“Waxan ahay gabar Habar Gidir ah oo wacal aya tahay 2 Nin u furtay dadkii iigu dhawa aya i faquuqay.

  Рет қаралды 15,135

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 99
@NaicmoHussein
@NaicmoHussein 7 сағат бұрын
ilahayoow rabiyoow raxmanoow u sahal abaheed aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 сағат бұрын
Faqashini waa inntar oo istaqaano waa la helaa Magaca hadu u saxan yahay waana reer fiican intan ka aqaano insha Allah
@hanihayat477
@hanihayat477 Сағат бұрын
Finishini miyaa yar walaalo xishood oo ilaahay ka baq
@bishaarocabdi2412
@bishaarocabdi2412 10 сағат бұрын
Abaayo iLaahay HakuusoosahLo aabahaa Waad HeLaysaa iinshaa Allaah
@hawobashir838
@hawobashir838 14 сағат бұрын
Markasan nacaa faquuq iyo bahdil cawanimaday ka mid tahay allah ha u sahlo gabdhaa abehed yarabi
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 10 сағат бұрын
Alle maxaa ilmo badan la dulmiyey yaa rabi rabiyow noo maciin gabadhaana u sahal ehelkeeda
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 10 сағат бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@Barbarisooy-hooyo
@Barbarisooy-hooyo 13 сағат бұрын
Alah kuu sallo aabahaa Walahi nasiib daro awlaada inta layska dhalo ladayacaayo waa gabar Fariid ah qalbi wanagsan
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 14 сағат бұрын
Allaha kuusoo sahlo Aabahaa iyo ehelkaaga oo dhan habaryar
@Nasro283
@Nasro283 14 сағат бұрын
Maskiin Allah ha u maciino gabadhan❤❤❤❤❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 12 сағат бұрын
Allaha u sahlo ehelka aabeheed
@HannaAriel-tu9ww
@HannaAriel-tu9ww 8 сағат бұрын
yaa allaah caawi abaayo iniga kula dhashey raali ahow gabar somaliyeed ayaad tahey e
@haldhaa2420
@haldhaa2420 13 сағат бұрын
Ilahayow usoo sahal aabahed adeeraded iyo eedoyinked iyo familyga odhan iyo ehelkeeda inshallah ina adeer waad heli doontaa ee niyada qayr usheeg
@falisa576
@falisa576 10 сағат бұрын
Ilaahay haw so sahlo aabeheed Iyo ehelkeda kamaqan. Ayadoo faraxsan aabe heshay baan Sugaynaa insha Allaah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 12 сағат бұрын
Allaah hakuu sahlo habo mcn aabe Mar hadaad caruur ledahay waad buuxdaa dadkaaga ku illaashanaya From Qardho reer abtyo fiican leedahay laakin kuwa ku cunsuriyay waa jaahiliin Anigoo mj ah o kismaayo kusoo koray si dadban ii eegaan ma aha intooda fiican waa intooda badawda ah
@SalwaAbdi-g7p
@SalwaAbdi-g7p 14 сағат бұрын
Cadaabka alaah ku fogeeyo ruux waxa uu san shaqo ku laheen ku caayo aabaheed iyada maa ka masuul ah in la wAAYO
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir 14 сағат бұрын
allaha kuu sahlo abahaa amiin yaa rabi 🤲
@SalwaNasirOsman
@SalwaNasirOsman 4 сағат бұрын
Sabar inshaa Allah khayran
@AsliJama-v4n
@AsliJama-v4n 13 сағат бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@ashawooo
@ashawooo 13 сағат бұрын
Rabi ha ku sahalo abaabo iyo famalkisa illahaya ha ku soo fudeya inshallaha
@bashiircilmi643
@bashiircilmi643 11 сағат бұрын
Anigaa kuladhay lagabilaabo maanta walaashy baatahy
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 13 сағат бұрын
illaahayow usahal aabaheed
@M.x.iXusuley-ge1wi
@M.x.iXusuley-ge1wi 3 сағат бұрын
Alle hku sahlo aabo😢
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 7 сағат бұрын
Rabbi ha u gargaaro walaasheen qaali, kuwa dulmiyeyna Rabbi ha qabto...
@maslah345
@maslah345 8 сағат бұрын
ALLAHA USAHLO REER ABAHED OO WADA NABADQABAAN
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 10 сағат бұрын
Allaha u sahlo waaridkaada waa xanuun badan tahay markaad waydo waaridkaada
@abdiubah7892
@abdiubah7892 9 сағат бұрын
Cabdicasiis reer shek birkaan waa rrer luuq iyo bohol bashiiro usheeg gabadha
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 8 сағат бұрын
Telefoonkeda kawac shadhada saaran😢.
@HawoKiin-f3z
@HawoKiin-f3z 8 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wanla ooye walhi ale ha usahlo walidked yarabiiiii
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 14 сағат бұрын
Abaayo hori uugu soco Ilaah haku sahlo
@aminoaden6671
@aminoaden6671 9 сағат бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo
@libanalijama4311
@libanalijama4311 2 сағат бұрын
Ina adeer Aabe ilaahey hakuu sahlo Aniga isku cid nahney Waana helee dhawaan insha allaah.
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 8 сағат бұрын
Abaayo allha ku sahlo familkaaga
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 9 сағат бұрын
Allaha u sahlo aabaheed
@XaawoAaden-v1m
@XaawoAaden-v1m 9 сағат бұрын
ilaahay hau sahlo Aabeheed
@IkraamCaday-ms2pn
@IkraamCaday-ms2pn Сағат бұрын
Allah ku sahlo wll
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 5 сағат бұрын
In Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻🤲🏻💔😭
@adancabaas8584
@adancabaas8584 15 сағат бұрын
Allaah hakuusahlo.
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 13 сағат бұрын
Ilahay ha ku sahlo abayo aabe
@bashirmohamednur7227
@bashirmohamednur7227 6 сағат бұрын
Abdiazizow waad dadaashay waana iga qalbi adag tahay anigu mar hore ayaan iska ilmeeyay
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 9 сағат бұрын
Warkaas waa dhibaato hebel muhiim mahan in aad ilahey Ka cabsato qofka
@alisalaad2668
@alisalaad2668 11 сағат бұрын
Allaha usahlo wlsheen aabaheed
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 14 сағат бұрын
wlhi gabadhan wajideeda waan garan abyo alle hakuu soo dhoweeyo aabe
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 14 сағат бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
@abdifatah8392
@abdifatah8392 6 сағат бұрын
Allaha kuu sahlo waalidka kaa maqan
@degan4
@degan4 14 минут бұрын
Cabdi casiis waxaa hor Alle geeysatah, ha iska sheegsheegin, please😮😮😮😮
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 14 сағат бұрын
Allah hausahlo😢😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
gabadha hooyaded haloo yeedho iyada uun ba runta sheegi karta side waxan kudhacen ileen runta wa lagu caafimaadaye ee hooyaded warka hacadeyso
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 12 сағат бұрын
Hurwaa nin timo jilic la dhoho oo Saleebaan ah aa joogi jiray. Kaas inuu yahay malaga yaabaa
@fatumabarre3551
@fatumabarre3551 6 сағат бұрын
Nin Tima jilic ladhaho gurceel 😢 aahada kahor lagu dilay eehalkaa Kara Di 2010😢 Dagaal kadhacay gurceel Eehakaa karaadi abaayo faqashinini wuxuu dagagaa qaatumo laakinse gurceel karaadi ayaale gurcel aa kubadn yahay eehalkaa karaadi😢 sorry😢😢
@DaadirAli-p9v
@DaadirAli-p9v 14 сағат бұрын
Allah 😢😢
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 5 сағат бұрын
Raga qaar ilahey agtiisa wxbaa u yaal ilahey abaha hakuu soo bidhaamiyo abaayo mcn 😢😢
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 12 сағат бұрын
Gabadhey tag laascaanood
@MawliidAfay
@MawliidAfay 13 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢mash Allen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukri4250
@shukri4250 2 сағат бұрын
Sorry abaayo macanto ❤️ Aabo Allaha ku sahlo aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 сағат бұрын
Dumar waa shayaadiin walaahay
@fadumaguleed562
@fadumaguleed562 11 сағат бұрын
Sorry Eedo ❤
@NaimaAliNicmo
@NaimaAliNicmo 4 сағат бұрын
😭😭😭😓😓😭😭🙏
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 9 сағат бұрын
Waanka xumahay Horta maxaa Ka quseeya hadii ay tahay garacad ama dadka waxaa Ka qaldan. Warkaas qofka danbi aysan la heen
@niyaaladem
@niyaaladem 4 сағат бұрын
Dadkeena waa cawaan aan isa saxi karin
@zakariegeneralcontractingc3988
@zakariegeneralcontractingc3988 12 сағат бұрын
Asc wll Qali Ah Fadlan wan ku Bahnahya
@sbofficial3140
@sbofficial3140 9 сағат бұрын
Soomaalidu waa jiran tahey.Cudur xun bey qabtaa.Waa jaahiliin Cawaan ah..Aduunka wax aan ka jirin bey qabaan
@abdiahmed1797
@abdiahmed1797 10 сағат бұрын
Bro gabarta sahay waxee kadhigato sii
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 10 сағат бұрын
Khayir insh allah
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 10 сағат бұрын
SORRY waalaashaay qoraalkaay ga horokhaalaad buuhaa Allaahaa A aahaa hakuusaahlo.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
oo haday abtiyaal leedahay maxay uyeeshay meher xad iyadaba isdileysaye dee meher xadku wa meesha gabadhan laga raacay
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 11 сағат бұрын
Somali ilama aha inay jannada Illahay galayan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 13 сағат бұрын
gabadhan way kamuuqata dhibaatadu way cimri deg degtay wa dhubaataday leedahay xanuunada nafsada kudhaca
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 13 сағат бұрын
sorrywll😢😢😢😢😢😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
hadee nin ad kayeeshay meher xad see kuqiimeynaya wuuba kaashakiya ee gabadhaha soomaaliyed yay yeelin in xaaran lagu mehersado ee haday masuul lahayn dee culimada ha aaden
@shugriaadan-e7b
@shugriaadan-e7b 12 сағат бұрын
Fiqishini waxay degaan qararo iyo adhi cadence tag adhi cadence ama qararo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 4 сағат бұрын
SOrry sis
@somalihanolato741
@somalihanolato741 12 сағат бұрын
Lix jir hadad ku aragtay maxa ka galay kuwan hadlaya miskiinsanida adiguna ku dheh garac ba tahay maxa
@MsKeyf
@MsKeyf 10 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 10 сағат бұрын
Alaha awooda leh ha sahlo but soomaali khaarkood oo waxba diinta ka aqoon oo jaahil ah waa cuduriyiin
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 сағат бұрын
Reer xasan barkaan ayaa baydhabo daganaa jiray ee reer baydhabo waydii abaayo
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 10 сағат бұрын
Samir
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 10 сағат бұрын
Sorry
@halimojama2378
@halimojama2378 6 сағат бұрын
Allaha u soo dhaweeyo aabeheed iyo familkeeda
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 11 сағат бұрын
Khaabiilka KHAAS MUXUU ITAARAAYAAH ANIIGA AH HABAAR GIDIIR MAA BAARIIS BAAY ISIIYAAN.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 сағат бұрын
Maya 😂😂😂😂😂 jiro unbaa laga qaadaa qabiil
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
hawiye qayaalad kama bogsoodo war luuqada ilmuhu meeshu kukoro buu luuqadeda yeesha laakin dee hooyaded baaba joogte bal wareysta wayo gabadha hadalkeda wax ba kujira marka si ay ubogsooto hooyaded hala keeno oo runta hasheegto
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim 7 сағат бұрын
Bisinka qoral badanida adigu
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 13 сағат бұрын
EDO waxaan kugula talin lahaa Aabahaa haduu fiqishina ahaa waxaad ka raadisaa laascaanood halkaas ayaa laga garanayaa ee habargidirta kale kuu garan maayaan ee laascaanood ka raadi ehelkiisa
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 12 сағат бұрын
Waasax hatagto laascaanood fiqishini waa reer laascaanood
@Adam-y3x
@Adam-y3x 5 сағат бұрын
Walaal Xamarna waa joogaan marka hadayba 3 magac sheegtay dadka dad kala yaqaana waa garankaraan khaasatan odayaasha reer Fiqishini khasab waa garandoonaan
@amranapdilaahi4228
@amranapdilaahi4228 2 сағат бұрын
Awlaad xaraana subxanalaah meher xad ku waxay Allahu akbar dumarkan diin malaha miyaa reer konfur mawxlooshego
@kaltumhajji9321
@kaltumhajji9321 14 сағат бұрын
44sano dheh 33jirmatihid waykaa muuqataa ceeb
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
ma adiga markaati ahaa markay dhalaneysay markad saas leedahay
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 12 сағат бұрын
Anga marka hore SAAS isdahay lkn rafaadka kamuqda
@mumtaza7417
@mumtaza7417 11 сағат бұрын
Aniga xitaa sidaas is dhahay. Da’ inay dhafoorka ku taalo miyeey ilawday 34 kute 😂😂😂
@falisa576
@falisa576 10 сағат бұрын
Hooyadeed ma' adaa ka dhaliyey Dadka Alle abuuray way kalo lafo Weyn yihin kuwo waxan naqaan Dadooda iyo wejigodu islahayn Waxadan ogayn laguma danbaabo
@haniaden2700
@haniaden2700 9 сағат бұрын
Kkkkkkkkk ma ayado darood ah ayey moryan shegan lahed waa shoko funny ah
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 8 сағат бұрын
Waa buktaa ee is dawee.
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 7 сағат бұрын
Ma ilawday ninkan dadkii lixdan sano kalamaqnaa iskuhelay dadkaad durayso inuyahay dadkaa waxa uguliita ka umaddhan ooshekh iyo shariifbaleh caykucamima
@niyaaladem
@niyaaladem 4 сағат бұрын
Iskuul tag wax baro intaa sbaa ku anfaceeysee. Hawiye kuma oga walaahi.
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 14 сағат бұрын
Horta wax waliba waa qadar laakiin hablaha reer koonfurku waynaga abateed fiicanyihiin laba guur markay kaa fashilmaan mid sadexaad iyo afaraad ma sahlana
@niyaaladem
@niyaaladem 4 сағат бұрын
Waxbaa gubaya 😂😂😂😂 reer koonfur dhaliga waa diyaar. Istaaqfurullaah.
@hawosheik3670
@hawosheik3670 7 сағат бұрын
Allaha u sahlo aabaheed
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
JAWAB DEG DEG SHARMA BOY ILKACASE IYO ISBAR BAR DHIG REACTION BUUQIISA WATA
15:55
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 16 М.
DHOOF PART 51
21:02
Family Sagal Channel
Рет қаралды 2,8 М.
KALAMAAN 09 OGTOBER 2024
10:17
KALAMAAN
Рет қаралды 4,6 М.