Waxii maskaxdina ka guxayey ad rabten inad iga maqashan...

  Рет қаралды 52,984

Banadir vision

Banadir vision

Күн бұрын

Пікірлер: 287
@Samiiro-qurux
@Samiiro-qurux Ай бұрын
Alla yacizak afkaaga caano lagu qabay sidaa u ahow qof sharaf leh afdaboolan waa dahab we love you brother
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 Ай бұрын
Duco waalid waa qabtaaa saa fartuun happy baa 2 awlaad kuu dhashay maashaaa allah hooyo karti badan quruxbadan maashaa allah wll adina ilmahaaaga ogow oo caruurtaada ha dayrin oo xoog iyo xoolo gali waa iga talo ,qof dagan waaa u muuqataaaa lkn fartuun xumaan ha u qaadin waahooyo ciilan 2 caruura oo hore laga qaatay 2bana korinaysa kaligeed,aboowe sorry ku dheh soo wac caruurtaaa aan wada korsano dheh ayadaaa dGi doonta muuqaal 2aab soo duubi doonta ay leedahahy ilmahaaa waaa layla koriyaaa kolly qof wanaagsan baa u egtahay aboowe nolashu kuma ximayso ,waxaan filayaaa inaad qorshaynayso inaad dhoofto allaha kuu fududeeyo
@Aymo72
@Aymo72 Ай бұрын
Maumaleynaayi inuu kunoqdo naag ceebtiisa banaanka keenty
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Ай бұрын
​@@Aymo72kunoqosho lama sheegin ee ilmaha isla korsada ba layiri
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
Maasha allah si fcn u wanisey sidaas maxa u diidey dadka xumanta so qorayo qofka walkada ah waxa keliya la siiya talo iyo waano ❤❤❤
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 Ай бұрын
Fartuun waxeey sameysay ma fiicneyn aso ogeyn oo qabo iney dhooftey gurigii xaraashtey,Marka diiniyan bila,aadinimo maku fiicneyn waa na naxdin uu ka naxey sidey ugashey waliba aso hooyadiis oo xanuunsan kumaqan. Waxee tiri anba leyma naxariisan oo waa qalnaa marku iga tagaayey iyadu ugu yeraan bil waa dhalneyd oo allaah so kala furtey in hooyadiis oi loo sheegay iney xanuunsan tahay aado wLiba aso yiri kenya uso wadaa saferka dib udhigano,ok iney tiri dhabarka ka toogatey wax ka hareyso ma aha waligeed,Weyna kufududaatey iney sidaas sameeyso,mida kle hooyadiis dambigey ka gashey maxey tahay waa caruurteda ayeeydood,Ani waxa ila fiicneyd iney sugto oo ay so dhaweeyso xata hadey nacdey ninkan iyo noloshiisa si fiican oo wanaag logu kala tago. Laakiin dhuumasho ma aqan in caruurta laga reebanayo mey kacabsatey xata hadey jirto tas ay ka fahanto 10:05 xaal kle jirey markas lkiin degdeg sidas ah mafiicno.
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@nacimanacima5717
@nacimanacima5717 Ай бұрын
Ilaahayba been caaye wiilkan nin muxtarim ah oo dagan bu ueegyahay walahu aclam ❤
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
Walhi waa intan idhan laa
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
Qofka wanagsan isma qarin karo farxadiisa alaha u saaidiyo
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 Ай бұрын
Maalin baa jaamka ku arkay qof dagan buu u ekyahay intuu xaaska lahaa ayaa arkay Willipa
@iqra11rok43
@iqra11rok43 Ай бұрын
Waa run waa wiil dagan, ma, aqaan fartun ayadaa kulul
@user-qu6wc7qm3c
@user-qu6wc7qm3c Ай бұрын
😂😂dhuq dhuq ilaahba Naga og
@user-xb1dx1sb5w
@user-xb1dx1sb5w Ай бұрын
Don’t let your enemy know your next move 💯💯💯👌👌👌 qofkiii hadal kugu dhiba aaamuskaaaa looooogu jawaaabaaa Viva kismaaaayo
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis Ай бұрын
Daganan iyo dulqaad labadabo waykaa muqataa ilahay ha kuu ziyadiyo
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz and plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🥹
@sucdiali2700
@sucdiali2700 Ай бұрын
Never ever brother hakahadlin qoyskaada iyo xaaskaada waxwalboo dhaca iskaga amus hakudayanin afdaboolan waa dahab kugu ogahay very good man maasha Allah
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 Ай бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiro guulayso always walidka ka ducayso hooyo macaan waad liibani doontaa
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
@nashaadbihi8902
@nashaadbihi8902 Ай бұрын
Alle haku sharfo Wll arimaha qoyskaaga waligaa haka sheekeyn
@aaminasalebaancige1119
@aaminasalebaancige1119 Ай бұрын
Waxan layabaa nagaha ku dhagan fartuun oo leh mxy u hadashay ok jawaaab fartuun waxay sheegtay nool aany ku farxin oo aad u adag taasna waa mid uu ilhay u qory wanay ka sheegeen kartaa
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
Video hore been miyaa noloshii Nala tusi jirey romantic❤ flowers 🎉 leysku keeni jirey faraxad ma jirin
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 Ай бұрын
​@@nasriina12345 ha been waye wax walba oo social media ka jira runta ba ku yar
@FahimoAbdi
@FahimoAbdi Ай бұрын
​@@nasriina12345lacag kuraasadan dadka social media run ha moodin
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Ай бұрын
@@nasriina12345abayo welcome to social media meshan waa laa jila wax kajira majirto, sen kuu dhahay.???
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Ай бұрын
@@nasriina12345 sister waxay tidhi way ku shaqaysan jireen KZbin lkn iyadu waxay rabtay shaqo uu ninkeda ogaso shaqeeyo
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Sanka wiil social media kujira oo kaa aqlaq fiican ma arag wll horey usoco noloshada xor baa utahe kuraaxeyso
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
Waxa U qarsoon maa ogtahay hdii uu ficanyahay naagtiisii hore maxuu U dayacay
@NaleeyAbshir
@NaleeyAbshir Ай бұрын
​@@mohamedhassan-yc2cw iiidaa afkee kusheegto inaeey kacarartay asoo mil ku ug
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
@@mohamedhassan-yc2cwnaa kadhamow oro kii inta furay ilmihii kaqaty xaqa uga doon anagu daahirka xukunaa allaah sirta og
@suadmire7450
@suadmire7450 Ай бұрын
Asc Mashaallaah csalaam af daboolan waa dahab allahakubarkeeyo nolosha kuma ciisho amiin amiin ❤❤❤❤
@Aminasacdia
@Aminasacdia Ай бұрын
Wilkaan maxuma fartuuna maxuma ee waa laba qof oo guri dambeys ah labadoodaba oo manyac laga badiyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Meymaqurux11Meyma
@Meymaqurux11Meyma Ай бұрын
😂😂😂
@FahimoAbdi
@FahimoAbdi Ай бұрын
Oh hadaa fahmay miisha dhibka kajiro wllhi markoo dhahay guri dambeys ahay labo yaraan waa wadan labo madax weyne leh
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Ani fartuun waxaan kafahmey aniy maskax kale kushaqayn yacni dadka lotaliyo
@user-ei3hb8mb7u
@user-ei3hb8mb7u Ай бұрын
Hadal hayntan ka faaidayso viewskaga malmahan lagu hadal hayo hakuu kacee lacag ka qabso meesha❤
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv Ай бұрын
Sax waye lcg kasame
@meymunaali7850
@meymunaali7850 Ай бұрын
Kindly let this guy be free ,dont force him to bring his past life here. Too much questions are not necessary. This lady is very fast. Be cool sister
@ashanur7166
@ashanur7166 Ай бұрын
Saxiiix
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 Ай бұрын
Ma Ashallh abwe alle haku barakeeyo farxadada hawarto xas qurx badan o dinta iyo cilmiga baratay alle haku siiyo aamiin yaarabi❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Maanshaa Allaah waa wiil gob ah hadaad walidkaa ubaari fakeysay waad helidoontaa mabsi bax koley anigu wanaag uun baan kugu baranaye adkeyso wax dhib kusoo haadheyna waad ka kudbi inshaa Allaah ❤❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@kawsarkayse1225
@kawsarkayse1225 Ай бұрын
Waa kuguwaajib in aad ilmahaaga biilato sida salaada iyo sooka rabbi kuwaydiindoono
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Adi wax qof dhahay ma iskagala iman mesha wiilkan ilmihisa isaga dhalay wajibkiisana yaqaano noloshada maare
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 Ай бұрын
Sheeko walba 2dhinac bay leedahay marka hal qof harumaysan
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@user-zf2dc1zk4u
@user-zf2dc1zk4u Ай бұрын
Gabar xoshood badan o akhlaaq leh alaha ku siiyo waku decayed
@Umumohamed632
@Umumohamed632 Ай бұрын
Mansh alaah aad iyo aad ayuu udagan yahay wiilkan guul iyo gobanimo
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan Ай бұрын
Kaamerada horteeda hafiirin wax uqarsoon ma ogaankartid wllo😮
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Guurkaaga dame ka fiirso hadaa gabadhan xiriir la leedahay ka fiirso xoogaa way fududahay
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@muna229
@muna229 Ай бұрын
Danbigan iska daaya nin iyo naag wada noolay ilmo isku dhalay dhexdooda idima qado allah ka cabsada oo umada faraha ka qada
@ridhwanadam1103
@ridhwanadam1103 Ай бұрын
MashaAllah you are a good man
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand
@saramahamed1901
@saramahamed1901 Ай бұрын
Maasha allaah af daboolan waa dahab shaqsiyadda iyo xushmada waa kaa muuqataa sanka allaha ku xafido walaalkey hore u soco
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Sanka allaah gabar sharafleh haku siiyo garoob ciilan oo nin hore ciilkis qabta kadheerow 👍
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@ncmh1751
@ncmh1751 Ай бұрын
Masha Allah adiga dahab ayaad tahay nolosha allaha kuu qurxiyo
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 Ай бұрын
Wa ku saxantahay walal af dabolan waa dahab ben mahan
@ifraahahmed8323
@ifraahahmed8323 Ай бұрын
Maasha Allah nin rageed inaa tahay wey kaamuuqatay afdaboolan waa dahab ninka raga waa kan aan la tirsan dumarka adiga oo kale inyar ayaba ka haray nimanka Hada jira wey u bahanyihiin kuwa la goosgoosta dumar nolow walal intey nolol jirto😊
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
Qabyaalad maa Ku difaacee khaniiskan naagtiisa dayacay mashaqeystaha
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Masha Allaah beautiful good boy 💯
@RidwanismailaliRiduu
@RidwanismailaliRiduu Ай бұрын
Wadiga uun abayo ee ilahy haidin barakeeyo inshallh
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil Ай бұрын
Su.aal xumaaa naa su.aalaha soo diyarso noH wexeyyy su.alahan calyada😏🙄
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
Masha alaah nin raga waa ninka aan ka shekeyn wax dha yaala ama nolosha gurigisa hore af daboolan dahab ✅️✅️✅️✅️
@farhiya2
@farhiya2 Ай бұрын
Hadal hayntu waa sharaf aboowe sidaas kuwad waligaa haujawabin
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qli plz and plz igu so bir ❤❤❤🙏🙏🥹
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
Xanun qabyaalad ayaa Ku difaacaysaa khaniiskan
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 Ай бұрын
Maxa khaniisnimadisa ku tusay adigo nin rag ah wll. Maxa qabiil keenay ❓️ma khasaba qofku qofka u taagero inay isku qabiil yihiin❓️​@@mohamedhassan-yc2cw
@ramla8285
@ramla8285 Ай бұрын
MashaAllaah afdabolan dahab❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Wax kasta waa ognahay war kale managa dhaadhacaayo caadi iska dhig ee ilmahaaga biilo ceeb kale miyaa kuu dhiman
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Adu ma maxkamad baa tahay maxaa kaa galay 🤐
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Ай бұрын
Adiga u biil isaga waxbo ma heyste wa ma shaqeeste yaaah hadi kale iska aamus 😡😡😡😡
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Ай бұрын
Hal qof waxu ku sheego layskama qaato sheeka walna laba dhinac ay leedahay
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Ай бұрын
Sanka sidaa jeceshahay oo kheyrka ku jira Allaha ku yeela walal
@MaaidoAli-o8s
@MaaidoAli-o8s Ай бұрын
Ana u horeeyo waku salamay
@aslahusein5148
@aslahusein5148 Ай бұрын
Dadka qofkika aamuso umbaka reeye af dabolan wadahab naag lalama tirsado
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq Ай бұрын
😂😂 naagaha lalama doodo waa runtaa 😂 Lkn facil ayaa latusaa wll 😂
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Ай бұрын
Maasha allah tabarakallah sidaa kuwad waligaa hakasoo hadil arimahaada kuu gaarka ah xaas hore iyo mid dambe
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r Ай бұрын
YAA ALLAH WIILKAAN IYO FARTUUN ISKU SOO CELI OO BOGOODA BURCAD ISU MARI 😢
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Too late weyba dhiqaysey
@deeqatalyaanichannel3721
@deeqatalyaanichannel3721 Ай бұрын
Umalayn maayo wayo already way dhiqaysatay😊
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Banadir vision 2019kii ayaan ruwaayada ka daawan jiray....wilkan 2018 2019 ayuuba youtuber weyn ahaaa asaga iyo channel kale wiil magaciisa hadaanan qaldaneen Qays la yiraahdo.......mashaqeeyo mxa loo dhahaa. Qoftan ay isgursadeen oo kala tageen asagoo youtuber ah ayadaa ku gashay weyna kujecleed ma hada ayuu la qaraaraaday.
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Sax iyadaba youtubekeda ma la aqonin isagaan kubaranay oo ukalakiciyey
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Ай бұрын
​artuun aa subscribe badneed 😂
@dagancali754
@dagancali754 Ай бұрын
Bebta mahan wlhi ruwayado bu samen jiray isaga iyo gabar buran xoga
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 Ай бұрын
Masha Allah sharafi korkaada ha ahaato
@siman111
@siman111 Ай бұрын
Rer xamar wa dad habaaran naag ku faanaysa nin qaba sida uga tagi laha diyaarsanayey walal isma fahmeyne aan kala tagno dhihi karto aniga gabadhas naag wiilka hooyadi inu aado diidaneyd weye xanuunsan haku dhaafto meel ka qayr badan Inshallah Mashallah aamin
@dagancali754
@dagancali754 Ай бұрын
Mya wlle mcn haday tirahdo an kala tagno ilmaha inu ka qato by ka baqday
@user-zf2dc1zk4u
@user-zf2dc1zk4u Ай бұрын
Gabar xoshood badan o akhlaaq leh alaha ku siiyo waku decayed ilaahay daltiina waku jeclhy❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@faizuun2626
@faizuun2626 Ай бұрын
Nin rageed sasa laga rabaa dadka so dhistay ba manta sids kugujizary
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Ай бұрын
Asaga laso dhisay 😂
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Ай бұрын
meeshas jacrshay illaahey haku geeyo dadaal
@marwo15
@marwo15 Ай бұрын
Shaqo la,aan iyo naxriis la,aan iyo ixtiraam la,aaan isku darsatay 😂😂😂
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Oo maxaa ku ogaysiiyay ma aduu kula noolaa
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
​@@kayfmohamed565adi aamus doqonyey qabyaalad ku difaacee khaniiskan
@queensucaad4743
@queensucaad4743 Ай бұрын
Oo adiga ma guri la seexan jiray mise waa wax,aa maqashay yaab badanaa 🤔
@user-fo7np7vk1p
@user-fo7np7vk1p Ай бұрын
Malin baa lagu waydini doonaa qof walalka ah eray qaldan u qortay gacmahagan marqaati ku noqoni donaa mar Ale ka cabso
@siradm
@siradm Ай бұрын
Gabadhi uu qabay la garaye tan kale ee ka sheekaysa yaa baray? Yaab wax la ha hubsado dambigana iska daaya
@umuyasirumuyasir6850
@umuyasirumuyasir6850 Ай бұрын
Mansha Allah sharaflow
@Xia_whoami
@Xia_whoami Ай бұрын
Masha Allah keep going Brother
@amranchannel2810
@amranchannel2810 Ай бұрын
Don't judge the book by it's cover 🤔🤔🥱🥱
@seinabmohamed2
@seinabmohamed2 Ай бұрын
Yutub waaa shaqada ugu lacag badan oo laqabto shaqa kalena laguma tari karo
@hindaali1709
@hindaali1709 Ай бұрын
Gabadhu fududaaaaa😂😂😂
@user-xb1dx1sb5w
@user-xb1dx1sb5w Ай бұрын
Libaaaaax 2 maaaaha sxb horey u soco mar danbena meeshaaa lugta dhigeyso kafiiiiiirso viva kismaaaayo 💯💯💯 adiga iyo maxed buskud markiiii horaaaa garoooobo guuuuursateeeen wixiiii lagusoooo fureeeey qabtaaaa garooooob 😎
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Kkkkkkk beenta iska daa xumaantu gabar iyo garoob malaha
@Leylo266
@Leylo266 Ай бұрын
Gabar taan la horeysay 2ilma buu ku furay cabdi salaan maxamed buskudna sidi kale gabar hore buu 6ilma ku furay marka garobada waxey u gursayeen iney gabarta uga roon thy fiirinayeen Mar hadaad thy nin aan shaqeesana gabar iyo garob toona kula joogi meyso😅
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saara walaalyaal mahadsanid
@abasasad5637
@abasasad5637 Ай бұрын
Mashallah eedo waad dagan tahy cabdisalaan
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Ай бұрын
Abdisalaan waligey xumato kama arag gabadhaas uu furey yara fudeyd ku arkey waxan dawan jiray markay isqabeen allaah aclam
@hindisac7758
@hindisac7758 Ай бұрын
Welcome back brother ❤❤
@faadumaibrahim3335
@faadumaibrahim3335 Ай бұрын
MASHA Allah 👍🏽👍🏽🇸🇴🇳🇱🇸🇴🇳🇱🇸🇴🤲🤲🤲
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 Ай бұрын
Mashallah saas ayaa lagaa rabaa afdaboolan dahab waxii yuunanaasayo asagee u taal dheh laakin aniga waligiin waa i sugeesan
@duniamahat2422
@duniamahat2422 Ай бұрын
Mashalaah wll 🥰😍❤️
@siradm
@siradm Ай бұрын
Ducada Ilaahay ha kuu aqbalo, arrimahaagana ha kuu hagaajiyo
@user-zf2dc1zk4u
@user-zf2dc1zk4u Ай бұрын
Masha allha
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@samsamdheeman720
@samsamdheeman720 Ай бұрын
Shaqo waa mid wax kaa sogalyso, oo daqli kugu filan ama kaa badan ka sogalyo 😂😂😂fartun soo dhageysty
@user-we8es7mi2o
@user-we8es7mi2o Ай бұрын
ماشاءالله❤❤❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@sumayamuhamedabdulle2204
@sumayamuhamedabdulle2204 Ай бұрын
Wlley qeyli bdnidaa bisinka sitar tiib ah uhadal 😂😂
@user-zf2dc1zk4u
@user-zf2dc1zk4u Ай бұрын
Allha ku barkeeyo
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Ай бұрын
Runti wiilkan waa ka muuqataa inuu yahay qof dulqaad badan oo degan.
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Ай бұрын
Nin kaanasiib badan hadane kanasiib xun majiro fartuun oo naag adag ah oo gartileh inta heshay baad si dhibyar iskagasidayday hal talo aan kusiinlahay ilmahada lakorso gabadhaas adag
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 Ай бұрын
Ka faaideyso views kaan😂
@Dailyvegtables
@Dailyvegtables Ай бұрын
Think your children future and be hide your secret even what need to do😊
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 Ай бұрын
Sii Gooobonimo leh buu uu Hadlay Gooobonimo wa u dhalasho ❤
@Dailyvegtables
@Dailyvegtables Ай бұрын
Legend wxba yey naag ku qodqodin leave here alone
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r Ай бұрын
Tan edadi Amxaarada aheeed miyaa oo gabadha umusha xataa isbitaalka ugu tagin Ani wiilkan waxba kama shegayo waayo shaqo la aan Nairobi dhan bee kajirta
@nimcoxasan-xj3hv
@nimcoxasan-xj3hv Ай бұрын
Dumashidey a cubibar dhar Oso dhebtay fartuuna waxay tire lacagtii cilaan sarka wa o dhibi wayey
@LovelyOrchid-wd2ju
@LovelyOrchid-wd2ju Ай бұрын
Wilkan ana asago yar ila mardhow daris ahyn wilkan wa wil aad u fcn bu aha ilahayba runta og
@fadumojamac1767
@fadumojamac1767 Ай бұрын
MANSHA ALLAH
@Adesh19jelle94
@Adesh19jelle94 Ай бұрын
Hadal hayntu waa sharaf keep going bro 💪
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@xaliimoabuukarmaxamuud2264
@xaliimoabuukarmaxamuud2264 Ай бұрын
❤Masha Allah guuso Wall 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Ай бұрын
Sanka waa madax❤❤❤❤❤❤
@user-wx4gf2im4s
@user-wx4gf2im4s Ай бұрын
Masha allah warunta walal afdabolan wadahab guleyso
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed Ай бұрын
Masha alaah waa wiil afgaban
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Ай бұрын
Wcs Mami ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤❤❤
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy Ай бұрын
Keep going abowe ❤❤❤❤
@Muna-op6oz
@Muna-op6oz Ай бұрын
Mnshallah Mnshallah SAS ayaan karabaa
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
@bilan1674
@bilan1674 Ай бұрын
Qof dagan ayaa u egtahay madha Allah ❤
@user-ef1ov8cp1t
@user-ef1ov8cp1t Ай бұрын
Mashaalaa 😊
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n Ай бұрын
Shaqaduu necebyahey
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Ай бұрын
Ma naagtanbuu qabaa hhhh nyaa wlhi maskintii Ina ka fiicnen ee siiilkada waxa kasoobaxo adaa korindoono ogow e iska ilaali ninkan midu ilmo timahu fafadhiyan kusodayacay😅😅😅
@hayathajihayat9788
@hayathajihayat9788 Ай бұрын
Dulmi iyo edab dara iskudarsatey akhlaaq yeelo
@miskiabdullahi2121
@miskiabdullahi2121 Ай бұрын
War isku xishoow
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Ай бұрын
Afxumada jooji aqalaaq malihidee hadal wanaag San kuhadal ama iska aamu
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Ай бұрын
​@@hayathajihayat9788 kor biniaadam Kakasho isma dhamo fartuun kama fiicna nagta wana lawasaa saytahayba maxa ka badalikarta
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw Ай бұрын
​@@hayathajihayat9788adi maxa Kaa galay dhilo qabyaalad aya Ku heysa
@ayanabdul3371
@ayanabdul3371 Ай бұрын
Waw nin adag
@user-yw7pr8re5k
@user-yw7pr8re5k Ай бұрын
Wallahi wilkan dulqad iyo daganan kamuqtha
@ruqiyaismaciil6279
@ruqiyaismaciil6279 Ай бұрын
Wiilkan waa wiiil aaad udagan runtiii
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Ай бұрын
Wllkey sanka waa ognahay inaad lacag naga samayso😂😂😂
@aminoaden6671
@aminoaden6671 Ай бұрын
Guuleyso wllkey qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love you
@user-qc7jf6mi8p
@user-qc7jf6mi8p Ай бұрын
Waligaa haka hadlin wllo
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Ай бұрын
Allla nagahaan waa maxay qoyan yahiin mesha fartuun markay jogaan ayada ayay la jiraan halkan fartuun ayay edeynayaan yahuu midka kale waa dad caruur isku haayo hooyo iyo aabo isku ah 😂😂😂
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Ай бұрын
Comments ley waji malahan ani ahaantey fartuun bean ladhacsanahay wayo waa naag iskufilan qurba nacas ilmo aan lagu biilin kukorineydo ninkane waxa maqlay naag fartuun kahoreyday in ilma kudayahay
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Ай бұрын
​@@hanaashafici7231 sas ka rabaa dumar land nimo nagaha nin markay arkaan is tus tus 😂😂😂 adi wad ka cafimad qabtaa
@Haniarte
@Haniarte Ай бұрын
Sanka waan arkay isago darsonka maraya
@RidwanismailaliRiduu
@RidwanismailaliRiduu Ай бұрын
❤❤
@user-vg2tl8rg8b
@user-vg2tl8rg8b Ай бұрын
Hada dulqaad leedahay maxa udhahday albaabka haday ika furiwayso wee ika furanthy masaasa dulqaad ku leedahy
@Asmabare-uc7qo
@Asmabare-uc7qo Ай бұрын
Hore usoco wll
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh Ай бұрын
happy family malaga badaley chanelki
@user-bi5jz8po9m
@user-bi5jz8po9m Ай бұрын
Man sha allaah.
@Najla.kitchen
@Najla.kitchen Ай бұрын
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 68 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Abdisalam oo wax badan kahadlay ugu dambeyn..
8:19
Banadir vision
Рет қаралды 54 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 7
16:10
Fartun Happy
Рет қаралды 182 М.
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Umu amiir official
Рет қаралды 34 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 89 М.
SHEEG CALAAMADAAN OO KU GUULEYSO LACAG WAX FUDUD AY KASI WAAYEEN hhhh
22:06
Nolosha cusub HODAN & ANIGA...
6:26
Banadir vision
Рет қаралды 17 М.