Geeeridisi waxay igu reebtay....Qisada Ubax Xilajano

  Рет қаралды 36,805

Cadceed channel

Cadceed channel

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@kadirwardheere8177
@kadirwardheere8177 9 ай бұрын
Allaah Wax Badan oo Wanaagsan Hakuugu Bedelo Wacyi Gelinta aad soo jeedisey Qalbigana allaah kuu Qaboojiyo Wll Qaali ah
@AsiYajaamacAsiYajaamac
@AsiYajaamacAsiYajaamac 3 ай бұрын
Ubax xilojano alle haku dhawro wll wlhi hablaha somaaliyeed aad ayaad ula talisay waxna ugu sheegtay hadii aay wax ku qaadanayaan adna alle qalbiga haku qaboojiyo wiilkana xasuustisa alle haka tirtiro noloshana haku macaaniyo😢❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 8 ай бұрын
Waa sax qof la'aamino majiro xitaa qofkaad wanaajisid ayas kuu arkaya qof xun marka mantay waa inaad qalbigaga ilaashato intaad nooshahey abid👏👏
@NimcoNimconiini-qy5pj
@NimcoNimconiini-qy5pj 9 ай бұрын
WlshaY quruxeey Alleh SWT qalbigaaga uu arkaYaa e keliYa samir indhahaaga quruxda badan ilin uma qalmaane alleh bedelkiisa ha ku siiyo😭be strong women
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 9 ай бұрын
Masha allha gabar degan oo misan leh insha allha ilahaye agtiisey ku yaal waga iyo farxada insha allh
@SuhuurAdenahmed
@SuhuurAdenahmed 9 ай бұрын
Ubaxeyyyy wall allah qalbiga Haa kaga reebo 😢😢
@abdazkuebraa252
@abdazkuebraa252 9 ай бұрын
Cadceedow . Ubax iyo Cabdirisaq isku dar...❤❤❤ best love stori
@Niciimamahmed-c5p
@Niciimamahmed-c5p 5 ай бұрын
adigana alle qalbiga haku qaboojiyo mid khayr qaba alle hakugu badalo
@FadxaAxmed-z2t
@FadxaAxmed-z2t 6 ай бұрын
Mahadzanid ubaxeey wllo alle haku dhawro waad ku Mahdsantahy dhiri galintaada wllo😢😢❤
@XafsaMacalinahmett
@XafsaMacalinahmett 5 ай бұрын
Wlhi wan ooyay yaarabi illahay qalbiga hakaaga reebo😂😢
@KaltounAwale
@KaltounAwale 9 ай бұрын
Waa qiso aad uxanuun badan😢ninkasi alle danbigiisa ha dhaafe gabadha inuu ilaliyo uudaryeelo ahayd balse may helin Wlshy qalbiga ha kuu qaboojiyo asaga alle haw naxariisto May's tidhaahdeen ragaw Saad Nola dhaqmaysaan way xunthy I kastoon Ragusa isku mid ahyn Jacaylkii uurasuulku no qabay dhamashadiisi bay raacday siduu noogu dardarmay Meyer wll😢😢
@qaliabdulaahi7383
@qaliabdulaahi7383 5 ай бұрын
Dadka wngsn dunida kumawaran Really 🥺e ilhy ha u naxariisto 🤲😭
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 5 ай бұрын
haa wallhi❤❤❤😢
@hothmonhonychannel1435
@hothmonhonychannel1435 9 ай бұрын
Ilahay ha na ilashado hadan dumar nahay 🤲❤
@KaltounAwale
@KaltounAwale 9 ай бұрын
Bedell ka qurux badan alle haku siiyo wlshy sharafeyy❤
@IkranCabdi-mf8qt
@IkranCabdi-mf8qt 6 ай бұрын
Illahy qlpiga haa ku qabowjiyo samirka badi ubaxyy pyo mcn❤❤
@FadxaAxmed-z2t
@FadxaAxmed-z2t 6 ай бұрын
Mahadzanid ubaxeey wllo alle haku dhawro waad ku Mahdsantahy dhiri galintaada wllo
@MaxamediidXasan
@MaxamediidXasan 8 ай бұрын
Waa Ben shekaDu wax badan oo is waydara ku jiRa shiLkan laysu diLay0 maan garaN anuu😂😂😂😂😂
@GuuleedCabdilaahi-k6q
@GuuleedCabdilaahi-k6q 4 ай бұрын
Alle qalbiga hakaaGa rebo😢
@Asma-hc1lz
@Asma-hc1lz 6 ай бұрын
Aaminnaadiii way dhamaaty😭😭😭😭
@Niciimamahmed-c5p
@Niciimamahmed-c5p 5 ай бұрын
talooyin wangsan ayad ziisay hablaha
@SuhuurAdenahmed
@SuhuurAdenahmed 9 ай бұрын
Ax ax Wlhie qlbiga ixanuuneyyy cadceedow wall ubaxeyyy uducee alle inuu qabriga uqaboojiyo 😢😢😢😢😢
@ahmethAwath
@ahmethAwath 9 ай бұрын
Wa inaan qalbi wacan o aad u degan lkn wax walba wa nasiib aduunyadu wa qiso
@781jawhara
@781jawhara 6 ай бұрын
Inta tiktok kasoo raacdey qisadan waan salaamey 🥹intii iga danbaysa wiilkan marxuumka uduceeya iyo wiilka ilahay kusababay in ilahay danbigooda dhaafo una naxariisto 😢
@HudaHusein-v8e
@HudaHusein-v8e 6 ай бұрын
Intiktokasooraacadeybian😢
@CxakiinMaxamed-c6l
@CxakiinMaxamed-c6l 3 ай бұрын
Isha allaah ilahy waxan ku wydinynaa badala khayrqaba wll😢
@AbokorAbdiqani
@AbokorAbdiqani 9 ай бұрын
cadceedow wll dadka raba inay ku nafisaan podcastska pls and pls haku badh jarin hadalka xataa kaso same part 2’3’4ba inshalaH abdi casiis na alle qalbiga haw qabojiyo kolay dhalinyartu. waa isku wada dareene mustaqbal fcn iyo nolol adunyo rqaxo leh bn ku rajaynayaa akhirana meel fcn wllo
@MuniiraCali-zp9cw
@MuniiraCali-zp9cw 9 ай бұрын
Rabigu badal khayr qaba ha ku siiyo wllo idamka alle
@AxmedNurCabdixasan
@AxmedNurCabdixasan 3 ай бұрын
ilahey Haa unaxa risto Wllo ubx Adigan waxan ku rajeynaya Alha ka dhigo mid bara kowuda
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Qofki haya Qiso waxaa unagala sooxidhiidhi kara..What's upkan... +252653459860
@FarxiyaCabdi-gh9nq
@FarxiyaCabdi-gh9nq 8 ай бұрын
Wa qiso xanuunbadan😢😢😢😢😢 ilhy hagagarebo qalbiga
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 8 ай бұрын
Wlhi jacayllKa Schoolka ana soo maray waa Kan ugu mcn axmed waa innankii ugu horeyay an xudhiddh samayno balse wakhti aya nkala kaxeyay ayaa axmed wlhi qof wanagsan ayu ahaaa hada waxan maqley kenya inu jogo❤❤
@zuheipzaetyousuv6283
@zuheipzaetyousuv6283 7 ай бұрын
wLhi waa qofkii anagoo Yar Oo afar Rag kuwada Dhalaney Nasoo KoriseY Nana Bar Barisey wLal Dhipkaga alle Hakaa QapojiYo😢
@AyaanAragsan-z4i
@AyaanAragsan-z4i 9 ай бұрын
Wlhi wan ooyay yaarabi illahay qalbiga hakaaga reebo😢
@MunaMaxamed-gu8of
@MunaMaxamed-gu8of 6 ай бұрын
Hadaan furan la dibnaha walhi dadkaan ceshedeen ilmada😭💔
@BilankayseBilankayse-hu6qd
@BilankayseBilankayse-hu6qd 6 ай бұрын
waayahaga laabta ku hayso wll
@nimconimcobaandhe3896
@nimconimcobaandhe3896 4 ай бұрын
Cadceedow wxn Lays dhexe Dhigayaa waa Nocma wxy ku Leeday Guryo Samo Ayuu dhiganiyo Jiray hadana Jamaal Aow Cali Ayaa Naganaaxay Labadayadiiba 😅
@roobleqays9638
@roobleqays9638 9 ай бұрын
Alla Samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 9 ай бұрын
Wlashy rabi haw raxmado hana ka yeelo asxaabta janada adina samiirka haku adkeeyo😢
@hoodomo863
@hoodomo863 6 ай бұрын
Ax wlhi qadrba dhacdey wll Alle Qalpiga hakaga reebo jacylku waa waxjira wlhi 😭😭
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl 9 ай бұрын
Waa qiisadii ugu xanunka badanene😢😢
@CabdiqaadirCali-jp3xo
@CabdiqaadirCali-jp3xo 9 ай бұрын
Cimilada jacaylkiyo Cisbitaalka cumardhuule Ruux yaal cadceedow Caashaq kamadhamaadee Maantana ciwaankale Cajalkeenu weeyaan Salaam brother from Germany
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Yaa salaam
@رشيدعمر-ج1و
@رشيدعمر-ج1و 9 ай бұрын
Waa wax laga xumaado diinta lagu dhaqmi waayo qof jiidhay dabimala haduuna kas ahayn kaliya waxa laga qaadayaa diyada
@janno6107
@janno6107 9 ай бұрын
Bedell khayr qaba Allah hakula kulmiyo
@MariaDagan-hz6rn
@MariaDagan-hz6rn 6 ай бұрын
Dad qalbiyo leh hadana aan qof ku aamini karin ayaan wada noqonay inteena bdn nolol quruxbdna raba NOLOSHA DHAN WAXY ISKA NOQOTAY CAYAAR AYADO LAGU LEYHY WAAN KU JECLAHY AYA HADANA QALBIGA LAGA XANUNJINA 😢
@FadxaAxmed-z2t
@FadxaAxmed-z2t 6 ай бұрын
Wllo daganeey alle qalbiga hakuu adkeeyo😢
@IdilSahal-te4mj
@IdilSahal-te4mj 9 ай бұрын
Qlbiga Alha kuu qabojoyo. Wll
@happy-pp2sd
@happy-pp2sd 5 ай бұрын
ax wllhi wan ilmeeyay lkn ilhy wllo qlpiga hakaaga reebo isgana ale ha unxariisto😢
@MuniiraCali-zp9cw
@MuniiraCali-zp9cw 9 ай бұрын
Wiilkii ka dhiintay mid kula mida ama mid ka wanagsan ayaan illaahay kaga baryay wllo
@shaaficitaahool9544
@shaaficitaahool9544 9 ай бұрын
Inta qisooyinka jacel☝️😢😭
@SaamiyaMaxamed-t3w
@SaamiyaMaxamed-t3w 6 ай бұрын
Ax xanuun badanaa😢😢😢
@zakirboss143
@zakirboss143 9 ай бұрын
Hal qodob qofka rajada kaa leh xumaan kale iska daaye , korkaaga inu taabtaa waa ku dab iyo cadaab. Balse midkaan rajada kaa lahayni waa midka habeen walba luuq kula taagan
@RuunApdulaahi
@RuunApdulaahi 7 ай бұрын
Wllhi waan ooyey markaan dhagaysanayey😢😭😭
@cabdiganiibraahim9012
@cabdiganiibraahim9012 6 ай бұрын
Qalbi dahab❤
@MunaIise-lr8tm
@MunaIise-lr8tm 9 ай бұрын
Wlo allah kugunadalo wax khayr le kolay aduunyadu waa dhibaato
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 Allaahu Akbar Takbiir
@HodanMohamud-ek2tj
@HodanMohamud-ek2tj 9 ай бұрын
Hadad Iska seexatan Ka waran Wa Gadiide 😂😂😭
@NaasirCabdiraxman-r3j
@NaasirCabdiraxman-r3j 4 ай бұрын
Maxa qalbi jabay keenay Ninka shilka loo qisaasaa xune Dembi baa gasheen adigiyo reerkiiba
@DekaLuula-y8v
@DekaLuula-y8v 8 ай бұрын
Gabdhan waaaa ano kale😢😢😢😢😢😢
@FarhanHassan-oj3yn
@FarhanHassan-oj3yn 9 ай бұрын
Gabadhi munira ahayd qisadi Safarka ahayd wan Ka sugayna sxb cadced
@SuldaanMaxamud
@SuldaanMaxamud 9 ай бұрын
😢 ax 😢 aalle qalpiga ha Ku qabo jiyo
@SuldaanMaxamud
@SuldaanMaxamud 8 ай бұрын
Caad cedow Wllo qizo raba inan zo ban dhigo
@ahmedjirow4063
@ahmedjirow4063 8 ай бұрын
Ubaxey aad usamir gabadh wacan ayaadtahay walaal
@ahmedjirow4063
@ahmedjirow4063 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 waa waayo aduun udaa arinta illaahay walaal
@farahfartun3961
@farahfartun3961 9 ай бұрын
Marna waala siiyay marna waa laybaray
@LibaanFarax
@LibaanFarax 5 ай бұрын
Wlhi intaasi way iga ilmausiisay sorry ❤❤❤
@CaaiShaAadaM-i5r
@CaaiShaAadaM-i5r 9 ай бұрын
Sorry😢pyo illhyy qalpiga Hakaga reeePo💔😭😭😭😭
@XabsoAli
@XabsoAli 6 ай бұрын
Horta qisadan jacayl wa ka ilmeyay lkn wlhi uman bogin qof shil galay aya la dilay
@MUBAARIGBULSHAAWI
@MUBAARIGBULSHAAWI 9 ай бұрын
Waa ciyaal saylad😂
@hooyomacaanhooyomacaan9706
@hooyomacaanhooyomacaan9706 8 ай бұрын
Wll cadceedow kusoo dhakhso dee dadku yay kaa cajisine
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Barri 1da insha Alla
@rahmacige9251
@rahmacige9251 9 ай бұрын
Aadbn u ooyay mnta ax😭
@xamdaabiib5377
@xamdaabiib5377 9 ай бұрын
Wllhi qalpi haduu mar jabo sidaa ku kabtaa way adagty
@SsyidXasan
@SsyidXasan 5 ай бұрын
😢😢😢😭😭🥺
@MursalCabdi-jb2he
@MursalCabdi-jb2he 7 ай бұрын
Cad ced benta aad dhegaysanayso iskada sxb 2sana wada socony iyo 8aadkeygi budhintey sanadba madhame waaxay wll
@abdullahiabday
@abdullahiabday 9 ай бұрын
sorry wall waad heli wiil daacad ah insha allh wall 40 qof oo iila duceeysa ubax
@رشيدعمر-ج1و
@رشيدعمر-ج1و 9 ай бұрын
Qofka jiidhay inaka haduuna ukas udilin looma dilikaro eee magta ayay qaadana yaaaan sharciga islaamka ayaana ina faraya قال تعالى (ومان كان لمؤمن أن يقتل مؤمنا إلا خطئا.((
@QadrasohaneSohane
@QadrasohaneSohane 9 ай бұрын
Allow unaxariiso
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 9 ай бұрын
Haragesa. Waa. Ada. Jacaal. Dadkii. Soomaali. Iyo. Jacaal. Maxa. Kaala. Hasata
@DeeqAariyo-i7d
@DeeqAariyo-i7d 5 ай бұрын
Gabdha wan arkay nin qayamaayo lee raba nin dacada marabaan
@asmaadam5043
@asmaadam5043 9 ай бұрын
😭😭😭
@NuuraYar-k1b
@NuuraYar-k1b 9 ай бұрын
Alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx alx 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlla shai😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@niciimaMuqtaar
@niciimaMuqtaar 9 ай бұрын
@ChocoHuzen
@ChocoHuzen 9 ай бұрын
Jacaylow abaha was 😭😭
@SafaSiyaad
@SafaSiyaad 9 ай бұрын
Wll Cadceedow Deeqzan Zo Qabo Gabadhazi Wax badan ayaan Indheheeda la Aqrizan karaaa kolay wanad isku dhowdihiin dolaloyin badan oon kuso radiyey waxa lay sheegay inad adigu aad ugu dhowdahay gabadhazi wax bay qarinayza adigana ka hadashinkara wll qali waa codzi waxan donana gabadha quruxda badan waxa ku Dugan inan ogano madamo aanu nahay azhp idinku xidhan
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Hye wll
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 9 ай бұрын
MA IS TIDHI QISADA QOFKA LEH ADIGABA KA QIIRO BADAN
@BarwaaqoJamac-rr3rd
@BarwaaqoJamac-rr3rd 5 ай бұрын
Waxba ka beena qisadanw wayo way kala hadlaysa xaga lagu arkay qof shiil ku dhinto qofka kale lo dilo hadana kulaha ninka waa lay siyay hadan waa lay baray 3 bil wada soconay warya cadceed been baa laga dhergiyey😂😂
@SaamiyaAbdilaahi
@SaamiyaAbdilaahi 16 күн бұрын
Ma qof gaadhi jidhay aya lo dila ilen mu diline asagon arkay ayu jidhay kolaye
@AzmoAbdirahman
@AzmoAbdirahman 9 ай бұрын
Sorryyy wall waad heli wiil daacad ah incha allaha
@WardaClhi-ks6nz
@WardaClhi-ks6nz 9 ай бұрын
Ax inantan wlhi wa la iroday😢
@Saciidofaarax-d9s
@Saciidofaarax-d9s 9 ай бұрын
Wllo cadceed intee kaala soxariiraaa
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
What's up kaga isheg
@CabdinasirSugale
@CabdinasirSugale 9 ай бұрын
Zxb dadkan bukaan ka ah hal kee ayaad kasoo qabataa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 9 ай бұрын
meelkaste way buuxan wll inta cid kunafista haysan badan
@ShamsoAbdulahi-p9m
@ShamsoAbdulahi-p9m 9 ай бұрын
😢😮
@ilhaanmaxamedisaaq4166
@ilhaanmaxamedisaaq4166 9 ай бұрын
😢😢😢😢
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud 8 ай бұрын
Cadceedow nio barnaamij yadaada badanaa wan dawadaa nio kheyb online ah tusaale qof wadaan kale joogah lagu warey sanaayo malaga yabaa inad ku soo dartid?
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 8 ай бұрын
Waan Diyaar wall
@FaadumoSiidoow-d6p
@FaadumoSiidoow-d6p 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BarwaaqoBarwaaqo-i3g
@BarwaaqoBarwaaqo-i3g 9 ай бұрын
Ax😢
@surkathehonestlady8477
@surkathehonestlady8477 9 ай бұрын
No😊k
@xamdakayse8081
@xamdakayse8081 8 ай бұрын
Sorry
@AhmedDhere-z4n
@AhmedDhere-z4n 3 күн бұрын
😢😢😢😢
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl 9 ай бұрын
Waa qiisadii ugu xanunka badanene😢😢
@HudaHusein-v8e
@HudaHusein-v8e 6 ай бұрын
😭😭😭
@AmalRashiid
@AmalRashiid 6 ай бұрын
😢😢😢
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv
@HIBAAQMAXAMED-lg3lv 6 ай бұрын
😢😢😢
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
muuse biixi iyo cir oo ku dagaalamaya hargaysa
15:55
ISBADAL TV
Рет қаралды 4,8 М.
Geeridayda  Hooyaday loso sheegay Tacsidaydana la dhigay qisada …Sihaam
56:05
#Qiso xanuun badan qisada jamiil iyo aabihii @Hafsabilanchannel6337
43:32
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 4,7 М.
QISADA CUNUGII LA IIBIYEY IYO CIDA IBSATAY!@SawdaBillan
45:00
Sawda Billan
Рет қаралды 80 М.
109 | Khalkhalka Bulsheed | Kadeedka ragga iyo dumarka Soomaalida.
1:21:34