Waxyaabaha Ay La Kulmaan Dhalinyarada Marka Ay Shaqo Soo Codsadaan.

  Рет қаралды 18,231

Jiil Media

Jiil Media

18 күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 23
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 16 күн бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 16 күн бұрын
Ciyaalkan jiil media jiliinkoodu caadi maahan waan taageeraa Wlahi.
@jamacomarali9662
@jamacomarali9662 16 күн бұрын
Laakiin ciyaal maha walaal❤😊
@user-sp8zv2zt9l
@user-sp8zv2zt9l 16 күн бұрын
Wll ciyaal ma aha waa dhalinyaro
@user-ho9bj5up9m
@user-ho9bj5up9m 16 күн бұрын
Sooo badiyaa videos yaasha
@user-jb4wo7vs3c
@user-jb4wo7vs3c 16 күн бұрын
Wlhi dhibkaan wanawada hystaa jamacd dhamee shaqo ha helin ayaa nalugu duceyay 😅😅 waxan isdhahaa yaa kusoceliyo waqtigii iyo qarashiii iga baxay jaamacad iskusheegtii aan so dhameeyay
@HudoAbdi
@HudoAbdi 16 күн бұрын
Jiil media waa baraha jiilka cusub❤
@Aadansabca8072
@Aadansabca8072 15 күн бұрын
Realy ayuu ka hadlayaa
@Aadansabca8072
@Aadansabca8072 15 күн бұрын
Khibrada ma caloosha lagala so baxaa❤
@Apduuu
@Apduuu 15 күн бұрын
M.a shaqo ficna heysiin🎉❤❤
@user-pc7zx6zs9l
@user-pc7zx6zs9l 15 күн бұрын
Aniga waxaan raba in aan jiil media ku soo biiro qeebta jilinka lkn magaranayo meel aan wax ka bilawo😭
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 16 күн бұрын
Si fudud ku socod bar ubadkaga adoon wax gaari isticmaalin 🎉kasoo daawo chnnlka queen fardowza official
@AsmaAxmed-qs2yg
@AsmaAxmed-qs2yg 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-bw4kb6mw2k
@user-bw4kb6mw2k 16 күн бұрын
Kanbaniga madaxaa ubixinaa kulahaa😂😂😂
@honey-sl8xm
@honey-sl8xm 16 күн бұрын
Daahiye Dirac iga dheh
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 16 күн бұрын
Google ka ayaa ku qoray wadamad ugu faqiirsan africa waakee wuxuu isoo saaray somalia kalinta 3 Ilaahyoow somalia u gargaar 😭🔥
@mohamedadamosman9499
@mohamedadamosman9499 16 күн бұрын
Carabiga musalsalka liskuma Halaayn karo😢😢
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 8 күн бұрын
Companyga mdxan ubixina kulaha😂
@diamondgirl.
@diamondgirl. 16 күн бұрын
Wey ley ceeri karaa lee😢 ani dabeecadaheyga been ka ma sheki laheyn waayo beri anaa layga rabaa in aan dhaqmo yaa i shaqeynayo maantadhan dabeecad aanan laheyn maa iska keenkeenaa😢
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 16 күн бұрын
Gob gob dhahsy iga dheh runtii horay u socda walaalahy runtii say tahy kusoo jisheen
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 16 күн бұрын
Mursal kulahaa : ax anaa is toogtay Deeqo kulahaa : halka talent aan leeyahay waa hurdo Dahiya kulahaa : companiga in dhulka ka qaado ayaa kor galin karaa War kuwaan Waji malahan 😂😂😂😂 I liked this video ❤❤❤❤
@user-jb4wo7vs3c
@user-jb4wo7vs3c 16 күн бұрын
Xitaa luuqada carabiga bartay waxan kabaqayaa inan ilaabo maxa yeelay wax waliba waa gacan kuhyn ana waxn kuolaaliyaa si aan u hilmaamin muslalaadka carabigaa iska daawadaa hadii kle mar dhow waxa dhici ma adaa wax iidhiibatay😅😅
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 16 күн бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 23 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Maxkamadda Dumarland
8:31
Bile TV
Рет қаралды 85 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 80 М.
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН