''Inay Geeriyoodaan ayay ka jecel yihiin Dumarku in lala guursado..."Doodda Sky Cable Tv.

  Рет қаралды 71,706

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 364
@caishawali8198
@caishawali8198 2 ай бұрын
Habalah waxay ku qurux bdanyihiin inaanay raga ajanibta la hadal oo aanay is arkin, raga waxay ku quruxbdanyihiin inay raganimo yeshan oo anay dumarka la murmin oo anay hamigooda ka dhigin seen dumar qurxoon ku helaa. Dadka dhamantood waxay ku qurux bdnyihiin inay rabigood ka cabsadaan oy raali ahaanshihiisa raadiyaan. Allaha na hanuuniyo dhamaaten
@NajaxciiseNajaxciise
@NajaxciiseNajaxciise 2 ай бұрын
M.a saadshegty waaye AmmiN dhamanteeN alle hana hanuuniyoH
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 2 ай бұрын
Sadaqta walaashayda mu'minada ah ,,jazaa-akalaahu khayr.
@Layla-e2r
@Layla-e2r 2 ай бұрын
Sheekhu waxa uu yiri ninka iyo gabadha waa sida midigta iyo bitixda oo kale, waxa uu ujeedaa in ay kala fadalan yihiin sidaa sina ma jirto, Alle (swt) wuu karameeyey ibnu bini Aadan oo dhan sida uu Quran ka la inoogu sheegay. Sida uu Alle(swt) inoo sheegayo waa masuuliyada uu Raga saa ray sida biilka iyo waxa kale ee soo raaca, laakiin dadnimadooda Alle (swt) waa karameeyey midwalba, kuwa sheekh yada isku sheegaya ee cuskanaya Quran ka si qaldan cadawadna u haya haweenka Alle ayaa soo qaban doona inshaAllah. Saalaxna marwalba waxa uu yiraahda anigu waxaan wax wanaagsan larabaa gabadha soomaliyeed laakiin waa beentiis waayo dhimashadeeda waa kan karaba wixii kharash ka galay in reerkeedu uu u soo celiyo, kama naxo, kamana tiiranyodo, markaa waa beenaale, ( waa looser)!
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 3 ай бұрын
Sh cabdilaahi ayuun baa cilmi ku hadlaya. Masha allh
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 ай бұрын
Mash'Allah sheikh jazakalah sharaf bad leedahay wad na kaafisay wlhi dooda dartaa bn u daawanaynaa❤
@CaliCsameh
@CaliCsameh 3 ай бұрын
Shiikhu wuu mahadsanyahay sida shiikhaa dooda halooga qayb qaato inta kele waa iska buuqayaan.....🎉
@kadra825
@kadra825 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيركم واجزاء اخواني واخواتي الكرام ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميكم امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲💕🤍❤️🎉💓 الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أحبك أحبك أحبك يا رسول الله 💗💖❤️🤍💚❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@Ileysbook
@Ileysbook 3 ай бұрын
Xagee raggu ka yaryihiin. Mashaqeestayaal ayay noqdeen iyo balwad. Ceebtooda in ay qariyaan ayay. Rabaan.
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 2 ай бұрын
Marka dumarka loo ego aad bay U yar yihin wayo goja cade kaliya 8 bil waxa ku dhimatay wax ku dhaw 1k kuli godna waxay ahayen rag dumarku waa 100 %10
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 2 ай бұрын
​@@engbirlaqe6507ka badan labada dhinac ilaa 5k way gaadhayaa dhimashadu
@bulaalecabdi9566
@bulaalecabdi9566 2 ай бұрын
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@XudayfeXuseen
@XudayfeXuseen 2 ай бұрын
Amiin🎉🎉❤❤
@Ugbaad-q9t
@Ugbaad-q9t 2 ай бұрын
امين يارب ❤
@Najax-tp4uw
@Najax-tp4uw 2 ай бұрын
Masha Allah inanka. Khadar cisman inuu. Daaci ka. Reebo magaciisa. Uu. Uugu yeedho. wuu. Ku . Mahadsanyay
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 2 ай бұрын
Anigu wan baa ku farxay masha Allah
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Alleh subaxaanahu watacalaye Wuxu Yidhi " Waxan isku kiin Abuuray inaa is Asturtaan iskuna Degtaan". Maanta Somali higsigoodi iyo himiladoodiba waxay noqotay iyaga Hoostoodii uun ma gursan karaa, ma guursan karo iyo hadalo yar oon meelba haysan. Halka caalamku ay wax soo saar iyo himilo dheer leeyihiin.
@NagaadMustafe-me9hj
@NagaadMustafe-me9hj 2 ай бұрын
Wall daaci iiso dil kdb igoorso bilaa meher
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
@@NagaadMustafe-me9hj diyaar weye Damanad yaa ka haya adnah
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
In guursado waa qayb diinta kamid ah
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 Guurba ma diidin wllo
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 3 ай бұрын
Ninka yidhi AFAR AFAR ayuto isugu guda oo hal nin ku shurakooba iyo midka leh IPHONE kiina igu guusada labadabo waxaan leeyahay ISKA HADLOW INA IGARRE inanta ookiyaalaha sidato waan wataa❤❤❤
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 3 ай бұрын
Wllo xasan Allah cimriga iyo cafimadka kuu dheereeyo allah caqli buu ku siiyey iyo xigmad ❤
@abdurahmansaeed2111
@abdurahmansaeed2111 2 ай бұрын
Saalax waa nin af xun oo an metelin ragga. Waa ciyaala suuq weynaaday oo gadh samaystey. Xaal qaata dumarow.
@afnancumer8907
@afnancumer8907 3 ай бұрын
Mansha allah nafarka u jawaabay daciif daaci nacas naagaha bartay ninka ragi wakii dumarka xagooda u naxarista
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
الرِّجَالُ قَوَّامُونَ عَلَى النِّسَاء بِمَا فَضَّلَ اللّهُ بَعْضَهُمْ عَلَى بَعْضٍ وَبِمَا أَنفَقُواْ مِنْ أَمْوَالِهِمْ فَالصَّالِحَاتُ قَانِتَاتٌ حَافِظَاتٌ لِّلْغَيْبِ بِمَا حَفِظَ اللّهُ وَاللاَّتِي تَخَافُونَ نُشُوزَهُنَّ فَعِظُوهُنَّ وَاهْجُرُوهُنَّ فِي الْمَضَاجِعِ وَاضْرِبُوهُنَّ فَإِنْ أَطَعْنَكُمْ فَلاَ تَبْغُواْ عَلَيْهِنَّ سَبِيلًا إِنَّ اللّهَ كَانَ عَلِيًّا كَبِيرًا
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 3 ай бұрын
Wallahi hablahan dooda ayaga ku adkaday ragga buudgaa lala dulmaray, waa nin rageed waa ninki wax guursado ee wax guursada inantas pointigi ayay asiibtay inantas way iga gadantahay ❤❤❤
@SuhaipHiis
@SuhaipHiis 2 ай бұрын
لقد كمل كل شي هذا الشيخ وجزاه الله خير الجزاء
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH 2 SHEEKH EE LA FADHIYO WARIYAHA IYO XASAN ALLAHA IDIN BARAKEEYO ALLAAHUMA AAMIIN
@abdimoge5666
@abdimoge5666 3 ай бұрын
Ninkan Daaciga la baxay ma Guur baa ka soo burburay si buu ugu adadag yhy Dumarkee? 😊
@hadiyaapdyrahman2242
@hadiyaapdyrahman2242 3 ай бұрын
haa miyanad dawanin isago ooyaya
@hamdahusein-qv8yt
@hamdahusein-qv8yt 3 ай бұрын
2 ba guribaa ka dumay tii hore wlhi xataa weelka iyo masaxada ayay udiri jirtay ciilbay baday waxna muu haysan xafadaha ayuu gayn jiray iyadoo uurle
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 2 ай бұрын
Ilahay ka cabso qabri iyo qiyaama ka dambeeye​@@hamdahusein-qv8yt
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 2 ай бұрын
​@@hadiyaapdyrahman2242isago ooyay cidina may arage ninka ka xishood
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Ileen waa halka waxan oo nacab ahi kaga yimadeen😂😂
@Inahebel-w4j
@Inahebel-w4j 3 ай бұрын
" aakhiro marka la tago adeer cadaabta looma kala eegayo rag iyo dumar " dumarka munaafaqadaynta ka daaya oo runta usheega inay qaldan yihiin (from saalax)
@nagadmaydhane2200
@nagadmaydhane2200 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 adiga miyaa saxn markaan
@abdifataxali429
@abdifataxali429 3 ай бұрын
Haah isaga kaa saxan ​@@nagadmaydhane2200
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Waa qaniis boos buu baneesanayaa😂😂😂😂
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 2 ай бұрын
​@@balqeisahmeth1037 adiga miyuu ku fuulay qaniis markaa iska dhaheysid ereygaas kula fudud inuu shirki weyn yahay ma ogid
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
@@nagadmaydhane2200 ma qaniisbaa wax fuula isagaba lafuulaye 🤣🤣
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 ай бұрын
Dood lama odhan karo waa dhego hadal caadiya waxbaa dhacay caawa
@najmacarab7003
@najmacarab7003 3 ай бұрын
Sheikhu wuuna kafiyay alle khayr hasiiyo
@taarofihri-qo2wn
@taarofihri-qo2wn 2 ай бұрын
Midakale ee ah dhaqaale inuu baxo illaaahay baa inoo abuuray inaan dhididno😢
@kadra825
@kadra825 3 ай бұрын
MASHA ALLAH WLL QALI SAALAX DACII WAA QIICII HADA JIIRA BUU KAHADLA LAKIIN MASULIYADU RAGA BAYSARAN TAHAY XAQIIDII GUURKA HALA FUUDUDEEYO OO HALABADIIYO SIIDAY XUUMANTU UUYARATO DHAMATIIN WAAD MAHADSANTIHIIN BROTHER'S AND SISTER'S THANKS 🙏🎉❤🎉❤🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FahimaAbdi-jf8lh
@FahimaAbdi-jf8lh 2 ай бұрын
wuuku gabadaaa
@bintucali7288
@bintucali7288 3 ай бұрын
Saalax ugu dambayn heat ka lagu kiciyey hhhh koodhki wakaa la baxay. Saalaxaw wax baro wll
@UgbaadCkariim
@UgbaadCkariim 3 ай бұрын
Waa haysaa
@abdurahmansaeed2111
@abdurahmansaeed2111 2 ай бұрын
Saalax waa nin af xun oo an metelin ragga. Waa ciyaala suuq weynaaday oo gadh samaystey. Xaal qaata.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 ай бұрын
Daaci-isku-sheeggaasi waa qof Ilaahay. Waa halkaa C/raxmaan e, rag ma metelo. Waa neef.
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW MAASHAA ALAAAH TABAARAKALLAAH AQOON YAHAN XASAN ALLOOW KU XIFDI WAA RAGA UU ALLAH INOO SHEEGAY KUSOCO,,,,,,, ISHOODA ALLAH KAA BADBAADIYO ALLAAHUMA AAMIIN
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi 3 ай бұрын
Saalax waxaan uga baqanayaa wlhi inay cuqubo kaga dhacdo hablahaa uu sidaas ugu xadgudbayo ee uu dulmiga ka galayo
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 2 ай бұрын
Wuuba soo hungoobay wuu cadho hadlaya kadib mentale ayu u buka oo dumar lama tuso.serial killer inu ku noqda laga yaaba
@hamdabilan838
@hamdabilan838 2 ай бұрын
Sheikha Shrf Io karamo jirkaga ❤🤲🤲
@rabeccaadam8905
@rabeccaadam8905 2 ай бұрын
Sheekha Cabdillahi Iid ilahay khayr ha siiyo
@mohamedabdisamed3151
@mohamedabdisamed3151 3 ай бұрын
niow aan talo indin siiyo tv ahaan marka aad dood masiiri ah aad qabanaysaan fadlan dedkeeda ama aqoonta u leh ka waydiiye
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Dadkii aqoonta lahaa wy kajaakireen waayo ciyaal waxma garaty ah ayaa la horkeenayaa😀
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 3 ай бұрын
Mansha allah tabarakallah waar waa lakarbaashay Dulayste hii
@mohamedidil8755
@mohamedidil8755 3 ай бұрын
Hassan legend bro salax nin doqon ahay gabadha ceybeya nio kalehxo gabadha
@kadra825
@kadra825 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيركم واجزاء اخواني واخواتي الكرام ماشاء الله تبارك الرحمن 🎉❤🎉❤
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 ай бұрын
Doodu way wngsnty lkn far dheeraad ah baa Ku dhexjirta waana daaci isku sheega umada iyo ilahayba ka xishood walalow qabri lama mitir ah baa lagu dhigayaa aduunkan waa laga tagayaa 😢
@abdurahmansaeed2111
@abdurahmansaeed2111 2 ай бұрын
Saalax waa nin af xun oo an metelin ragga. Waa ciyaala suuq weynaaday oo gadh samaystey. Xaal qaata
@nimcuushabdi2310
@nimcuushabdi2310 2 ай бұрын
M.a rag iyo dumar fariidiinaa meesha yimid ❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 7 күн бұрын
Anigu xaal waxaan u arka 50 Dumar ah 50 rag ah in la isku guuriyo Sanadka walba culimo caamo ciroole Dumar ha loo kaco dhalinyarada aniga u yar 1000 dolar diyar la ahay❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
DAACI Saalax: 9 jir bay ku guursatay Caaisha Usheeg kulahaa😂Wxn kayaaby sidu ula googo'o haweenka😂Lkn Xasan haweenka umbu uhiilinayaa dhexdhexaad maaha🙏💯
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 2 ай бұрын
Huno dee waa laa so doontey ama aabehed baa bixiyay .ma i Phone bay gaday ama hagbad bey gashey waxan wuu cilan yihii yihiin.
@aswanjoharkamil
@aswanjoharkamil 2 ай бұрын
Barnamijka halaga ilaliyo in lays af lagadeyo. Fikir ama suaal in laso jeediyo aya qurux badan.
@abdimajid2893
@abdimajid2893 3 ай бұрын
Waar daaci saalax waa legend waan kuwata sxb
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
Daaci saalax runta ayuu ka hadlaa inta badan , markaa dadkuna ma ogola runta siiba Dumarka 😅
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 ай бұрын
@@abdimajid2893 Aragtidiisu wey Qodobey santahay weyna cadahay caadifad iyo war wareegasho maleh, Kuwa ladoodahayo caadifad iyo bilaa argti bey isku Darsadeen IPhone iyo 9sano uma kala saarno❗️
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 ай бұрын
@@abdimajid2893 IPhone baa laweyn oo ay kaxanaaqi, laa,kin 9sano wax culeys iyo khasaaro kuma hayso, yaarabii
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 3 ай бұрын
Xasan Mash aalah ❤
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 ай бұрын
Maxaa goobta keenay rag ismood aanan awoodin in ay runta usheegaan Dumarka walaalahood ah😂😂
@guleedafrika254
@guleedafrika254 2 ай бұрын
Waxa aan fahmi waa yay danta ugu jirta (daaci saalx) gabdhaha da'dooda ma isgaa guuursanaya
@SahraFadumo
@SahraFadumo 3 ай бұрын
War gabdhoow wax dila malawayay ruuxan daaciga isku sheegaya 😂
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 3 ай бұрын
Runta ayuu sheegay ee maxaa lagu dilayaa inaadeer 😂
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
guur silac eh gawoow ayaa inoo dhaamo ugu yaraan waxaan ku noolaaneeynaa farxad ina aan gawoowono inoo dhaanta guurka qaar ee duleeyste
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 3 ай бұрын
Saalax awal wuxuun buu ka hadli jiray inay dumarku expire garoobayaan oo ay hore u guursadaan hadda wuxuu ku darsaday dhac habluhuu rabaa inuu iphone kooda dhaco, ana midh u iibine sug😂😂
@UgbaadCkariim
@UgbaadCkariim 3 ай бұрын
Waa saxanthy
@Xati-ve3tg
@Xati-ve3tg 2 ай бұрын
😂😂😂sax
@Safi-e7s
@Safi-e7s 2 ай бұрын
Aaba somaliyed makuu wiilkiisa oo la ekaaday arko ayuuba colaadiyaa iska daa inuu u guuriyo subxaanallaah
@IxsanMxmad
@IxsanMxmad 2 ай бұрын
Walhi beenta maha marku ilmihisi qurux batu dherer leekaado ka'nama inanu shalay isagu dhalin,in lakala ilaaliyo hooyoyinku kudhex dhintanba kadhex dhacda😢
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 2 ай бұрын
Wll waa runtaa lakiin waa 9% oo aabeyaasha somaliyeed,maaha cumuuman,..
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 2 ай бұрын
Waar anagaa wax aragny 😂dadka horta muxuu uga hoos yuusaa maanu sugikarin oo aamusikarin😂
@NimcoCabdulahi-yq4qz
@NimcoCabdulahi-yq4qz 3 ай бұрын
Waan salaamayaa dad badan ooka qayb ah barmaamujkan
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 3 ай бұрын
Xasan tanks. Wuu saxnyhy
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Xasan si naxariisleh kii queen salixa balahuu ka rifay😂😂😂😂😂
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
hadaan ku weeydiiyo saalaxoow aaway raga uu ALLAH inoo sheegay waad taad leedahay ha guursadaan 4 horta ma is weeydiisay aaway waxaa nasiib xumo eh in maanta laga doodo arinkaan intii lasoo raadin lahaay ragii uu ALLAAh inoogu sheegay quraanka..... aniga waxaan ku talin lahaay ha idiin danbeeyso guur ee marka hore is bar qabta oo dhaqan celin wada gala oo isa sdoo dhisa noqda kuwo u qalma ama qaadi karo masuuliyadii uu ALLLAAAh idin saaray kadib inoo soo laabta waad heleeysiin 4 xaas.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Mashallah sheekh ❤
@shacaybmustafe9340
@shacaybmustafe9340 2 ай бұрын
Daaci saalx waa saxanyah wllhy waxa Jiira ka hadaly ❤❤❤
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Qaniis booskka naga riixanaya😂😂
@hoodojaamac9592
@hoodojaamac9592 2 ай бұрын
M.a daaci saalax waan ku wataaa 100%.❤
@abdirahmanabdikadir3270
@abdirahmanabdikadir3270 2 ай бұрын
Sheikha hadalka bilaabay xadiiska ma dhameestirin oo ah من استطاع منكم الباء فليتزوج ومن لم يستطع فليصم inta danbe shekha ma dhamestirin oo ah qofka aan awoodin ha soomo Aniga waxa qaba qofka aan awoodin biilka iyo guriga ha soomo furniinka waxa badiyay wa taa bay ilatahay Allah ha ino barakeeyo umadeena
@ملكةالحياء-و2ز
@ملكةالحياء-و2ز 3 ай бұрын
Axlaaa doood sheekh iyo dhalinyaraa heshy saalax oo baalihii ka riftay😂
@haibeim7582
@haibeim7582 2 ай бұрын
Ragg iyo dumar in loo doodo ayaaba khalad ah. Dumarku miyaanay ahayn tii ila dhalatay tii i dhashay iyo taan aabaha u ahay.
@farhiyamarwo9438
@farhiyamarwo9438 3 ай бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah dumarow qiimihiina garta rag ma jiree,
@UgbaadCkariim
@UgbaadCkariim 3 ай бұрын
M noolin
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 ай бұрын
Haa wallaahi weerar waalliya ayaa inagu socda
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
haye iiwada sheekada
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
YAA RABI WAR soomaaliyeey waxaan isla dhaafi lanahay guurkii iyo gogashii YAA RABi war wax walbo ALLAAh SUBXAANAHU WATACAALAA ayaa sharcig u kala sameeyay ee maa la barto oo lagu dhaqmo intaas uunbaa nagu filan.
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf Ай бұрын
Waliba cilmigu wa waxa kaliya ay diinta islaamku ku bilawday bismillah Alta man alraxeem Iqra’s bismi rabika allathy khalaq, Quran’s teaches us to read and it encourages us to learn and kee learning , islaaamku barigi uu aduunku xukumayey cilmi ba intaa ku gaadhnay, jahli meel laguma gaadho, gabadha wax barata xita haday ninka kala tagaan kama muuqanayso caruurtaada aya kuugu quruxbadnaanaysa oo hooyo wax baraty baa kuu haysa , markaa ninkan intu woo gashaday maryaha sheekha sida uhadlaya waxa uu ubaahanyahay laftigiisu cilmi because wa ina uu jahligan haysta kabaxa
@xaawoilkacas4253
@xaawoilkacas4253 2 ай бұрын
Saalax ilaah hanga kaaqabto waad nayestee
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Ilmaha idinkana ku indho kuusha waxaa halkaa ka cad in nimanka somaliyeed caruur rabin
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 ай бұрын
Soomaali Run necbaa Iphone iyo 9sano, IPhone bey ka xanaaqi Laa,kin 9sano waa caadi😢😢😢
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 3 ай бұрын
Ragga somaliyeed qosol badanaaa
@hassansaid5472
@hassansaid5472 3 ай бұрын
Dumarka ka daran.
@zenazargon1904
@zenazargon1904 2 ай бұрын
Mantunbay dad doodi kara helen salax Allaylahe 👏👏
@KhaalidMaxamed-f6k
@KhaalidMaxamed-f6k Ай бұрын
Marka ad si firiso hadalada SALAX waxad ubahan thy inad akhriso BUUGA LADAGALANKA NUURKA Kaso kahadlaya dhaqan doorinta bulshada asago ay ka muqatoo wax badan 😢 war bulshoyy hala akhriyo ama hala dono BUUGA LADAGALANKA NUURKA
@ShamsoSalaad-c6w
@ShamsoSalaad-c6w 2 ай бұрын
Alla nin rageed dheh si naxariis leh
@abdirahmanabdimajid1792
@abdirahmanabdimajid1792 2 ай бұрын
daaci saalax m.a nin wax bartay
@zakirboss143
@zakirboss143 3 ай бұрын
Raggayga hawad ka yimid Hadii ragg adeyg iyo Ragganimo la sheegayo. Ad adkaanta iyo ragganimadaydu waxay tahy dhanka nolosha iyo waayaheeda ee dhanka dumarka iyo Maxasta maaha. Adeeer
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH SHEELH C/DULAAHI IYO XASAN IYO WEELASHA FADHIYA XAGA HORE IYO GABDHAHA ....... LAAKIIN KANI WAALAN YAAN LA DHAGEEYSANIN waxaa la dhahay wadar iyo waaxida yaa waalan lol
@nagadmaydhane2200
@nagadmaydhane2200 3 ай бұрын
gooood point Hassan aar niyow is cadeeya
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
Man’s world 🌍
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle 2 ай бұрын
Guur ka baxa oo dalka horumariyo qabiilka ka baxa oo warshado iyo horumar ka hadla waa maxay xafaayada iyo hawlahan laga sheekayno meeday dalka dadkii wax u bartay
@manalkeise2951
@manalkeise2951 3 ай бұрын
Waxn ke jeclaan lahaa inaan doodaa ka qayb qaado fikir ahaan iyo aqoon ahaan next week
@SalmaSiyad-q4c
@SalmaSiyad-q4c 3 ай бұрын
Kii maanta ragiiba meel sary dumarka sudhna 😂😂😂😂😂😂
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 2 ай бұрын
Miskiinkaan sasbuu qabaa danteena waxkaama galin waligiis caawaa laga raayay inta xun buu wareystaa cimriga illaah baanasiiyay wuxuu rabaa gabar lagu soodaalay inaad dheeldheel kuhesho cirkaa kaaga dhaw
@hodanali2015
@hodanali2015 3 ай бұрын
Oo maanta salax intaa haduu wax ku qadan wayo waa nin walane iskaga hadha
@hoodoayaansacad1153
@hoodoayaansacad1153 3 ай бұрын
Isagu waxa uu usoo badheedhay weyan inuu dumarka ka hadlo Uu Bahdilo Wax kasta waa ogyahy ninkan mashruucbuu soo qatay ayay ila tahy
@princes2224
@princes2224 2 ай бұрын
Salaxow mgca raga ha bahdilin 👍rag difaacin ma ahn waxaaga koley gbr inaa 90ka dhaliisho wx fcn ma ahn 😊
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Gabdhaha hankooda hoos u shiva weye waxay wadaan😂😂habloow hankiinu ha dhaafo kuwan oo kale
@KhalidAbdirahman-bf6hc
@KhalidAbdirahman-bf6hc 3 ай бұрын
War dsdkan culimsda sheeganaya waxay usoo shaqo tageen inay hablaha diinta nacsiiyaan oo ay diin shaadh xun ugaliyaan waa inay culimadu ka hadlaan
@rakbah.c
@rakbah.c 2 ай бұрын
Mid dumarka caaya waligiiba waa jiray balse sid aciwaanka loodhigay waxbaa ka qaldan iyagaana sabab u ah mushkiladan.
@zainabahmed9405
@zainabahmed9405 2 ай бұрын
Sheeskha koofiyada cad ee wayn "Cabdullaahi", miyaanuu ogayn inay gabadhu xaq u leedahay ninkeedu haddu guursado uma diidi karto laakiin xaq bay u leedahay inay ka tagto, haday xamili waydo khasab majiro Ma'aha in lagu xuuxiyo gabadha "nayaa ninkaaga naagta hadaad u diido dambi baad gashay". Isaga uma diidayso naag kale, laakiin iyada ayaa nafteeda u diiday in lalaguursado...Xaqbay taas u leedahay waanay ka tegi kartaa ilaahay baa iyadana xaqaa siiyey.
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 ай бұрын
Umadii maxaa laysugu dirayaa oo rag iyo dumar dagaal loogu shidayaa al ixsaam shar kooda ilaahayoow naga qabo
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 2 ай бұрын
NABI AADAM CWS
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 3 ай бұрын
Shayga laga doodayo waa inloo daliil sida sh cabdilaahi sameeyey oo kale.
@zumayainahmohamedzumayalak2269
@zumayainahmohamedzumayalak2269 2 ай бұрын
Rag isku shegii rag ba helayy wllhi wxa nio umada ka dhex qabta adon duni kale kaso lumay weye🤌🏻
@Asma_Anfac
@Asma_Anfac 3 ай бұрын
Alla maxaynu doqon koriney dumarow. Walaahi caqli mahayo, cilmi mahayo, cuud mahayo dhaqaalo la’aanta ayaa ina tustey Lkn waxa iga doqonsan ta kaa nin u aheysata. Kani magaca uun buu raga la wadaagaa ee nin rageednimo ka dheer. Ilaahey haku siiyo mashruuc dumar dhaama mr ooyaaye 🤣
@HanaOsman-r6n
@HanaOsman-r6n 3 ай бұрын
Daacigu run buu sheegy mnta gabadh wayn cidna guurkeeda Marabto
@nadacadey4556
@nadacadey4556 3 ай бұрын
Waxaaso kalaa nagu dhex na shib dheh
@fathiyeeeyyyy_
@fathiyeeeyyyy_ 3 ай бұрын
Naa nga dhuumo asaladada wse hna cebeyne
@nimcom.shirdon7581
@nimcom.shirdon7581 3 ай бұрын
Wiilkii nolosha lagu qabtay xaqiiq
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 ай бұрын
Kani raga la dagaalamaya ayaan la yaabay waa raga iska dhaadhicinaya dumarka laakiin waxaan u sheegayaa in uu kani ku danbeyni doono DAAYEER gabdhahaa isaga ka faaiideysan doono iyagoon jecleyn.
@YasirYassin18
@YasirYassin18 2 ай бұрын
Ilahay ba run jecele hal naag mudo ma ag joogi karo waba ku ag caajisayaa.
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 2 ай бұрын
Macnaha aad u guursanayso ku noqo dhanka kalena ilaahay baa kuu banneeyey afare awoodeeda la kaalay, shaqayso caddaaladna ku dhaq besba .
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 ай бұрын
Gabadh kaliya hadad ku eekaato sedex kale oo Daris ah ayaa cidla fadhiya war hawenow u ogolaada in la idin la duur sado waad is cawinaysaan. 4 isku taga iskuna darsada oo nin fiican guursada maraqiisa caba
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 2 ай бұрын
😂😂😂😂 guska cancel kaaga dhac .. infection iyo qarmuun ayaad faafinaysaan 😂😂😂😂
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 2 ай бұрын
Ninka naagta waa laga sare mariyey maxaa laga wada Sow ninku iyo naagtu sow bashar ama adoomo ma wada ahan
@hamdabilan838
@hamdabilan838 2 ай бұрын
Daci caqligiisa seweye😂😂
@Naimamohamath
@Naimamohamath 3 ай бұрын
Horta kan wixi la dooda inay ka daran yihin ba u qabe wa doqon kortay😒💔
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 2 ай бұрын
Shaqo adag kaqabta😂😂😂😂😂😂😂 kulaha lejenkaas
@KhadarMacalin-q4h
@KhadarMacalin-q4h 2 ай бұрын
nuxurka hadalku waa guurka qaaliga ah maxaa wax kale la iaugu daaliba
@jalaalmedia
@jalaalmedia 2 ай бұрын
Casriga muranka iyo maxaa kaa galayda : Haddii aad maanta fiiriso bulshada soomaaliyeed waxaad arkaysaa jiritaanka dagaal aad u kulul oo u dhaxeeyo labada jinsi lab iyo dhadig gaar ahaan baraha bulshada , xasaasiyad xad dhaaf ah kalmad walaba waxay isu badali kartaa muran weyn , meel walba waa heblaayo oo hebel u jawaabayso hebel oo heblaayo u jawaabaayo !! Sideen halkaan ku gaarnay ?
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 562 М.
DOOD " Gabadhi inay nin hesho midna nin la'aan ku dhimato maaha...."
1:22:13
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
Dooda Universal TV |  Oromadu ma Soomaali ba?
1:20:19
Universal TV
Рет қаралды 300 М.
Wajaale: Magaalo Ganacsiyeed la gaar ah goobo dalxiis.
7:10
SKY Cable TV
Рет қаралды 1,4 М.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 232 М.