Weriyihii Weynaa Cabdalla Nuuradiin Oo Sheegaya Qayb Kamid Barnaamijkii Iidheh & Ogaysiis Oo Ka Bixi Jiray Beri Samaadkii Radio Muqdisho, Cabdalla Nuuradiin Keliya Ma Ahayn Weriye Ee Wuxuu Ahaa Hal Abuur Weyn & Jilaa Riwaayadaha Benaadiriga Oo Sameeyey Heesa Badan Oo Caan Ah,Sidoo Kale Geeraarada Xayaysiinta Uu Ku Xayaysiinayo & Furitaannada Riwaayadaa Daahfurkooda Koowaad Wuxuu Ahaa Nin Ku Habboon Kolba Shaqada Uu Hayo Rabbi Naxariistii Janno Haka Waraabiyo.
@shukrimusetalentchannel24574 жыл бұрын
Allaha U Naxariisto Weriye,Fanaan,Abwaan C/lle Nuuradiin Axmed Dadkeenii Hore ee La Yaqaanay Wey Dhamaadeen Aloow Noo Naxariiso Aamiin
@ctm994 жыл бұрын
xagaagan xagaagii ka horeeyay xirsi baa keenay alaab baqaar buu ku xiroo xagee iyo kam cidi wey xusi weyday maradii inuu xooruu xaqiiqdii ku dhawaaday xatiirnimaa u sugnaatay xaashi baa la talshoo xayeeysiis u samee baa xaalkii lagu gooyay horn afrik baa u xadreysay xalad weyn u sameysay xidigahaana marsiisay alaabtii xirsi gaara saacadiiba la xaaq maafish fil baqaar xaba waaxid ALLA Yarxam ustaad Cabdalla
@mohamedyare38263 жыл бұрын
Cabdalla nuuradiin allah unaxarsto 1988 maalin ban ka dhagysaty idaacada qaranka radio muqdisho xayeysiintan kadibna hooyada ayaan ku ooyay dukaanka delasuur waana lay iibiyey kabahaas Muqdisho ma hilmaamo lkn nasiib xumo 1991 ayaa iigu danbysy
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Masha allah Cabdalla Nuuradiin inaba Caadi ma aheyn ee Allow kuu naxariiso
@abdikadirahmed95403 ай бұрын
abdalla nuuradin tariqna digay wacdara kategayilahay ha u naxaristo
Al ustaad cabdale nuuradiin axmed ilaah haku naxariisto ma ilaawi kari barnaamijyo badan ayaa Qadka kaga qeyb qaadan jiray sida musica iyo salaamaha xayaysiintiisa aad ayaan u jeclaay maafi fil baqaar xabad waaxid alaabti saaki leekeay saacadiiba lawaay xayaysiintu waa horseedka ganacsiga wlhu caawa oo ah habeen sabti soo galayso taaqriiqda ay tahay 5 bisha 12 2020 ayaa is dhahay bal eeg xasuus ayaa igu dhalatay ilaah unaxariiso inta wariye iyago shacabka ushaqeynaayo la dilay hon of Africa iyo capital ma ilaawi kari was xasuus taariiq ah waxan ku cel celin jiray telefanka qadka si aan ugu qeyb galo barnaamijyada sportska uu bixin jiray suni iyo barnaamjika hoodi hoodi xafadan yaa joogo mahad axmed cilmi wlhi xasuusta waa mid aan tir tirmaynin barnaamjika musica iyo salaamaha
@ulajarad4 жыл бұрын
Alaha unaxariiisto waxa ku xasusta marwalbo a dugsiga fardamadkii lega sodaayo waxa so gali jortay xayesiiinta caanaha Daano iyo Dani boy
@abdinasirm64404 жыл бұрын
Jubba samatar feynuus abdallah n Aad beey u qurux badnayeen wagii yara yeen
@shamsaahmed40136 жыл бұрын
Allaha hau naxariito
@horiyoningeeyahaguursado23876 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto
@بنتنجد-ط9ل5 жыл бұрын
Asc
@faadumomuuse57133 жыл бұрын
Hees uuqaadaya wan arkay ninkani cadi maha
@بنتنجد-ط9ل5 жыл бұрын
Waxan kaa codsana in aad isiiso meel aan kaa soo waco