Weydiimo Xalqada 4-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

  Рет қаралды 65,556

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Weydiimo Xalqada 4-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

Пікірлер
@muniiracabdulqaadir6595
@muniiracabdulqaadir6595 Жыл бұрын
Astaan tv thanks m.a waa barnaamijka marna uusan idhaafay🌙✨️🖤
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah 👍
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 Жыл бұрын
Masha allha tabarikllha ramadan kariim ❤❤❤
@daadaosmaanhafow792
@daadaosmaanhafow792 Жыл бұрын
hambalyo astaan 1m💪🥰
@apdullahimohamed5120
@apdullahimohamed5120 Жыл бұрын
M.a sister keep going
@dekamohamad4145
@dekamohamad4145 Жыл бұрын
Vote cabaas abdi , inoo soo noqo, nah maleh sanadkaan
@duvacandy5673
@duvacandy5673 Жыл бұрын
Haa wlh hadalkaa kubadan Abdirahman
@cnuurmoha4635
@cnuurmoha4635 Жыл бұрын
1M coming soon incha allah
@hafsam7828
@hafsam7828 Жыл бұрын
Congratulations my favorite channel 1m 🎉, "Astaan❤".
@bmk111
@bmk111 Жыл бұрын
Waxaan aad ula dhacay qaabkaa wariyaha barnaamijka wada abdirahman d guutale waa hab xushmad daganaan iyo dareen ilaalin leh mahadsanid walal qofka haduu waxa garan waayo xitaa waa in la ilaaliyo qofnimadiisa
@Naima-43
@Naima-43 Жыл бұрын
Masha Allah wilka wariyaha ah cod buu leyahay marku heesaha ku luqaynayo wan kahela keep going bro
@quenridwan1837
@quenridwan1837 Жыл бұрын
Ssssssss😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊pppp00000000000000pppppppppppppp00p0000000000000000000000000000000000000000000😊ò😊😊😊😊Pppo99p0000000⁰00000p0ppp0pppp0ppppl😅
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Жыл бұрын
Walhi qofku markuu dhawr sualod kajawabo majecli inuu guldaresto labadodaba markii qalad losaray waan naxay ana ismoday sorry wllyaal 😢😢❤
@aliabdi2877
@aliabdi2877 Жыл бұрын
alhamdullilah ramadan mubarak ❤❤
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
#Ramadanulkareem #AstanTV & #Dahab Shiil BANK Tartamashaasha & Kasoqayn Galayaasha Quruxda badan Ee Banaamijka Waydiimo & Nasiib
@nasrohasan6766
@nasrohasan6766 Жыл бұрын
Cabas cabdi xagu aday wan ixisnaye
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah abaas awey neh wan u xiisay
@mohamedabdimohamed9230
@mohamedabdimohamed9230 Жыл бұрын
ASTAAN TV Wiilka Wali Jaanis 50/50 Ayuu Lahaa Maxaa Ugu Diideen Labo Jaanis Ayuu Isticmaalay. 😲😲😲
@mohamedahmedahmed6914
@mohamedahmedahmed6914 Жыл бұрын
Ani ugu casuuma sxpatal ✅
@maxameddaahir1342
@maxameddaahir1342 Жыл бұрын
Astaan Isla Bari 1M u dabaal dage
@luulaadan4983
@luulaadan4983 Жыл бұрын
Coming soon 1M
@anorali4849
@anorali4849 Жыл бұрын
Amal❤ guul xabibti
@sihamdiiriye9221
@sihamdiiriye9221 Жыл бұрын
Good luck
@sihamdiiriye9221
@sihamdiiriye9221 Жыл бұрын
Ok
@fadumomaxamed6866
@fadumomaxamed6866 Жыл бұрын
Asc dhamaan daadihiyasha weydiimo ramadan mubarak Xalay qalad aya kagasheyn cabdulahi xuseen xasan Vitamin (D) Aye codeyen dawadayasha asagana wuxu ku dhahay iney dhiitahay wan umaleynayay lkn adiga waxa uqadatay Xalafka (D) in lacodeyyay
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
Ninkaan intu brnaamijka joogay meeqa qald ayu glay koley wa bini,adam lkin inuu iska fiiriyyey ahyd daawadayasha io wiilkuba su,aasha way usaxnthy cabaas aya ka wngsna wlhi
@zuheybcade9995
@zuheybcade9995 Жыл бұрын
Kuwa wax codeyna ayaa qaldan xarfaha ayaa la codeynayay wiilka ayaga ayaa qalday😢
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 Жыл бұрын
M.a wariyaha aad ayu u dagan yhy xushmad ka muuqato iyo aqoon ba m.a2 Lkn v-D ayey dhaheen wuu il duufay wariyaha yaan lo qaban lkn Hadey macquul thy Wiilka fursad kale hala siiyo ama lacagta heerka kowaad hala siiyo 🥰😊
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
@@deeqaahmed184 hal qld hdu ahan lhaa mcqul ahn lhyd lkin inti uu brnmjka daadihiye ka aha 3qld ayu gly cabasna inta dwnyayy hak qld wlgey kuma arg lkin inaa la qbsno lrjynaa wxwlba wa la qbsye
@mohamedmuhiddinali490
@mohamedmuhiddinali490 Жыл бұрын
Qlafoof meeshaa ka dhaheeysaan maa lafaha dhahdaan? Vitamin ka su'aasha ku saabsan.
@axlaamxayaati2520
@axlaamxayaati2520 Жыл бұрын
1.m astan come soon 🎉
@updihakiimcllahi790
@updihakiimcllahi790 Жыл бұрын
Kuwaan wax codena maxa ka qaldan waxay ba isku qaldeen D iyo B Vitamin D Ayay Rabeen markaas Bay Xarafka D Doonteen Xarafkaas oo ay ku xusneed Vitamin B Jawabta la rabay inay Doortaan waa B Oo ku xusan Vitamin D So wiilka Qalad malaha astaan qalad malaha ee kuwa codeeyay ayaa qaldan😢
@somaliaisse9963
@somaliaisse9963 Жыл бұрын
Agreed
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 Жыл бұрын
Alla sualha cafimadka kaly iska arag team medical aadbee ufhmyan❤ guuleysta dhamntin i think dadweynaha xaraf kuma codeyn ee vitaminka nuucisa ayee kucodeyen taasa qaladka kenty sorry bro isagaba vitamin d ayuuu aad ugu hanweyna
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Haa isfahan la'aan dhacday sidii inu xaraf kasta kiisa ku aadan yahay ka dhigeen inu bararujiyo ahayd
@shankarondiini9366
@shankarondiini9366 Жыл бұрын
Dadka wariyahan ma fcno meesha aqoon kororsi uma sodonan dadka waa kala aftahan sanan karaan lkn hada wxn wariyahan ku dhaliilo uma jeedo sikala hadaa ku heysato waa yeel kaa
@Haldhawr
@Haldhawr Жыл бұрын
Waaan isin salaamay astaaan suaalaha aad dadka waydii naysaaan idin koo raali ah maaad ka dhigtaan dhaqanka somalida iyo waxa ay somalidu adeegsato si ay aqoon koradhsi ugu noqoto dhalinta idinku xidhan afkooda hooyana u bartaaan
@esmahan143
@esmahan143 Жыл бұрын
Wariyaha🥰🙈
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Dadka meeshaan so qoraayo Jawaabta D ayaa saxan maxaa ka qaldan Xarafka Ayaa loo codeeye asana waa uu ku raacay waana qalad xarafka D WAXAA ku xusan Vitamin B waxaana saxan Xarafka B oo ku xusan vitamin D dadka waxaa isaa qaldan Vitamin D iyo Xarafka D
@Avacado.A
@Avacado.A Жыл бұрын
Yarka koowaad si kalsooni leh ayuu u hadlayey dadweynaha ayaa qaldeen 😢😢
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Dadka qaabkey ufahmeen yaab leh xuruufkii bay fitaminadii u qaateen vitamin D sidaas bay ku doorteen yaab
@Avacado.A
@Avacado.A Жыл бұрын
@@fatimadagan8541 iyaga google ma yaqaanan miyaa Mise waa dad aan English ama sida wax loo baaro aqoon, hadaad google ku qorto isla markii su’aasha saxda ah ayaad ku arkaysaa.
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
@@Avacado.A jawaabta way heleen dee doorashadii bay ku qaldameen D bay doorteen sidii in vitamin D lanbar D yahay
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Daawadayasha xuruuftii bay waxay u fahmen vitaminada magacopda sidaas D kuwada doorteen vitamin D ahaan bay udoorteen subxanallah
@abdirahmancaptancaana3213
@abdirahmancaptancaana3213 Жыл бұрын
Uma Fiirsan Fudeed Aya Qaaday Lkn sorry Wllken
@XaajiOfficial529
@XaajiOfficial529 Жыл бұрын
Sorry sxb
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Жыл бұрын
Waa vitamin c 😢 astaan
@duvacandy5673
@duvacandy5673 Жыл бұрын
Vitamin D e ucodeyen 😮maxaa qaldan wiilkaan iyo dadka codeyeu qalad aloo fahmay😢
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
maya sax meey codeeyn waxa eey u codeeyeen xarafka D oo ku xusan V B
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
Wiilka io daawadayasha way sxnyhiin daadihiyaha ayey wax ka qldnyhin daadihiyihi hre sda loo badalay brnamijka qald ayu ka dhaman la,yhy wlhi waa xiisen jiry brnmjkan lkin hda wa ncy❤
@abdirahmancaptancaana3213
@abdirahmancaptancaana3213 Жыл бұрын
Wllke Ninka eeda U Jeedineyso Qalad Malahan Qalad Dadka Codeyen Lga RabaY iney U Fiirsadan
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Жыл бұрын
@@abdirahmancaptancaana3213 ayga v.d ahan ayey u codeeyen asna xrfka d inloo codeeyay ayu uqaty mrke kow iney iska sxaan ayey ahyd xrfha ay so qryaan astaan wilka io daadihiyaashuba isku si ayey ufhmen wilka ayaba dhahy b oo ah v.d ayey u codeeyen asna xrfka d ayu uqaaty
@meymunshirwa2951
@meymunshirwa2951 Жыл бұрын
Abdirihmaan See camal 5jeer marnaamuka dhexdiisa ayuu qalday😂😂😂
@karimkaldine
@karimkaldine Жыл бұрын
Wadso dahisen cawa
@Haleelofficial
@Haleelofficial Жыл бұрын
Wariyuhu waa uu saxan yahay waxa la dooranayo waa xarafka
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 Жыл бұрын
Asc ramadan mubarik astan tv weydiimo❤
@anwarrooble7419
@anwarrooble7419 Жыл бұрын
Jawaabta D waxay ahayd sax balse waayo daku waxay ula jeedeen vitamin D
@zuheybcade9995
@zuheybcade9995 Жыл бұрын
Gabdha caqli mey ku darto fursadaha qeybta kowad waa lagu qasaariyaa waxa hysatid oo dhan 200 hadii heshid inta kale iska nasiib kada cun marks
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl Жыл бұрын
Waa markii ugu horeysay ay qaldan jamaahiirta yasir allah meshaas qalad xaga number ka ayan u fahmay dadka wexey u codeyen vitiminka ma ahane number ka ayeysan fahmin sidaas ayuu qaladka ku dhacay walalken sorry ayan lenahay
@AliAhmed-rv3oz
@AliAhmed-rv3oz Жыл бұрын
Wariyahan waa xasid qufkuu rabo wuu cawinaa qufka kale waa ku dadadajinaa sida gabartan uu yeelay waraaa xasidnimada jooji maskiintaan 200 ayaa dhaafisay
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Жыл бұрын
Wilka D ayu doortay maxaa ka qaldan ruuxa waresiga bixinaayo 😢
@Iseyougtr62
@Iseyougtr62 Жыл бұрын
Yaab Badana D waa uu doortay laakin waa qalad D waxaa ku xusan V B jawaabta saxda waa jawaabta sax waa Xarafka B oo ku xusan V D deg dega iska daaya soomaliyeey
@abdullahihussein2229
@abdullahihussein2229 Жыл бұрын
❤ wd dareemoysaa soma ahn
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Sanadkiiii Hore 2000K $ Waxaa Kaliya Qatay 3 Qofood oo kala ah 2 Wiil iyo 1 Gabar Toloow Sanadkaan Yaa Heli Doono Wadankii ayaa ka maqanahay mooyee waan ka Faidesan Lahaaa Sorry 🙏🏻🙏🏻🙏🏻💯
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 Жыл бұрын
2k
@munasuleqofarah1041
@munasuleqofarah1041 Жыл бұрын
Dadka qarkod waxa la yabay ayago Fursad hesta waxesan aqon ee ku Indho adegan. 200 dolar hal su’aal aya u ka dhibay ayado Fursad hesata. Oh Amaal Why maqan sababta. Gabar kalena waa arkay xalay. Aataan Kanal wax fican ayaa hesan ee Allaha adiin dhoro. Waliba Rag qurux iyo Aqon isku xulay aya tihiin Woow ❤️🇸🇴haa
@mohaamin243
@mohaamin243 Жыл бұрын
Calafkeeda sidaas noqday ayada waxay is laheed suualaha 1k dib ugu dhigo fursadaha
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 Жыл бұрын
1m cwa i.a
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 Жыл бұрын
I crying 😭 with you wallahi wa calool xumo subxanallah jirka idubaxshey ax oo ax he is young boy he needs future abtiga gacantada hakugu dilo ax waxanuun abayo sorry ilahey ha unaxariiso Amin yarabi ❤❤❤ ilahey quouubtooda burcad ha isku mariyo ❤❤wa bil Ramadan qof afkiisa lagu jiro magaranayo please say Amiin in dagalka joogsamo lana heshiiyo Insha Allah
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
War cawa barmaamijkan waa macyahay nooso badayi caafimadka iyo weliba diiniga inshaAllah
@abdikadirwarsame2173
@abdikadirwarsame2173 Жыл бұрын
Elon musk waye
@ayuubjeylani8255
@ayuubjeylani8255 Жыл бұрын
😢😢😢😭😭😭😭
@qurboboy402
@qurboboy402 Жыл бұрын
Gabadha suaal fudud ayee qasarisay sorry
@Haruun114cadeHassan11
@Haruun114cadeHassan11 Жыл бұрын
Waxaa niiweydiyay astaan wax wadanka kusaabsan dadka maa weydisiin mideeda kele wandanka dadka bara iyo su aalo diini ah wax nafac ah weydiya
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Gabadha wey is qaladay dadweynaha may u bandhigato haday ka shagisan tahay 😂😂😂😂
@deeqoowshaacir7102
@deeqoowshaacir7102 Жыл бұрын
A:viana
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Жыл бұрын
Raaali noqda 😂🎉askax an helay
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
Wiil kan kan sheegsheegayaa wuu qaldan cabdale dadku waxay u codeeyeen vitimin D not vitamin b
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
@Ilhaan Adan okey ilhaan
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 Жыл бұрын
Dad waynaha xitaa way saxnayeen lkn ruxaan asaa qalday sorry
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
Barnaamij guur dareeystay waaye astaan tv waa 4.5iska ogaada😡😡😡😡
@abdullahimuude5568
@abdullahimuude5568 Жыл бұрын
asc
@abdirahmanmanka6180
@abdirahmanmanka6180 Жыл бұрын
hunguri weynin pal mad ka faaidesitid jaaniskaga 2 fursad apa heestaye mrkn cml shal shul lama gale 200 dollar mrka qaadato kdip har hda rpto lkn jaaniskga adiga ku ciyaaray gabarey gooy
@rahmaburhanjamac1915
@rahmaburhanjamac1915 Жыл бұрын
dhip badanaa wariyuhu🤣
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
kow anaa ah like ila soo mar
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Su asha mudol dunsan mudul taagan waa c kama naxo
@naciimoqaliif2675
@naciimoqaliif2675 Жыл бұрын
Dadkaan Baba inteey kakenen astaan
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Жыл бұрын
Waa xoolo.
@Kharyeuk
@Kharyeuk Жыл бұрын
Gabadhaha fudayd Walahi that is why Aysan raga marnaba meel ula mari Karin dhan ka taxadarka
@suldanyare163
@suldanyare163 Жыл бұрын
Su,asha ugu dambesa gabadha 200$ qadan laheed sorry yaaqee
@aliabdirahmanabdullahi2408
@aliabdirahmanabdullahi2408 Жыл бұрын
Su'aasha vitamiinka ah dadweynuhu ma qaldana waayo vitamiin waliba numberkiisa ayuu raacsy lkn B ayaa lagu qoray vitamin D tusaale A vitamin A C vitamin C B vitamin B D vitamin D saan inaa u qorteen eheeday🎉
@idiriskaiitaabofun1339
@idiriskaiitaabofun1339 Жыл бұрын
Dad weynaha ma qaldano wiilka xitaa wow ku raacsanaa oo vitamiin d bow dhahaayey
@abdullahihussein2229
@abdullahihussein2229 Жыл бұрын
Sxp khiyaano ayaaa kujity calafkeyga ma ahyn
@abdullahihussein2229
@abdullahihussein2229 Жыл бұрын
​@@idiriskaiitaabofun1339 nio tuugo wye v vitimn d ayaan dhahy lkn weriya reer magaal ma hn wuu iboosiyey
@hanaansaid114
@hanaansaid114 Жыл бұрын
@@abdullahihussein2229 si xun kuu gale sorry wll 😢
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Daawadayasha qalad fahmay xuruuftii bay vitamin ahaan uqaateen ana yaabay wallahi xuruuftii lagu codeynayay sidii magacyadii vitamins uqaateen
@abdishakurmohamedibrahim6823
@abdishakurmohamedibrahim6823 Жыл бұрын
She deserve inay qasarto wayo labada fursadod cirka may la,adee may kaga fa,ideysato
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
B oo ah vetimin D
@mohaofficial7449
@mohaofficial7449 Жыл бұрын
B axmed moge
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
Wa Vitamin D
@bam623
@bam623 Жыл бұрын
Musk not mask
@moillustrator
@moillustrator Жыл бұрын
Ee "D" Ayaaba Loo Cadeeeye See ku dhici kartaa in uu gafo ileen 94% "D" ayaa la heede !????
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
Daadiyaha ayaa waxa ka qaldan yihiin
@abdullahihussein2229
@abdullahihussein2229 Жыл бұрын
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 Жыл бұрын
Viena
@ahmedsudeysiyaresaid7905
@ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын
Elone mask cawa inanta mela ugu diran wayey
@mohaofficial7449
@mohaofficial7449 Жыл бұрын
B axmed mooge
@abdulwarsame4420
@abdulwarsame4420 Жыл бұрын
Ellen mask
@hubaalyare2010
@hubaalyare2010 Жыл бұрын
GYM u qaata mooye dhaqtar maahi
@Dajiye_Ali
@Dajiye_Ali Жыл бұрын
Mida kowad dbibka na heysta ah sualha Afsomali baa leysku waydinayan waxey alfabetka English ka aad is ricmaleysaan ( B T J X ) Afkeena wuu dhameystiran yahey maxaa keney 2 wiilka kowaad idin ka ayaa qalday (D) wariyaha ayaa (B) u qatey hadii ( DA ) landhihi wax ma qaldameen ku faan waxa tahey iyo waxA heysato
@abdirahmanmohamed1260
@abdirahmanmohamed1260 Жыл бұрын
Vitamin D dheh 😂
@sowdaabdi4560
@sowdaabdi4560 Жыл бұрын
Wiilka iyo dadwaynaha way saxsan yihiin wariyaha maxa ka qaldan 🤣😬😬 hadane gabadha AMAL aya la dhaha MARYAN ayuu ku heyaa 😅😅
Weydiimo Xalqada 5-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
41:12
Weydiimo Xalqada 7-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
44:57
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 90 МЛН
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 11 М.
Weydiimo Xalqada 1-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
43:56
Astaan
Рет қаралды 182 М.
Weydiimo Xalqada 29-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
52:49
Barnaamijka KASMAAL | qaybta 24-aad | ©SLNTV.
1:03:25
SLNTV
Рет қаралды 10 М.
Weydiimo Xalqada 22-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
44:34
Weydiimo Xalqada 25-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
38:42
Weydiimo Xalqada 18-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
40:59
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН