Waxaan warbixin cajiib ah oo lagasoo diyaariyay idinkaga hayaa Yaxya Sinwaar hogaamiyaha Xamaas Gasa

  Рет қаралды 55,358

Nadaara Show

Nadaara Show

27 күн бұрын

Waxaan warbixin cajiib ah oo laga soo diyaariyay idinkaga hayaa Yaxya Sinwaar hogaamiyaha Xamaas ee Gasa iyo warar kale.

Пікірлер: 190
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 24 күн бұрын
Alloow musliminta odhan u naxaristo amiin yaa rabi 🤲
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 25 күн бұрын
❤❤❤❤Yahye siwaar Maasha Allh. الله يحفظك💝💝💝💝💃🏿💃🏿 Waari maysidee Sinwaroow War hakaa haro
@user-oq5tj6no2d
@user-oq5tj6no2d 25 күн бұрын
Yaxya Sinwaar xifdigii Alle ayuu kujiraa yuhuud iyo mareynkanba ma'arkayaan mana arki donaan Bi'idnillah 🙏🙏🙏
@user-pn4xt8wc3l
@user-pn4xt8wc3l 25 күн бұрын
Ilahey haga indho saabo Yaxye sinwar Insha alah Guulguul Ha xarowdo falastin Guuuuuuuuuul❤❤❤❤
@user-vl4ky4ib2s
@user-vl4ky4ib2s 25 күн бұрын
Yaxye sinwaar. Guul. Iyo gobonimo. Allow kusii ❤❤❤❤❤❤
@safiaabdulle3827
@safiaabdulle3827 25 күн бұрын
Reer falastin Allaha u Allaha xafido Allaha guuleysiiyo cadowga gumeystaha yuhuuda dhub Allaha siiyo Araga iyo maqalka Allaha tiro Afka ay ku hadlaana shib Allaha ku rido Aamiin yaa Rabbi
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 25 күн бұрын
Mujaahidiinta ilaahay hawhiiliyo guushana ilaahay gacantoodahagaliyo. Amiin ya rabi
@AbdirahmanMohmmed
@AbdirahmanMohmmed 25 күн бұрын
Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴 amiin asxabay
@FardussYussuf
@FardussYussuf 25 күн бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 25 күн бұрын
Ameen ya Allah wll
@AbdiMohamed-kw5fb
@AbdiMohamed-kw5fb 24 күн бұрын
ALJAZEE
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 25 күн бұрын
Yaxyaa sinwaar Allah swt ha cizeeyo sidoo kale dhamaan walaalaheena Reer falastiin Gaza iyo muslimiinta dhamaan meel weliba ee joogaan ALLAH SWT ha ugargaaro insha Allah
@user-qm9mp3cp5u
@user-qm9mp3cp5u 25 күн бұрын
Siwar jananka dunida islamka uqalma guul guul sinwar❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mustafa-tk2em
@Mustafa-tk2em 25 күн бұрын
Naadar wll alle xiftinayo hogamiyaha xamaas ❤
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 25 күн бұрын
Allow uhiili ahlu Palestine aameen yaa rabbicalameen 🇵🇸
@DrGaadaa
@DrGaadaa 25 күн бұрын
❤sinwaar geesi xamas guul +goobonimo❤alahu akbar ❤
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 25 күн бұрын
Yaxye sinwar Allah shayadiinta ka qabo Allah caawi reer falastiin xamaas maqawinda Alqsaam Allah guul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲💪☝️
@az.o.4694
@az.o.4694 25 күн бұрын
Inshaa Allaah waligood arki maayaan waligood maqli maayaan. Indhaha dhagaha allaha tiro.Ilaahow guulee Sinwaar iyo dadkiisaba cadowgoodana baabi'i baabi'in
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 25 күн бұрын
InshaAllah Walaalaheen Falastiin Guul InshaAllah
@user-vp7op4ln9m
@user-vp7op4ln9m 25 күн бұрын
Wcsm waraxmatulahi wabarkato sheikh abdikadir warkaga ayaan sugi la ahay❤❤❤
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 25 күн бұрын
Jarmalku ruushka waa ku kibreen waana ineey inshaha ka ridaan sababtoo ah dabadhilifyo kabaqaad ah ayeey unaqdeen israa,iil iyo mareeykanka
@Khadijo60
@Khadijo60 25 күн бұрын
ilahow cadowga ka xafid yaxya sinawaar oo guusha u raadinaayo gaarsii ya rabi
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 25 күн бұрын
Haa waan kugu xoranahay intaan oodhan way sugaan Asxaab mashquul jumladweeye warkaadu shukran❤
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 24 күн бұрын
Wcs nadaara show Guul.shacbka falastiin qeebta gasa❤❤❤❤❤❤
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 24 күн бұрын
Mashaallah adiga iyo yahya sinwaar allaha idin nabad geliyo adduun iyo aakhiro
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 25 күн бұрын
Yahya sinwar my favorite
@markcaa2942
@markcaa2942 25 күн бұрын
May Allah SWT safe him from the criminal genocidal crazy occupier state of isreal
@user-fh3vm4fm8u
@user-fh3vm4fm8u 25 күн бұрын
Rabil caalamiinkaa illaaliya Illaahay haxafido
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 24 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤❤❤
@ashamohamed689
@ashamohamed689 25 күн бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 25 күн бұрын
ASC MASHA ALLAHA TABARAKALLAH YAXYA SIWAAR WAA NIN GEESI WAA NIN AQLI FICAN WAA NIN WANAAGSA OO DADKES IYO DALKES OO RAABO OO NIN HUGAYEYA WANAAGSAN ALLAHA HA U XAFIDO MASHA ALLAHA TABARAKALLAH YAXYA SINWAAR GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN INSHA ALLAHA WAGUULIYSANI
@Libax962
@Libax962 25 күн бұрын
#Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸 #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 24 күн бұрын
Cadowga Allah ka qabto asaga io dhamaan ahlu falastiin guusha Allah siiyo
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h 25 күн бұрын
Yaaaa allah Yaaaa allah Yaaaa allah Gurmad Awliyo
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 25 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@IkraanSharif
@IkraanSharif 25 күн бұрын
gaza ayuu jooga ilaahey ayuu Amaano u yahey cid wax qaadi kartana ma jiro ciidanka xamaasna isaga ayaa amraya xaggu ku nool yahay cirka ayuu ku nool yahay sidda ciyaalka maxay gaaladu ugu hadasha caqliga ilaahey idinka qaad oo calaamo xun oo deg deg ah iyo tafaraaruq haku rido gaalada insha Allah
@KabaxumeMaharo-ky6sb
@KabaxumeMaharo-ky6sb 25 күн бұрын
هذا من فضل ربي
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 24 күн бұрын
Thank you for your efforts
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 24 күн бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 25 күн бұрын
insha allah il deg allah ha dhigoma arkaayaan insha allaah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 25 күн бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤sin war ❤alaha xafiido❤
@user-qm9mp3cp5u
@user-qm9mp3cp5u 25 күн бұрын
Warkas waben rafax lama gali karo sidow kayahay nadare guul guul❤❤
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 24 күн бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo xifdi xogaanka xms
@nuuradiin4711
@nuuradiin4711 25 күн бұрын
وقاية الله أغنت عن مضاعفة من الذروع وعن عال من الأطم Ilaahi godka Halka mitir camal ah nabi muxamad صلى الله عليه وسلم ku badbaadiyay ayaa ka indha saabay yaxya sinwaal camirada cadowga ilaah
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 25 күн бұрын
Ilaahayow cadowga hatuson oo ka xijaab yaxye
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 25 күн бұрын
Insh guul musliminta❤
@barlindeqow6988
@barlindeqow6988 25 күн бұрын
Illah haa kaa indho Sabo cadawga
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 25 күн бұрын
Ilaahay haka indha saabo dhamaantood cadowga
@munocadey9436
@munocadey9436 24 күн бұрын
Yaxya sinwaar alle haku xafido 🤲🏾
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 25 күн бұрын
JazaakAllah khairan.
@abdallahsaad-md5ef
@abdallahsaad-md5ef 24 күн бұрын
"Laga bareey laga baadi" ku soco Nadara
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 25 күн бұрын
Yahya sinwar guusha falastiin Allah tuso
@IkraanSharif
@IkraanSharif 25 күн бұрын
yaxye sinwar iyo inagaba guusha falastiin ilaahey hayna tuso Aamiin insha Allah
@CalixoorCigale
@CalixoorCigale 20 күн бұрын
Guuleysta insha allah
@mursal4191
@mursal4191 25 күн бұрын
Mansha allah wll
@seynabcali4205
@seynabcali4205 25 күн бұрын
Ninkaan la keeni maa inshaa balaayo kuma hesho guuleyta reer Falasytiinow
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 25 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 24 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 25 күн бұрын
Alehaxafido. Cadawga. Alehakaindhsabo. Amin.
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 25 күн бұрын
Yaxyez sinwar allah ha xafideh adowqaa ilahow ha tusine ilahow halkakoka ha rhasarine rabiow garabsi
@balbalosahmed1080
@balbalosahmed1080 25 күн бұрын
Gaza Gaza ❤❤❤ gul gul
@sahidaarush
@sahidaarush 25 күн бұрын
إن شاءالله Sanwaar الله matuso. & dhamaan MuQaawmda🤍🇵🇸💚
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 24 күн бұрын
الله اكبر
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 24 күн бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 25 күн бұрын
Libaaxa libaaxyada ilaahy ha xifdiyo dhaamntood
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 24 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@AyalehGouleh
@AyalehGouleh 25 күн бұрын
ALLAH AKBAR🎉
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 25 күн бұрын
#FALASTINE guul
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 25 күн бұрын
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@user-ql6wo2sl5e
@user-ql6wo2sl5e 25 күн бұрын
Allahu akbar
@AhmedMohamud-jt2zd
@AhmedMohamud-jt2zd 24 күн бұрын
Yaxya sinwaar ha guuleysta
@citybern1493
@citybern1493 25 күн бұрын
Yaxye Sinwaar ma arkaan Alena ma tuso Gaalada iyo munafiqiinta Alow garabsi muqaawimada cadowgoodana jebi
@AdanNuur-og1no
@AdanNuur-og1no 25 күн бұрын
Alaahu.akbar wll wuxuu.aaminsanyahay allaah nin allaah lajooga ayaa.waxyeelaaya?jawaabtu waa cidna
@dalnuurshe9328
@dalnuurshe9328 25 күн бұрын
Guul falastiin
@user-ku6vm5kd6l
@user-ku6vm5kd6l 25 күн бұрын
Asc naadra yaxye sinwaar ilaahay haka ilaaliyo cadawga
@kabdi2408
@kabdi2408 25 күн бұрын
Allah weeye 😢 16:47
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 25 күн бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay Sinwaar inuusan meel fadhin lana waardiyeynin ee uu Al-yaasiinkiisa wato kana mid yahay raga wax nagta ka galinayo, meelo kala duwana uu isaga goosho.
@mustafNune
@mustafNune 25 күн бұрын
Yaxye sinwar waa geesi Qaran Falastiin ha gulesato illahey wax walbo waa awoda
@HousseinIsmaciil
@HousseinIsmaciil 25 күн бұрын
Nadara asc yaxye sinwar allalajira oo ilaliiya
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft 25 күн бұрын
Ilahay yaa waxna dila waxna noo leeya
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 24 күн бұрын
Alle haka indha saabo cadow giisa oo dhan
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k 25 күн бұрын
Allahuma ansur falastin
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 24 күн бұрын
Guul yaxye sinwaar
@CabdulQaadir1
@CabdulQaadir1 25 күн бұрын
M.a nadaara sxb Allaha kula Garab galo warbxinadka Aad soo Arurinaysid
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n 25 күн бұрын
Wcs wrxm nadaara
@bushoCabdullhi
@bushoCabdullhi 25 күн бұрын
Guul phalatin
@IkraanSharif
@IkraanSharif 25 күн бұрын
masar lama Aamini karo yuhuuda isaga ayaa ka been badan alsiisi ilaahey muslimiinta ha ka qabto si deg deg ah insha Allah
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 25 күн бұрын
Masar lama.Aamini karo Masar waa labo shaatile
@ikhwaikhwamog6932
@ikhwaikhwamog6932 24 күн бұрын
Thank
@AbdinasirHassankeerow
@AbdinasirHassankeerow 25 күн бұрын
Insha allh waligooda ma arki doonaan
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 25 күн бұрын
InshaAllah Falastiin Guul
@warisroobo1759
@warisroobo1759 24 күн бұрын
Masaari ,Sharaftoodii Siisii ayaa bahdiley.
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 25 күн бұрын
wclkm sxb sare nadaara❤
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 25 күн бұрын
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@AliJama-vu5ex
@AliJama-vu5ex 25 күн бұрын
Wcs nadaaro alllaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa fatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi mayo israil waa burburtaya iygaan ku danbayandoon tan gase ku jirto
@CabdrahamanXabiib
@CabdrahamanXabiib 25 күн бұрын
Masar waa yuhuud Muslim Maaha masiibo Haku dhacdo
@user-oj2sd5uc7q
@user-oj2sd5uc7q 25 күн бұрын
Sinwaar❤❤❤
@munocadey9436
@munocadey9436 24 күн бұрын
Hamas guul insha allah🤲🏾 9:22
@HayabeMuxumad
@HayabeMuxumad 25 күн бұрын
Haiclaamin halkuu joogo
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 24 күн бұрын
Jimca wanaag san oo wacan
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 25 күн бұрын
Al carabiiya chanelka reer galbeedka ayey la shaqeeyaan marwalbo
@KabaxumeMaharo-ky6sb
@KabaxumeMaharo-ky6sb 25 күн бұрын
الا ان نصر الله قريب
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ nice
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 25 күн бұрын
Wcs wr wbr akhii
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 25 күн бұрын
Afar 3 month i come back family nadara wa uxiisay hadalka uu markasta dhaho nadara oo ah mclnka weyn iyo xertiisa😂❤️🫶🙌
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 4,5 М.
Olusola Oyewole discusses the benefits of Knowledge diplomacy
1:36
Caawa iyo Dunida
59:35
VOA Somali
Рет қаралды 31 М.
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 19 М.
Garad jamac cali iyo Boqorkaa Somaliland Deg deg ah 7 August 2024
21:24
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН