Weligaa qish ma lagugu qabtay I Short Film

  Рет қаралды 367,976

Bile TV

Bile TV

Күн бұрын

“Qish”
Weligaa qish ma lagugu qabtay? 😁
#biletv #BileMedia

Пікірлер: 332
@Ilaqosol-s4i
@Ilaqosol-s4i 3 ай бұрын
Team ArDay 😂ONE LiKE ❤🎉😂
@HodanAxmed-cg9gf
@HodanAxmed-cg9gf 2 ай бұрын
❤❤❤
@Bobapinkkyyy
@Bobapinkkyyy 2 ай бұрын
Janelkeyga so firsada
@cdiraxmanbashiir2911
@cdiraxmanbashiir2911 2 ай бұрын
Samiyo
@nuribrahim-me5io
@nuribrahim-me5io 2 ай бұрын
😂😢❤😮😅😊​@@cdiraxmanbashiir2911
@SuhayrShugri
@SuhayrShugri 2 ай бұрын
Samiyo❤❤❤❤
@mowli420
@mowli420 3 ай бұрын
Nabiga scw waxa uu yiri " من غشنا فليس منا " qofkii qisha nagama mid ahan😢
@cabdiraxmaansahal5091
@cabdiraxmaansahal5091 3 ай бұрын
Walal qishka xaaraantaa kan maaha❤
@shucaybabdimohamed6979
@shucaybabdimohamed6979 3 ай бұрын
@@cabdiraxmaansahal5091yaa ku dhahay kan maaha ALLE ka baq oo wax aadan hubin ha ku hadlin
@bushroyy
@bushroyy 3 ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii wasalam
@Lion25468
@Lion25468 2 ай бұрын
Scw
@Som-efootball
@Som-efootball 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@maajidkariim5097
@maajidkariim5097 3 ай бұрын
Waa sida ay nagu sameynayeen imtixaan ka Intuu socde oo film ah 😅😂
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 3 ай бұрын
Ma imtixanka dowlada
@Cazanyo-b1h
@Cazanyo-b1h 3 ай бұрын
​@@ASRAAbdi-px4nihAa😂
@maajidkariim5097
@maajidkariim5097 3 ай бұрын
@@ASRAAbdi-px4ni Ha 😂
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 2 ай бұрын
Lkn khalad waaye hadii sidaas la idiin niyad jabiyo sorry
@SharmaarkeMaxamett
@SharmaarkeMaxamett 3 ай бұрын
Qish waa xaaran Walakinse laga maarman legend kas salaan sare😎😂
@diamondluul1377
@diamondluul1377 2 ай бұрын
Wll danbe ha dhihin wa lkn laga ma marman wayo waxa qilafeysa hadalkii rasuulka scw 😢😢
@salebanadan4563
@salebanadan4563 2 ай бұрын
Walal kusali nabigeena Muhammed scw 😢
@legendalwayslegend
@legendalwayslegend 2 ай бұрын
Scw
@MaqsuudCabdulaahi
@MaqsuudCabdulaahi Ай бұрын
Sallaahu caleyhi wasallam❤❤❤
@DHIDHIIYRE
@DHIDHIIYRE 24 күн бұрын
Scw ❤
@KABSOL
@KABSOL 3 ай бұрын
Jiliinka inaba caadi maha masha Allah guleysta Team Bile Media
@albashiir8746
@albashiir8746 3 ай бұрын
Walaahi flim kaan waxoow ka hadlaa waaqica saxdaa ee ardayda soomaaliyeed 😂
@liiboy0
@liiboy0 2 ай бұрын
Somalida bas ma ahan aduunka dhan waye 😂
@JuweriaAhmed-x4p
@JuweriaAhmed-x4p 3 ай бұрын
Subciska kasoo sameeyaa ardayda kusoo heshiiya siday aayadaha ukala qaad qaadan lahaayeen horayna usocda
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
Subciska baab la isku haystaa aydaha la isla hoorinayo
@AbdiFitaahgarad
@AbdiFitaahgarad 3 ай бұрын
Faraska madow hadii aan f4 nahy wow nagu dhaga hadlaa😂😂😂
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 ай бұрын
Illahey dartii iso raaac wlal chanalkeyga 😢😢😢
@Zakariyecllahi
@Zakariyecllahi 3 ай бұрын
Waad iga hysaa lph
@maanka8907
@maanka8907 3 ай бұрын
Guuxa iyo dabaal-dagga macalimka maskiinka markuu soo-galay wlhi waa tabtii aan sanayn jirnay 😂
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 ай бұрын
Qof iso raacey wali uma jeedo fadlan iso booqo wlal❤😢
@sukeymaqalidumar6650
@sukeymaqalidumar6650 3 ай бұрын
Kuso booqnay walalo😅
@sayidalimohamedali5789
@sayidalimohamedali5789 3 ай бұрын
Macalin naga dhaaf hee candhuufta hada qishki nagu qabatay 😂
@AbdirahmanMohamed-h3b
@AbdirahmanMohamed-h3b 3 ай бұрын
Ninka arday ga jiliinkiisa wuu fiican yahay, lkn la taliya balwada ha iska dhaafo.
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl 3 ай бұрын
Waxas iyo wax ka daran ayaa na lagu sameeyey wllhi ma oysaa xataa way I qabatay😂 yahuud ma ay ahaayen ila hada ma fahmin ma cafinaayi wllh😂😂😂😂😂
@Binthlm
@Binthlm 2 ай бұрын
Hacafin😂😂😂
@mohamedabdirashiid2995
@mohamedabdirashiid2995 Ай бұрын
imtixanka ma baastay mrka😂
@SomHDProduction
@SomHDProduction 3 ай бұрын
Hhhh more contents like this bille tv
@Aloneboy-ex2vi
@Aloneboy-ex2vi 2 ай бұрын
Cabsi Cabsi weeye wlhi 😂😂😂 waa soo moodey waxan Alhamdullillah.
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@Ab.Shamaaxiye
@Ab.Shamaaxiye 3 ай бұрын
Wuxuba riyo may ahaayeen 😂😂😂
@M_LuckYy123
@M_LuckYy123 3 ай бұрын
Hadii zs wx wlpH lo adkeyn laa si wacan ba wx lo pran laa wlhie❤😂😂
@aligamer-jp5ro
@aligamer-jp5ro 3 ай бұрын
imtixanka 4ka maahe inta kale wa adagyihin
@khalidcopra
@khalidcopra 3 ай бұрын
Wa excamki daaud naga gadayo filim laga dhigay❤❤😂
@abdiazizbulshaawi5295
@abdiazizbulshaawi5295 2 ай бұрын
Haa wllhi waa sidiii oo biyo lamarin 😂😂😂
@mohaupdy7668
@mohaupdy7668 3 ай бұрын
Who am i?? am the first comentetor🎉
@SharDirirTUBE
@SharDirirTUBE 2 ай бұрын
congratulations 🎉sxb, halka ka si wad
@Manka143zalm
@Manka143zalm 2 ай бұрын
Wa iga qoslisen wlhi mhadsnidin❤😊
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 ай бұрын
Plane C ciidamada banaanka Ayaa gargaar deg dega sooo gundbin doono 😂❤
@RudwanYare-ok3hj
@RudwanYare-ok3hj 3 ай бұрын
Wan idin salamey team Ronaldo ❤
@FaaisoShuceyb
@FaaisoShuceyb 3 ай бұрын
Waa kaa qaaday zxp
@AbdullaahiAbuukarabdi-pw6lz
@AbdullaahiAbuukarabdi-pw6lz 3 ай бұрын
Waa qaady
@NuurcabdixayleNuurcabdixayle
@NuurcabdixayleNuurcabdixayle 3 ай бұрын
Waka qady
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 ай бұрын
Illahey dartii usuu booqo chanalkeyga
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 3 ай бұрын
Hay dhaafin wlal😢❤
@osman_abtidoon
@osman_abtidoon 3 ай бұрын
Wadnaha nay nay markuu soo galo macalin bira, madaduna adagtahay.😢
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 3 ай бұрын
Al qishu xaram walakina lagamamarman 😅😅maiskuracnay
@dr.sakarieadem1324
@dr.sakarieadem1324 3 ай бұрын
Good creator
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@ridwandheere
@ridwandheere 3 ай бұрын
😂😂😂😂jaalayaal waa naga qosliseen wlh (jabuuti)
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 3 ай бұрын
Ala imtaxaankii aan 4 bari kahor kasoo xurownY nasoo xasuusiseen
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voice❤😊
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 ай бұрын
Faraska madoe. Sthy zxp qlih
@ogaalsahmiye7139
@ogaalsahmiye7139 3 ай бұрын
Asxaabey waxan jacelahy jiliininka waans ku soobaxa sidaan amin sanhy laaakin fursataas intee ka helaa sideesa lagu hela😢
@fun-qk9qh
@fun-qk9qh 3 ай бұрын
Dadaal iyo ina isku deydo talentaga ina dadka tosdid
@Abdikhadir.Ak143
@Abdikhadir.Ak143 Ай бұрын
Alla wixi manta dhan ma riyee aheyd 😂😂
@Zakariamuhammadhashi
@Zakariamuhammadhashi 3 ай бұрын
First 🎉
@ShamsoCadey-u5c
@ShamsoCadey-u5c 3 ай бұрын
Bile media noosoo badiya shorta filims kaan cml
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@FowsiaYusuf
@FowsiaYusuf 3 ай бұрын
Alla bahashas maxa imtixankii hore dowlada la igu siray mid beena oo anan shaqenenin aa way teamkii 2023😂😂😂😂
@Abdiaziizxasan
@Abdiaziizxasan 3 ай бұрын
kulahaa qishku waa lama xuraan Bro qish ha isku halaynin ee wax baro Example
@ASH-01511
@ASH-01511 3 ай бұрын
E=m•c^2 😅😅
@Aktariintasanadka.
@Aktariintasanadka. 2 ай бұрын
Anigoo murugsan IGA qosliseen lakin arinkeyga mahalismin😢
@zumgamer48.-kw7nt
@zumgamer48.-kw7nt 3 ай бұрын
Xuska aa ujeedaye😂💀
@MaryamoKhaliif
@MaryamoKhaliif 3 ай бұрын
Team samiya one like❤❤
@ibraahimyare2744
@ibraahimyare2744 3 ай бұрын
Kambaala wa iwalosaa
@MaxamedAweys-mz8jj
@MaxamedAweys-mz8jj 2 ай бұрын
❤❤❤❤🎉❤
@BouchraMouhamed-c4c
@BouchraMouhamed-c4c 3 ай бұрын
please can you add subtitles so that I can understand what you are saying in your videos
@yaxyesiciid714
@yaxyesiciid714 3 ай бұрын
Soomali ma tihid miyaa adigu.?
@BouchraMouhamed-c4c
@BouchraMouhamed-c4c 3 ай бұрын
@@yaxyesiciid714 I am Chadian but I really like somalie culture unfortunately I do not understand the Somali language😢😓
@SucaadXasanMaxamud
@SucaadXasanMaxamud 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@queentasniim2696
@queentasniim2696 3 ай бұрын
​@@BouchraMouhamed-c4chdaa kayelo jiis 😂
@AsmaOsman-l9d
@AsmaOsman-l9d 2 ай бұрын
I'm sorry 😢
@IsmailOmarrayaleh
@IsmailOmarrayaleh 3 ай бұрын
Ano xisabta Mathématique xog ayan uunecbahay😂😂
@tucha-m7k
@tucha-m7k 3 ай бұрын
Hitler so galay mesha fadhi ma yaalo😂😂
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 16 күн бұрын
عن أبي هريرة، عن النبي ﷺ قال: (آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان). Abaa Hurayra waxuu Nabiga (ﷺ) Calaamada Laba wajiilaha (Munaafiqa) waa Sadex: Hadduu Hadlo waa BEENAALE ama Been Buu sheegaayaa Hadduu Balanqaado wuu kabaxaa Ballan tiisa Hadduu wax loo dhiibto wuu khayaamaa ADEER XUSEEN
@roodoabdullahimuztaf7497
@roodoabdullahimuztaf7497 Ай бұрын
Hada ka hor inta miiska qish ku dul qortey leygah kacshey wxi miiska ku dul qarma 7 su'al cml lga keney Examki udanpeyy an gala war qad yar oo qish leygu qbte wleygah cancele examki finalka😢
@XamzaCraxmaanDaahir
@XamzaCraxmaanDaahir Ай бұрын
HAA waliba laba mar😢😅
@SalmoCabdinaasir1
@SalmoCabdinaasir1 3 ай бұрын
Allah kooxdan waan jeclahy
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@mobsiye
@mobsiye 3 ай бұрын
shaarba weyne gabigiisaba dabaqa ka soo tuuraa kkkkkkkkkkkkk
@user-ee5zi9df2b
@user-ee5zi9df2b 2 ай бұрын
sʜᴇᴇɢᴏᴡ ᴏᴏ ᴋᴜ ᴛᴀsʜᴀɴᴀʏᴇʏ ᴍᴀᴄᴀʟɪɴᴋᴀ ғᴜᴅ ,ᴍᴀʀᴋᴀ ᴜᴜᴍᴀᴄᴀʟɪɴ xᴀᴀsɪᴅ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟᴀʏ sᴀᴀɴ ᴀʏᴜᴜ ᴜɴᴇᴇғᴀʏ😂
@Goldanmedia1
@Goldanmedia1 3 ай бұрын
Bile media inaa wax kajilo waa jeclaan lahaa 😢
@naimaarif745
@naimaarif745 3 ай бұрын
Faraska madow isku mid nahe wlh marka ardayda ilaalinayo😂 xaasidnimo lee 2 dii isla fadhiday xataa wakala kiciya
@CaasimAweis
@CaasimAweis 3 ай бұрын
Macalimad fcn ma tihid😂😭
@hassanmohamed7654
@hassanmohamed7654 3 ай бұрын
Macalim wax xaasidaayaa?
@FadumaSadeq
@FadumaSadeq 3 ай бұрын
ardayda haku adkeyn
@naimaarif745
@naimaarif745 3 ай бұрын
@@hassanmohamed7654 iyaga Dan u tahe
@mohametthanshi6060
@mohametthanshi6060 3 ай бұрын
First
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc 3 ай бұрын
Qofkii 5ad 😂
@maxamadaaminfaaahin6765
@maxamadaaminfaaahin6765 3 ай бұрын
😂😂😂 xaasisanaa
@MaanyGoot
@MaanyGoot 2 ай бұрын
Been maaha anaa saan dareemey malinkii aaan go,aansadey inaa mobile xareesto hbnkeedii 5 jeer so naxey riyo Bislee caala kuli xaal alx guul rajeenaa
@MohamedIbraahim-v5k
@MohamedIbraahim-v5k Ай бұрын
Arkuwaanaa caadi ma aha waxjiro ee sheegeen wlhi markastana waxjiro ee sheegaan
@JimcaaleMuuse-v9r
@JimcaaleMuuse-v9r Ай бұрын
Inta Sanadkan Four ah ee Examka dawlada Sugaya🙋‍♂️😂🥵🔥
@Sadiiqj6cn
@Sadiiqj6cn 3 ай бұрын
First comment
@khadarmuhumed4924
@khadarmuhumed4924 3 ай бұрын
😂😂😂😂😢😂😂😂😂
@hoygajanada
@hoygajanada Ай бұрын
Mashallah ilmo ayaad iga keenten saan u qoslayay mashalah markale keep going soomalida waax u noqon doontaan madaaliyeyaal 😅😅😅😅😅😅😅
@Undermine23
@Undermine23 3 ай бұрын
Nin kaliya fahansan jiliinka waa asaga usaadka
@djyeelko
@djyeelko 2 ай бұрын
Wlhy waaba xaraabaad lkn waxbarashadaayada idinka adag wlhy ta landers ka adag
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Qishka muxuu muhiim u yahay?
@Binthlm
@Binthlm 2 ай бұрын
Walagu baasaa
@Asadlion
@Asadlion 2 ай бұрын
4:20 Ilaa hada waxan layabnahay ninkan numberkisa SI sax uu u sheegay 😂 Bal muu mid qaldan u sheego😂😂😂
@mohyahallasame102
@mohyahallasame102 3 ай бұрын
Faraska cadow catuurta sida ka da'a
@ozmanahmed7352
@ozmanahmed7352 3 ай бұрын
waa jiraa macalin wadd ah oo sidaa looga baqo
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@Abdrishidali
@Abdrishidali 3 ай бұрын
Faraska madow cabsi cabsi caadiya😂
@maxamedciidyaasiin
@maxamedciidyaasiin 3 ай бұрын
riyo nke meaheed 🤣😂
@AaminaCawed-wp2vq
@AaminaCawed-wp2vq 2 ай бұрын
Macalinkayagi somaliga and kii scialka maskin and xaasid
@RayaanRuun-uu9xx
@RayaanRuun-uu9xx 2 ай бұрын
Aniga ee igu dhacday wallhi 😭😭😂
@omarhero4856
@omarhero4856 2 ай бұрын
Faraska madow meel uuku jiro wa qosol miiran😂
@nazali5183
@nazali5183 2 ай бұрын
4:59 😂😂😂😂😂😂😂😂
@anzari9043
@anzari9043 3 ай бұрын
Wa video aan aniba cadi ahyn asxabta wa in wata keep going azxabey
@fardosamahamed8058
@fardosamahamed8058 2 ай бұрын
Laba jeer inta laygu qabtaa warqada layga calaamadiyay
@zeinabAhmed-gf8hy
@zeinabAhmed-gf8hy 3 ай бұрын
Ardada sanadkan imtixanka dowlada galesay✋😂😢
@Bobapinkkyyy
@Bobapinkkyyy 2 ай бұрын
Wan cusbehe xaliiso daweyo walaaleyeyga
@KALIGEEDNAAAG
@KALIGEEDNAAAG Ай бұрын
Waagii scholka soo xasuustay wlhi😅😅😅
@Amiirosmaan-q1e
@Amiirosmaan-q1e Ай бұрын
Hurmar balaashan Soomali waynneey🤝
@mahamedgooni5730
@mahamedgooni5730 3 ай бұрын
Noso badiya short filimyada zxpyal
@mohamedbashirmohamed4585
@mohamedbashirmohamed4585 3 ай бұрын
Yarkan hibo ayu u leeyahay jaliinka… “MISAANKA CULUS WAAYE” 👏🏽🫡🫡
@haniumar1111
@haniumar1111 3 ай бұрын
allla askari marku soo galay wxn xasuustay maalin dhawaydo jmcda exam galaynay inta dibada nalagusoo baadhay daaqadaha mobilada kasoo gashanay markaan saa ufadhiisanay askar nalooso galiyay axeey😢😂😂
@tigert-lh9wt
@tigert-lh9wt 3 ай бұрын
Qorshe qorshe😅
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Maya maya
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@RuunASMR
@RuunASMR 2 ай бұрын
Team Bile media marwalbo high quality video and great acting skills 👏 👌
@HassanNoor-zg6sq
@HassanNoor-zg6sq 3 ай бұрын
Respect 🙏
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 ай бұрын
Hadda qaxaan fiirsannay ma RIYAA .. MADOOBE NAGAMA AADAN XISHOON 😂😂
@abdiabdirahmanabdulahi7840
@abdiabdirahmanabdulahi7840 2 ай бұрын
😂😂😂. 🎉
@abdimk4078
@abdimk4078 2 ай бұрын
Kcse qofkee sameeye lee fahmaayo 😂😂😂
@SalmaanAlfaaris
@SalmaanAlfaaris 3 ай бұрын
Imtixaanka dowlada saan ooahay walahi 😂
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 3 ай бұрын
Oo ma cidama saa inii baray intay glaska soo galan
@hassangouled2642
@hassangouled2642 3 ай бұрын
Xaalada ardayda xiliga tacliinta... runtii, way n'a soo martay... mathematics waan qishi jiray
@mohamedabdirahman2870
@mohamedabdirahman2870 2 ай бұрын
Aniga laigu qabtey, imtixankii markalle ayaan aniga iyo macalinka kaliya is ag fadhina samee laiga yidhi, kadibna 💯 helley 😂
@salmaanmaxamuud3246
@salmaanmaxamuud3246 3 ай бұрын
Qofka imtixaanka iskuulka haduu ku dhaco micnaheeda ma ahan inuu nolosha ku fashilmay macalimiinta iskuulkana waa insidaas labaraa
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 3 ай бұрын
Iljebiska ayaa iga yaabiyey wuxuu u egyahey nin qorshe weyn damacsan!🤣🤣
@drmohamed6442
@drmohamed6442 Ай бұрын
😂😂 macalin candhufta iga daa kulaha
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 27 күн бұрын
😂😂
@mahadfarah7615
@mahadfarah7615 19 күн бұрын
halmalin.aya.liguqabteey😢😅😅
Maqaayadda Waalan I Short Film
6:05
Bile TV
Рет қаралды 213 М.
Maxkamadda Dumarland
8:31
Bile TV
Рет қаралды 135 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 93 М.
JAARKAYGA (Part 1-3) | BUuTI Television
19:46
BUuTI Television
Рет қаралды 715 М.
Sheekada: Ilaali sharciyada ilsha aad lacagta ka helayso iyo mida aad siineyso
14:00
Sabta (Alle bariga) Soomaalida | Meeshu Waa Afrika
4:03
Bile TV
Рет қаралды 116 М.
Maseer Dumar Short Film 2023
26:16
Yahye Tiger
Рет қаралды 1,7 МЛН
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 388 М.