Рет қаралды 660
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo Ra'iisul Wasaare Mudane Xamse Cabdi Barre waxay jirsatay 100 maalmood. Warbixintan muuqaalka ah waxay soo koobeysaa waxyaabihii ugu waaweynaa ee Xukuumadda u qabsoomay muddadaas.