way fiicnaan lahayd hadii dugsiga laynagu soo bari lahaa waxyaabahan🤓

  Рет қаралды 40,050

Zuhours

Zuhours

Күн бұрын

Пікірлер: 245
@abdurahmaansamriye9748
@abdurahmaansamriye9748 Жыл бұрын
Way fiicnaan lahayd haddii dugsiga laynagu soo bari lahaa waxyaabahan: 1) Mental health: Caafimaadka maskaxda, gudeed. 2) Critical thinking : Naqdinta afkaaraha. 3) Communication : Dad dhexgalka wanaagsan. 4) The power of reading : awoodda akhrisku leeyahay. 5) Public speaking : Fagaare ka hadalka.
@hamdamuusejibril101
@hamdamuusejibril101 Жыл бұрын
😊😊
@ZakariyeNaazir
@ZakariyeNaazir Жыл бұрын
Thanks you very much
@khadrasuldan3680
@khadrasuldan3680 18 күн бұрын
Thnks sis ❤
@MohamedIdrissDjama-cz7yp
@MohamedIdrissDjama-cz7yp Жыл бұрын
📚📚📚📚 + PublicSpeaking make you greater as ELON MUSK. 🎓🎓
@fadumomohamed6070
@fadumomohamed6070 Жыл бұрын
Absolutely 💯
@libandhub6415
@libandhub6415 Жыл бұрын
Asante olso much loveyou
@mss_money224
@mss_money224 Жыл бұрын
Tysm☺️❤
@juuwaryele
@juuwaryele Жыл бұрын
11:57 this what i exctly dareemayo ilaa hda aan jmcda dhamayn rabo fikrikayga class ama milkakaly ha ahaatee ka ma hadloo sabbtoo ah xiliga schoolka hadaa hadasho mise aan arko arday kale mclinka hadalka ku cilinaayo waxaa ugu dhici jirtay afkaa jooqa gabay 🤐 lkn waxaan dareemi jiray inaan hadli karo oo aan waxa la sheegayo fikrad ka duwan aan haayo lknn it's effects me badly but waxaan isku dayaa inaa ka xuubsiibto
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 Жыл бұрын
Wlhi shalay mrn cunto karinaya maskaxdeyda la shekeysanayey wxn laha hda scchool so dhameysay aqoon inte la eg bad ka wadataa horta hadafka schoolka laga leyahy mxey tahy oo 12sano uso fadhidan ma shahadada unba loga dhintaa Illah amarkii wxn la yabanhy sidan isku wa faqeen su,aalaha isweydiinayey kaligey iyo barnamijkaga hda an la kulmay
@hamdaali1994
@hamdaali1994 Жыл бұрын
💯
@SakariyeYusuf-i3l
@SakariyeYusuf-i3l Жыл бұрын
Tacliinta diiniga ah noo soo gudbi wllsheyda qaaliag ah eeey!!!!!
@AyaanCumarcisman
@AyaanCumarcisman Жыл бұрын
Good
@sacdaayaan262
@sacdaayaan262 Жыл бұрын
supper intelligent❤🎉🎉🎉allaaahuma baarik
@CamanKiish2
@CamanKiish2 Жыл бұрын
🥰🥰
@fahmomaxamedmaxamud-zj5wm
@fahmomaxamedmaxamud-zj5wm Жыл бұрын
Dhirigalisadeyda ayad noqotay wll
@waliidbarre417
@waliidbarre417 Жыл бұрын
Aqoontan Aad bala wadagtey macal jamacadaha iyo school adunka laguma dhigo. Waa wax qofku isbaro 1.communication 2.critical thinking 3.how mony works 4.how to write a cv and interview 5.problem solution 6.conflict resolution 7.public speaking 8.important reading 9.networking 10.take care your health
@Muneeera
@Muneeera Жыл бұрын
Walaal wadankaan Sweden oo aan ku noolahay ardayda waa la baraa sida cv loo xaraysto, waxa interview laga filan karo, caafimaadka nafsada/ruuxda/maskaxda, sidaas si lamid ah waxaa nala baraa public speaking, problem solution, how to manage stress, anxiety and other mental illness issues. critical thinking si aad u weyn baa naloo baraa ayadana.
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Жыл бұрын
Zohoureyy abyo runtii adban ku jclhyy
@MohamedIdrissDjama-cz7yp
@MohamedIdrissDjama-cz7yp Жыл бұрын
"Mental health"; since you had organised time management, YOU DID IT at school TOO.
@hassan5896
@hassan5896 Жыл бұрын
10:25 Walaal eraygaas "OH MY GOODNESS" waa dambi ee iska ilaali
@hodanhapi-xy5yv
@hodanhapi-xy5yv Жыл бұрын
xaqiiiiiq
@mataanmohamed
@mataanmohamed Жыл бұрын
Waa sax
@juuwaryele
@juuwaryele Жыл бұрын
16:30 malaha faaidsi akhrisko waanu la soo koobo 😊
@calicumar3491
@calicumar3491 Жыл бұрын
1:52 Xiligan ban dawanaya anna😂❤
@deeqgamer1234
@deeqgamer1234 Жыл бұрын
Keep going ❤❤❤
@umalkhayrhassanmohamed3107
@umalkhayrhassanmohamed3107 Жыл бұрын
Thank u sister 🥰❤️
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Defo school was biggest scam
@sihaamabdikaremali4204
@sihaamabdikaremali4204 Жыл бұрын
Thank you so much
@santa_0045
@santa_0045 5 ай бұрын
Guleyso wll ❤.
@monaabdo8921
@monaabdo8921 Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 Жыл бұрын
Deg Deg Ban Kugu Iman
@barkhadahmet
@barkhadahmet Жыл бұрын
“Ma doonayao inaad ii sheekayso mana doonanyo inan kuu sheekeyo waxan doonaya inan sheekaysano”😊❤️
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Muhiim bay iitahay inan canalkaga manta aan arko marki igu horeysay🥰😍
@deekohersi7472
@deekohersi7472 Жыл бұрын
Thnks ❤Nasoo Badih 👏🔥🧕🏻🫶🏻
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Жыл бұрын
👌🏾🤍💞🤍👍🏽
@abdilahidayib1962
@abdilahidayib1962 Жыл бұрын
fariid
@Salma-xu5yr
@Salma-xu5yr Жыл бұрын
Aniga waxan raba in ad macalimmad ii noqoto ma ii noqohee isojawab wan ku sugaa❤❤❤❤❤❤
@FahadUpdyrahmaan
@FahadUpdyrahmaan Жыл бұрын
Hada schoolkan joga 😂😂
@DuniaMuhumed-u8w
@DuniaMuhumed-u8w Жыл бұрын
Mcnto week laba video nooso gali ma video dheer nosoo gali
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Жыл бұрын
Of course 😮
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 Жыл бұрын
Ninka ugu ildheer ba dadka ugu ayaan daran !!! Waxaan lala arkaynba kaligii u muuqde 🤒 Aheey Ah Maskaxda laga abaarobay !!!
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt Жыл бұрын
Inta aan arday ahay ayaa ka badan inta anan ardey ahayn hadane waxii aan bartey waxaa ka badan inta nolosha ay i bartey🤔
@Cade___pro
@Cade___pro Жыл бұрын
Xirfado farabdan xagee ka helaa? Zuhours!
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 Жыл бұрын
Tolaw ma Amal walaasheedba zuhuur, ee JH Dhigan jirtay
@nasramaxamuud123
@nasramaxamuud123 Жыл бұрын
Critical thinking waa fakarka aad ufakartid si qoto dheer
@abdirahmanabdilahijama
@abdirahmanabdilahijama Жыл бұрын
Thanks sister ❤🙏🏿
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Жыл бұрын
Xalay baa iigu dambeesay oo an wax ka qorayay, waxabarashadeenh kaliyaata wax xifdin ayay ahayd, nidaamkana ma ahan mid fadhiya.
@cabdinaasir1823
@cabdinaasir1823 Жыл бұрын
Barnaamijyadaada waan ka helaa thank you
@ayaanahmed4685
@ayaanahmed4685 Жыл бұрын
"Haku koobnaanin aqoonta dugsiga oo kaliyaata." Wax walba intaasaa koobaysa. Mahadsanid walaalo❤, Allahumma baarik.
@QuruxAisha
@QuruxAisha Жыл бұрын
Ilen meshu maha radio 📻😂 my queen zuhuors❤ keep going xppti ❤
@AbdinaasirMohamoud
@AbdinaasirMohamoud Жыл бұрын
Muuqal meelo badan taabanaya wxa aniga aad i taabtay qodobka ah "qof wlba haw malyn inu 100% saxan yahay".😮❤Ereyga aad kuso koobtayna isna wu i cajabiyay inader ee ah, "Baro aqoon ka baxsan inta ad iskuulka ku dhigato".💛😚Wa comment-gii 2aad e an so qoro waana kala wakhti o 2 hour ayaa u dhexeya😂❤Cishqi fara bdn o an ku qabo darteed ayaan kolba ugu soo noqda Muqaladada.
@mssmonday7902
@mssmonday7902 Жыл бұрын
Wll Communication buug lagabrankaro ama si aan kubrn Karo wllhy I became unsocial
@hawahussen2952
@hawahussen2952 Жыл бұрын
'How to win friends and influence people' wa buug u ficn socializatiom wllo
@sakariyemohamed4307
@sakariyemohamed4307 Жыл бұрын
wll videos kaaga waanu xiiseenaa lkn maxanu xiiseen bishiiba hal video ayad soo dhigta, markaa dadku isku duruufo mahaa oo laga yaaba inad mashquul tahay lkn hadii every week video aad soo dhigtid ama 2every week way dhaami lahayd bishii hal videoga
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
Waan soo dadaalaya huuno. 🥲
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Mowducyadada badanaa waxad ka hadashaa meelo badan oo ubahan bahan in laga fakaro😊Mahadsanid inbadan saaxib zuhour.❤
@abdiwahaablibaaxlagde2453
@abdiwahaablibaaxlagde2453 Жыл бұрын
Waxaa tahay gabdha kaliya ee markii aan dawanaayo aan daganaan io farxadba dareemo oo aqoon io cilmi iga maqnaa igu soo kordhiso ilahey haku xafido wlshy ❤❤
@afor7194
@afor7194 Жыл бұрын
Great content.❤
@muniirahibrahim9721
@muniirahibrahim9721 Жыл бұрын
Thanks my dear 😘
@AbdinaasirMohamoud
@AbdinaasirMohamoud Жыл бұрын
Ala suhureyy wn ka xumhy youtubekaga gaadh ban ka hayn jiry wlhi ilaa shaly wn yara mshqulay 😢14 hours dhan ayuu yaalay muqlkan sidan ku jecelhy ALLE ayuunba og inder ❤❤❤❤Burcan kaaso salaamaya wllo insha allh mr uun wn kula kulmi weliba halkagam kugu iman insha allh❤️❤️❤️👸👸👸👸👸
@barkullanchannel6393
@barkullanchannel6393 Жыл бұрын
oo wll adigu goormaad iska dhamaanaysaa anigu anigu anigu ?\
@Hudabdouweli.43
@Hudabdouweli.43 Жыл бұрын
Zuhour❤❤
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Mental health is mostly caused by lack of proper relationship with Allah. When you don't pray, don't say Thikr, don't send salutations to the Prophet, don't give charity. The deval becomes your companion and causes havoc in your life. Learn to worship Allah. He will make u forget your worries and sadness. He will confort you with his worship and good news of paradise.
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder Жыл бұрын
Xageen kaalasoo xiriiraa?
@aliabdilaahi9325
@aliabdilaahi9325 Жыл бұрын
I left 9 class in school and i do not thing so there is no body know what i am because i learnt what i dream when i was young i speak more than 2 language i communite people with different colour,religan,behaviour,i dea,evan they believe some of them more value black people.aqoontuba waa waayo aragnimoda ay noloshu ku barto ayaa ban aamin sanahay anigu iyo wax badan oo aad ka ogaato deegan kasta amaba bee'adkasta lata caamulkeeda [deal with] iyo adiga oo wax akhriya no matter how much years you spend schooling whith no job or finally after grauting sitting cofe talking whith meaningless,arguing people.
@warfaa1
@warfaa1 Жыл бұрын
Waxaad ka hadashay taqasusuka aan tubtiisa hayo qof walboo aan kula dhaqmo ama aan wax uga sheegaana uu i dhoho niyoow waad waalan hadaadan ka hadhin waxyaabahan jinni ee aynaan dhaqanka u lahayn psychiatric, critical thinking, psychology waa shaqul gaaleed qof alle aaminsan arimahaas ma galee joog halkaasay dadkeenu ka joogaan walaale waxaana waxa aan rabno inaan wax ka qabano
@shunmyung2287
@shunmyung2287 Жыл бұрын
Run ayaad sheegaysa. Meel juhala ayaan kuso dhex korney. İlaahow jiilkeenan dad ka duwan kuwii hore hanaga dhigo. Oo waxgarad leh
@Sofiyadiriye
@Sofiyadiriye Жыл бұрын
@kalitismail1237
@kalitismail1237 Жыл бұрын
Zuhuur soowad oo waxyaabaha kle ee ay tahay in la barto ee aan wadanka la inagu barin ee ay ahayd in la ina baro. Fans from hargeisa 😮
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
Iigu salaan Hargeisa cadeey💛🫶🏾
@kalitismail1237
@kalitismail1237 Жыл бұрын
@@zuhours ok waanu kàa qabnaa salaan taada zuhuur be save sister
@Engr-Abdirazak
@Engr-Abdirazak Жыл бұрын
Masha allah gabadh wax baratay waa umad wax baratay. Nolal wngsn bnn ku rejaynayaa
@Catai-4
@Catai-4 Жыл бұрын
critical think= lafa-gurid.
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Sin and Cos saan unacay 😂
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Жыл бұрын
Ustaad ma nosameen karta guruub what spp oo aad wax nogi fa ideyso sida English
@Midnimada_umada
@Midnimada_umada Жыл бұрын
Thanks ❤ wllo Alle haku sharfo sida hagar la,aanta ah oo aad inogu faaidaysay waxaa soomalidu tiraah qof wax ku siyey waxaa ka wanaagsan kan ku bara sida aad wax u qabsan lahayd, aqoontuna waa waxa kaliya ee caalamka horumaray ay ku dhisan yihiin, anigu hadaan soomaali nahay dhanka tacliinta aad baanu uga liidanaa oo waxaad arkaysa qof jaamacad kasoo baxay se aan garaneyn wuxuu soo barta kaliya wata warqad cad una mooda jaamacad la dhameeya inuu ku helaya magac iyo maamuus & shaqo isagoon aqoonteeda lahayn, noloshu wey jidad badan tahay jid haduu kaa xirmo waa inaad raadsata jid kale oo anad sugin inta uu ka furmayo, waxaan kala jeedaa waligaa haku tashan waxaanad gacan ku heyn ee samey waxaad awoodo markaa haba yaradaane ogowna in guula yar yari lagu gaaro guulo waaweyn.
@AyaanmohamedHassan
@AyaanmohamedHassan Жыл бұрын
You are amazing, I don't know what to say to you, but you have a similar attitude, any time , I watch your videos I talk to my self and i said oh is she talking about you I don't but when I'm in the university they said you have different behavior .mana ihi qof hanaaqa balse sey ufikiraan iyo saan ufikiro waa different you become qof aan fahmin kro ❤❤
@sagalmustafe7565
@sagalmustafe7565 Жыл бұрын
Thanks Queen 💗👑
@marashabdi5383
@marashabdi5383 Жыл бұрын
Mental health has the same impotance like the physical health. I may specialize in it after my med school insha Allah. I will come back to this comment insha Allah if at all i become one
@StarryiStar
@StarryiStar Жыл бұрын
Yac😅😅fiicnan leheeda ina qof ku mention garenkaro meshan 😭😭☠️saa uga dodaye arintan baa xanjufti iqalashe
@deeqahaibeomar9157
@deeqahaibeomar9157 Жыл бұрын
Qaabka aad u sharaxayso xaaladaha cilminafsi ee ku dhaca bani-aadanka, aad ayay u fiicanyihiin. Waad ku mahadsantahay sidda quruxda badan ee aad u soo gudbineysid, waxa aad ka hadleysid. Waxaan kuurajaynaa wanaag badan iyo guul. Mahadsanid
@AliAli-ih9sw
@AliAli-ih9sw Жыл бұрын
Waaruntaa
@HalimaHassan-zw1ei
@HalimaHassan-zw1ei Жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay inaad video noosoo dhigtay❤😊
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
🫶🏾💛
@abdifitahmohamedabdi4555
@abdifitahmohamedabdi4555 Жыл бұрын
Qof caaqil ah aya tahay sababto ah wax badan ayaad fahantay, masha,allaah ,, waxbarashada nolosha quseeyso maba barano waxyabo hore eey dadkii qory wa hore dhinten ayaba la Barta qofka inuu waxkla duwan Barta weyficntahy lkin kawan hadii tariiq lugu saleeyo wa wax ana soconeynin hada technology caasriga dadka ana wali aqoon kwrn schoold logu dhiga buugag 1920 dal dhacy iyo math , physics , biology bila isticmale yacmi wa ina graphic iyo isticmalo badan ledahy lap iyo wax tengbale
@RahmoJouseph
@RahmoJouseph Жыл бұрын
gabdhan inay iga dhax hadleysaa moodaa subxanallh
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 Жыл бұрын
"Schooladu wa dayayn Damiinimadeey dhigaan" #Hadraawi
@nimcoqueen1489
@nimcoqueen1489 Жыл бұрын
الجزاك الله خيرا
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
I was asking is that worth to learn all this stuff my self all the time it was a waste of time wallahi as a someone who is dealing mental illness depression and social anxiety in young age I can confirm back home we didn’t know nothing abt mental health
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
Sending you much love sweetheart🫶🏾💛
@MarwaAhmed-ni3tw
@MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын
@@zuhourslove you wllo❤️
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
When you bend the rules set for nature, mental problems becomes prevalent. As Allah said: He set the day for working and the night for resting. But in the West people work double shifts or triple shifts. You don't know where the day ends and the night begins. And they are mostly Godless or secularists. In Africa alxamdulillah, we are good. We work, eat, sleep well and worship Allah.
@liiama6296
@liiama6296 Жыл бұрын
It's pleasure ❤
@aliabdihussein4677
@aliabdihussein4677 Жыл бұрын
M.a waa muqal qurux badan macna weyna xambarsan waad kumahadsanatahay dadalka aad gelisay Runtii cawa waxad isoo xasusisay beri anigo claska 10aad dhigta baa macalin maada noo dhigayay eray micnihiisa kudoodnay deetana sanado kedibaan maqlay inuu macalinkii iigu xanaaqsanyhay eraygan berigiii claska dhexdiisa kula dooday Aniaga ahan waxan marar badan isweydiiyay suashasi kusaabsan waxbarasheena iyo nidaamkeeda waxan ogaaday inaysan wax faido ah xambarsanayn markii laga reebo in dhalinyarada looga mashquushquliyo kumilanka dhaqamada qaldan ee bulshada looguna diyaariyo inay beri noqdaan kuwa wax isbari kara markay ogaadan wixii intas ay sowadeen inay khiyaali ahaayen
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
"Haku koobnaanin aqoonta dugsiga oo kaliya" Thankzzz Zuhour 🥰🤍
@SomaliWomen
@SomaliWomen Жыл бұрын
Thanks wallal for everything you do! Your content is awesome and I appreciate your hard work. Keep it up!
@Saadiaosman94
@Saadiaosman94 Жыл бұрын
Asc Habo
@njmmmmm23
@njmmmmm23 Жыл бұрын
Much love too i love it your video ✍
@zaciimamuuse174
@zaciimamuuse174 Жыл бұрын
5 hours kahor page ka so booqday imikana new notification baan arkay kadibna si dhaqsi baan u furay. Hada waa 12:00 am kumana qasarin fiirsashada video ka. Zuhour thanks ❤
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i Жыл бұрын
Stunning girl ❤
@abdirahmaniman3642
@abdirahmaniman3642 Жыл бұрын
waan u bogay habka sharaxaadaada iyo soo dhawaynta macnayaashaba, Alle haku xifdiyo, hablahana sidaada hanooga dhigo❤
@nevermind140
@nevermind140 Жыл бұрын
Mas
@naimaah78
@naimaah78 Жыл бұрын
zuhour💛role model bad ii tahy dear keep up the good work🤌👸🏽
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
Much love sweetheart 💛🫶🏾😊
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 Жыл бұрын
Wan ku salaamey wlshey zuhour ❤😊
@zuhours
@zuhours Жыл бұрын
Waan kaa qaadey huuno✌🏽
@xasanmatan
@xasanmatan Жыл бұрын
xaqiiq waxan isway dinjiray majira qof kula dabecad ah, mahadsanisd zuhour
@fadxiyamaxamuud5208
@fadxiyamaxamuud5208 Жыл бұрын
wll suhuur wllhi saan kuxiiseeyo dawashadaada waxaan kudareemo nafis ee malin walaba waxa soogali waa codsi wll qli saan waxabadan kafahmay ❤❤❤😢😢😢waxa noo soogali wll ❤❤😢😢
@arahmanfarah3663
@arahmanfarah3663 Жыл бұрын
ilahay waxa uu i jecliisiiyey gabdhaha adiga oo kale hadaan heli lahaa mustaqbalka jasiirad ay ku nool yihiin kuwa kula mida runtii dhadhanka nolosha waan dhadhamin lahaa iyo macaanka nolosha Allaha ku xifdiyo hno Qaab hadalkaagu waa mid i deeqa oo aan deganaan ku dareemo sidii in aad ii sheekaynayso oo kaleh Horow soco hno garabkaa ma liico❤❤❤
@fardowsaFardowsa-zr6sm
@fardowsaFardowsa-zr6sm Жыл бұрын
M a Huno ❤
@Xamuudi03
@Xamuudi03 Жыл бұрын
Ilaa hada waan is weydiiya mesha looga shaqeyo SIN iyo COS😮
@haawoabdirisaaq4161
@haawoabdirisaaq4161 Жыл бұрын
Tan ilawday😂😂😂😂
@santa_0045
@santa_0045 Жыл бұрын
Guleyso Wlal .❤
Q&A
28:41
Zuhours
Рет қаралды 36 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 81 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 60 МЛН
Qofkii ku Xumeeya xumee
11:11
Najma Saafi
Рет қаралды 6 М.
guusha dadka kale guul daradaada maaha!
19:08
Zuhours
Рет қаралды 19 М.
WAAN KA DIIDAY GOA’ ANKUU IILA YIMID😡😥
20:13
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 84 М.
God wants you to be rich
27:50
zehra
Рет қаралды 68 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
ka waran hadaynaan sugin munaasabad gaara?
12:40
Zuhours
Рет қаралды 33 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН