Wlhy inantani waa qof qalibi nadiifa leh alle janada haysku keen tuso from burco
@zahuuraliahmed82543 жыл бұрын
Nintan ma aha qof nadiif ah because hada kahor ayan lakulmey ayadoo melfadhida wan salamey markaa bey iyastey marka ma qalbi ficna wan nacay haatan
@suldaanupthiali13253 жыл бұрын
@@zahuuraliahmed8254 wllo ilahay Ka baq MaxaY kugu zamayzaY wxa Aga Yaaba inad ku been abuuRaNayzo🤤
@ayannaupdi74083 жыл бұрын
@@suldaanupthiali1325 Ani xataa saasan umaleeye Inuu been ka sheegayo subxanallah
@ramlamohamed39133 жыл бұрын
@@zahuuraliahmed8254 Hhhh waba nacde mxa ku keene inta qof inaad ka been abuuratid walaga fiican yhe
@princessaymanmohamud81153 жыл бұрын
@@zahuuraliahmed8254 SubhanAllaah haday run tahay adi wllsha muslimada waye ALLAAH dartii iskaga cafi insha Allah
@geeljire88513 жыл бұрын
Maashaa Allah gabaryey ani maanta iigu kaa horeysa aan ku daawado waa qurux badantahay hadalkaadana wuu qurux badanyahay🥰
@yasminaxmed8443 жыл бұрын
Wllo fariinteeyda hadaad aragto ii soo duceey in Allhaah cafimaad isiiyo Waaan xanuun sanaaa wadnaha leeyga qabanaaa farxad iyo murugo midna uma dulqadan karo qurcaan waa leey saray wax badan mudo 7 sanaa dareemaa xanuunkaan hada fariinta so qorooyo waaan ilmeeynoyaa wll pls uso duceey😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥🤲🤲🤲
@umuaxlaam77353 жыл бұрын
Ale haku cafiyo wll
@xaliimailkacase94863 жыл бұрын
Alha ku cafimadsho wll
@hamdikhadar483 жыл бұрын
Illhy ha ku cafiYo pyo 😭😭🤲
@farhiyasheikh67823 жыл бұрын
Allah kucafiyo abyo
@farhiafariida9233 жыл бұрын
Allow cfmd kusii wll🤲😭
@firdaushassan20823 жыл бұрын
Horta qaaliyey mid wa iga talo dadkan somaliyed inaad qanciso hadad isku daydo waxad heysaa wadadi fashilka sualaha privacy haka soo jwbin yaa kugu qasbay markaa aragto shib lee kadheh inaa aragtay iyo inakle adigaa og wici farxad kuu keenayo qofki kuso weydiyo kaso jwb kii an ku anfacen sua aashaasna kaboood dadkaan wllh adoo fiyoow faraxsan ee murugo kugu dilaayan daacadnimada naftaada dhaawaceyso plz iska dhaaf xetahy waxa aa ka jwbe ma waxaasa dadkaan quseeyo war jeclaa dadkaan bisinka war adinkana ilahey kabaqa oo adoomada ilaahey ka hara wllh naarta dhel dhel loma sameen
@@sadiyaosmaan774 abyoo mid iga qor banii adam lama qancin karo hadii xadkaaga laguu so dhaafo wa inaa yac iska dhahdaa dadka hadey qalad ufahman ilahey uma fahmin xabad bariis ah eey cuni leheedna wallh eysan kadhimaneen ayadoon cunin so loma baahna in dadka eey kaa dhigta dhul lamaro o kale
@farhiakaftan76893 жыл бұрын
Haa wllhi
@ziabeauty88303 жыл бұрын
@@firdaushassan2082 xbbtii sax wlhi bini adam lama qancin karo gbadhan wa gbadh qalpi fiican
@iskufilan91513 жыл бұрын
@@firdaushassan2082 sax abaayo wakugu raacsanahay 🥰🥰 allaha ku xafido
@filzandiamond1253 жыл бұрын
Qof sheydaan ah ayaa adiga ku nacaayo qof ilahey wanag u dhaliye adi wuuuku jeclana kuma nacaayo love u abaayo
@abdinasirmohamed93453 жыл бұрын
Filzan.Diamond sheydaan kaliygsa miyaa wx naco lkin qof wlbo ibandam ah wx oow cuni kar wax oow jaceln kara
Alla boqoradeyna qof ku neceb inu ifka.saaran yahay maba aaminsani wlhi hadan schoolka xisadeyda dhex fadhiyo xita intaan daaro o borsado kurido ayan dhagaha kaala socda wlltinimo iyo somalinimo. Waxwalbo wanagsan allaha micin kaaga dhigo qli 😍peace and one love
@malabey1973 жыл бұрын
يٰأيها الذين ءامنوا إن جاءكم فاسق بنبأ فتبينوا أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا علي ما فعلتم نادمين.
@abdowfaaska57073 жыл бұрын
I don't know U anymore but U look like a good person really Sis . I appreciate your efforts and the way you're talking is so amazing and Behavioral therapy so Keep going.
@fowsinur11133 жыл бұрын
Wlh qaali anoo jecel hadalkada hadane markan mashqulsnhy intaan daaro meel dhigaa waayo wifi igu jiro marka wax un haka faaido lee iga tahy walashada ilhy hakula garab galo
@liyaaliyong79703 жыл бұрын
ilahow rabiyow waxad iqortey magafayi ee wanag iga dhig rabiyooow zniga iyo inta islamka 🥺😓😓🤞🤲🤲🌸
@Said-gn2ec3 жыл бұрын
Hooyo kaligeed ilmo korsato in la dhibo mahan Alhamdulilah Aan ka mid ahay ilahay mustaqbal wanagsan iyo hormar wanagsan hano sahlo caruurtana ha nala kooriyo iyago Baari Ino Ah🤲
@natramohamed82333 жыл бұрын
Faiza samaara 100 kun inta Ramadan lagarin halakala kiciyo yalla kip going 👍
@israalbatross10483 жыл бұрын
Firiid xbbti na daawada hada nahay team samaara at least meel iska dhiga😂❤️100k wax yar noga dhiman
@nadranadem11003 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 Faaiza qosol wanaaag xbbtih Allah ha idin xafido adi iyo family kaaga🥰🥰🥰
@gawar_puntland3 жыл бұрын
Samaraa social media gawar kujirto Adan kujeclahy abyo marka video gaga wanfirsaneyna wayo wanag moye xuman kuma arkin qali💖♥️❤️🌹
@somaliqueen33463 жыл бұрын
Mashallah samidey
@fatumamohamed80783 жыл бұрын
Quf lanaco wada kadhantahay walashey macan
@farxiyoahmed56133 жыл бұрын
Anuu waagii hore kumaan jeclayn markaad ciyaari jirtay hadeer baan kujclahay yacni wadaad nimo kuguma jeclaan ciyaarna kuma nicin lkn markii aan ogaday inaa tahay gabdh yar OOO ilmo iyadu aabe iyo hooyo u ah ayaan kudawadaa wlhi ilaahy ilmaha hakula koriyo dedaaal caruurmadhalin anuu lkn hoyo single Mather ah baa isoo korisay insha allah wax khayr qabaan kuurajaynayaa midna waan kugula talinyaaa haguursan hadeer waa iga talo ilmahaaga korso nin waxba hadeer waqti haku lumin ❤️🌹
@gamutenasir43053 жыл бұрын
Haguursan Mxd kawada Gabadh ma Aha miya lamane umabahnamiya? waa in Ay guursata Lkn Qof Qiimaheeda garanaysa
@Qadra-Hussein7223 жыл бұрын
Mashaa allah samaraaqueen gabar aqli wngsn ayaa thy balse dad ayaa jecel dadka muslimiinta sharaftooda In,ey kuciyaaraN abaayo mcn allah kuxafido allah ayaa kulajiro🥰 Ramadanka ayaan kugu hambalyeyna Ramadan coming soon🥰🥰🙋🏼♀
@liyaomars3 жыл бұрын
Walaahi waa in laga xishodaa abuu maxamed Kkk Yamasa sana 😀walaasheen nolol cusub inshaa’allaah samaariina qalbi cad 👏👏المسلم اخ المسلم من سلم المسلمون بلسانه و يده ً
@mohammednur27323 жыл бұрын
وتعاونوا علي البر والتقوى ولا تعاونوعلي الإثم والعدوان يااختي الغاليه زادك الله علما وفهما وحر صا
Aamiin abyo adna allha ku xafido garashada iyo qalbi wanaaga allha ku siyadiyo sister
@imrantahlil22763 жыл бұрын
Masha Allah abyo illahy haku xafido runti illahy darti ku Jeclahay faiza
@munaaxmed76533 жыл бұрын
Masha allah hbbti instgrmka fllowing iitahay mana ogayn inaad KZbin isticmaashid masha allah Allah yahfadak💗😘
@fahmokaahiye23723 жыл бұрын
Masha Allah abayo hor u soco
@runishMohaz223 жыл бұрын
Waxatahy gabara ilahey dartis ujeclahy allaha kuxafido walshey adiga iyo wiilkada masha allah
@rahmoadam59783 жыл бұрын
Abaayo dadkan dartood mar danbe noloshaada hore hagula so hadlin noloshada horey u wado asigaba kama so hadlo nolol qurux badan ku rajeyna
@maryanruun60833 жыл бұрын
Sax wlhi xbibiti ma fcno in noloshda hory kasohdasho dadkn hadal lagumaqancinkro runtii
@daganyusuf47603 жыл бұрын
Msha allaa wllo Faiso illahy haku xafido warunta dadku way isgursadan wana kala tagan illahy hakudayo wiilkaga iyo aabihiisba
@mariyaabdillahi92553 жыл бұрын
Abayo Sawirkn Mobilka wuxu Kujira muddo Badan Kumn Aqon inad Tahay Adi Wakahelay mudads illa imkna waigujira Masha Allah Lkn Bayo Calfku wameshiisa Allha Muradkaga Macsilahyn haku siiyo
@mydhiiga89453 жыл бұрын
Masha allah abayo wakujeclhy wlhi vedio yashada adban ujeclahy markha allah haku xafido ♥️♥️♥️🌺🌹🌹🌹♥️♥️🌹♥️🌹♥️🌹♥️🌹♥️🌹♥️💎
@maxamedcabdinuur3603 жыл бұрын
Masha Allah walshy keep going
@umhuudamarkocadeey13203 жыл бұрын
Masha allah alaha ku xefdiyo adiga iyo usradada baraka laah fik uqti filah guleyso alaha ka dhigo gacanti sareyso iyo gedki laharsado amiiiiiiiiin
@nayruusahmedahmed15233 жыл бұрын
Noloshada hore uwado abayo inay ben aburtahy qofkasta ocaqli le wufahmaa
@adnomoha65623 жыл бұрын
Mash Allah faiza aby ani Mel kasto ad social media ka isticmasho wa kula socda siad ku tageera ❤️❤️❤️❤️
@alipapa93313 жыл бұрын
i like your smile zamaara❤
@fartunabshir35183 жыл бұрын
Masha allah waaa gabar qalbi nadiif leh alle ha xidfiyo
@wllronii53893 жыл бұрын
Team Sayaara HadaanaHy Waxaan Ku farxsanahY 100k inay wxyar noga HadHy Yez Al my Team zayaara Markana waxn Rajaynayaa in,...aan Gaadhno 500k Sanadkan Gudahiisa
@iqramohamud64793 жыл бұрын
Mansha allah abaayo wanku jeclahy wlhi alle haku xifdiyo abaayo akhiro iyo aduunba ❤❤
@khadijaibrahim1403 жыл бұрын
mashaAllah my sister i love uuuuuu
@Unique_girl773 жыл бұрын
huuno adiga dadkan ha u jawbin hadii kle wallhi adiga ayay noloshada khal khal galinayaan
@amaalabdirahman4193 жыл бұрын
Masha Allah samara keep going xbbti
@xurmoxiis89753 жыл бұрын
Masha allah abyo mcn alha ki xafdoh Kuma necbi wlh wanku jeclhy ruuxi I ku neceb ne wa mid cidhib beeley
@anisogarma59953 жыл бұрын
Mansha Allah Boqorad ba tahay caqli badan horey u soco 😘😍
@wardiaabiabi67602 жыл бұрын
Maa shaa alah. Ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo wiilkaaga.
@abdurahmanyahya50963 жыл бұрын
Mashallaah abayo macaan keep going ❤💜🌹💐
@queentanya37873 жыл бұрын
Ninku isago naag leh ayuu ku guursadey waad ku aqbashay xaaskiisii hore markey ogaateyna wuu ku furay markaa wuu ku xumeeyey balse adaa khalad leh oo nin naag leh doontey
Gabadhaan waa daacad ,,abaayo mardambe hakasoo hadlin famlkagi hore ,, dadka waxaas sameyay barina waxas weesoo sameynayaan si aad uga hadasho♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ love you qali
@ridwanaharir87773 жыл бұрын
Absolutely wll
@haboonmowliid71693 жыл бұрын
Maaaaaaasha Allah xabbti sax waye shukran Allah ku xafiido 🥰🤲🤲🙏🙏🙏👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️🤲🙏👌
@hamdimoulidfarah70163 жыл бұрын
Hhhh manta lee arkay faiza wana ka helay. Wan kugu xirnan donaa insha Allaha. Xijabkan ad ayad ugu nuuree cadeey
@nuurudinyusuf85113 жыл бұрын
walshen waan ku jclnhy dadkan wrkda iska Gudbi hoshada ka bdn الله is with u. ☝️Angagna khrurka iska jclnhy
Mashallah allah ku xifidiyo walshey gabar asturan aqoon hore kuma leheen lkin hada ayaaba iqancisey mashllah sida wangsan aad u hadaleyso mida kale dadkan waxay raban ha iska sheegan wanagaga Iska raaco ❤❤❤🙏🙏
@abdirizakmofarah87033 жыл бұрын
wanagi OO qof ah Rabi hakunabadyelo samaraa ❤🇸🇴💥
@drazmaasaladali50333 жыл бұрын
Masha allh ceep going samaraa yaa iska laabi kara muqaladada samaraa horay u soco noloshu kuma xumayso🤲
@ikranfarah60863 жыл бұрын
Wllsheydiiyey horta aan talo yar kusiiyo waaba hadaad araktit fariinteyda KZbin kaaga videogii igu horeeyey aan ka daawado waa kan Waxan kaaga xiranahay dhankas iyo Instagramka qof wagansana waa tahay intan kaa arkay Taladeydu waxeytahay Haka soo jawaabin su.aalaha qaaska ah ama noloshaada sida goonida ah ugu saabsan soo.malidan wey iska war jecelyihiin mid xun iyo mid wngsnba oo aniga hada saas ku leh hadaad noloshaada oo dhan iiga shekeynesid hye ii wad uunbaan ku dhihi. Lkn ogow adey sharafi kuugu jirin wn ogahay wax xun ma shegeysid videoga lkn fariimaha nucaas ah iska indha tir ku iran lahaa Hor mar wcn I.a
@anisodegan353 жыл бұрын
Wallhi sidan u hadli lahaa ayaad uhadshay msha allha 😍 allha ku xifdiyo
@qurayshoali92733 жыл бұрын
Masha allh quentayda ❤💯
@ugaashassan31083 жыл бұрын
Ar qoftaan hadaan heli lahaa farxad iima dhimnaten 🥰🥰🥰