Allah ha caafiyo wiilkas hooydasna allah ha u gargaaro❤❤❤
@BIGBOSS-mp7jtКүн бұрын
Ya allah cafiii
@halimoali7687Күн бұрын
Allaha soo sahlo Reer Faransiiska Jaliyadaha plz la raadiya Allaha idin barakeeyee
@AlmasOmar-m1uКүн бұрын
Abaayo walaahi waxan arka ilaa 10wiil Ku dhawaad lkn abaayo raga halkan jogo iskuma howlaan ,waxay Ku leyihiin waa cabtoy wey dawarsanayan waxaad siiso waxbu Ku cabaya waxba hasiin Aya lagu dhahaya walaahi waa kanaxaysa dhalin yarada halkan joogto
@sadiasheikh1413Күн бұрын
Ilaheey ha caafiyo alaha u fududeeyo hooyo waaye waa u shere gareeyey xitaa group reer boondheere aan ugu share gareeyey abdiaziiz really Ilaheey qeyr haku siiyo 😢
@leylonuur9935Күн бұрын
Frances wiilal badan ayaa wadooyinka ka tuugsada jidadka jiifjiifa waa naxay markaan arkay wiilasheena jidadka kudayacan jaalada soomaalida ee France 🇫🇷 kunool ha caawiyaan maamadaan gaar ahaan ninka umadaxda ah jaaliyada ee duceysane lagu magacaabo ❤
@hawoshirwa8320Күн бұрын
Allaha ha u soo dhaweeyo Maqal iyo Muqaalkaba aamiin War San Insha Allaah
@ruqiyohusseinhayle1262Күн бұрын
Hooyo wiilkaga Allah haku soo sahlo isago nabad qaba, insha Allah Adiguna salaatuleyl u soo kac 02:00 habeenimo oo sujuda ugu soo ducee
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hana caafiyo insh allaah
@saciidaxassan4680Күн бұрын
اللهم دلها سالما قانما
@FartunAli-bf3ykКүн бұрын
Yaa rabi ilaahaw usoo badbaadi wiilkeeda
@saciidaxassan4680Күн бұрын
اللهم يشفي لها وعافي لها
@ashawoooКүн бұрын
illahaya ha caafiya mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha ha ku soo ifatimaya inshallaha rabi ha ka dula culska sarana inshallaha faraxda waye ku dabesa mamma rabi isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya
@hawoabdinur792Күн бұрын
Ilahoow cafimaad tama sii oo uso dhoweey
@halimahabdilah5178Күн бұрын
Allaha u caafiyo amiin
@maslah345Күн бұрын
ALLAHA DHIMIRKA UCAAFIYO WIILKEDA ASAGOO NABAD QABANA ALLAHA KULANSIIYO
@ebrahima6654Күн бұрын
#Qurbaha dhibkisa aya ah #Xanun in laga qaado ama #Balwad lagu barto, Allaha so nabad keno wiillas, Hooyo qalbiga gubanaya .
@happyprofessional2100Күн бұрын
Allaah noo cafiiyo wilka amiin ya rabi ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️
@Nasteexo-h4jКүн бұрын
Ilaahow usoosahal
@hawoali120Күн бұрын
Allaha cafiyo inshaa Allah
@farhiyoelmi52Күн бұрын
Illaahayoow u caafi oo u soo dhawee gabadhaas wiikeeda anagaba hooyaan nahee
Allah ha u soo dhaweeyo wiilkeeda hana u caafiyo qalbigana Allah ha u qaboojiyo aamiin Allah ha badbaadiyo dhalinyarada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dantooda iyo diintooda aamiin
@GuriyowadenSacdiyoКүн бұрын
Allah cafiyo
@sahroali1196Күн бұрын
Ilaahow.soocasfi.ilaahoow.usocaafi
@umumeysara223Күн бұрын
Ilahay ha caafiyo
@ruuney7083Күн бұрын
iillahy haku cafiyo hooyo😭😭😭😭😭
@sahroabdullahi9935Күн бұрын
Hoyo sorry Yaa rabii 😭😭😭😭😭😭😭😭
@RaxmoKiin-l3lКүн бұрын
Allow uso sahal
@wllcaska9689Күн бұрын
Allaha caafiyo
@HusseinBeyreКүн бұрын
Kalgisa maahan dadka fecbok ka Qeyliyo oo dhan ayaa waalan.
Koonfurta 17 waa qof aad u weyn ee 14 ayeey isku guursadaan waxaasi waa ka caadi.
@AminaCuisine692Күн бұрын
@@niyaaladem ya Allah 17,18,19 kuligood carur waaye masulaad maqadhi karan . Anaga rer NFD mise NEP Kenya wilasha ayago weeyn aya gursanayan.25 iyo waxi kaweyn.
@beautyofislam8253Күн бұрын
Calais is the closest French city to the UK maybe police ayaa raacdeesanaayey. Ilaah ha u sahlo
@somalihanolato741Күн бұрын
Dolawda dhaqtar ayey dhigaya marka maskaxda u toosto waxa laga yaba inu nabarka ka dhumay somaliyey u hela wiilkas