoodocaynashe4614
@hoodocaynashe4614 2 ай бұрын
Illaahay haysku kiin daayo masha allh
@Ashrafaadan
@Ashrafaadan 2 ай бұрын
Mansha allah rabi habarakeeyo iskuwaaran❤
@hamduush-x2b
@hamduush-x2b 2 ай бұрын
Ani haniyeey abaayo waan ku jeclhy ❤😊
@Yasinxaajiabdishafi
@Yasinxaajiabdishafi Ай бұрын
War qofta ma lafuray 😢
@BasraDubad-g6y
@BasraDubad-g6y 2 ай бұрын
Dumashideyyyy
@MisraMisra-j1y
@MisraMisra-j1y 2 ай бұрын
Mansha Allah
@KHADRAkHADRAHUSSEIN
@KHADRAkHADRAHUSSEIN 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love you, my queen, honey. Inader
@Casisa-t4w
@Casisa-t4w 2 ай бұрын
Dumashi bilane❤❤❤❤
@EdoHUpax
@EdoHUpax 2 ай бұрын
Masca allh ♥️
@FaraxQli
@FaraxQli 2 ай бұрын
Walashay hani hore usoco anpa wa lay mulme wll😢
@ayaancabdilaahi7969
@ayaancabdilaahi7969 2 ай бұрын
Masha allha🎉❤ nolow❤❤❤
@mushtaqmanka9099
@mushtaqmanka9099 2 ай бұрын
Gabartan waa waaye arag
@dghmcc6110
@dghmcc6110 2 ай бұрын
Alhamdulilah waligay kuma caayin taa badalkeda marar badan ayaan ku difaacay markan u dulqaadan waayay dulmiga cad ee lugugu caayay marki la isugu kaa tagay uf
@SanadSalim-c4u
@SanadSalim-c4u 2 ай бұрын
Willing will farid badty wanan kuwata dume😂❤🎉
@Ayanmohamed-ob9yb
@Ayanmohamed-ob9yb 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ abayo ❤
@queenikran8707
@queenikran8707 2 ай бұрын
😂😂atii qof awodhii laaa Aya sogalin social media 😂xishodka iyo imankaa ana daad rewo abayo kwani social media maxaa faidhaa ah ayu leyahay😂😂pole pole abayo qof wanagsan oo diin leex Ayan xaas unahay herka aad jogtiin heer kawanagsan jognaa blse saas ey tahay social media nolal qiyalii Ayan u aragnaa❤so pole pole 😅nolashaa social media nolalpo uma arko aniga 🙏inta igu racsan
@nastedave9842
@nastedave9842 2 ай бұрын
Social media inta ka maaranto umbaa dhergan inta dhex taagan baahi umbaa dhex dhigtay. Alxamdulillah nin rag ah oo dhamaystiran oo dayuus eheen umbaa family-giisa private ka dhigta. Asituletee ujinga 😂
@queenikran8707
@queenikran8707 2 ай бұрын
@@nastedave9842 hhhh excetly 💯
@Nasra-vd4rh
@Nasra-vd4rh 2 ай бұрын
Comantiga hadii cod laduubi lahaa kwaran adi maad samen lahed ?
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 2 ай бұрын
Maya
@Fosiya-z6iasc
@Fosiya-z6iasc 2 ай бұрын
Naag adag
@umuaisha9902
@umuaisha9902 2 ай бұрын
Dumashi Bilanz❤❤❤
@NimcoWeli
@NimcoWeli 2 ай бұрын
Hani bilan❤dumashi noloshu kumaxumyso
@iqroMaxamuud-e8w
@iqroMaxamuud-e8w 23 күн бұрын
Jaceylku xiiso ma ahan qofka jeceshahay nah kun sano hdda wada hadleysan kalama xiiseysan jaceylka dhabta ah nah ma dhamado
@NiemaMohedHusein
@NiemaMohedHusein 2 ай бұрын
Dumashi❤
@Hinda-i4b
@Hinda-i4b 2 ай бұрын
Haa wlhai ❤❤
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 2 ай бұрын
Wllhi nagtani fariid waye Alle hisku daayo
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 2 ай бұрын
OO RUN MIYAA DUMASHI MIYA LA FURAY BISINKA 😢
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 130 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН
PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..
12:43
Dayax official
Рет қаралды 404 М.
MISKIIN TAJIRAD AH/WAA QISO AAD LAYAB ULEH!!@sawdamqaalib
1:19:47
Sawda Qaalib
Рет қаралды 64 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20