Sirtii Somalia u dirtay Xasan Guled | Hagardaamadii Cafarta | Xorayntii Djibouti 1968 | jamac yare

  Рет қаралды 33,515

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@yaasirismaacil-di4kx
@yaasirismaacil-di4kx 2 ай бұрын
Masha Allah DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰
@AbdullahiHassen0123
@AbdullahiHassen0123 4 ай бұрын
wad mahad santahay sxp qamuus taarikhda ad noogu so gudbisay ano ah nin ciise Djibouti 🇩🇯 iyo soomalia wa dalkyga hooyo geesiyada usoo Halgamy dalka Allah unaxariisto canfarna waa kansar nagu dhex nool waye insha alaah viva Djibouti and soomalia are 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 4 ай бұрын
Sax waa sidaa soomali cadowgeda waa umadaha nala diriska ah sida canfarta oromda iyo amxada
@alaineawalehomar3520
@alaineawalehomar3520 2 күн бұрын
Masha Allah Waal
@AtteyehMoumin
@AtteyehMoumin 2 ай бұрын
Hassan gouled aptidoon alaha unaxaristo
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 4 ай бұрын
Allah ha unaxaristo aderkay Maxamud Xarbi
@Husainmoha
@Husainmoha 4 ай бұрын
Waad mahadsantahay Mr Qaamus
@cabdiqaadircabdilaahi5462
@cabdiqaadircabdilaahi5462 4 ай бұрын
Masha allah ❤♥❤
@aayededucation800
@aayededucation800 4 ай бұрын
Sixid: Cunwaanka warqadu muu ahay Somalia ee wuxuu ahaa somali Republic.
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 4 ай бұрын
Alle haku sharfo ustaad🎉
@hamzayoussouf5332
@hamzayoussouf5332 4 ай бұрын
Walaal noo bilaw qayb buugta codaynta ah oo buugta taxaneyaal cod ah soo samee waan arag laayahay codadka ayan kafaa idaystaa
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 ай бұрын
mhdsnid wll
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 ай бұрын
Lkn somalilnd. Wala diday😢
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 3 ай бұрын
Shacabka Jabuuti waa dad wanagsan balse Siyaasada Jabuuti Somalia uma hiilin sidii aan ka fileynay kamaanan helin balse Aduunka waa wareegtee wax yaanan fududaan oon Fahmo waxa socday 😊
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 3 ай бұрын
Kaligi talis qaladkisa dusha yaan lo saarin shacabka somaliyeed meel ay qalad ku leeyihiin malahan aan ka eheen in ay jaahil ka yihiin waxa dalkoda ka socda❤
@kingpower6909
@kingpower6909 4 ай бұрын
zxp qaamuusoow miyaad sheeko sirdoon oo taxane ah innoo bilowdid xitaa ciid mubaarik kumaan odha e 😂😊
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 ай бұрын
ciid mubrk
@kingpower6909
@kingpower6909 4 ай бұрын
@@QAAMUUS كل عام و انتم بخير
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l 4 ай бұрын
Qaybta kale noolasoo dhakhso wll
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 ай бұрын
Somalida waqtigas wadaniyin ay ahayen kuwa hadanol wa kuwa amxarada uheesaya Somalida hada warqad beeso ayey dafsa lahayen xoga lalush ah 😄
@abukarmaskax2841
@abukarmaskax2841 Ай бұрын
Jaabuti waa la xoreye maxa laga dhefay burburki somalia siday hada ula dhaqman
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 4 ай бұрын
Oromo waainlaalayaa wacelaha 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 4 ай бұрын
Sido kale canfar wa cadow
@AbdullahiHassen0123
@AbdullahiHassen0123 4 ай бұрын
waxana kaa sugna qaybta xigta
@idrissalidarar6889
@idrissalidarar6889 4 ай бұрын
Quiz : qui est ce ISSE GABOBE LE PORTEUR DE LA LETTRE POUR LA FAIRE PASSER A LA FRONTIÈRE ET RAMENÉ JUSQU'À H.G.APT A.U.N connaisser vous ses enfants ou petits vivent t'ils a Djibouti ou ailleurs ???
@AbdiA-k9y
@AbdiA-k9y 4 ай бұрын
Canfar iyo oromo waa labada Muslim ee Soomaali neceybku ay Diin u tahay Soomaalidana wey iska fududeysteen mana lala xiisaabtamo Canfar iyo Oromo 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 4 ай бұрын
Haa waaruntaa balse oromada haatan waXAABAY HALIS KUTAHAY DEEGAANADA XUDUUD BEENAADKA GUDIHIISA QAAR
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 4 ай бұрын
Somalida marka hore waa iney hadaf guud iyo aragti soomaliyeed oo mideysan yeeshaan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 ай бұрын
Cali caarif burhaan
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 4 ай бұрын
Canfarta waa cadowga isirka soomali il gaar ah halagu haayo
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 4 ай бұрын
Canfarta Warsangali ayaa hogaamiya oo ah rer meel walba dega oo doonyo made Lasqoray ah ku gaadhay
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 4 ай бұрын
Canfarta Warsangeli Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya. 1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba. 2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid. 3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen. Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay kzbin.info/www/bejne/j6PciXerarxkqNksi=Xu5PPUq9pYrzkOSt kzbin.info/www/bejne/n3erk56sq8SqidUsi=oUrcb7zl7A5vtDK9 m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa kzbin.info/www/bejne/bnfSlnufnqetjac Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay kzbin.info/www/bejne/p3Wnq2OthLqdoJYsi=sHtKn_sT9Br58U_I Somali badan maba aha dadka ay sheegtaan.
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 4 ай бұрын
Qamuusow ma waxaad naga dhaadhicin rabtaa Jabuuti hada in ay hurnimo haysato!
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 3 ай бұрын
Adere wahaa ayaa kudiray adiga.waxaa lagahadlayo ee joogtaa kaa hadale.
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 4 ай бұрын
Wadan haddii uu hurnimo haysto Afkiisa ayaa lagu aqaanaa Lkn Jabuuti Caruurta marka iskuulka la geynaayo waa inuu yaqaanaa Afka Faransiiska
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 4 ай бұрын
Jabuti kliys kuma hadasho afka faransiiska inta wadane lgaga hadlo soo ogow
Dhibcaha Taariikhda iyo Djibouti 23/06/2023
19:50
RTD WEB TV
Рет қаралды 7 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Qiimaaha Dhulalka iyo Kirada Guryaha Degmada Wadajir || GUIDED TOUR ||
13:47
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН