Waxka ogow Awooda Ciidanka Qaranka somaliland? waa imisa tiradoodu? Muuqaalo aan hore loo arkin

  Рет қаралды 85,312

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@tuulotage3310
@tuulotage3310 Жыл бұрын
Muwaadin dhaba oo dalkiisa difaacaya af iyo adinba hadii loo baahdo xogogaal hore usoco
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Dharbaaxaa ku dhacday’ kuwaas Ciidan maha
@cabdirashiidgiire1969
@cabdirashiidgiire1969 Жыл бұрын
Mansha Allah tabrakalaha hambalayo hambalayo guul gobanimo somaliland ilahow noosiyaadi aaaamiin aaaamiin ayaa rabi 💚 🤍 ❤
@khadijoxasan823
@khadijoxasan823 Жыл бұрын
Somalilanad guuuuuul guuuuuul
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind Guulayst Geeshka Yagow
@tiriiga8168
@tiriiga8168 Жыл бұрын
Maasha allaah allow cadawgeeda somaliland jabi ❤❤❤❤
@raandhiisccasiisshdayib
@raandhiisccasiisshdayib Жыл бұрын
Masha allaah ilaahay ha barakeeyo somaliland, Ciidanka muuqda waxa ka badan inta qarsoon ee kaydka ah iyo inta bilaa dirayska ah ee shacabka la joogta
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 Жыл бұрын
Hodhadho siyaad oo kaaciidan badan baa dumay maadaa xoog iyo ciidan ku faani kara
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
.Long life the Republic of Somaliland 💪💪
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Maasha allaah alxamdulillaah tabaarakallaah illaahay ha xifdiyo oo xaqa haku sugo cadowgoodana illaahay hajebiyo
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 Жыл бұрын
KA BAX EE DAGAAL OGAYAAL WAXAAD LEEDIHIIN HARGEEYSA IYO BURCO IYO BERBERA KA GUURA KA BAX BUHOODLE KA BAX DHULKA DHUL BAHANTA
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z Жыл бұрын
mbc congratulatin president
@abdirahmanabdullahimohamed3121
@abdirahmanabdullahimohamed3121 Жыл бұрын
ilaahay ka cabso oo umada been ha U sheegin Somaliland waa state ka tirsan soomaliya
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
waxan aad hubaa in awooda ciidanka SL AY U DHEERTAHAY AWOODA MUUQATA MID AH DOOBIR KU LEEYIHIIN DIRIRTA OO AAN QABO IN ALLA GUUL KU TAAGEERO SABABTA OO AH NIYAD FIICANYIHIIN NABADA WEY SOO DHOWEEYAN DAGAALKA WEY KU DHIIRANYIHIIN GUUSHANA ALLA UGU DEEQA
@khadarindhojacayl6256
@khadarindhojacayl6256 Жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo SOMALILAND 🥰🥰❤️❤️❤️👌💯🙏
@roodamohamed1450
@roodamohamed1450 Жыл бұрын
Soomaaliland guulaso soomaaliland guulaso soomaaliland guul GUUUL 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@maxameddhego4166
@maxameddhego4166 Жыл бұрын
mnsha allh mnsha allh ciidanka qaranka guul allé habarakeeyo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo qaranka somaliland
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Long live to u insha Allah ameen broadcaster
@ridwaanmaxamuud8229
@ridwaanmaxamuud8229 Жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp 7 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo dir assl
@mxaaji4994
@mxaaji4994 Жыл бұрын
Somaliland guul
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 Жыл бұрын
Masha alla Ciidanka somaliland waliba Awood intan ka badan ayaay leenyihiin allow dhawro Ciidanka iyo wadanka somaliland ba
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Жыл бұрын
Maansha allah maansha alla guuleysta guuleysta guuleysta guuleysta Somaliland,
@fahadaxmedyasiin3894
@fahadaxmedyasiin3894 Жыл бұрын
Somaliland waatase somalia oo dhan soo kaxeyso kalayoo wax ka qaad
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 Жыл бұрын
Maasha Allh guul iyo gobonimo
@madarcali122
@madarcali122 Жыл бұрын
MASHA ALLA geesiyaal naftooda hurayaala
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Guul qaranka somaliland
@barguilmoktar
@barguilmoktar Жыл бұрын
Mashaa ALLAH Somaliland mustaqbalka waa tii FALASTINE xoraynaysay
@sakiyaresakiyare4600
@sakiyaresakiyare4600 2 ай бұрын
Wariye sirta ciidanka qaranka ha sheekeen
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Жыл бұрын
allaahu akabar allaw nabadgalyad noo aadkee
@ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
@ayaanleandiazizdaljoogsoma3844 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuuul
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Uluuuluuuu haku quusteen kuwa Facebook ka soo hanjabayaa
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Mashaa allah Vive sland
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
Taani libaxa halayska jiro
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
masha Allah ilahow aan la cowryin cadowgoodana cagta hoos teed hal guuto ka mida aan la dagalamayn ilaa lagu soo duulo ayaay ka dagalamaysa ka waramaha hadii waxasoo dhan soo hamamansadan nuux taani iyo ali bare waa salamaya geesiyada wadanka
@eternalbliss1767
@eternalbliss1767 Жыл бұрын
Kkkk raggaan qayb waa caradhay, qayb waa la dilay, qaybna noloshaa lagu qabtay😂
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 Жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa Xogogal, fadlan looma baahna inaad sirta ciidanka ka sheekeyso. Haka sheekeynin saanaddooda. Ha sheegin tiradooda iyo tayadooda. Haddaba dusha oo keliya ka dulmar. Welligaa hoos ha u daadegin. Fadlan waxan kuu sheegayaa (tangad palay). Dusha kala soco oo hoos ha u gudagelin. Waar ka joog, weriye xogogal.
@ismotube8895
@ismotube8895 Жыл бұрын
dnt worry no one knows exact number of miliitry number of our aramy in somailand except president and chief millitry and other so dnt worry alxmdullah we strong
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Zxp Ciidanku ma laacag siiraba waxaay ha sheegin ciidanku waa waxaa ka kaliye qarsoonayne
@sekeriyemaxamuud1430
@sekeriyemaxamuud1430 Жыл бұрын
Guulaysta Isha allahh
@abdirisagmohamed8931
@abdirisagmohamed8931 Жыл бұрын
Saxaafada soomalilaand yaa adoo miidhan ka dhiga ilaahoow xafid diinta dalka iyo dadkaba
@Kadraahmed124
@Kadraahmed124 Жыл бұрын
Masha allaah somaliland
@Ugaas_samakaab
@Ugaas_samakaab Жыл бұрын
Maan sha allah aleh ha idin dhawar
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Guul guuuuul
@yusufaskar6985
@yusufaskar6985 Жыл бұрын
Guul iyo Gobanimo
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Жыл бұрын
Jabhada Garoowe waa in sida ugu adag loo Ciqaabo.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Ciidanka somaliland way awoodan inay xamar iyo garowe qabsdan
@ramaahmed441
@ramaahmed441 Жыл бұрын
Maasha Allah horaa losoconayaa
@mubarikindho2173
@mubarikindho2173 Жыл бұрын
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
@c.mj.d4033
@c.mj.d4033 Жыл бұрын
Somaliland maan sha Allaah Weeyi Maanta Waa kii Madax weynuhu Usheegay Kiwii Kushirayey Xamar Inuu Ubabac Dhigaayo Kiwii Shiraayey
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI NIN IS FAANSHAY WAA RI' IS NUUGTAY.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Konfurtu bolis mooye ciidan ma lahyn 1960 wax ka horyay blse kuwa somaliland dagal weynihi labad e dunida ka so qayb galin
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Жыл бұрын
Weriyoow dee shaqo aan laguu dirsan ha fara_gashan yaanad soo afjarmine Ciidanka tiradiisa iyo saanadiisa inaad ku gudo dhacdo waa khalad waana denbi adag markaa iska hubi xisaabaha khaldan eed booshaaqayso
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Mashallllllla mashaallllla
@saadomuse5990
@saadomuse5990 Жыл бұрын
Ham Ham baa kadhacday
@xasanijaara9867
@xasanijaara9867 Жыл бұрын
GOOD
@adamawad262
@adamawad262 Жыл бұрын
sirta ciidanka halaga daayo mediaha
@saadomuse5990
@saadomuse5990 Жыл бұрын
faankii xaguu ku danbeyey, Illahay baa waa awood buuxda leh ee dulmiga waa lagu jabaa dadoow taa hala ogaado
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Waar reerkii yaraa ee majiirteen ka daaya bootada buulkeedii ayay galeene
@Qarandhise
@Qarandhise Жыл бұрын
Geesi geesiyada dhalay
@fahadaxmedyasiin3894
@fahadaxmedyasiin3894 Жыл бұрын
Daljire media jamaac ganaad
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Mashallllllllllla
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Жыл бұрын
Fatima
@samataraar
@samataraar Жыл бұрын
Somaliland qaran Qota dheerlee weeyo Qolqoliyo maa ogolaa In laa qabsho dagalkoo Taaa qadanmaysee Qori caradiibà uu Qorshasan oo dhigan Guul somaliland
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
Il iyo cawriba la aada halayska jiro
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Жыл бұрын
Kaydka xaadir 1.5 hhhhhhh
@kaamacaamjacylka6444
@kaamacaamjacylka6444 Жыл бұрын
Somaliland guul
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 85 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 7 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
30 sano ka dib Somaliland xaggay u socotaa?!
10:34
Sahanka
Рет қаралды 69 М.
Abwaan Caqaayad Lascano Cadaymihi udanbeeyey iyo Dagaal Cusub
21:33
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 85 МЛН