Raisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre "Daba-dhilif ayaa inaga buuxsamay,kuwa u shaqeeya Shisheeye..."

  Рет қаралды 12,539

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Raisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.

Пікірлер: 209
@BashiirOsman-bw4px
@BashiirOsman-bw4px 15 сағат бұрын
Adiga iyo madaxweyne xasan hada damir ledihin wad is cazili leheden ceebti ad qaranka u gesaten darted wadanka hasi bahdiline mesha iskaga taga
@MaxamedXasan-j6q
@MaxamedXasan-j6q 11 сағат бұрын
sxb kuwan waasida munaafuw okale markay dadka horjogan waada wanagsan marki kalegoda eyyihin waa tuugo
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 13 сағат бұрын
Marka ugu horaysa caqligaaga ka shaqaysii marka hore
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 16 сағат бұрын
Waxaad u malaynaysaa inuu caruurtiisa usheekeenayo,warya na ixtiraami fadlan nacas 😂😂😂😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 3 сағат бұрын
Doqonta waa adiga.
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 12 сағат бұрын
Xamsow warkaga waa sax laken ma isweydisaye adga aqlega maa adegsataye markad raskanvoni cidanka ku dabuleysaye
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 14 сағат бұрын
Mr Xamse caqliunbuu ka hadlaa laakiin caqliyada xasan shiik ku shaqeeyo maba arko miyaa, mise waa nacamle aan caqligiisu shaqeyn ?
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 13 сағат бұрын
Rasgamboni maad ku xoraysid laba sanaad gurgurte u nacamleedahay.
@AhmedNoor-i6v
@AhmedNoor-i6v 12 сағат бұрын
Adiga xor matahay! Caqligaagu ma shaqeynayay markaad raasksmboni aad u direysay ciidanka.
@AdanmaxanedBootan
@AdanmaxanedBootan 12 сағат бұрын
ADAABA DABADHILIFKA UGU XUN AH YAAD WAX U SHEEGI NAFTAADA U SHEEG
@Ilyas-d7l
@Ilyas-d7l 15 сағат бұрын
Marxuum Dheere dheere ma qof daba dhilif ah adiga aheen miyaa jira sow tii laguu adeegsaday inaad leyso dadkaaga iyo degaankaaga in la laayo laakin rabi ayaa maya yiri oo guuleeyey jubaland wabilaahi towfiiq
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 12 сағат бұрын
WUXUUBA UHAYSTAA INUU SHAQO KA HELAY SHIRKAD XASAN LEEYAHAY , AASOW ISKA DABAGALYEY,GABLAN AR HALKA DHEER XAAW DHUGBEELAY!!!!!!!!!!!!!!
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 16 сағат бұрын
Nacas baad tahay xamse ciidan walaalo ah ayaad isku leysay, hadad diinta Islamka aad ixtiraamayso wiilal walaalo ah hub iskuma aad dhiibbteen, adiga xamse ah iyo xasan xaraash waa in Wadanka la idinka qabto.
@xaajia2219
@xaajia2219 15 сағат бұрын
Allaha toowfiiqda ku waa fajiyo Raisul wasaare Xamza
@waxgaradicx6581
@waxgaradicx6581 12 сағат бұрын
Ma filaayo inuu caafimaad qabo qofkaani hadduu innaba caafimaad iyo caqli ku dambeeyo dadka ma yimaadeen ee intuu dhuunto ayuu iscasililahaa
@MohamudHassan-ox6qx
@MohamudHassan-ox6qx 14 сағат бұрын
Xukuumada Xassan iyo Hamze Waa sac sentiisa Canaan saca markuu sentisa cunayo wuu iska dabawaregta wax kale oo lagu tilmamikaro malaha
@husseinyoutubeofficial4008
@husseinyoutubeofficial4008 16 сағат бұрын
Doqomow debka bayay
@muxiyadiinfaraax5372
@muxiyadiinfaraax5372 14 сағат бұрын
Reysal wasaare somaalidaa inaga daayo kahadal wixii raaskaabooni ka dhacay iyo cida masuuliyada dhalinyaradii dhimatay leh
@bismus9944
@bismus9944 16 сағат бұрын
You & hasen is dabadhilif no one else!!! Both of you sold out our country !!!🤯🤯🤯🤯
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 13 сағат бұрын
Maxkamad baad istahisha.meesha caqlikuma haysid ee umada kahor dhaqaaq
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 12 сағат бұрын
Qofyahoow hurda dacaayadda jooji oo madaxdaada ixtiraam. Axmed madoobe oo dhigteeytar ah ayaa qalbiga kaaga taagan.
@dahirmax6281
@dahirmax6281 16 сағат бұрын
Mudane sidaan idinka idiin dhageeysano ayaan iyagana u dhageeysanaa. Hadaba ma labadiina kooxood ayaa qaldan mise shacabka ayaa qaldan. Shacabku wuu wareeray illaahay unbaan u gardhiganaynaa!!!!
@mrjamac
@mrjamac 9 сағат бұрын
DOQON DIBIR KAMA KACDEE DAMEEAHA LEEXLEEXSAA HALKAY KAA XIGTAA BAAY DHAXANI KA XIGTAA WATANOO KALE DOQONTAN MARXUUMKA AH AQLI BUU KU HADLAYAA MA MA AQLI BUU MESHA KU HAYAA WAR NAGA AMUUS DAYUUS YAHOW LIITA
@AbuKhaalid-e5b
@AbuKhaalid-e5b 15 сағат бұрын
mudane ...waxaan nahay arday waxbarata raga na hogaaminaya ee soomaliyeed waxay aheyd inaan ku dayanano....lkn waan ku wareernay .. maanta waxaa uu baneeyo beri buu xaaraan timeenayaa ..wuxuu maanta ku dhaho beri buu wax kale oo kasoo horjeeda na dhahayaa...mudane...maxaad idinkaga dayanaa ?
@mkhalif6834
@mkhalif6834 13 сағат бұрын
Is casila adiga iyo Xasan sheikh - damiin siyaasadeed ayaa tihiine
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 5 сағат бұрын
Ogaadeen maxaa uga qaxinweyday kismaayo? Ka hadal hawsha laguu direy taas bay ahay.
@Hassan-zt6dg
@Hassan-zt6dg 8 сағат бұрын
Marxuum pm xamze manta waa xanaaqsan Malaga waxa ka fashilney burburkii uu la rabey isaga mw xasan sh jubbaland , marka fashilka ka dhacey buu la cabadayaa madama uu hogaamiye idman ahayn oo adkeysin u leh guudha& guuldwrada, marka warkw vila wardhigley ee daneysiga ah ee dadka & dalkaba mar labad la afduubto waa habeenkii xaley oo tagey ,xaqiidana haddii qolo daciif & ruufiyanimo cid lagu sheegayo dowladna wy vila wardhigley asxabtedu horbideyso bey ka buxan lana yaqaan anse la tilmamin,nugu dmabeyn waqtigi waa idinka dhamadeen xaqiqda ku Soo noqda oo dasturka ku Soo noqda haddii somali gudaheda is mawal & is ogol lagu Soo heshiyo aad ka dhega adeygtan beesha calamka baa talada la wqreegi waxana masuliyada qadi dona vila wardhigley walow aysan waxba ka sarigan oo ujedkoduna yhy badar & heeso oo dowladnimo shaqo aysan ki lahyn waxana cadeyn u ah sidey u kufsaden dowladi loo dhintey oo lagu mideysna mesha ay la marayan, warku wixi ku dhan yhy waa qasab in jidkii laga lexdey dib logu Soo noqda,marxuumkana hala macsalameyo waa malmihi u dambeysey walow usan darenkeda lahayn oo awalba gacan yare iska aha oo shaqadisa horey Logan qaatey oo uu wasiirwda la mid ahaa mesha ay ahayn in uu dadka & dalkaba higaamiyo, pole sana
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 6 сағат бұрын
In shacabka lacaayey maraysaa yaahuu
@AbdifitaahBaari
@AbdifitaahBaari 8 сағат бұрын
Ok mudane hadan lacagta aan bixin yaa ibalan qadayo amnigeyga
@mohamedfarah7762
@mohamedfarah7762 9 сағат бұрын
Khudbo update ah ka hadal, oo ah dadkan uu abii dulleystay!!!!!!!!
@moiroble92
@moiroble92 8 сағат бұрын
Sheikh axmed islaam qoormoow soo baxay 😂😂😂😂 Hamza is too intelligent 🧠🧠🧠 Masha Allah
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 5 сағат бұрын
Adiga shaqsi kaa aqli xun somali kuma noola
@ahmedali-tk6mk
@ahmedali-tk6mk 11 сағат бұрын
Waa yaabe ninkan weli mahadlaa😊
@farxadkunollowofficial2247
@farxadkunollowofficial2247 10 сағат бұрын
Iscasil sxb mesha waxbo kuma haayside
@alihandellmohammed7022
@alihandellmohammed7022 15 сағат бұрын
😂😂😂😂😂caawa wuxuu ka hadlayo wax garanayo ma jiraan.
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 16 сағат бұрын
Xasan sheekhow... Qasaarihii Iyo ceebtii nagaartey waa midaan QIILNA loo hayn
@Knowmad1010
@Knowmad1010 7 сағат бұрын
Hassan sheikh waan fahmi karaa oo waa nin USC u shaqyenaya oo raba in ay Jubbaland ka qabsado. Laakiin, ninkan wuxuu isku dayey in uu walaalkii soo xiro oo dilo isagoo xassan isticmaalayo. Nacasnimada intaa ka weyn noo sheeg bal. Nin gurigiisa la’isku dayey lagu dumiyo nacasnimo ka weyn noo sheeg.
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 13 сағат бұрын
Raisulwasare hadal kaliya wax mataraayo maamul goboleed ayaa shan iyo taban bari idiin qabtay inuu idiinka saarayo raskabooni wuu idiinka soo saaray raskabooni ilaa Kenya ayaa orad la idiinku galiyey waliba Axmed Madoowe ayaa warqad usoo jarteen soo qabasho isaga warqad soo qabasho ayuu usoo jaray Xasan Sheeq Maxamud wadanka aad ka hadlayso waa midkaan shacabkana soomaaliyeed ineey baqaan danta ayaa keenayso Mudane Xamse Cabdi Bare waa ogtahay nimankaan meesha ay dagan yihiin maadama dowlad aad tahay maad meesha ugu tagtid maadna soo afjartid shacabka waa masaakiin Axmed Madoowe aad ogtahay meesha uu joogo ayaa kasoo cararteen waliba aduunka ayaa dowlada garab taagan marka shacabka soomaaliyeed way daaleen sidaas ula soco insha allah Ayada quraan ayaad aqrisay adigoo caqli ka hadlaayo marka Mudane Xamse Cabdi Bare away adiga caqligaada halkuu aaday ILAAH KITAABKIISA WAXAA KU JIRO AYADO QURAAN OO BADAN WALIBA SHEEGAYO IN DADKA LAGU XUKUMO DADKA KITAABKA RABIGAY AWAY AYADAHAAS HALKAY KA BAXEEN MALA DILAY WUU DHINTAY WUU BAXSADAY MIYAA AYADAHAAS HABEEN IYO MAALIN LA AQRINAAYO
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 11 сағат бұрын
Rw somaliya adiga qof kaadabadhilifsan majiraa?
@Mdkmpls
@Mdkmpls 14 сағат бұрын
Intuu amniga dayacay ayuu wali isla quman yahay..dooladaan iyadaa ciidankii burburisay 😂😂😂
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 12 сағат бұрын
calooshii ushqayste waxaan sugaynaa xasan oo kucayriya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 сағат бұрын
haduu damiir yar xata leeyahay xamse dadka maso horistaagen midakale wa shaydaan ba ufiirsada markasto wadanka wax kadhacan dadku maameeliya
@ShireCadde
@ShireCadde 10 сағат бұрын
MARXUUMKII XASAN MUNAAFAQ WASI JIRAY. HADLAAYO
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 15 сағат бұрын
Kan waa xoolo reerkiisu isagay dabadhilif xasan u raran loo wada yaqaana iska aamus marxuunow 😂😂😂
@A.salammahdi4950
@A.salammahdi4950 8 сағат бұрын
Sheekh mukhtaar waa kuma markaa caqliyadda xamar taalla walhi waa raqiis
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 15 сағат бұрын
Hamze maxbus moriyanti ba qu cadeqsaniya réer ki AD qa soo jeedhey
@fouziakarani4266
@fouziakarani4266 15 сағат бұрын
Ayadaha quranka iska da bila xikmad baa tahay 😂
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 15 сағат бұрын
Adiga ah daba dhilif aan adantisa aan garaneynin. War iska amuuse oo iscasili.
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 11 сағат бұрын
Waa yaa b Caqliga Qaaliga ah Dadka oo dhan wuuka buuxaa, Saadarteed Waa Riqiis, Caqliyow Xaalqaado,
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 10 сағат бұрын
Caqliga Xamze hadda uu la yimid waa Caqligii dhaliyarta soomaliyeed isku laayn lahaayeen ..... yaaaahu' .
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 14 сағат бұрын
Adigu meeqa dishay Asbuucaan?
@abdiwaasacmohamed1694
@abdiwaasacmohamed1694 14 сағат бұрын
D.D D INTABA WXA LAGU BADBADINKA WA KITABKA ALE OO LAGU DHAQO DALKA LKN WLHI INADAN GUUUL GAADHYN INTAD DASTUUR IYO QUDHUN DABA WAREGAYSO
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 14 сағат бұрын
hormuud meesha ma fadhidaaa mise
@suniilofficial2341
@suniilofficial2341 7 сағат бұрын
He maxa sxbow Ani iyo adi waxan u maleyna inaan HORMUUD Hal wax ka aaminsanahay
@bima9383
@bima9383 16 сағат бұрын
Sshalay markad udananiysay Axmad madobe iyo manta kesaxsantahay
@sahnim7481
@sahnim7481 11 сағат бұрын
😂😂😂Walaahi waa runtaa,Dawlad Somaliyeed maxaa ladhisi,Dabadhilifyo dawlado kale ushaqeeya ayaa xilalkii inoo hayee.
@jamalnoah5564
@jamalnoah5564 11 сағат бұрын
Dowalad majirto mafio boob wada. Baa tihiin. Culumo maaha kuwaas waa mafio magac diinta kuqaraabaneysa 😭 There’s no Somali state but there’s Somali ppl. No rule of law there’s rule of monkeys, there’s no accountability there’s group of robberies 😭😭😭
@mohamedabdirisaak6368
@mohamedabdirisaak6368 15 сағат бұрын
nin isagu iskumakhraati kacaya videoyadaadii hore 2019 dib udhagayso
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 10 сағат бұрын
Sorry, wareer badan baa ka muuqda Xamsa ee waa Ethopia waxa dhibka Soomaaliya ku hayee ee yaan laga oggolaan inay waddanka sii joogaan hadii kale wareerkaas baa Xasan iyo Xamsa iyo waliba Soomaali oo dhan ku jiraysaa abaddan😢
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 4 сағат бұрын
Somaliyeey raali ahaada caawa aqligiinaa meeshan lagu caayay raali raali raaaaaaaaali
@MaxamedYuusuf-j5l
@MaxamedYuusuf-j5l 14 сағат бұрын
Adiga dabadhilif xasan ah
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 16 сағат бұрын
Dhab ufiirso hadalkaaga😂
@KingShibiinYare
@KingShibiinYare 11 сағат бұрын
Adaaa Daba dhilif Hawiye Ushaqeeya waxba ha Calaacalin Dooqon Yahaw Cagaha Dhaadheer 😂
@AwaleFarah-v4f
@AwaleFarah-v4f 7 сағат бұрын
Lacadaali kabalro qabyalalada Doqon😊😊😊😊😊
@AhmedEsa-h1z
@AhmedEsa-h1z 6 сағат бұрын
Marxuum xamse waa doqonkii la sheegi jirey walaahay war Tolkii dhiigiisa ayuu doonaya iyo dadkii wax ka dhigay dayuus dayuus dhalay weeye walaahay usc
@hanaddada74
@hanaddada74 13 минут бұрын
Madaxbulketigan cawaad waa noogay iyo Xasan meel walba xaadir 😂😂😂
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 8 сағат бұрын
Raysal wasaare qoladda Xalane dagan dalka ka saara markaaa ayey Somali xor noqon!!
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 14 сағат бұрын
Mudane raisul wasaare anigoo ku ixtiraamayo tolkaa dalka,dadka waa qiyaameyn waa kuwa xabashi u daba lulaayo fadlan madaxweynaha ha fashilin ee is casil
@mohamedfarah7762
@mohamedfarah7762 9 сағат бұрын
Xamsow xaqiiqda ka hadal, gumeysiga iyo bahdilka itoobiyo nagu heyso ka hadal, walaalaha aad isku leyneysaan ka hadal.
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 8 сағат бұрын
Ninkaaaan waaa nin xanuuunsan xaqiidii Dabodhilif ninkaaaa ushaqeysid baaa kow ah
@AliNuur-f8y
@AliNuur-f8y 11 сағат бұрын
Uraaye uf tuug habartaa ad u tahay madax iyo hawiye uf duf ku baxa insha allaah tuugo nin dheer iyo caqli lakala doqon ogaadeen uraaye
@fuadinho7211
@fuadinho7211 9 сағат бұрын
their should be an accountability....how comes yu sent somali defence forces to the furthest point of jubaland when extremist are closer to yu than yu can imagine....yu and yu boss should resign.......
@AbdirahmanAbdi-q8u
@AbdirahmanAbdi-q8u 9 сағат бұрын
Inaad nasoo horjoogsato adigii aan casilaadada kudhawaaqayn ayaa aqlixumada u ba'an ah.
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 14 сағат бұрын
Doqonow ummada somaaliyeed gacantada lugu dilayaah orad ka tag meeshaan meel aad geydid ma ahan
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 10 сағат бұрын
Ragii isku laayay wiilashii Soomaaliyeed ineey umada soo hor istaagaan maanta oo aay diinta islaamkana gabaad kadhigtaan waa caqli xumo halka ugu sareeysay. War hadii aad caqli ama xigmad haysaan dhaqan bahaayimka maydaan yeelateen alloow umada kaqabo duulkaan dukaysan.
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 9 сағат бұрын
Xamsow adiga Ilaahay caqli kuma siin
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 13 сағат бұрын
Raisulwasare mid ogaada adiga madaxwaynaha soomaaliya Ilaah ayaa kataliyo aduun iyo aqiraba maslaxadeena isaga ayaa garanaayo isagana ayaana taladeena gacanta ku haayo kitaabka quraanka iyo sunnada rasuulkeena Muxammed صلى الله عليه وسلم dadka soomaaliyeed ku xukuma waliba la heshiiya culimada dagaalamayso xoog waxbo kagama qaadaysaan qof wadanka kula leh waliba meesha uu ku dhashay dagan wadanka geed geed ugaranaayo maxaa laga qaadi karaa wadan kale aad u rarayso ma laho gaalna inuu qori soo qaato wadanka kuuma xurayno wax walbo oo dhaco Raisulwasare caqligaada haa shaqeeyo culimada Soomaaliyeed qaar kamid ah dadka ayey isku diraan waana dadka sababay ineey soomaaliya digaal ay ku jirto waligeed dowlada soomaaliya ayey ufasaxeen ineey laayso dad dhahaayo kitaabka quraanka iyo sunnada dadka haa lagu xukumo marka diinta ay barteen culimada Soomaaliyeed waa midaan haday cadaalad jirto waxaa larabay culimada Soomaaliyeed qaladka dowlada ay ku jirto ineey fatwo kasoo saaraan qof aan kitaabka quraanka iyo sunnada aad dadka xukumaynin maxeey diinta ka qabtaa malala digaal karaa mala adheeci karaa dadka haa usheegaan lakiin maanta waxaa jiro qofkii xoog leh ayaa xaajo u falantaa inta badan muxaadaraadkka culimada Soomaaliyeed waxeey ku wajahan yihiin hal dhinac culimada kitaabka quraanka iyo sunnada dadka ku dilayso waliba dhahayso haa lagu dhaqmo diinta hadii kale nasiino ma jirto ilaa aad u dhaqtaan diinta idil adigana waan ku dilaa. marka maxaa xal ah sidaan miyaa lagu jiraa ilaa jiilba jiil uu dhiibo dhibkaan caqli haa shaqeeyo Xamse Cabdi Bare iyo Xasan Sheeq Maxamud xoog dadkaaga ayuu baa'inaa xalna lama gaarayo culimadaan digaalamayso waxyaabaha ay rabaan u fuliya diintana ay qabto waxa ka qaladna haa lasaxo dilka shacabka ay ku haayaan dhiigana ay daadinaayaan badbaadiya insha allah
@ajm13131
@ajm13131 15 сағат бұрын
Dadka somaliyeed ninkaan xoolo ayuu u haystaa , miskiin shaqaale ah oo itobiya iyo xabashi u sheqeeya
@caynabyare3133
@caynabyare3133 10 сағат бұрын
Waad Fashilantay Raysal wasaare ee kursiga iska casil
@isackyusufabdirahman7984
@isackyusufabdirahman7984 9 сағат бұрын
Markaad shacabka leedihiin shabaab iska celiya aawey dowladii mas uuliyada ambiga qaadatey
@umumucaad3298
@umumucaad3298 11 сағат бұрын
Ceebtii iyo jabkii idinku dhacay ka hadal, madaxa darbiyada ha ku garaacan
@FarhiyoSharifAbukar
@FarhiyoSharifAbukar 11 сағат бұрын
Dadka somaliyed qiyam ahan iyo maskax ahan ba wa uu dhinteen wayo waxa madax u nooqday kuwiii buulshada uugu liitay oo an damiir iyo dadnimo toona lahayn nasiibdaro!
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 сағат бұрын
dadka soomaliyed waxan kula takinaya marxuumka hadheysanina dareenka iyo damiirtu dadka kadila wuxu ku caan baxay inu markay ceeb dhodoba inu seexiyo dadka
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 сағат бұрын
ceebti kudhacday qaranka soomaliyed waxay ahayd in xamse iyo xasan ba iscasllan laakin bedelkedi dad maameeli ba lagu ydhi oo seexi si islaxisaabtan u imaan
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 15 сағат бұрын
War diine dhadnimo dowladnimo waxba qu maheysine meesha xassan sheekh wa nabur somaled
@LiilBaro
@LiilBaro 9 сағат бұрын
Isaga,ayaa isa sheegaya oo Xoghaye xasan dhiiqo u ah Tan kale isaga iyo xasan isma dhageystaan miyaa Caqliga waa kan dalki iyo dadki lagu baaranayo Xaaraan xaraash Boob Amni xumo Barakicin Caqliga dal dhan loogu dhiibay oo Xoghaye yahay ilaahay ku soo qabay
@Sahra401
@Sahra401 Сағат бұрын
Umad wada wareersan weeye dadka kalena inay wareeriso rabta.
@nuraali5514
@nuraali5514 5 сағат бұрын
Badda, ha dhhibin, Xamsow.
@YasinMohamed-ly3gg
@YasinMohamed-ly3gg 6 сағат бұрын
War Ninkaan masajd miyuu ka qudbadaynaya🤫
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 14 сағат бұрын
kuwa ku hor fadhiya ee ku dhageysana ayaa kaa waalan
@ajm13131
@ajm13131 15 сағат бұрын
Xamase asaga laftiisa takaaliif masaarno oo waa qalbi doorsoomay 😂
@SadiqHusseenSadiqHusseen
@SadiqHusseenSadiqHusseen 9 сағат бұрын
Qorakaan halagudaqmu sababtoah qoraanka aduun iyu aqeeroo wokawaramaa markaa deentaa hasaraysoo dastoorkaa halaadegoo soomali waxay nawad onoqon leedahay waa dastoorkaan
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 14 сағат бұрын
asagu un ha iska soo qaado markuu kismaayo joogay shasheeye uma shaqeyneyn? afka iyo dhegaya ha ismaqlaan somaliyeey idinu noqoda kuwa maskaxdooda ku shaqeeya ee ha noqonina kuwo lagu shaqeystooo haayraac ah
@daljireali4783
@daljireali4783 16 сағат бұрын
Dabadhil kaa liita ma jiro Xamsow. Damujadiid oo xoolo uruursi ka shaqqysa ayaan stamp u tahay. Almiino xoolaha wax iga siiya dheh
@ashahassan8878
@ashahassan8878 16 сағат бұрын
In uu caqliga isticmaalo adaa mudan xamzow ee maanta wadaad iskayeelku masaaxiibkaagii masjidka beenta ka sheegayey yaad bedeshay mise ceebtii raskiyaambooni yaad dadka kajeedi isleedahay
@MohamedSalah.7
@MohamedSalah.7 11 сағат бұрын
maah maah from mj ah ba tirahda markey kulu laatey kutubta aada isago najaaso ah buu kaaga horaynay quranka 😂
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466 13 сағат бұрын
KAN غلو في ال الدين BAA KU DHACAY AAYADIHII BUU SI KHALDAN U ADEEGSANAYAA WALLAHI TAKFIRI WUU KA DARN YAHAY WAA QURANI OO GULUWI FIDDIIN KU DHACAY KUNA DARSADAY MUNAAFAQ NIMO XAYAWAAN IS DHAKINAAYO OO DABA DHILIF UMMADA SOOMALIYEED HA LUGOOYNIN IS CASIL. AAYADAHANA NOO DAA CARUUR DUGSI LEY INUU U SHEEKEENAAYO BAAD MOODAA HAWIYOOW DOQONKAAN DULQAADKAD KU DHAGEYSNAEYSAN BAAN LAYAABAY.
@anisokhashim681
@anisokhashim681 14 сағат бұрын
Ear nin kaan waalan dalka halaga qabto wuxuu sheehayoo dhan isagaa ku tilmaaman daba dhilfna isagaa ah
@aligabow2448
@aligabow2448 11 сағат бұрын
Doqon Ogaden nahordhan haka been shegin Din Deena sharaftaley dhigii dealing yarada somaliyed walagula xisabtami gortay noqotoba
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 10 сағат бұрын
Jaalle RW Hamze run ma sheegeysid: soo jeedin inaad is casilaad ku dhawaaqdit that's better to yu,,, tusaale anigoon u eegeynin as a dal ahaan waxaa tusaalaheygu yahay: markaan soo qaato RaizalWazarayasha UK" David Cameron" iyo France" ninka layiraahdo AllanJube" wexey isu casileen Marka shacabkooda ay diideen arimo ay wateen waqtigodaasi. Marka adiga Ahaan RW'Hamze barnamij ayaad wadatey wanna aad ku guuldareysatay why aadaan isu casilin hey man waxba kursiga ha isku dhejinin iska tagooo is cassil sidaasaa kuuu magac noqoneysa sumcadna kuu ah. Hey man please resign.
@Fahma
@Fahma 10 сағат бұрын
Wasiradadu in ay alshabaab kujiraan madan ogayn xasana alshabaab yahay
@SOCA000
@SOCA000 7 сағат бұрын
Hadal ficiilkiisu khaldanyahay waa jahwareerin oo adiga qudhaada ayaa iska hadlaya hada 😂
@AamaCade6
@AamaCade6 15 сағат бұрын
Reyswasaare xamse dabadhilifka waxuu ulajeedaa xasan shiiq oo bada gatay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 сағат бұрын
joojin maaweelada dadka soomaliyed caruur maahe xamse doqonow waxad kuqarineysan ceebti iyo dembigi iyo qaran jabki xasan iyo adigu kasheene
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 678 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 194 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 56 МЛН
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 17 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 678 М.