Dhiiga Islaamka oo aad iska dadinaysaan. Joojiya. Allaha Wayn u noqoda oo Diinta Islaamka ku dhaq ma. Muslin waa Walaalo. Allaha Wayn ha na badbaadiyo. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin.
Waa kala goeena bad ee rabaan ha helaan baalayada dhulkii nagala siiye waanu qadaneenah kuwa nala go ah hadaye muslum yahiin soomali ee noqonayaaan kuwa kalanah waa celineenah 😊
@Tea4ever-o8h3 күн бұрын
Alxamdu Lilaah Allah yaa rabbi Ethiopia 🇪🇹 dhulka lajar siday dadkanaga u ciqaabeen waa dadka aduunka ugu xaasidsan Xasbunallah rabbi ugu dar insha Allah. Omg 😱 the way they did the human being subxaan Allah
@yusufbarre74152 күн бұрын
This is tectonic plates shifting followed by volcanos. this is natural phenomenon. this is not bad thing. In fact, it is good thing because that how minerals are made(Diamond, gold and many other golden minerals). Also that is how mountains are made up. When tectonic plates hit each other, some plates are pushed up and became mountain and while others go under and became lower point or disappear.
@HaboonDucale-k2d3 күн бұрын
Somaliyeey wax ku qaata dhiiga joojiya Subxaan alaah
@abdikarimtiifow44052 күн бұрын
Mashallah ❤
@11naa44Күн бұрын
Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
@MohamedHassan-c1f2 күн бұрын
Allow ka aargudo inta inkirtay O diiday Diintada macaan ee aad nogu deeqday لااله الله محمد رسول الله اللهم سملنا وثبتنا على الاسلام
@GadaaIslaamaa-d7c2 күн бұрын
Subhaan Allaah tan waa musiibo muuqata ilaahayo naga dimi hana Halaagin.
Maha Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
@hodanabdi64973 күн бұрын
Xuduud minalaahiya. Way isdayn waayeen dadkii kuwada noolaa. Ilaahay how kalaxidho
@Ashaabdi-n7v2 күн бұрын
ALXMADULILAHA SOMALIWEYN BAA KA GO AAYSA Itobiya iyo kanya waa mid ALLAHA LOGU MAHDIYO NOQO SOMALIWEYN
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2vКүн бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Ithopia wey u dhamaatey Alle ka xanaajiyeen haka xaxaawiyaan waa kaa idankaa rabigiina rasaas ka barye ku raa xeyta buurihii dhalàalaya Oo socdo haa kiristaankii soo jooga laga nooga gubta ayaa laga helaa Allow muslinka saxda ah ka bad baadi insha aallaah amin amin amin
@asadabdulahi12573 күн бұрын
😃😃😃😃😃Jamacow! Tani waa caadi waa volcano - dhulka canfarta waa lagu yaqaanay waligeedba. New Zealand waxay leedahay volcano. Aaad baad iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂thank you so much brother- you are a crack up😂😂😂😂😂
Subxaan Allah Subxaan Allah. Allaha Wayn ha ja badbaadiyo.
@abshirhassan38482 күн бұрын
Ilaahayow anaga Ethiopia urleey na kala fogee oo darbi naar ah Ilaahayow dhexdeena Ilaahayow na kala dhig..Ilaahayow Muslims ka badbaadi gaalada Ilaahayow ku halaag aamin..
@Inasuldan12352 күн бұрын
Subxaanallah😮waxan miyaaba ka dhacaya ilahow hana soo gaarsiin muslimiintana ka badbaadi gaalada kuwo ku waano qaata ka dhig oo ku soo hadee aamiin
@maryamadirie87223 күн бұрын
Subxaana Allah waa cadaab kii oo banaanka u soo baxay
@fatimahashim55962 күн бұрын
INSHA ALLAAH FAQASHBAA KUXIGTA
@queenafrica82192 күн бұрын
Subhanallah q😮😮😮Allah Swt knows the best ❤❤❤Amiin ya Rabi
@umalkhymohamed74922 күн бұрын
Waa xaaqdaro Dee ayee sameyeen argagixiso ina cagjaare iyo maleshiyo argagxiso daa ina cagjare ee laa maagac baxdeey liyuu boolis waa dhiiga shacabka ee ogaden dulumka dhiga shacabka xalshaten afqashushoow qabileyste 😂😂😅😅
@Xaq-raace2 күн бұрын
Rabbi ha ku dhameeyo Gaallada iyo intii raacsan hana ka badbaadiyo Muwaxidiinta.
@sucadhussen26692 күн бұрын
Allah badbadiya wadanka somaliya
@FadumaTumaye2 күн бұрын
Salamad kuli afad itopia iyo Canaan mid I roonaa ma jirin hadana muslimiint alle ha ka badbadiyo
@aasiya-t3y3 күн бұрын
Intay dadka ithobiya ku nooli dhul dad kale leeyihin uboobayen baa ilaahay koodii cadab kaga Soo saaray ilaahay cadaabta aakhiro iyo ta adduunkaba hanaga badbaadiyo
The Somali plate is splitting from Ethiopia alhamdullah
@mohameda59472 күн бұрын
They need to learn about geo plates / or tectonic plates
@Johnniedallas2143 күн бұрын
Allah cazawajalla aya kabaryaya inu dhul gariir & musiibo ku rido yehuda dhulka Allah hala gooyo yehuda xasuqeyza masakinta Palestine 🇵🇸 ❤
@Tea4ever-o8h3 күн бұрын
Allah swt cibro waadan maayaane sidii fircawun bay u kibreen waana dadka dadka aduunka ugu xaasidsan
@ShuceebwarsamejamacКүн бұрын
Dhamantey.alle hny xafido amin
@IstahilYusuf-w7kКүн бұрын
Subxana laah Allow sahal umuraha Subxana laah
@maowmuhiadin60902 күн бұрын
Waa naaru xaamiya
@gemstar416Күн бұрын
Sow badii may doonanyn wataa badii
@shukri114mohammed23 күн бұрын
(SUB HAN ALLAH)!! (LAA HAWLA WALAA QUWATA ILAA BI”LLAH)!!!
@MuxsinGeedi3 күн бұрын
Meel rasuulka SCW u duceeyay habaar wax uga qaadi meeysid, tan kale rasuulka ayaad khilaaftay, waxaad wax ka sheegi kartaa dowlada ama cambaareeyn kartaa laakiin waan habaaray waa jaahilnimo, muslimiinta ku nool weey Naga badanyihiin.
@sundusahmed31742 күн бұрын
Subhana ALLAH 🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@KHALIIFMaxamuud-c2y2 күн бұрын
Badbaa udilaacaysa ee la socda inshaa allaah waan ka go aynaa ayaguns bad bey helayaan macsalaama kacbadana hals difaaco po hada hala sii xajiyo
subxaana laah itobiya duulmiga eey nagu heeso hajojiso
@AbdulahiAbdi-ns8eg3 күн бұрын
Wa xiligii ay itoobiyaa baad helilahayd
@MohamedHassan-c1f2 күн бұрын
سنريهم ءاياتنا في الأ فاق وفى أنفسهم حتي يتبن لهم انه الحق اولم يكف بربك انه على كل شىء شهيد، الا انهم في مرية من لقاء ربهم ألا إنه بكل شىء محيط ،، ( سورة فصلت)
@mohamedderia35222 күн бұрын
Mucjiso maaha ee waa Batroolkii dhulka ku jirey oo Gubanaya iyo deegaankii Somalida oo ALLE Swt soo goynayo
@user-np9gl8ej8v3 күн бұрын
Allaha keeno badwayn oo roogta xabashida gabi ahantot amiin Amiin ya Allah
@MuxdiinSalaad-w9yКүн бұрын
Ilaahay dhulka anoo kala gooyo anaga iyo Ethiopiankan badeenii ku waashay
@frederic1720002 күн бұрын
Wariye waxan hada dhacaaya waxa la sii sheegay 1984 oo wargayska UK ee " The Guardian" aya soo qoray maqaal uu qoray nin Faransiis ah oo la yidhaa JACK COUSTEAU. Africa waxa ka go'aaya qayb RlEthiopia ka midday ( Gobolka Canfarta, qayb ka Oromada ah l, Somalia, Djibouti, Tanzania iyo qayb ka mid ah Kenya iyo Ouganda). Waxa la sheegay in ay BAD CUSUB AY KA DILAACAYSO HALKAA. WAX FIDNA AMA LA INAGU IMTIXAAMAYAA MA JIRTO. DIB WAX U BAADH OO CILMIGA DHUL GARIIRKA IYO VOLCANAHA ADUUNKA IS YARA BAR.
@sacdiyomohammeddiiriye88852 күн бұрын
Waa cabsi galin dadkuse waa qalbi adag yahay
@ahmedbashiir67862 күн бұрын
Mar waxaad leedahay ilaah halagobaqo marna qabiil ayaad kicisaa
@xidigajabarti7723 күн бұрын
Sanadkii 2000. Markuu agaa waxaan arkay qoraal sheegaya in Ethopia bad yeelan dointo dhulka canfta ayaa goaya. Waa hore ayaan arkay warkaan
@abdiciro76103 күн бұрын
sidoo kale aniguna waan arkay xataa sanad kahor saynis yahano kawarama oo leh dhulka soomalida ayaa soo go,aya oo dhinaca soomaalida usoo go aya bad baana halkaas ka dilaacaysa
@GggfFtffy3 күн бұрын
Allah wabi naar hakayeelo xuudada somalida iyo itopia
@aminaaden-ox6ke3 күн бұрын
ما اعظمك ربي ما اعظمك
@fatoum-zahraAhmed2 күн бұрын
War wariye ismacaneysiga nagada gala soada badledahay anfar runta usheg deh anfarey waka diigi ad halashaten edowlada itobiya ey afar houbka kusisey nin muslin ah kuso dil kutidi ilahay wa hay macash kisi wakan intani wali wa yartahay ilahay waha kabaryeyna itobiya sharkeda hanaga ilaliyo Amin Amin Amin yarabi Alamin 🤲
@caashoxuseen70402 күн бұрын
Laaxowla walaaquwataillàa bilaah
@MaxamedKhaliif-u6l2 күн бұрын
Waakulaaxayaamaaha. Eewaakulaalayaa.
@ceelocadhays55932 күн бұрын
Waa volcano
@majaajoosmajoojoos75783 күн бұрын
Musii badaa waa dadkuu gumaaday ina cagjar asigana allaha ku ekeeyo
@mowliidmacaani3141Күн бұрын
Ilaahow u badi baabi
@haligrondin6821Күн бұрын
Taariikhda juquraafiga barta. Waxani wax cusub ma'ahee. Dulka oo dhan ayaa sidaas ah!! Miyaydaan aqoon laynka hoosmara bada cas waa iyadii wax aad kahadlaysaan.Hadii uu qumaati u qarxana somaliya, jabuuti ,eriteriya, waxay ka gu'i qaarada afrika oo waxay noqonayaan gasiirado .
@yussufabdi6774Күн бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
@osmaanmunasar7 сағат бұрын
oo imika cagdheer ma bad ay ku dabaalatey yeelaneysaa 😂😂😂😂😂😂