Maa shaa Allah, TabarakaAllah Wlhi waan ku farxay waana dhalinyaro aad u'da'yar Allaha xafido sidee dunida ugu saaxiibeen Rabbi daris haka dhigo Maalinka dambe ee inawada sugeyso Rabbow awlaadeena noo hanuuni
@FatimaAli-hc2zy7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيكم أولادنا الكرام وجزاكم الله خير الجزاء ❤
@naciimaahmed67587 ай бұрын
Manzhallaah alle haydin barakeeyo wan jidhidhicooday wllhi codkooda❤🥺
@idirisismail74317 ай бұрын
Mashaa allah allaha barakeeyo dhalinyarada , quraan waaan ku raaaxeystaa illaahey awoodiisa
@CafiifoCraxmaan7 ай бұрын
Maasha allah marka 1 aad walal wiilashaan salaan qalbiga ka timid iga gaarsii waxaan alle ka baryayaa inuu khaatumada u hagaajiyo 2 wiil waa dad qiima leh waxaan kasii helay diinta alle oo ay saaxibo ku noqdeen iyo dhalinta maanta tiktoka ku ibtileysan allow 2 wiil fitno ka ilaali yuob hadii ay leyahin ino so dhig linkiga weynu taagereynaa dar alle idin jeclaaday wlhi ❤❤❤❤❤❤❤
@nadifaosman93897 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله حفظه الله♥️♥️🥹🤴🤴
@abdilaahixabashi05877 ай бұрын
Maasha allaah Alle ha idin barakeeyo inshaa allaah