Waxay la ooyaysaa jacaylkeedii oo ay xumaysay... Qisada Hanna

  Рет қаралды 85,095

Cadceed channel

Cadceed channel

Күн бұрын

Пікірлер: 617
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Qofki haya qiso waxaa u nagalaso xidhiidhi kara..What's upkan +252653459860
@InaDuwane
@InaDuwane 8 ай бұрын
Nio wan hayaa Lkn isku mel majognoo wll
@Ayuub-p
@Ayuub-p 7 ай бұрын
Xamar ma.imaanee
@MarwanCawil
@MarwanCawil Ай бұрын
Hy a
@AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me
@AbdirahmanahmedMahamoud-rc3me 9 ай бұрын
Somalidu kuligeed waa wada dhibane jacayl siiba sanadkan 2024 wuxuu ahaa sanad dadkii kawada oohisiyay inta urugada jacaylka la ildaran allah ha uboogo dhayo hanay adna qalbiga hakuu qaboojiyo wll😢
@maryanbashiir3033
@maryanbashiir3033 9 ай бұрын
Xaqiiq😢
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 9 ай бұрын
Ma ila aragtay, waa in cilmi baaris lagu sameeya wlhi lol
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 6 ай бұрын
aamiin Yaarabi 😭💔
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 ай бұрын
kii 2003 baa ka mid aha sanad jacayil iyo xanuun buu aha 😢dhalinyaradii barigaa kacada garankarta wlhi 💔😢
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 9 ай бұрын
Allow Hanoo Qaban Qaladkayaga(Amiiin)
@JimcaaleMaxamed-di7tt
@JimcaaleMaxamed-di7tt 9 ай бұрын
لأمين لأمين لأمين يا ربي العالمين😢
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 9 ай бұрын
Aamiin
@Ubaxdaarajo
@Ubaxdaarajo 9 ай бұрын
😢Amiin amiin amiin amiin amiin 😂😂😂😂😂😂🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 9 ай бұрын
Wllo hana halmid sameeya wiilkaa qabrigiisa booqo cafiis waydiiso kadibne suratul mulka ku dul aqrii inshallah
@HanaSulayman-o8c
@HanaSulayman-o8c 9 ай бұрын
Hy wllo waad mahadsanatahay wllo😢
@ApdalaMouta-d8x
@ApdalaMouta-d8x 9 ай бұрын
illah unaxariisto wll adna adigana alle ha ubogo dhayo
@Sihaamfarhaan_61
@Sihaamfarhaan_61 3 ай бұрын
😢
@naasircilmi1512
@naasircilmi1512 9 ай бұрын
Qofka wanaagsan iyo wakhtiga wanaagsaniba markay tagaan waxay noqdaan xasuus ..😢😢😢
@ceysaneahmed5322
@ceysaneahmed5322 9 ай бұрын
Xaqiq!!
@nadraabdirizak8356
@nadraabdirizak8356 9 ай бұрын
🥹💔
@faadumodaahor433
@faadumodaahor433 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 6 ай бұрын
wlhi tasaan been ahayn 💔😭😭
@ZalmaAhmed-d6q
@ZalmaAhmed-d6q Ай бұрын
Relly wllhi😢
@yasiinyusuf
@yasiinyusuf 9 ай бұрын
Inta U Dhibaataysan Jacaylka Alle Ha Qabaajiyo, Annagana Alle Hanaga Hayyo😢🎉
@CabaasAli-up5ip
@CabaasAli-up5ip 9 ай бұрын
Aamiin😢
@nadraabdirizak8356
@nadraabdirizak8356 9 ай бұрын
Amin😢
@SalmaHasanMohamud
@SalmaHasanMohamud 9 ай бұрын
Amiin. 😢
@BushraBaashe
@BushraBaashe 9 ай бұрын
Amiimiin wll hani saleee baan😢😢😢😢
@BushraBaashe
@BushraBaashe 9 ай бұрын
Amiimiin wll hani saleee baan😢😢😢😢
@HadiyaMoh12
@HadiyaMoh12 18 күн бұрын
Ala aniga ka baqaya inan sida ku wayO qofkeyga. Illhy ha u naxaristO adigana qlbiga hku qabojiyo wll 😭🤲🏻
@FadxaMawliid-m7u
@FadxaMawliid-m7u 9 ай бұрын
Ilahay haw naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ilahay iyadana 1albiga ha ga rebo. ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FadxaMawliid-m7u
@FadxaMawliid-m7u 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin aniguna Aamiinta u raaaciya wllo🤲🤲🤲🤲
@DeeqaNour-d6v
@DeeqaNour-d6v 2 ай бұрын
Ax walhi waa qiso xanuun badan oo ani xataa saamayn igu sheegay alle ha u naxariisto😭😭😭
@mohamedgaradshalaqbeen902
@mohamedgaradshalaqbeen902 9 ай бұрын
Ilaasha qalbiyada idin jacel oo u ogada darenkoda nin hela nasiib lahe Inta xasusaha la nool on anigu ka mid ahayna rajeya wanag iyo iney wax waliba quruxdi iyo wanagi ey lahayen kuso noqon donan☝️
@Wadaagsin
@Wadaagsin 8 ай бұрын
Way jeclayd isna waa jeclaa laakiin waa caadi inay gabdhuhu suuroodaan inta xaaladu caaditahay deedna maruun laysa soo maslaxdo, laakiin haday ogaan lahayd inuu aduunka katagayo erey qalan ama quurteen mana siidayseen, laakiin Qadarta Allaa og iyo inta laguusoo jiro, waxa sii gubayaana waa eraygii kuma cafin oo ugu dambeeyey ee ahaa kuma cafin , waxayn ugu jeclaan lahayd Ninkaasoo ay kafaxiso raalina ka ah, laakiin Allaa oofsaday, ee inanta Qalbiga Alle haw qaboojiyo Samirna Alle hakasiiyo, Dadka idin jecela haku kibrina Allaa axwaasha oge
@CabdiAw123
@CabdiAw123 9 ай бұрын
Ma markii u dhintey ayey jclty aduunyo illahay swt naxariis iyo janatu fardawsa ha ka warabiyo isagiyo adna qalbiga ha kaga reebo
@Layla6793
@Layla6793 8 ай бұрын
Please don’t say that, jacaylka laftiisaa hinaaso badan waana tey uga tagtey, wayna jecleyd, si fiican u dhagayso the video ga. Ilaahay ha u naxariiso wiilka, Inantana habo waa qadari ka siidaa qalbiga oo u Ducee
@ShukriomarShukriomar
@ShukriomarShukriomar Ай бұрын
wiilba sidaas iijecel waxan rabay inan ka fogaado lkn marka qisadaan dhageysty waxaan go aan saday inan ka fogaan oo noloshisa dhan garabkiisa ahaado anan xumeyni😭
@mahdiqoobey8424
@mahdiqoobey8424 9 ай бұрын
Apyo qalbiga allha kuu qaboojiyo Maqaldame waa allah . Wllkeena naxariistii janno allha siiyo Qabrigana allha uwaasiciyo
@FeizaMahamed
@FeizaMahamed 19 күн бұрын
Ilahay haunaxristo abay adigu nah qalbika Ale haku qabojiyo😢😢
@AsmaCbadiJama
@AsmaCbadiJama 9 ай бұрын
Ax ax ax ruunta waa qiso xanuun badan Ala wll qali Alle haw naxaristo horta adigan Alle qalbiga haku qabojiyo wllo Oo qalbiga ilahy hakag rebo sister 😢😢❤
@HappyCaptainHat-mn9uw
@HappyCaptainHat-mn9uw Ай бұрын
Waa qiso xanuun badan wlahi😭💔ilhy qalpiga hauqaboojiyo isagana ala haunaxariisto😭💔🤲🤲
@zuleikhazuleiman9077
@zuleikhazuleiman9077 9 ай бұрын
Axeey ax 😢 gabadhan isku qisan nahay anagu isku faraxsan oo hada uun call ka iga dhigay ba geeridisa la iso shegay illahay ha u naxaristo isaga iyo inti islaame dhimatay ba😢😢😢
@cabdixakiinali6249
@cabdixakiinali6249 9 ай бұрын
😭😭😭🤲
@somaliyoutube-xj3gr
@somaliyoutube-xj3gr 9 ай бұрын
Alle how naxaristo 😢😢
@kafiyamahamet
@kafiyamahamet 9 ай бұрын
Aamiin ya rabi ale ha unaxaristo
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 9 ай бұрын
Ax ax amiin alle hawnaxariisto😢😢😢😢😢
@cbaasidahmed6134
@cbaasidahmed6134 9 ай бұрын
Ooh zory abyo
@MxmudAxmad
@MxmudAxmad Ай бұрын
Illahay hownaxariisto adna qalbiga hakuu qaboojiyo wllo anba jacayl aafadisa la jiifa 😢 jacaylkaygana 3 caqabadood ihortagan alle hayga dhaqajiyo 3 caqabood 🥹😭
@WardaMaxamed-sm9ii
@WardaMaxamed-sm9ii 9 ай бұрын
Ilahyow dadka aan jecel nahay meel cidla yay nagaga tagin yaa rabi😢
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 Ай бұрын
😢wlhy intaas ba wn sameeyey caawa 25/12/2024 hada ayaan ka imi isagoo ilmaynaya qisadan markaan dhagaystayna wlhy way i bedeshay ilahayow iga cafi dhibkaan sameeyey 😢
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel Ай бұрын
U noqo o haka fogaan
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 Ай бұрын
@Cadceedchannel 😭hye wllo
@Xilojano1235
@Xilojano1235 9 ай бұрын
Aaaaaax xanuuun waynaaa 😢 Dhalinyarooy si niyada iskugu naxariisto oo xariiryadiina u dacad ahaado Jecelka waa boog madoow qalpiyada idin jecel ilaliyo kuwinana kailashado dhawaca nabsiga iyo xasuuusaha madow😢
@NasriabdiNasriabdi
@NasriabdiNasriabdi 9 ай бұрын
Ax Alla Qisadaan Midka xanuun Badan wlhie ma arag😭💔
@AliyaAided
@AliyaAided 9 ай бұрын
Ilhya waw naxariisto jano farsawsa Alle ha ka waraabiyo qabriga Alle haw waa siciyo martida laga jecelyay Alle ha ka yeelo kitaabkiisana midiga inta laga siiyo Alle ha ka yeelo Ilhay waxn ugua baryay inaad jano fardawsa idinku kulmiyo adogana ilhay ha ku gargaaro wllo salaada tasbiixda cibaadad Alle ku dadaal insha Allh markasta. Alle danbi dhaaf u waydiid i sha Allh
@Jookar-d6w
@Jookar-d6w 9 ай бұрын
Alow kuunaxariiso alow qabriga kuunuur alow suaasha qabriga kuudhibyaree wllo adna ale qalbiga hakuuqaboojiyo alow janada idinkukulmi ameen ameen ameen
@SihaamFaraax
@SihaamFaraax Ай бұрын
Ilahow Qalbiga Uga Reeb🤲😭 Asna alle Haw naxariisTo🤲😭😭😭
@Gabadhinaxriistabadneyd
@Gabadhinaxriistabadneyd Ай бұрын
Ilhy aqiro kuwa kumidowa kadhig❤🤲
@SihaamFaraax
@SihaamFaraax Ай бұрын
@Gabadhinaxriistabadneyd Aaamen Yaarabi🤲😭😭
@AdnaHariir
@AdnaHariir 9 ай бұрын
Walaashay macan alle qalbiga hakuu qaboo jiyi alle jano farduusa hanigu kulmiyo😢🥺🤲
@fadumoibraahim9474
@fadumoibraahim9474 9 ай бұрын
ILahay ha u naxariisto isaga 😢inantana ilahay qalbiga ha u qabojiso🥺😢
@bald-benis
@bald-benis 4 ай бұрын
Masha allah gabar qurux iyo aqli iyo qalbi nadiif nimo isku darsate ilahay haku sharfo ❤
@hindazaar9182
@hindazaar9182 9 ай бұрын
jacaylka lagu shegay baa waa hal dhinac wlhy labo qof oo is jecel xita ma jrto jacaylow aabaha was😢😢
@canababdi726
@canababdi726 9 ай бұрын
Jacayku waa eeya eey dhaley 😒😡
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 9 ай бұрын
Wuu jiraa aamin.
@HamdaFarah-oy7gl
@HamdaFarah-oy7gl 9 ай бұрын
Haa xqqtn
@HodoKayse
@HodoKayse 9 ай бұрын
Waa run waa aay 😢
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 9 ай бұрын
Maha ay legend
@mustaphamustapha5067
@mustaphamustapha5067 9 ай бұрын
"From Him we belong and to Him shall be our return " May the almighty Allah grant him Janna and give this beautiful soul sabr. Take a heart gorgeous. And finally many thanks and appreciation goes to the broadcasters.
@cabdimaxamed5306
@cabdimaxamed5306 6 күн бұрын
ax allaha unaxriiisto janadiii haka waraabiyo markaan qiso saan uxanuunbadan daawado jeceelka waaan kacabsadaa inkasta ooon wali xdhiiidh sameeeenba🥲🥲🥲🥹
@suhramohamed7755
@suhramohamed7755 9 ай бұрын
Allh ha unaxasiito 😢😢baayo illhy adigana illhy qalbiga ha Ku qaboojiyo qaali😢😢
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 9 ай бұрын
Hadhowna dhaha raga qiyanolayal weyn hadna masakiin iska dhiga raga jabkoda waa qarsda lkn waxa melahaz oya wla yaqana
@suhramohamed7755
@suhramohamed7755 9 ай бұрын
@@Kingofcity-we4gp kkkkkkkkk meelo Ka ooyi mayno kibirkaa iska dhaafayna walal insha'allh gbr danbe Wiil khiyaami mayso I.a
@Umalkhayr-j7z
@Umalkhayr-j7z 9 ай бұрын
Yaaa rabi ilaahow unaxariiso wiilka iyadana qalbiga u daji 😢😢
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 9 ай бұрын
Is daji wll is daji 😂😂😂 cadceed onthe peat
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 9 ай бұрын
Abti
@safiyaeid3338
@safiyaeid3338 9 ай бұрын
Ale ha unaxariisto adigana.ale qalbiga ha ku qaboojiyo wllo
@MahadCabdi-t2v
@MahadCabdi-t2v 9 ай бұрын
Wlhi zhp mcn cadceedow nin raga lama ciil qiso aad u xanuun badan ayan ku hayaa xagee kala soo xidhidh in aan ku nafiso rabaa mudo badan I dhibyse zhp mcn😢😢😢
@MahadCabdi-t2v
@MahadCabdi-t2v 9 ай бұрын
😢😢
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 9 ай бұрын
065349860 halka wll
@MahadCabdi-t2v
@MahadCabdi-t2v 9 ай бұрын
Zhp I sheg meel aan kala soo xidhiidh adoo mahadsan
@MahadCabdi-t2v
@MahadCabdi-t2v 9 ай бұрын
@@Cadceedchannel wada mahad san wllkeý mcn
@Ziraaj
@Ziraaj 5 ай бұрын
Aar chp ii sheeg
@AbokorAbdiqani
@AbokorAbdiqani 9 ай бұрын
illahay qalbiga haku qabojiyo wllo Hanna wiilakana illahay naxariistii janona ka wrabiyo inshalah alle haydinka yelo kuwi janada isku arka 🤲🏻🥹😰
@Shaam-mc
@Shaam-mc 9 ай бұрын
Cisbitaalka cumar dhuule mid buux sma maahan myaa horta 😂😂albaab xidhmana maleh
@MaryanCabdinur
@MaryanCabdinur Ай бұрын
😂
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u 9 ай бұрын
Alla hawnaxriiisto walalky amiin yaa rabi walashey qali ilhayo qalbiga ha ku qabojiyo oo sabir iyo iiman saadiqa hak siiyo ishal 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@Bosspodcast-q6j
@Bosspodcast-q6j 9 ай бұрын
Alla illahaw ka yeel qalbigiisa mid isbedelay ina cafiyaa aamiin yaarabi 😢😢
@MohamethHusien
@MohamethHusien 8 ай бұрын
Inshallah nafsigu wuu kuhelaya😢
@adnankhalid7524
@adnankhalid7524 3 ай бұрын
waa beenteeda anay imnka ila fadhidaa hanna
@CawomustafeMuhaa-mz6ex
@CawomustafeMuhaa-mz6ex 9 ай бұрын
Alle haw naxristo 😢 hana alle qalpiga haw qabojiyo
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 9 ай бұрын
Allah u naxaristo inantana Allah u qabojiyo qalbigeda
@Ramlasulaman721
@Ramlasulaman721 9 ай бұрын
Ale haunaxariisto qabriga hauwaasiciyo 😢😢😢😢
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 9 ай бұрын
Gabadh kastoo la jeclaado markey heelaan wiiiiil qalbi wanagsan kadibna sidaasey u galayaan kadibna wey noo hooyayaan 😢😢😢😢😢😢
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 9 ай бұрын
Gbdhaha wad xumysan idinkubeh ma idinka yareystah waryda😂
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 9 ай бұрын
@@NafiisaApdulkaadir ninka ragiiii marnaba ma xumeeeyo gabadh lkn ka kaliyeee xumeeya waa midka dantiisa wata😪😪😪😪
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 9 ай бұрын
@@CabdiReermagaal-c3l walal dumur io ragaba wax way xumyna ilhy waxan ka baryin Ina an qof dulmin
@CabdiReermagaal-c3l
@CabdiReermagaal-c3l 9 ай бұрын
@@NafiisaApdulkaadir amin waxan aminsanahay in ninka ragii marnaba xumeyney gabadha😪
@NafiisaApdulkaadir
@NafiisaApdulkaadir 9 ай бұрын
@@CabdiReermagaal-c3l walal adigu hda wangsnthy kuwa xun way jiran oo gbdhaha dhalysada
@CXAKIINVinicouse
@CXAKIINVinicouse 9 ай бұрын
Qalbiyada iijn jacyl ilashada
@hassanharet5764
@hassanharet5764 9 ай бұрын
Cadceed Podcaster man fast comments ❤
@Abdiwaliaskar
@Abdiwaliaskar 9 ай бұрын
Wan is diidiziinaya ayaya leedaHaya imikan. Way u ooyaysa al dumarku naga cilmi badanaa 😊😊
@AnabAbdirahman-wj1qe
@AnabAbdirahman-wj1qe 4 ай бұрын
😭😭😭wa dhibta ina heysata is diidsintaasi
@abdikafibotan9824
@abdikafibotan9824 9 ай бұрын
Qalbiga allaha ku qabojiyo walashey sabar qer ba ku damben
@NadiiraAhmed-tx8nk
@NadiiraAhmed-tx8nk 9 ай бұрын
@NazreenHussain-t3g
@NazreenHussain-t3g Ай бұрын
IlhY Jannada HaKu KuLanziiyoh
@IkranCabdi-mf8qt
@IkranCabdi-mf8qt 9 ай бұрын
Allah unaxariisto wllkein adina pyo qlpiga allah kaga reebo 🤲🥺😢kuwii janada ku kulmana rabii haa in kadhgo🤲🤲
@xandikayse4550
@xandikayse4550 9 ай бұрын
Ale ha u naxariisto wllken gabadhana ale qalbiga ha u qaboojiyo
@SucaadAbdi-b4e
@SucaadAbdi-b4e Ай бұрын
ilahay qlbiga ha ku qabojiyo isagana alaha u naxariisto😢😢
@BaarCad
@BaarCad Ай бұрын
Ilaahy haw naxariisto 😢😢😢
@ayaanomer108
@ayaanomer108 4 ай бұрын
Ilhye qalbiga ha ku qabojiyoo hno marxamkan ilhye ha uuu naxriista
@aminCaraale
@aminCaraale 9 ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@XamdiXirsi-p5b
@XamdiXirsi-p5b 9 ай бұрын
Amin yarapi
@HoodoMahamoud-ts4xr
@HoodoMahamoud-ts4xr 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto qabrigisana alle haka dhigo beer beeraha janada kamida adigana ilaahay qalbiga hakuu qabojiyo
@aaminociise1103
@aaminociise1103 9 ай бұрын
Qisadan way itabatay walhi😢 Waxa. Jira wiil ijecel oo aad igu walan ana mar walba wan iska mashquliya wanka tagaya dhaha. Wuu iska ooya mar walba wuu ibarya mar walba ana waan iska kibra 😢 Lkn ma dhacayso mar dame i.a
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 9 ай бұрын
Beri ayuu nabsigiisu kaa oohin hdaanad maanta kadayn qaabkaad ula dhaqmaysid
@MohamethHusien
@MohamethHusien 8 ай бұрын
Manta talaad haysa lkn beri mahaysid isbadhqabo sialabadane
@FunnyAnt-rw5eh
@FunnyAnt-rw5eh 9 ай бұрын
Cadceed ma kula wadaagi kara Qisadayda madow oo aan ahayn jacayl kana duwan qisooyinka jacaylka😢😢😢😢
@salmamaxamad
@salmamaxamad 9 ай бұрын
🥺
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 9 ай бұрын
Jacelka hadii lagu fahmin xanuun badna😢😢😢
@nimcoibnujaamac8165
@nimcoibnujaamac8165 9 ай бұрын
Wll alle ha unaxriisto qabrigan ha u nuuriyo ha u waasiciyo adiga illaahay qalbiga ha kaga reebo ha ku qaboojiyo
@ayaanmuhumed174
@ayaanmuhumed174 9 ай бұрын
Allah hawnaxariisto gabadhana qalbiga hawqaboojiyo wilkasi Axmad ookale ayuu ahaaye
@samsammaxamuud8952
@samsammaxamuud8952 9 ай бұрын
Illahay naxariistii janno haka waraabiyo wllo mcn adigana hanay eebe qalbiga ha kuu qaboojiyo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 9 ай бұрын
Qisadan hal xigmad ayaan ka dheh helay 1 inantan waxa ka muuqata taqwad diineed ay sabab u tahay geerida jacylkeedii sidaa darteed waxay u laabatay inay ducaysato isagana u ducayso caqligeedana ka shaysiiso sida darteeed ilahay ayaa ku jecel gabadheey. Ilahay hownaxariisto wiilka adigana qalbiga hakaaga reebo Adna diintaada baro oo ku dadaal
@HanaSulayman-o8c
@HanaSulayman-o8c 9 ай бұрын
Waad mahadsantahay wllo❤
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 6 ай бұрын
@@HanaSulayman-o8c Inantii qisadu ku dhacday miyaa tahay
@LadaneCade-q2v
@LadaneCade-q2v 9 ай бұрын
Allah haw naxariiso wiilka gadhana qalbi haw qabojiyo Aamiin 🤲
@Jookar-d6w
@Jookar-d6w 9 ай бұрын
Ale ha unaxariisto ale qalbiga ha unuuro ale suaasha qabriga Le ha udhibyateeyo adna ale qalbiga hakuuqaboojoyo wllo
@NasteexoaxmedNasteexodajiya
@NasteexoaxmedNasteexodajiya Ай бұрын
Alha unaxaristo wallo axax ilahayi hakusiyo waxd ku ilawudoo marxunka😢😢😢😢😢
@amuunaxmed6825
@amuunaxmed6825 9 ай бұрын
Waa deen Biga ugu weyn aan galay qof ii jecel Xumantan uu geystay noloshaydu uu badalan tahay
@GuuledCabdi-u9b
@GuuledCabdi-u9b 3 ай бұрын
Alle hawnaxaristo wll adna qalbi hakaaga reebo
@beer-lula_22
@beer-lula_22 9 ай бұрын
😭😭😭💔 Waxa iguso dhacay eray uu ilahaa jacylkeygu lacala hadan dhinto ha ii murgin indhahaagu yeysan ii ilmeynin aduunkana hadad iigu dambeyso isooducee😭 ilahey ban ku dhartee habeenkaas hurdada wan sexan wayay😢 Ilhow calaf iigudar nolosha aduun way gaaban tehee camalkana inoo wanaaji tan aakhiro saan ugu midowno😢
@baarlinahmed3374
@baarlinahmed3374 9 ай бұрын
🥹🥹
@farhioyusuf2643
@farhioyusuf2643 9 ай бұрын
Dadka qaar wexey yaqanan qofka ey jeclan lahayen mase yaqanan sida wax loo jeclaado ! Qaarna ma garanayan qofka in lajeclaado u qalma lkn wexey yaqanan sida wax lo jeclaado! Alle ha u naxariiso wilka .
@XamdiXirsi-p5b
@XamdiXirsi-p5b 9 ай бұрын
Wall walhy wa xanun ilahy qalpiga haku qapojiyo asgana qapriga ha unuriyo ax wa xanun walhy😭
@Maajid143
@Maajid143 9 ай бұрын
illaahay ha unaxariisto Adigana Qalbiga hakuu Qaboojiyo
@HoodoBaashe
@HoodoBaashe 9 ай бұрын
Alleh hawnaxaristo amiin wlll
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 4 ай бұрын
waa qiso aad iyo aad u xanuun badan markahore marxuumka allaha unaxariisto ehelkii iyo qaraabadii iyo asaxaabtii uu kabaxayna samir iyo iimaan saadiqa allahawada siiyo adigana qalbiga allaha kuu qaboojiyo qalbigaagana allaha kaaga reebo marxuumka badal kheyrqabana allaha ku siiyo adiga iyo marxuunkana jatul fardawsa aclaa allaha idinku kulmiyo wll qaali insha allah
@aasiyamohamed1565
@aasiyamohamed1565 9 ай бұрын
😢😢ax Alle hAw naxriisto Qabriga Alle haw nuuriyo 🤲🤲🤲🤲
@MssNaima
@MssNaima 9 ай бұрын
Ilahay haw naxariisto wllo adigana qalbiga haku qabojiyo🤲🤲
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 9 ай бұрын
Allah ha u naxaristo insha allah amiin amiin
@NimcoSaed-p9y
@NimcoSaed-p9y 5 ай бұрын
Waalalo ilaaahy qalpiga ha qoob jiyo lakiin wad xumzay qofkazta ooqofka jecel ilaahy ha dayo adan ilaahy janda ihkutuzo duniyda qofka wangzany lukudayo 😢😢😢😢
@NuuraKhalid
@NuuraKhalid Ай бұрын
Walalshay alle qalbiga hakag reebo isagan alle janatu fardowsa haku arsaqo 😢😢
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 9 ай бұрын
Ilahey qabiga ha u qabojiyo abayo. Wilkame ilahey ha unaxaristo❤❤
@naciimayarey6803
@naciimayarey6803 9 ай бұрын
Waliga qof wanagsan nabsi haka galin 😢😢😢
@Unique_girl77
@Unique_girl77 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto 💔😭
@FarxiyaJaamac-t3n
@FarxiyaJaamac-t3n 6 ай бұрын
Ilhy how naxaristo jano fardowsa haka warabiyo 😭adigana ilhy samir iyo imaan haka siiyo sister
@salmaali5161
@salmaali5161 9 ай бұрын
yaaa alllah quluubto u qabooji 😢😢😢
@MiinaApdi
@MiinaApdi Ай бұрын
Alxm cidna ima jecla, aniguna cidna ma jecli😊❤
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 9 ай бұрын
Qalpiga alle Haku qaboojiyo wllshey waa qiso qalpi taabada Qof wanaag ayuu alle haw naxariisto qabriga alle haw waasiciyo Xanuun wayna qof aad jeclayd oo aduunka kugu cidleyay oonad Dib u arkayn 😢😢😢😢🤲 Allow u naxariisto walalkay abdicasiis wan jecla oo raali ayan ka ahaaye Allow raali ka noqo Allow jannadul fardowsa naga dhig kuwa ku kulma😢😢🤲😭😭
@HanaSulayman-o8c
@HanaSulayman-o8c 8 ай бұрын
Amiin wllo
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 7 ай бұрын
@@HanaSulayman-o8c ameen Ameen wllo mahadsanid
@Bariiraipraahim
@Bariiraipraahim 6 ай бұрын
Wall​@@naciimacareef7199wall inanku ma inanki khadar lasocdyba ee dhawan dhinty
@Ayuub-p
@Ayuub-p 7 ай бұрын
Akhiro ayaa wax kuu jiro adi wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@barwaaqocabdi6255
@barwaaqocabdi6255 9 ай бұрын
Walhi waa sheeko qalbiga ku tabanaysa alle how naxariisto iyadan qalbiga how qaboojiyo wllshen waa qof iiman leh oo wax gar ah
@SuhuurAdenahmed
@SuhuurAdenahmed 9 ай бұрын
Ax ax allah u naxariiisto sister alle qalbiga hakaga reebo 😢😢
@UmalkhayrKhadar-wd5xl
@UmalkhayrKhadar-wd5xl 4 ай бұрын
Ilahay ha ku naxariisado janatu faradawsa hageeyo Amiin Amiin 😢😢😢😢
@Ikraancabdilaahi-un1nh
@Ikraancabdilaahi-un1nh 6 ай бұрын
Ilahye haa uu naxriisto 😢una duucye wll mar walba ilahye adina qalbiga ha ku qaboojiyow
@KawsarSalaad-ic1cp
@KawsarSalaad-ic1cp 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto wiilka janotul farduusna haka waraabiyo amiiin amiiin hana adigana qalbiga haku qaboojiyo insha allaah wll
@AsmaYaxye-b1g
@AsmaYaxye-b1g 9 ай бұрын
Ax ax wlhi waa qiso xanuun badan alha unaxariisto adna alha qalbiga kaga reebo wll😢😢
@abdiqadarmahamed9101
@abdiqadarmahamed9101 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto adigana qalbiga Allaha ku qabojiya 😢
@KaafiyaJirde
@KaafiyaJirde 7 ай бұрын
I lahow unaxariiso yadna qalpiga uqabooji 🥺😭😭🤲
@maxamedaxmedsaxnuuni3468
@maxamedaxmedsaxnuuni3468 9 ай бұрын
Shaqsiga iyo Amintaba fiican waa xusosoyin aan go'in
@madiinochannel9213
@madiinochannel9213 Ай бұрын
Allah unaxaristo ayadna Allah qalbiga uqawojiyo😢
@HilalSheekhi
@HilalSheekhi 9 ай бұрын
ilaahay ha una xariisto aamiin yaa rabi 😢😢😢
Geeeridisi waxay igu reebtay....Qisada Ubax Xilajano
48:01
Cadceed channel
Рет қаралды 36 М.
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 50 М.
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
Midan waa qisadeday igu gabsatay qaraxi hotel xayat
49:25
Naciimo Geeseey
Рет қаралды 51 М.
"Waxaan ahay qof qofkeedii wayday." Muniiira
48:42
Cadceed channel
Рет қаралды 202 М.
ከኖርኩት ቆይታ  ከሳዲ ጋር❤️
1:15:44
Reemgold
Рет қаралды 4,7 М.
Sariirta hoosteeda ! || Qiso xanuun badan
1:07:52
ILEYS
Рет қаралды 34 М.
DHIBAATOOYINKA HURDO LA'AANTA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E3
49:25
Waxan jeclahay 11 sano iyaduna way.... |  Qisada cabdicasiis
1:01:17
Cadceed channel
Рет қаралды 26 М.
Geeridayda  Hooyaday loso sheegay Tacsidaydana la dhigay qisada …Sihaam
56:05
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 61 М.
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН