Bilowga Kilaafkii Siyaad Iyo C/llahi Yusuf? | 'Gaadhiga iiga Dag Iimaan Laaweyohow' | Xog Rasmiya

  Рет қаралды 45,742

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер
@jamiiloapdisalaam4639
@jamiiloapdisalaam4639 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto labadaba hugaamiyaal wadaniyiin ah ayay ahaayeen
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 2 жыл бұрын
Labadaa marxuum waa madaxwayne siyaadbare iyo cabdalla yuusuf rabi ha unaxariisto Hana kacafiyo danbiyadoode balse waxaana sacbaha lagu qari Karin inuu midi jabhad ahaa dalkana burburkiisa qayb wayn ka ahaa halka midi u waday wadanka siduu unoqon lahaa quwad katilmaaman quwadaha dunida si qaldanba ha umaareeyee midwalibana niyadiisa baa lagu soo saaraya qiyaamaha qabrigoodana allah uqaboojiyo aan leeyahay .
@nahawi1479
@nahawi1479 2 жыл бұрын
Ilaahay uma naxariisto cabdilaahi Yuusuf,wuxuu Ahaa ninkii ugu Horeeyey oo Qarankii soomaaliya oo Dhisan xabad ku Rida
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 2 жыл бұрын
@@nahawi1479 Janna iyo naxariis toona gacantaada Kumay jiraane Ina adeer maytada in wax laga sheegana waa gunnimee uduceey ama iska aamu💯🙏
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
@@nahawi1479 Walayirih,nin,cil,kadoray Cadab Markah,siyaad,ilahaay,ha,u Naxaristoh,somali,isgah, Herkan,garsiyey,oo,ku,dhameye,khabyalad,dadkuh,dhameyay,nah,waa,cabdulahi Yuusuf,cidisih,oo,gabalkah Uridey,midih,diloh,iyo,midoh Xirih,buh,kadhigey, Markah,siyaad,cidoh,godobtah,kagaley,waa,majerten,oo Aduunkah,uguhnebanah Akhirkinah,iyah,kasaray, Madaxah,toyadah,isgoh,ladiliraboh,usogurmadey,oo,bad Badiyey, Shalay,nah,eey,haweyah, Khosaskidih,ey,kuleyen, Xamar,iyagoh,kumagey, Sideh,bad,ubadbadisen, Siyaad,bey,kuh,xasokhen Shacabkih,daarood,ee,daganah,xamar,ooy,caradih,ey Ukhaben,siyaad,kulah,dhacay,shacab,masakin,ah,oon Dabih,kagelin,haweyah Markah,tasnah,waa,tarikh Kukhoran,bal,madow,oo,ah Cukhuboh,eey,Galen,haweyah,kamanah,hareysoh,ilaah Iyo,khiyamah, Markah,ismah,ogah,Dolan Keykey,kagalen,shacabkih Daarood,ee,daganah,xamar Sanadoh,badan,oo,jiran,lahayen,wAxa,dhibkah,geystanah,waa,shacabkah,haweyah Iyo,jabhadih,uwatey,caydid ,oo,yirih,mantah,waa,dabargotih,daarood,ninkah,Sidas Yirih,nah,waa,kurnel,caydid Markah,waa,aduun,ee,akhirey,xisab,talah,iyo,markih,lah Hor,istagoh,ilahaay,subxanah,watacalah,hortisah,lah,istaganyahay,ooy,Suh,ashuh,ay Iman,)))Markah,waa,malin Dalinkah,ku,adag,oo,mel,u Caroroh,u,waayeh, Markah,khof,kah,ey,sugeysoh,malintas,mabah,ubananah Inuuh,hadloh,oo,u,galah,dabih,kaleh,oo,himamoh,dabiyadoh,ugeley,kuligod,Sidas,isagoh,kujirah,bih,dhumanayah Khofkih,dabilah,ah Markah,ilahaay,malintas, Hanagoh,daroh,kuwah,hosanayah,horkah,ilahaay,amiin
@Vxrtzs_
@Vxrtzs_ 7 ай бұрын
@@nahawi1479qaranku xalaal muusan aheyn waa mid kudhisnaa xaq daro oo dab bdn bilaash xabsi sanado loo taxaabay iyo kuwa la dilo xaq daro . Waxa kaloo sii dheer in shacbiga la dili jiray, marka Abdullahi Yusuf xaq udirir buu ahaa in uu afweyne Somalia ka qabto
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
2 alle ha u naxariisto M weyne cabdilaahi yuusuf Wadani dhab ah ayuu ahaa
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 жыл бұрын
Wallo Buug C/raxmaan Axmed cali (Tuur) Siyaasigii weyna, ahana madaxweynahi ugu horeeye Somaliland, iyo safiirki Germany galbeed ka ahaa bal tarikhiisi kaso hadal
@shaakirinhobinuibra8058
@shaakirinhobinuibra8058 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxp CIraxmaan dhabdhable kasoo hadal Ninkii keenay nidaam hantiwadaaga somalia
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Ilhay unaxaristo
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
Amiin,amiin amiin
@shucaybcabdulahi8284
@shucaybcabdulahi8284 2 жыл бұрын
Shucayb cabdulaahi Cabdi
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 жыл бұрын
Cabdullhi Yusuf wuxuu tolki ka difaacay xasuuq sharci daro ah oo mayr keenay.
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Tartanka iiman lawaha iyo coral geed gurigaga guduhis iyo banankis qashinka kee lahormariya xaqidiisa
@AhmettNani
@AhmettNani 2 жыл бұрын
Walee dhamaantodba dal nogama tagi qaxooti iyo abaar ayey noga tagen
@arkaanhaaji8988
@arkaanhaaji8988 Ай бұрын
Siyaad bare 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 жыл бұрын
Waa beenloow faan fadan oo horumarka somaliya nibcaa wuxùu ahaa dadka xanta dadka dhinta oo ku been abuurta laakiin aan hadlin inta ay noolyihiin
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Labo dhurwaa bay ahaayeen
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Siyaad barre wuxuu ahaa musiibo dalkeena ku habsatay ee ilaahoow qabriga ugajar wuxuu ugeystay somali
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 2 жыл бұрын
MOHAMED HUSEIN WAXAAD TAHAY DOOFAR AAN WAX GARAN MAGACA AL MARXUUM MOHAMED SIYAD BARRE UU SOMALIA GAARSIYAY HADII DHAMAAN BEELAHA HARTI AY DIINTA ISLAAMKA SO GALAAN DHAMANA AY WAX BARTAAN LAGAMA YAABO IN WADDAN SOMALIA AY GAARSIYAN MEESHA JANNA GALAHA UU GAARSIYAY? NINKA CIIRTADA CABA AYAA CAAYDADA YAQAAN; MAJEERTEN IYO QABILADKA AY HEEBTA WADAAGAN SOMALIA WAA AY GATEEN WIXII MUDDA YAR KA DAMBEEYSA MA JIRI DOONTA WADDAN LA YIRAAHDA SOMALIA? WAXAAD TAHAY DAMEER AAN GARAN NICMADA UU ALLE SIIYAY
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Sorry xoolaha hadal luguma beerdareeyo kaliya cows ayaa loodhigaa
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
069 | 27 | Siyaad Barre siduu kacaanka ku abuuray.
21:45
Sahan Podcast
Рет қаралды 59 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН