Istanbul iyo Ankara midkee lagu nolaan kara wax badan ka ogow nolasha Turki

  Рет қаралды 16,747

faiza samaara

faiza samaara

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
Video sifcn u daawo si Aad u fahanto nolasha Turki
@daarulqaraar7536
@daarulqaraar7536 2 жыл бұрын
Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'".....
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 2 жыл бұрын
Vlog inoga so duub Istanbul abyo mcn🥰
@qadanguuleda1813
@qadanguuleda1813 2 жыл бұрын
Samara wll waxa jecelahay in Turki imado lkin ma awoodo isoo duceeya in alle irsaqasa khayra habto isiiyo
@sudeys3681
@sudeys3681 2 жыл бұрын
abayo dalxiis uimaan raba stanbuul maimada reply iso gal plz😩🥺
@amaalmb1102
@amaalmb1102 Жыл бұрын
Abayo lambar an kala so xariro isheg wax in ad iga cawiso rabay mahad sanid qali
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤❤💞🕋
@majidcade4733
@majidcade4733 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🤲
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Qof diinta ku fiican inaad tahay ayaan kaa aaminsanahay meelaha khuraanka lugu barto AMA dugsi far baradka carabiga waxa loo baahi khabo kusoo kordhi inshaa’allaah madraso AMA dugsi soomaliyeed
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Faiza abaayo shaqo wey yalaan Turkiya soomalidana waa dad day ah Maashaa’allaah salon ayey ka shaqeyan maqaayad Tarjumaan Maashaa’allaah gabar aan saloonka AMA meesha timaha lugu hagaajiyo umuliso ayeey baratay Turkiya ayeeyna wax ku baratayallaah hau barakeeyee
@Zabrinahmed14
@Zabrinahmed14 Жыл бұрын
Abyo ani cilaanka aqaan turki ayaan raba ina imado shaqo maka hela🥺
@nahraam4749
@nahraam4749 11 ай бұрын
​@@Zabrinahmed14 haa macane anigaba waan usocda hada
@haawolool1860
@haawolool1860 2 жыл бұрын
haa masha allah alle hakuu fudu deeyo abaayo safar kaaga ankara jawigeeda woow iska dagan yahay wan ogahay alle hakugu amaan sado abaayo qali
@daganmaxamed279
@daganmaxamed279 2 жыл бұрын
Habo macan horay usoco gulban kurajeynaya sidad jeceshahay okheyr ah alle haku siyo
@Kadiga620
@Kadiga620 2 ай бұрын
Asalam aleik habo. Ankara ayan rabba. Sidey bean ku la xirira.
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Tukir Ma joogi inaan gabadh aan Aroos uu raadsado raba 😂 lkn mash allah hore soco Wll
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 2 жыл бұрын
Cadayeey turki anaa soo arkay dag islahaa meel fiican maaha waa dad cunsiriyiina sigaarka ayay wada cabaayaan yar iyo wayn waa cunsuriyiin Markaa cidna hakula talin ankarada uraysa anaga warkeeda soo ogadee xitaa ajaanib guri fiican kama kireyan
@naciimoofficial
@naciimoofficial 2 жыл бұрын
Masha alaa xabibti keep going mcnto 🥰🥀
@iidleaxmed8010
@iidleaxmed8010 2 жыл бұрын
Midna lgu nolan karo waa cunsuriyin turkida waxan deganahay ankara keçoren
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 2 жыл бұрын
Mnshalh mnshalh abyo horay usocoo noloshda turkey ad bn u xiisynaa ✌🥰🥺
@yuunismaxed9172
@yuunismaxed9172 2 жыл бұрын
Sawirka tiktok kuu yala aad uga helay💋😘
@user-ep9xx1or8k
@user-ep9xx1or8k Ай бұрын
Asc cdey sethy abyo mcn waxa rba turkish ka marka shaqo oo nolol maal meed ma ledahay abyi mcn isheeg
@daarulqaraar7536
@daarulqaraar7536 2 жыл бұрын
Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'".....
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 2 жыл бұрын
Masha Allah 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑😚
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 жыл бұрын
Safarsalaamo allaha ku nabad geryo
@user-ep9xx1or8k
@user-ep9xx1or8k Ай бұрын
Abyo wiil gabar keeba fudud shaqa aha. Abyo mc n
@niciimocuuke962
@niciimocuuke962 2 жыл бұрын
My queen 👸💖❤sister ❤💖💕
@hodanmohamedahmed8867
@hodanmohamedahmed8867 2 жыл бұрын
Walaley dadka haka waalin meel lagu nolaado meshaan mataalo hadadan wax baraneynin ama wadanka wax kuso kordhineynin turkida wa cunsuruyiun
@awilibrahim9729
@awilibrahim9729 2 жыл бұрын
2019 markaan joogay ankra ayaa lagu nolaan karay
@dacimarwan9234
@dacimarwan9234 2 жыл бұрын
Wllshey samara allha kudhowro cadaw gaga allha kaqabto Wllshey mcn
@dabaryoussouf1050
@dabaryoussouf1050 Жыл бұрын
Machallaha huno le dieu a ta lesse toi.
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 Жыл бұрын
Masha.allah habo
@hibamohamed2043
@hibamohamed2043 2 жыл бұрын
Hore u soco Abayo garabkaaga nahy 🔥🔥
@aishaahmed9772
@aishaahmed9772 2 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful sister ♥️♥️keep going 🇸🇴🥰🥰
@isxaaqm3253
@isxaaqm3253 2 жыл бұрын
Haaha
@hodanmohamedahmed8867
@hodanmohamedahmed8867 2 жыл бұрын
Iqaamada hadeyba adkaatay wax lagu joogo mesha mataalo 2 mar kabadan laguuma ogolaanayo
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z Жыл бұрын
❤keep going my sister
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 2 жыл бұрын
Dadka yurub iyo marekan ka imadan ya dhahay 300$ wax lama ahan😂😂😂 hadey wax nala ahan lehen hooyo ilmaheda meshan ku koriso mala arken. Sida dadka qaar africa joga dhaqalahoda u kala duwan yahay aan dibadana u kala duwanahay. Pay check to pay check group la dhaho a naga buxan. Lkn wax kasta ad Turkey ka shegtay wa run Masha Allah
@madamabyan5633
@madamabyan5633 2 жыл бұрын
Haa lkn America ama yurub markaad joogto 300$ 2 ama 3 dukaan hadaa isku marto waa kaa dhamaatay. Ankarana guri dhan oo waliba goglan aa ku ijaaranee. Africa na qoys dhan ayaa biil iyo ijaarba ku filan.
@sadiahassansaman5213
@sadiahassansaman5213 2 жыл бұрын
Walaaley turkiga waxabarsho ma taalo umuda ha soo lugooyina
@amaalmb1102
@amaalmb1102 Жыл бұрын
Asc qali sharafey alle ha ku xafido waxan rabay turki in an imado bisha 9 kalad dhaxded wax badan in ad iga cawiso rabay madamo adiga no jogdid mesha ❤❤❤❤❤❤
@nahraam4749
@nahraam4749 11 ай бұрын
Abaayo maheshahy anigaba imikaa rabaye
@Nasir_9
@Nasir_9 10 ай бұрын
@@nahraam4749mesha Maxa yaala aan imaado aniguna talow 😂
@bamiiman8891
@bamiiman8891 8 ай бұрын
As wrwb abaayo see lagu iman karaa turkiiya
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 2 жыл бұрын
Mashaallah safar salaama 🙏
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 2 жыл бұрын
Huuno koofidaan maxaaa waaye iga cun nooh love you
@hiddengirl5838
@hiddengirl5838 2 жыл бұрын
abayo iqamada kaso hadal pease
@zahroabdullaahi5264
@zahroabdullaahi5264 2 жыл бұрын
Thanks xbbti
@sowdasowda5166
@sowdasowda5166 2 жыл бұрын
Save journey quraxey 💞💞💞
@aadancali2101
@aadancali2101 Жыл бұрын
Wll waan rabaa in aan turki imaado ka dibna dhanka giriiga uga sii gudbo doontana kasii raaco anoo galaya jarmalka.. kasoo wran wll
@ayaandahir6175
@ayaandahir6175 2 жыл бұрын
Weeewe another level ❤️‍🔥🥰🧚🏼‍♂️🥰
@maryancabdi630
@maryancabdi630 2 жыл бұрын
M.a waxaa rawaa Turkiga see waaye abayo
@Momoooo-p2o
@Momoooo-p2o 2 жыл бұрын
Waxa lagu shegay xage ka Galen kkkk
@maryancabdi630
@maryancabdi630 2 жыл бұрын
@@Momoooo-p2o kkkkkkk haaa waa fahmey bes qaababka ayaa rawey sida ugu fcn
@GoodLuck-mh9eg
@GoodLuck-mh9eg 7 ай бұрын
Walal guri 2 qol ah o alaabtisa ay taalo wa meqo kirada? Wxn donaya ina 3 months meshas so joogo insha Allah
@najmoabdi8395
@najmoabdi8395 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@SihaamMahamud12
@SihaamMahamud12 8 ай бұрын
Abyo mahd Sanid waayo si fican Uma Kala fahnsanen
@hooyomuuminogabadheda
@hooyomuuminogabadheda 2 жыл бұрын
Asxaabta samaara isoo gurmada blzz samaara bin📌📌😥
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
Turkia intaad degi laheyd adoo tuulo Somalia ku taal ku noolaadaa laguu qata waayo cuqdad iyo naceyb meel lagaaga hayo farxad ma taalo
@hodanmohamedahmed8867
@hodanmohamedahmed8867 2 жыл бұрын
Maxa lagu nolanaa dalxiis oo kaliya waaye iqqamada hadey kaa dhacdo wa bexee
@nawalkl1113
@nawalkl1113 2 жыл бұрын
Love u queen
@isxaaqm3253
@isxaaqm3253 2 жыл бұрын
Jaaasaa
@qadroabdulaahi5261
@qadroabdulaahi5261 2 жыл бұрын
Meqo waaye xppti
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 2 жыл бұрын
👌
@umutasniim20
@umutasniim20 6 ай бұрын
Akra casimad waye gobal mahin. Muqdishy kaqurxthy kulaha wadmdas dhismay dowldha le tuuldoda xita weynga qurxtahy😂
@fowzfowsiyo5798
@fowzfowsiyo5798 2 жыл бұрын
Abayo meqy iguqaadanee iqamada innaanhelo
@beletweyn3873
@beletweyn3873 2 жыл бұрын
Ankara waliged ayey maaglo madaxda wadanka u ahayd abayo tarikh 1923 ayy aasasnty abayo mida kale sida siyaasiyan ah maaglo bad leh wadan magaalo madax uma noqoto istanbulna wa dhul ay greece ka xoreysteen ee somalidan istanbul maaglo mdaxda u heeysto wxagy ka keenen🤔😁
@simanmoha6064
@simanmoha6064 2 жыл бұрын
Inta badan taasa caana marka saasay ugu maleeyen ban u malaynaa Lkn Ankara ayaa weligeed u ahayd
@Guledworld
@Guledworld 2 жыл бұрын
@@simanmoha6064 Haa waa run.
@sowdadahir4473
@sowdadahir4473 Жыл бұрын
ankara necebahay caku buuraheeda teeda kale dadka been hausheegin meel lagu nolan karo meshas mahe wa cunsuriyiin cidaas😮
@nasronasronura4988
@nasronasronura4988 2 жыл бұрын
Ankara abar madika waa 150 weye o waxa walbo wayo
@daniaali8716
@daniaali8716 2 жыл бұрын
Aniga ayaa kunol abyo Turkey waliba ankara ayaan daganahay ankara intee kajoogtaa abyo yacnii xafadee kaçoren miyaa joogtaa abyo blz reply taageero ayaan kuuahay waxan rabay inaan ku arko blz blz reply 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😫😫😫😫😫😫😫
@maryancabdi630
@maryancabdi630 2 жыл бұрын
M.a wllo allah kugu nawad yeelo wallahi anaa turkey rawaa Ankara shaqo kanbane camal ma leedahay teeda kale qof caruur wato kwrn oky mcnto jwb wcn
@daniaali8716
@daniaali8716 2 жыл бұрын
@@maryancabdi630 haa wll waad kaheleysaa shaqo ankara wey taala shaqo fcn caruur xitaa waad keeni kartaa hada xitaa aniga ayaa kunol waliba 1sano ayan jooga m.a waye wllo xitaa maciishadeeda waaraqiis Istanbul ayaa qaali ah lkn anakara waa raqiis wax walba
@maryancabdi630
@maryancabdi630 2 жыл бұрын
@@daniaali8716 haa m.a 2 caruur ayaa heystaa Marka qaabkee ku joktaa meeqaa ku taktey Misa what's up ii soo dir
@maryancabdi630
@maryancabdi630 2 жыл бұрын
@@daniaali8716 m.a mahadsinid abayo
@daniaali8716
@daniaali8716 2 жыл бұрын
@@maryancabdi630 vizaha waala adkeeyay abyo hada waxaa lagu jiraa xiliga samarka ani marki aan imaanaye waxaa kusoo baxay kun io labo boqol oo dollar hada bisha 10naaad waxaa dhacaayo doorashadii lkn madaxweynaaha wuxuu dhahay sanadka cusub ayuu dhacaaya Turkey waan kasii tagi rabaa abyo ani masii joogaayo waaliska tahriibinooya hadii aad iqaamo wadato xitaa laguma dhaafayo hada sidii hore maahn wey xumaate wllhi Turkey
@isxaaqm3253
@isxaaqm3253 2 жыл бұрын
Kaah
@ibnoomar88
@ibnoomar88 2 жыл бұрын
500kun qaali wye be ka yar wye ankara
@susumoh4696
@susumoh4696 2 жыл бұрын
Abayo samara snapka maxa kugubqoran Abayo inan youtuber noqdo ayan raba inaad icaawiso ayaan rabaa waayo bila shaqo ayaaan aha
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 жыл бұрын
M.a abaayo waxaan kaacodsinaa inaad iisameyso linki abaayo ilaahey dartiisa abaayo kheerkaa faafiyaa abaayo hore usoco 👈💞👈👈💯💞💞🙏🤝
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 жыл бұрын
Abaayo ha ijiifan
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 жыл бұрын
Waan kubaryaa abaayo 💯💞💞💯🙏🤝🙏🤝👈
@sahuur3269
@sahuur3269 2 жыл бұрын
Abaayo mashaqeysan karaa salon ma furankaraa sacudigaa kaso gurilahaa iso jawaab sacudigaba gobal ayaan ku nolahay marja shaqaa rabaa ciyal na waa wataa jawaab
@Fatima-yk5zy
@Fatima-yk5zy 2 жыл бұрын
walshey waxs dagan tahay meeshii adunka uku ficneda nasiba ledehe meshan caruur uma ficno xaga aqlaaq iyo diin anaa afar sano daganay wadan lamadagee dadkisa lala daaga dada aad cunsuri ah waye meesha iimanso ha ku so dag dagii wllo
@sahuur3269
@sahuur3269 2 жыл бұрын
@@Fatima-yk5zy sx abaayo lkn lacag ayaan ku jadidinaa ii qamada taas ayaa iso rareyso mahee nolasheyda wasn ku ladanahay abaayo
@mucjizo195
@mucjizo195 2 жыл бұрын
Quruxleey ayaa sii noqonaysaa baryahaan.see cml dhafarka maa iska dhaaftay?mise biyo cabida ayaa badsatay
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 2 жыл бұрын
Massha allah udheh
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 2 жыл бұрын
Abayo aniga Uganda 🇺🇬 joga ina Ankara so ada raba dugsi io school 🏫 aan raba ciyalka school koda io school vees ka kwrn faiza please answer me dear
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
Kampala wax barsho fan talo max’s guy so tage ankar wlhi school ma ogi lkn wax barsho we tala
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
caruurtaada turki ha keenin iyagoo kampala jooga
@isxaaqm3253
@isxaaqm3253 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@saadaam_9953
@saadaam_9953 2 жыл бұрын
Welcome ankara qurxeey altindag 😂❤️✌️
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 жыл бұрын
War somalida guryaha lagama kireeyo maqlay because wey qeelo bdnyihiin hada turki wax ladhaho waa nacay😐😐😌
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
Waa been Somalida loga jecelyahay sawabto lcg ine hestaan ka aminsanyihin
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 2 жыл бұрын
Wllhi in aan laga jeclay wll runta soo ogow waad ku cusubtaahay wiilkaasna waa runtiisa anaa tagay 2021 jully 14days ayaan guri kiro ah radinayay guryaha fiican oo dhan waxay dhahaayeen ajaanib kama kiraynayno somalida way naceen way buuq badanyihiin waana araajo oo guryihiibay ka kharibeen marka way naceen oo guri duuga oo baaba 40years dhisna mooyana ku fiican kaama kiraynayaan mida kale 100%waa cunsuriyiin dagban islahaa markan arkay qaabkay uyaalan goaanban ka gaadhay waanan iskaga laabtay marka turkey mar waa la jecla lkn hada qof aan aqoon ayuunbaa amaanaaya
@Fatima-yk5zy
@Fatima-yk5zy 2 жыл бұрын
@@inahooyoqaali4119 qooftaan tukey ku cusubtahee dadka yeey walin maxiligan ayey turkey dad kula talinee
@hudastyle1826
@hudastyle1826 2 жыл бұрын
Hno Qali inan kula hadlo ayan raba ee Instagram iga qabow
Su, aal walbo aad iskaweydineysid nolosha arday nimada ee turkey
11:07
KIRADA GURYAHA ISTANBUL🇹🇷 NOLASHA
17:18
Ruumi Channel
Рет қаралды 14 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 20 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 61 МЛН
Suaalo liso wediye Turki Maxa kaqabata Mohammed away?
7:52
faiza samaara
Рет қаралды 48 М.
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 30 М.
Sualihiina jawabtooda waatan?
7:36
faiza samaara
Рет қаралды 77 М.
Nolosha turkiga iyo Ardaynimada🇹🇷📚
12:17
fariixa lia
Рет қаралды 10 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН