WAXYAALO AADAN KA OGAYN CAADADA DUMARKA | ADNAN & SIRKA PODCAST

  Рет қаралды 32,539

AS PODCAST

AS PODCAST

Ай бұрын

WAXYAALO AADAN KA OGAYN CAADADA DUMARKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#sultanfilms
#adnan_sirka_Podcast

Пікірлер: 484
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k Күн бұрын
Allahu akbar illhow kuwo wanaagsan oo xalad walba na fahma nasii
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 3 күн бұрын
"Podcast" , magacaas waa u qalmaa barnaamijkani in lagu magacaabo, shukran si cilmiyaysan aa wax noo soo gaadhsiiseen.
@hindacarab9169
@hindacarab9169 Күн бұрын
Masha allah allah haydin barakeeko two doctors ❤
@aishaAbdullahi-cm6fu
@aishaAbdullahi-cm6fu 8 күн бұрын
Dad meshaan looga baahnaa hada by imaaden welcome
@SibleBullington
@SibleBullington 20 күн бұрын
*Our God indeed is a covenant keeping God. Has he said a thing and not perform it? I watch how things unfold in my life, from penury to $356,000 every three months and I can only praise him and trust him more. Hallelujah 🙌🏻🙌🏻🙌🏻*
@Suerunnels
@Suerunnels 20 күн бұрын
Hello how do you make such monthly?? I'm a born Christian and sometimes I feel so down🤦🏼of myself because of low finance but I still believe in God🙏.
@SibleBullington
@SibleBullington 20 күн бұрын
Thanks to my co-worker (Alex) who suggested Ms CHRISTY FIORE
@SibleBullington
@SibleBullington 20 күн бұрын
She's a licensed broker here in the states🇺🇸 finance advisor.
@SibleBullington
@SibleBullington 20 күн бұрын
After I raised up to 525k trading with her I bought a new House and a car here in the states 🇺🇸🇺🇸and also paid for my son's surgery (Oscar). Glory to God.shalom.
@KatieFleming517
@KatieFleming517 20 күн бұрын
I've always wanted to be involved for a long time but the volatility in the price has been very confusing to me. Although I have watched a lot of KZbin videos about it but I still find it hard to understand.
@naimorizak2831
@naimorizak2831 5 күн бұрын
Mansha allah wa mowduuc cajiiba inta badana lagama hadlo sababo dhaqanka la xarira wan so dhawaynaya ka hadalka arimaha muhimka ah
@farxiyaxiis7798
@farxiyaxiis7798 28 күн бұрын
Finally, dadki aqoonta laha haday bulshadena kuso badanyan in ay dadkeena wax u sheegan mahadsanid drs👏🎉
@SaadoDana
@SaadoDana 29 күн бұрын
Marka hore aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin mudaneyaal runtii mawduucyo waaqica taagan ah ayaad oo masakaxdayda ka guuxaya ayaad kasoo hadashaan Baarakalaah lakum walalaahay❤ dhanka su'aalaha 5 waydiimood ayaan wataa insha allah kulanka kan ka dambeeya aad qabandoon taan inaad iiga soo warcelisaan ayaan rajaynayaa 1: Cuntooyinka ugu haboon xilliga caadada ama qudaaraha ugu haboon? 2: Gabadhu ma samayn kartaa jimicsi ama jiim xilligan? 3: Ma jiraan dawooyin aad kula talinaysaan inay qaataan habluhu wakhtigan oo ka caawin kara in xanuunku ka yaraado? 4:Gabadhu inay xanuun dareento xilligan qayb miyey ka noqon kartaa calool istaaga? 5:Haddii adiga oo caadada bishii mar heli jiray aad 2 goore aragto ma cilad xanuun ayey noqon kartaa mise waa xaalad caadiyan ah? Shukran lakum❤.
@israapdirashid1269
@israapdirashid1269 28 күн бұрын
Aaad iyo aad ayad umahadsantihin doctor sidokle gabadhan su,aasha soo gudbisay Anigna runtii maskxdyda su alihii ka guuxayay ayay soo gudbisay hal mid ayaan kudari lahaaa intaa ay gabadhu shegtay 6:xanuunka oo bilba bisha ka dambeeya sii badanaya cilad miyaa kenaysa mise waa wax caadi ah doctor? JAZAKALLAH KHAYRA
@ishrakkhadarshiikh8857
@ishrakkhadarshiikh8857 28 күн бұрын
Intaas wan la qaba inantan
@xayaadmalpohmalpoh635
@xayaadmalpohmalpoh635 11 күн бұрын
Wll ana jawaab uga bahny midaa wana kula qaba fikirka
@user-dk7mb8ib2s
@user-dk7mb8ib2s 8 күн бұрын
Wa inta aan waydiin lahaa wilsha khayr alle ha siiye
@aishayasin2690
@aishayasin2690 28 күн бұрын
Waa podcast kowaad ee aan arkay ama aan fiirsaday ee ka waramaya mawduucyada khaaska u ah caafimaadka ee somali ku baxa. Waan soo dhawaynaynaa aad noona soo badiya barnaamijyada Waxa soo jiidasho leh sida isula daadihinaysaan podcast, example marka midkiin la waraysanayo ee madwuuca ka waramayo ka kale wuxu metelaya bulshadii oo yacni su,alaha oo kale sidu u weydinayo waa si bulshadu xoog ugu fahanto thanks alot 🙏
@FardowsoArisaq
@FardowsoArisaq 7 сағат бұрын
Saacaan lajoogo waan hyaa ilaahayow na cafi 🤲
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 29 күн бұрын
Party 2 waxa ku so dartan kaninka xanuun baabiyah ee ka isticmalo xaldan dhib miyu ku gaysan karaa ta labad sida xanuunka lo yareyn kara ama waxa yalaha la sameyn karo Aad aya u mahadsantihin walayal😊
@Inaabdullaahi319
@Inaabdullaahi319 20 күн бұрын
Abaayo waxa isticmasha marka xanun darentid qarfaha kaligiis biyo ku karkari ee cab
@nursing170
@nursing170 3 күн бұрын
abaayo ibuprofen la isticmala waxna kuguma keenayso
@carawelocali5932
@carawelocali5932 3 күн бұрын
Did he has youtube ? Masha allah his voice allahumabarak
@maryamoabdullahixasan8802
@maryamoabdullahixasan8802 2 күн бұрын
Jazaakalaah Dr Adnan io Dr Sirka 🙏
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 4 күн бұрын
Waar inamo wan ini soo dhaweynaya marba tiktok ini ku arkay waanba ini wayay 😂Hadah sikadisa inii Arkay wana ini ku farxayba wlahi sababto ah sida ganba uhadlaysan isku waraysanaysan Ee horay usocda anaguna tagerayaal ama zxibadihiin ini noqonayna insha Allah inikuna no dadala 🎉❤
@NasraMaclinCumar
@NasraMaclinCumar 14 сағат бұрын
Mahadsanidiin Xanuunka Caadada Anaa Qaba Inaa Xanuunsanahay Is Moodaayay Hadeeyba Wax Caadiya Yihiin Waaku Mahadsantihiin
@XafsaMaxamed-gx3nh
@XafsaMaxamed-gx3nh 9 күн бұрын
Wlhi been idin sheegi maaayo xiligan aaan dawanayo caadadu dhibaato daran ayey igu haysaa markaa dhkhtarkii ayaa la xidhiidhaa wlhi naftu way I qabataa😢😢😢
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 5 күн бұрын
Channel kaan sifiican haloo taageero waa mid nacfi badan
@user-uu4zl3zu4k
@user-uu4zl3zu4k Күн бұрын
Illhy ha idin barakeeyo waa mowduuc wax badan laga faa iiday
@HamdaJama-li5hn
@HamdaJama-li5hn 6 күн бұрын
Marshall allah Wll aqoonyahano
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 Күн бұрын
Jazakaalh❤
@hanaanmed7938
@hanaanmed7938 3 күн бұрын
Thanks waban u bahayana in aan ogano cafimaadkayaga❤ 😊
@SaynabaAxmad
@SaynabaAxmad 5 күн бұрын
Mashaa alh❤❤❤
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 3 күн бұрын
mahadsannidiin Dr cadnaan iyo sirka
@user-yb4id9uf5n
@user-yb4id9uf5n 4 сағат бұрын
Abaalkiinu jano huunayal❤
@farhiadahir5428
@farhiadahir5428 9 күн бұрын
Mashallaah thnx it was meaningful topic to bring awareness into ❤❤
@hamdamoha8340
@hamdamoha8340 28 күн бұрын
Anoo dhiiga ii joogo video gaan igu so beegmay😢 thanks Dr
@nasrahared144
@nasrahared144 25 күн бұрын
Same ❤abt
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 11 күн бұрын
Maa sheegee markaa kkkk
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 27 күн бұрын
Marka hore ilahay ba mahad dhamanted iska leh wiilashena waxan leyahay Masha alla jazakallahu khayr ilahay cilmiga caqliga iyo cafimad kaba haydin barakeyo mawducyada nocasa aad ba loogu baahna noso badiya hanaga cajisina thanks ❤
@user-cm7tr8vf3p
@user-cm7tr8vf3p 20 күн бұрын
Waw thnks dr❤
@abdirahmansaciidbaanday8525
@abdirahmansaciidbaanday8525 29 күн бұрын
Maansha Allah. Dr adnan and Dr.sirka Allah yahfadak
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 10 күн бұрын
Very important topic Thank you ❤well explained
@nasteho_Beauty
@nasteho_Beauty 28 күн бұрын
Thanks Dr ❤🎉
@miskihussein8948
@miskihussein8948 29 күн бұрын
Cajiib shaqo aan caadi ahyn baa naga dhex socota wlh ahmdlh ❤ilahay hanoo gargaro
@AbdinasirAhmedfx
@AbdinasirAhmedfx 27 күн бұрын
😅😅😅
@AbdinasirAhmedfx
@AbdinasirAhmedfx 27 күн бұрын
Illah calf idnkudaro qof idin fahma
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj 24 күн бұрын
​@@AbdinasirAhmedfxAmeen yaa rabi❤
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 22 күн бұрын
Ameeeen YAA RABB
@Muktafiabillah11
@Muktafiabillah11 29 күн бұрын
كتب الله اجركم واحسن الله عزاكم ورفع قدركم نفتخر فيكم كثر الله أمثالكم Waad istaahishaan inaad millions kor u dhaftaan BI IDNILLAAH na waad dhaafysaan hore u socda Our Doctors
@Kaldeeqa229
@Kaldeeqa229 13 күн бұрын
Thanks dr ❤
@ilhaamabukar1088
@ilhaamabukar1088 7 күн бұрын
Dhaqaatiirta mahadsanidiin.
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 28 күн бұрын
Masha Allah dr adnan aan dr sirka🎉
@ZamzamCadey-yc8dj
@ZamzamCadey-yc8dj 17 күн бұрын
Wow MashaAllah ❤
@user-vn5sl2vp9n
@user-vn5sl2vp9n 29 күн бұрын
Thanks dr
@miskimire8415
@miskimire8415 8 күн бұрын
Podcast igu horeeyay ee rag wadaan op soomali ah oo aan dhagaysto baa tihiin guuleysta❤
@RandaAbdikarimHassan
@RandaAbdikarimHassan 11 күн бұрын
Thanks dr adnan io dr sirka❤
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 25 күн бұрын
Waa topic aad u muhiimsan waxaa idin codsanaa inaa markale iyo si faahfaahsan idinka rajeynaa insh Allah
@nemoabdurahman
@nemoabdurahman 26 күн бұрын
Masha allah
@nadhiyahabdullahi
@nadhiyahabdullahi 20 күн бұрын
JAZAKA.ALLAH ❤
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 7 күн бұрын
Mr koofiyad madmahad snthy su al mu hiimad I waydisay❤
@ShugriSaciid-tc6ql
@ShugriSaciid-tc6ql 29 күн бұрын
Aaadbaaad u mahadsanthiin wax badan baaan idinka faaidey ❤
@flastinguled2815
@flastinguled2815 28 күн бұрын
الموضوع مهم جدا شكرا لكم
@cawomaxamed8154
@cawomaxamed8154 Күн бұрын
Ugu horayn Aad iyo aad baad u Mahadsantihin Alle haydin barakeeyo wllo ❤ kolay mawduucani wu baladhan yahay wxn Rajaynaya inaad soo dhamays tiridontan inasha Allah hadaba anigu waxan idin waydinaya maxa u hadabon inanta ama gabadha in ay isticmaasho sida cuntoyinka iyo wixi la mida sido kale mxay iska ilalinaysa intay ku gudo jirto wakhtiga
@SurprisedCrescentMoon-mw7ji
@SurprisedCrescentMoon-mw7ji 24 күн бұрын
Masha allah dr Adnan iyo dr sirka
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 29 күн бұрын
Dr adnan and Dr kle jazaakallaah qeyrn❤
@nasrasaalax7048
@nasrasaalax7048 11 күн бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanhy inaan chanel kiina kuso biiro mnta aadna ka hadlysaad mawduucyo muhiim ah oo aad ugu baahanty bulshadeenu iyo dhalinyaro si fcn ugudbinya aad ayaad umahadsantiin
@Yh.manol3899
@Yh.manol3899 16 күн бұрын
Mashallah thank you
@hafsajama4884
@hafsajama4884 29 күн бұрын
Very interesting topic. Thank you, doctors
@user-bp7gj8yg8x
@user-bp7gj8yg8x 28 күн бұрын
Best topic thnkz Dr adnn and sirka
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 29 күн бұрын
Xalqadaan waaa uu dhararyeey wlhi ugu danbyn waaa dawaday Bec mawduuc aan Aad uu jcllhy in laga hadlo baad ka hadasheen Shukran Our Doctors❤️
@Umuliso-nafisa
@Umuliso-nafisa 27 күн бұрын
Good discussion
@SalmoAbdirahman-hh9jz
@SalmoAbdirahman-hh9jz 10 күн бұрын
masha allah 12:28
@user-pg7ft2dz5l
@user-pg7ft2dz5l 17 күн бұрын
Thank you so much our drs
@hoodoali7272
@hoodoali7272 8 күн бұрын
mash'allah tabarakalaah mawduc aad loogubahna weeyi mahadsanidiin dr's ❤ irregular hormones ayan ladhibana Oo cadada igakhalkhali jirtey kadib waxa laygu shegay PCOs and endometrium hyperplasia, hada bil kahor computar marey PCOs wuu ba'ey dawoyin iyo tricks Dr isiiyoon sameyey awadeed Alle icawiyey number one alxamdulilaah, hada wali "endometrium hyperplasia" wuujiraa maxaad igulatalin laheydeen mahadsanid😊❤
@yaasiinxidig
@yaasiinxidig 29 күн бұрын
Msh allah 2 dhaqtar oo aan aad udaawado dr adnan iyo dr sirka.
@LuulKhalifAbdulle
@LuulKhalifAbdulle 28 күн бұрын
Dr thanks
@Inasheikh-w3s
@Inasheikh-w3s 24 күн бұрын
Tanks our doctors Haday macquul tahay podcast kaan isbuuci laba jeer inoo soo gudbiya aad baan uxiisaynaaye
@AsiaomarAli
@AsiaomarAli 28 күн бұрын
masha allh dr adnan and dr sirka aqoonta allh idin barakeeyo wax badan ban idin ka faaiidnay
@user-un4ul4wg4k
@user-un4ul4wg4k 29 күн бұрын
M.a mhdsanidiin drs
@user-ix7mp8zz6o
@user-ix7mp8zz6o 28 күн бұрын
Mahadsanidiiin m.a allaaah nii xifdiyo
@aishasaed2454
@aishasaed2454 12 күн бұрын
Mahadsanidiin Alle khayr ha idin siiyo dr❤
@HamdaHassanHagaa
@HamdaHassanHagaa 18 күн бұрын
Maxay Allah Podcast kii inta aan podcast arkayey ugu fcnaaa masha allah Wlhi waan ku farxay
@hafsaahmed3280
@hafsaahmed3280 28 күн бұрын
Thanks so much 💯
@munamohamed2900
@munamohamed2900 27 күн бұрын
Mansha allaah dr alle khyr badan haku siiyo
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 27 күн бұрын
Mansha allh dr alle haydiin xafido so badiya
@queenmmtzzqueenmmtzz5500
@queenmmtzzqueenmmtzz5500 8 күн бұрын
mahadsanidin waa mowduuc aad u muhiima ❤
@user-xg1dz5bo7v
@user-xg1dz5bo7v 28 күн бұрын
Ayyyy thngs❤❤❤dr adnaan io matankiisa
@HudaMaxamuud-zi1bk
@HudaMaxamuud-zi1bk 28 күн бұрын
ManshAllah tabatkalah mahadsanid doctors❤
@leylashariif749
@leylashariif749 19 күн бұрын
الموضوع حساس جدا وانتو مره مبدعين جزاكم الله خير doctors
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 6 күн бұрын
Jizakallahu kheyr dhaqatirtena waa mowduc aan aad ugu bahi qabno wan jeclanlaheyn faahfahin intaa ka badan,oo marku qaldanyhy ah iyo waxyabaha sababa iyo waxa loga hortagi karo insha allah mhdsndn
@hikmoabdiaziz8721
@hikmoabdiaziz8721 29 күн бұрын
Saa nii jeclhy ❤ilhy ha inii jeclaado❤❤❤❤❤❤
@hafsawasiro7284
@hafsawasiro7284 28 күн бұрын
Mawduuc aad u muhiima aaanu sugeyney khaasatan hadanu dumar nahay wad mahadsan tihiin our doctor's Jazaa aka allah❤👏
@mohamuttbile5613
@mohamuttbile5613 27 күн бұрын
Good topic
@XajiAhmedAbdi
@XajiAhmedAbdi 27 күн бұрын
inan waxa bartay.mansha Allah huno
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 28 күн бұрын
Dr kheyr allah ku siiyo wlhi meela badan noo iftimisay❤
@abdirahmanali3691
@abdirahmanali3691 12 күн бұрын
Mashaallah wallo
@asmaomarali1294
@asmaomarali1294 28 күн бұрын
Mash allah dad mudan in la taageero.😊
@shukrimohamed8483
@shukrimohamed8483 27 күн бұрын
Thanks our doctors Su,aasheydu waa badanaa waxaanahay dadka guriga howshiisa hayo xiliga cadada iyo xili kastaba marka gabdhu maqaadi kartaa wax yaalo culus markey cadada joogto
@Deeqacabdulqaadir
@Deeqacabdulqaadir 28 күн бұрын
Dr cadnaan and Dr sirka aad ayaa umahadsantihiin baraakalaahu fiikum
@aragsanahmed-gt7dn
@aragsanahmed-gt7dn 29 күн бұрын
dr adnan and dr sirka aad u mahadsantihin part2 noga so samaye plz
@aasiyaahmed7768
@aasiyaahmed7768 8 күн бұрын
عندما تعطي الشهاده لمن يستحقهاm. a ilhy ha idin barakeeyo. waxbadanaa idinka faa, iday i. a anoo meshaan hada jooogo meel dhaafsiisan anoo jooga baan idinku soo laaban doonaa👆🏻🥰♥
@Aziizo10
@Aziizo10 27 күн бұрын
mashaallah doctors waa mahsantihiin barnaamijka na waan bogaadinaya waxana idinka codsaneya in aad ku soo hada shaan muhiimada ay hurdada leedahay is qaabka ay u dhacdo iyo sida loo xaliyo khalkhalka hurdada
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 16 күн бұрын
Alle ha idin barakeeyo Doctors. Cilmiga rabbi ha idin siyaadiyo ❤
@axlaamazhari
@axlaamazhari 9 күн бұрын
Masha allah mowduuc wngsan, ku mahadsanidin, maxay thy daawada ugu fiican ee gabdhaha ay u qaadan karaan xiliga periodka?
@naciimocismaan1438
@naciimocismaan1438 26 күн бұрын
Masha Allah brothers thanks for the best topic you release
@Queen-iqra-dhawrsan
@Queen-iqra-dhawrsan 28 күн бұрын
Mahadsanidiin dr's part two sugaynaa❤🎉
@apdiaziizsalebancilmi2875
@apdiaziizsalebancilmi2875 27 күн бұрын
Masha allah cashar wanaagsan Dr
@DakeyaMoe
@DakeyaMoe 26 күн бұрын
Mshaalh Dr
@Kowsar-n7q
@Kowsar-n7q 18 күн бұрын
MaashaaAllah wiilasheena soomaaliyeed waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan eed mawduuca uga sheekeyseen inshaaAllah xalqado kale soo sameeya jazakAllah huunayaal
@nafeztahir
@nafeztahir 27 күн бұрын
waa wax muhiim u ah qofkasta m,a keep going guys
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 24 күн бұрын
Keep up the good docs ❤
@aragsaninaaxmed5384
@aragsaninaaxmed5384 13 күн бұрын
Thanks . Dr wxn rby in aan ku wediyo 1)Gabadhu inta ay cadadu u jogto ma smayn kartaa jimisi ana wax culys ah dhibato miyey u kenaysaa 2 ma jiraan dawo ay icticmali karto oo xanunka ka yareynayo 3)cuntoyinka ku badan cusbada iyo biyaha qabowga bdan wax dhibato miyey u keeni karaan😊❤
@FowziyaAbdi-qo6bb
@FowziyaAbdi-qo6bb 2 күн бұрын
Şu Asha 1 my 2 xanun baa bi iye iyo gas waxan ehen Haa isticalin ayaga xata maybe inad xasasiyo ku qabte 3 my Waa halis qabow dhan mafcna wll
@MUNAAHMEDEMAN
@MUNAAHMEDEMAN 28 күн бұрын
Mahadsanid dr sirka and dr adnan. Waxan idin weydiin laha maadama oo waxkhtiga uu qofku( dumarka) helayo periodka ay kala duwan yhiin already aan ognahy number fixed ah oo eggs ah ay dumarku leeyhiin ma odhan karnaa gabadhiba mida ay ka hor hesho xaga dambe way ka hor gaadhaa menopause ka
@abdifataaxcali7889
@abdifataaxcali7889 29 күн бұрын
m.a guuleysta my doctors
@FaisalHire
@FaisalHire 5 күн бұрын
Waxaan idiin ahay taageero keepgoing cadnaan io sirka
@fardousaliahmed8726
@fardousaliahmed8726 26 күн бұрын
Mnsha allah podcast igu fcna xga somalida alle hay idinka abaal mariyo
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 7 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 4,5 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 24 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 52 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
DARYEELKA MAQAARKA (SKIN CARE) | ADNAN & SIRKA PODCAST
37:11
AS PODCAST
Рет қаралды 39 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 24 МЛН