WEYDIIMO XALQADA 6AAD | ASTAAN TV | HD 2021

  Рет қаралды 412,403

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@nawaleeeeey7510
@nawaleeeeey7510 3 жыл бұрын
Xoshoodka aqlaaqda iyo diinta kamuqato Masha alh ❤️
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 жыл бұрын
Xijaabkeda aawey kan xijaab sax maahin diin kulaha
@laarr6362
@laarr6362 3 жыл бұрын
Masha allah she is so beautiful and smart may allah protect her from the evil and evil action doers. May allah (swt) bless her
@midnimoqaran8674
@midnimoqaran8674 3 жыл бұрын
Mansha Allah Alle Ha Ku Xafido Walalo
@abdibare9999
@abdibare9999 3 жыл бұрын
Mnshl waxay isku darsatay qurux iyo aqoon iyo xishood alle ha ku xafido wllshy qaali ❣❤💯💯❤❤❤❤
@frozenshadows2977
@frozenshadows2977 3 жыл бұрын
Mansha allah allaha ku xafado
@Cocoady134
@Cocoady134 3 жыл бұрын
Wiilkan weriyahan ah Mansha Allah wa Qof Degan oo u qalma shaqadan
@mariambela3389
@mariambela3389 3 жыл бұрын
zaaid udaganyahay mashlh.keep going
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 3 жыл бұрын
Hhhh
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 3 жыл бұрын
Telkisa wco 🤣😁😁🤣
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
Laakiin haloo sheego asaga iyo kuwa soo diyaariyey barnaamijkaan in Afsoomaali lagu qoro.jawaabaha, siiba dalalka magacyadooda. Intee Egypt, Iraq ama Marocco qoraayaan waa inay qoraan Masar, Ciraaq iyo Marooko. Intee USA iyo Canada qoraayaan waa inay qoraan Mareykan iyo Kanada. Dadkii laga rabay inay afkeena hodanka ah horumariyaan ayaa sii liidinaayo.
@Cocoady134
@Cocoady134 3 жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 wa sax caqliga ha waayin
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 2 жыл бұрын
Way Aqoon Badantahay Wayna Xishood Badantahay Wayna Nasiib Badantahay Wayna Qurux Badantahay Gabadhani Waaba Geenyo Mansha Allah Tolow Mala Helay🥰🤩
@husseinabdullahi8009
@husseinabdullahi8009 3 жыл бұрын
Her cute face with great smile makes my heart siezed and captive, the lady is innocently beautiful and very shinny. Mashallah Mashallah Mashallah. May Allah guide her..... I really liked her.😍😍😍
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Runtii waa qof aad u nasiib badan gabadhaan. Hambalyo👏.
@ammall472
@ammall472 3 жыл бұрын
Wa aqoonteda 70%
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
@@ammall472 i think inaana muuqalka daawan?
@ammall472
@ammall472 3 жыл бұрын
@@waaleygudaalay2181 wan dwdy
@cabdinaasirmaxamed494
@cabdinaasirmaxamed494 3 жыл бұрын
@@ammall472 beentada ma ahan aqoonta iyo nasiibk wey isla socdaan
@sheikhmohamed6534
@sheikhmohamed6534 3 жыл бұрын
Niyada ayeey kadoorataa Rabina wuu ugargaare Masha Allah tabaarakallah hambalyo aqoonta Alle hakuukordiyo Aamiin much love from Eastleigh Nairobi ❤️❤️❤️
@mwengecreates
@mwengecreates 3 жыл бұрын
HHHHHHHHHHHHHHHHHHHH dUMAA Muniira walh waaa iga yaabisay Nasiibkaaga waaa Cajiib alle hak Xifdiyo
@rashidfikki1724
@rashidfikki1724 3 жыл бұрын
Hhh nasib not aqoon
@niciimaahmed1157
@niciimaahmed1157 3 жыл бұрын
haa Nasibkeedu wacajiib
@bishaarcabdi6269
@bishaarcabdi6269 3 жыл бұрын
DC ha and xB news
@xayluucabbas497
@xayluucabbas497 3 жыл бұрын
Ĺ
@drmustafekhadar5940
@drmustafekhadar5940 3 жыл бұрын
inantu ma xaasbaaa hadal yuusan naga tagin
@caishomoha1968
@caishomoha1968 3 жыл бұрын
Inta gabar xijaab wadato sugay say farta taaga☝
@pr2196
@pr2196 3 жыл бұрын
☝️
@maxgedka2073
@maxgedka2073 3 жыл бұрын
✌️
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 жыл бұрын
@phaizaqueen7388
@phaizaqueen7388 3 жыл бұрын
aniga isoo duceeya🤪🥺
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
@@phaizaqueen7388 ma ku jirtaa tartamayaasha?
@kamaabdulkadir2313
@kamaabdulkadir2313 3 жыл бұрын
Yaa ila arkay suasha eheed nabiga xasikiisa khadiija binta quweylad waxey jirtay Marku nabiga guursanayaay 40 sano wariyahay caadi ayuu ugu sheegay qofkii arkay like iyo love Sahara
@nadia9163
@nadia9163 3 жыл бұрын
Uma sheegin afartaaan Ayuu yiri micnaha waxoo la wadaaaa 4 taan sualood eey kamidtahay
@qibradyare4145
@qibradyare4145 3 жыл бұрын
Umusan shegin ee fartan mid ayu dhahy lkn wxa lomalena inu afartan dhahy
@yaaskaabdulahi6280
@yaaskaabdulahi6280 3 жыл бұрын
aniga kula fahmay caadi ugu sheegay qofki wax fahmaayo
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
@@nadia9163 somalidu meel xun ayay waxa ka eegan waxay is hedh inanta ayuu ku hayst😀
@muxudiinshariif637
@muxudiinshariif637 3 жыл бұрын
Caadi buu ugusheegay dadeda 40 sano
@abdirahmanmoktar423
@abdirahmanmoktar423 3 жыл бұрын
Weriyaha barnaamijkan uxilsaarteen waa weriye mshallah keep going ayaan leeyahay
@mohnoor8
@mohnoor8 3 жыл бұрын
Muniro Ma Microphone baa ugu Jira dhagta Ama Waa Gabadh Cilmi badan.KKKKKKKKKK, She is very Cute MashaALLAh!
@anwarcali
@anwarcali 3 жыл бұрын
Kkkkk
@zahracilmi1769
@zahracilmi1769 3 жыл бұрын
Wan umalena in dhago ugu jiran siday jawabta udahine
@mohamedmohamudgelle1260
@mohamedmohamudgelle1260 3 жыл бұрын
@@zahracilmi1769 inaa ka xuntahay waa macquul 😒🙄😐
@axmedxaajiyusuf3987
@axmedxaajiyusuf3987 3 жыл бұрын
Wally wan is iri
@ffc5724
@ffc5724 2 жыл бұрын
Macquul allaahu aclam, qof wax dhegaysanaysa ayay u egtahay
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
If not assisted then this lady must be one of the luckiest person ever found on the face of this earth,her gazing is at top notch
@sammyali2442
@sammyali2442 3 жыл бұрын
Why are you saying the luckiest person? Are you doubting her education? She come here with her knowledge. No one says guys are lucky. She didn’t guess she knew the answer so stop discrediting her knowledge.
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
@@sammyali2442 Alahu-akbar.... hold your horses!!! In my comment above where did I discredited the young lady???reread n understand carefully before writing.gazing isn't a negative word,in the video the lady by herself said "I will gaze this severally"whenever she encountered a challenging question.....
@mohamedmohamedmustaf3735
@mohamedmohamedmustaf3735 3 жыл бұрын
Munira m.a waa gabar aad u degan. Illahay haku xafido walashay
@hafsasuleiman6620
@hafsasuleiman6620 3 жыл бұрын
Kuwa leh waa nasiib nasiib kaliya wax ma qabto gabadhu aqoon bey leedahayn m.a allaha ubarakeeyo 🥰🥰
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 3 жыл бұрын
Jwb kasto ay bixiso waxay ku daree *YAA RABI* mashalah wlshay munira many congratulations 👏
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
Barnaamijkaa waa barnaamij aad ugu fiican dhalinyarada soo goreeyso, very proud to see this.
@mohammedcarab4681
@mohammedcarab4681 3 жыл бұрын
Real beauty bro ,rare breed. Ma sha Allah bro just took her number at the back😂
@abdulrespectmatters7999
@abdulrespectmatters7999 3 жыл бұрын
My somali pple waxba isuma ogola qofkii aqoonleh waa loo mahad celiyaa. Masha allah gabartaan waa gabar degan. Degananshuhu waa muhiim. ABBAASNA wariye somaliyeed oo ka degan kana xushmad badan aniga wali ma arkin...
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 жыл бұрын
Markan umahad celiyo maxan ugu mahad celiyaa abayo? Dadka dhan weeba amaanoyaane
@qalinle211
@qalinle211 3 жыл бұрын
Astaan tv waxaan idinku darsan lahaa fikrad ah in daadiyaha prograamka iyo ka qeybqaataha in kursi lagu fadhiisiyo. mahadsanidiin
@Abdikadirrmohamett
@Abdikadirrmohamett 3 жыл бұрын
Shp sidaan aa shidan
@Jamal.145
@Jamal.145 3 жыл бұрын
She is soo beautiful and shay. He is a like old Somali girls ❤🙏🙏
@ugbaadaragsan84
@ugbaadaragsan84 3 жыл бұрын
She*
@minadiirie5334
@minadiirie5334 3 жыл бұрын
she* 💀😃
@roodamaxamud5727
@roodamaxamud5727 3 жыл бұрын
She
@somaliafuturepilots
@somaliafuturepilots 3 жыл бұрын
you don't know English
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Yasmin sayid say masha Allah sheydanka kareeb, bismilaah masha Allah tawarakalah always afkada bar sis waliba kuligiin somaliyey plz. Aqoon uma lihi gabadhaas yar masha Allah la,aanta ayaan kugu soqoray comment tigaan I feel pain for her because isha buuro bey burburisa.
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 3 жыл бұрын
Masha Allah girls power intaan ani fiirsaday wiil $500 gaaray ma arag wiilashaana ubadnaa imaatinka weydiimo😀 I'm so proud of you girls keep it up girls❤👌
@Lander6656
@Lander6656 3 жыл бұрын
If I get a girl shying for me like that I’ld fly 😄😄☺️😄
@Abdifatah10
@Abdifatah10 3 жыл бұрын
😅😅😂
@jungardiina1088
@jungardiina1088 3 жыл бұрын
😂😂
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 жыл бұрын
😬😬🙄
@abokorkalay9630
@abokorkalay9630 3 жыл бұрын
Lacag bilaasha ayay bixinayaan yaa noo keena gobolka ragga wanu ka ciidi lahyn markiiba Mansha Allah hanbalyo astaan tv
@KingStar-mx6wk
@KingStar-mx6wk 3 жыл бұрын
Burco 🤣🤣🤣🤣
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 3 жыл бұрын
Borama miya sxb
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
LEGAND ABOKOR ALI KALAY KA QABSADA
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 жыл бұрын
Run ahaantii gandhaha 🧕 in badan Wiilasha weey ka dadaal fiican yihiin ma leeys dhihi karaa! Gabadhii ka horeeysay gabadhaan Caawa iyada ne Meel Sare ayeey gaartay haben dhaxdaasi 👏👏👏
@legacy2236
@legacy2236 3 жыл бұрын
Mashallah wallahi she's a clever girl. Well done to her.
@cilmiibraahim4464
@cilmiibraahim4464 3 жыл бұрын
9
@mohadhaladogaden4583
@mohadhaladogaden4583 3 жыл бұрын
Alahayow hablaheena noo nabadgali oo cadaawaha nooga qabo 💖❤️💎
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 3 жыл бұрын
💕aaamin
@mohadhaladogaden4583
@mohadhaladogaden4583 3 жыл бұрын
@@Amallllll-j8q Farxad Eebe ha idin siiyo 😍🌹
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 3 жыл бұрын
Ameen
@mohadhaladogaden4583
@mohadhaladogaden4583 3 жыл бұрын
@@nistexanishaa6316 💚🙏
@SONCARTE
@SONCARTE 3 жыл бұрын
mashaallah qofkasta oo IXTIRAM iyo AKHALAQ isku darsada wuxu soo jiitaa qulubta dadka .....!
@aaminnourcunshur6821
@aaminnourcunshur6821 3 жыл бұрын
Muniira iyadoo aqoon leh ayey ledahy wan is ka dhaha waxeeda another level waye wlahi cajiiip Hamblyo abyoh 💔👏👏
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran bro
@risk-taker1154
@risk-taker1154 3 жыл бұрын
Qoftaan waxan leeyahay nasiibkaaga Alle swt hakuu barakeeyo
@SSTV5080
@SSTV5080 3 жыл бұрын
Team astaan soonka dartiis SUBSCRIBE like iyo share
@iqrofarah3735
@iqrofarah3735 3 жыл бұрын
B rabi hakuu fududeeyo
@SSTV5080
@SSTV5080 3 жыл бұрын
@@iqrofarah3735 abayo mahadsanid
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 3 жыл бұрын
Masha allah gabadhan kolayba nasiib meshaas ma kenin ee aqoon ayaa kudugan habalyo leeyahay, especially markii ka jawaabtay gaarta la as aasay SHIRKADAHA Apple iyo Microsoft wax fudu maaha Soviet Union waa Russia goortas la odhan jiray Joseph stalin world war 1 and 2 ayuuna madaxweyne ka ahaa..
@khaalidaxmed8089
@khaalidaxmed8089 3 жыл бұрын
Gzzgbxcجخعبييييسشكنلشل‘زذطء حخادداتتتتتتاد#ظد
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran wll
@ikraambbe8170
@ikraambbe8170 3 жыл бұрын
Wllhi wan dawanayay m.a wey dadashay wana u hamblyenaya wllhi ina aniga ley weydinayo cml ula socday jwbta sax ah aya ku dhawaqayay sida iney i maqleso cml ku dhahayay saas wye sas dheh masha allh keep going sister 🥰🙏
@abdidaud9183
@abdidaud9183 3 жыл бұрын
Waad daawaneysay lkn gabadha dhagaha Bluetooth ayaa ugu jiray ma aragtay 😂😂😂
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
@@abdidaud9183 codga iyo 🎤 isma yelayan
@mohamedqadarabdullahi4565
@mohamedqadarabdullahi4565 3 жыл бұрын
Wariyaha so amazing waye . He must be a provisional
@dakanhassan7475
@dakanhassan7475 2 жыл бұрын
Masha Allah sister Allaha hakuhafidho . may Allah protect u from evil eyes
@binabdik588
@binabdik588 3 жыл бұрын
Options-ka wax ku dara tusaale ahaan qofka haduu gaaro level saddexaad gaar ahaan su'aasha 8-aad iney u furmayso option saddexaad taasoo ah inuu heli karo inuu dalban karo in su'aasha laga badalo
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Good
@nihaalmoha1902
@nihaalmoha1902 3 жыл бұрын
1000$ maa la fududeen karaa hee proh😊
@binabdik588
@binabdik588 3 жыл бұрын
@@nihaalmoha1902 fududeys ma aha ee waxay niyad u sii yeeleysaa qofka inuu gaaro meesha ugu sareysa. Waxaaba suurta gal ah su'aasha loogu badalay iney kasii adag tahay tan uu iska badalay fursadiina wey ka dhamaatey. Sidaas ayaan u leeyahay fursad ha loogu daro maadaama uu qofka soo dadaalay
@abdisalamahmednor8621
@abdisalamahmednor8621 3 жыл бұрын
Qofkasta miyaa ka qayb gali karo
@nihaalmoha1902
@nihaalmoha1902 3 жыл бұрын
@@abdisalamahmednor8621 Dabcan haa wll
@yashchannel1108
@yashchannel1108 3 жыл бұрын
Su,ash ugu horeysa ee maskaxdada ku soo dhacdo ayaa sax Qacidadaas qata dhaman dhalinyaro
@abdirahmanmohamedking3187
@abdirahmanmohamedking3187 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@anizoahmed6603
@anizoahmed6603 3 жыл бұрын
Xaqiiq waaye wllhi anaa marmar badan arkay
@maahir1776
@maahir1776 3 жыл бұрын
Mansha alh gabdhaas aaad ayaan u salamaya runtii waa qof aqoon iyo nasiib isku darsatay ilhy ha xifdio sidoo kale astaan horey usocda ❤️❤️
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran bro
@makkadagan876
@makkadagan876 3 жыл бұрын
Aniga wilka ba iga dhex baxay Love ku noqday Wa wil Dagan oo sifican qofka wax ugu sheegayo Masha Allah 🥰 ilahay haku xafido and my sister Muniira Hambalyo guuleyso Abayo 🥰
@drmustafekhadar5940
@drmustafekhadar5940 3 жыл бұрын
lambarkiisa maku qoraa
@makkadagan876
@makkadagan876 3 жыл бұрын
@@drmustafekhadar5940 😂 shukran markan Muqdisho tago ayn radina insha Allah
@drmustafekhadar5940
@drmustafekhadar5940 3 жыл бұрын
@@makkadagan876 hye wll qali mhdsanid soo dhawoow
@drmustafekhadar5940
@drmustafekhadar5940 3 жыл бұрын
muniira iiradi ana marka dalka tagto
@makkadagan876
@makkadagan876 3 жыл бұрын
@@drmustafekhadar5940 😂😂 Labadenaba badii gooba nahy mais tiri insha Allah wa radiineyna
@ixsaanaxmed8153
@ixsaanaxmed8153 3 жыл бұрын
M a hanpalyo sister lkn inanku murku hanpalyo ku idhahdo mahsanid ala dhaha rasulku scw wuxu idhi kalmada wanagsn wa sadaqo
@nemasulub
@nemasulub 3 жыл бұрын
This dude likes the girl and he ain’t hiding it!!! 😂😂😂
@Waryaatv123
@Waryaatv123 3 жыл бұрын
WALLAHI anigaba WAAN is dhahay look his eyes hhhh and the way he smiles..
@manaalonline7564
@manaalonline7564 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@abdazz3325
@abdazz3325 3 жыл бұрын
😂😂😂
@awmadowbe9382
@awmadowbe9382 3 жыл бұрын
He even answer some questions for her Khadija nabiga SAW markuu guursaday caadi ayuu igu sheegayaa 40 sano jir
@maclinduksi4231
@maclinduksi4231 3 жыл бұрын
And how did you noticed that?
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 3 жыл бұрын
Mashallah keep going astaan tv howl adag ayaa qabateen number one tv,s in Africa especially Somalia
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Ma sha Allah waa gabar cilmi badan hore u soco Muniira Well done sis 💯💕
@risk-taker1154
@risk-taker1154 3 жыл бұрын
Qoftaan furaha mustaqbalka laga dhigto ayey uqalantaa nasiibka dartiis m.allah
@ismailyussuf4995
@ismailyussuf4995 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh arrr astaann aaa
@naduushaaweysdayip7366
@naduushaaweysdayip7366 3 жыл бұрын
Dumarka istaaga ka dhaafa inta igu raacday
@alioucisse3207
@alioucisse3207 2 жыл бұрын
Maxa istaaga ku jaban waku adkanayan wllo
@abdirahmanmoktar423
@abdirahmanmoktar423 3 жыл бұрын
Barnaamijka waxaa u egyahay barnamij layraahdo من سيربح المليون lkn wxn idinkulatalin lahaa inkastoo marmar qaar hal qof uu qaadanayo 40 illaa 50 daqiiqo in kuraas aad sameysataa waa iga talo mhdsanidiin astaan tv
@gargaash5273
@gargaash5273 3 жыл бұрын
جوج قرداح
@xayatsulaimaan6723
@xayatsulaimaan6723 3 жыл бұрын
Waan sugayay gabadh muniira guul iyo gobanimo
@Omary8953
@Omary8953 3 жыл бұрын
Dadka dhahaya gabadha dhago ayaa ugu jira xaasidnimada dhaafa, makarafoonka uxiran ayaa laga maqli lahaa codka qofka wax usheegaya hadii warkiinna run yahaye
@nuseymachenal5893
@nuseymachenal5893 3 жыл бұрын
midakale kaas waxaa kasii daran taraaxada eywadato ayaaba qafiif eh ayaalaku arki lahaa marka dadka waaxaasidiin wax waxba isku ogoleen
@arshaadpoi1870
@arshaadpoi1870 3 жыл бұрын
M.a Allaha ku xifdo mazkaxdad iyo Aqoontada Walshei m.a HamblaYo🙏♥️
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
14:58 sifcan oo firiya gbdh waxba dhaha kuma wadato dadkan kuhayo have some respect guys
@halimaosman6623
@halimaosman6623 3 жыл бұрын
Damn wat is this i wasn't concentrating with the questions😂😂😂😂😂 I was concentrating them lyk I think he likse her she is blushing all the time and look at him too 🥰😘😂😂😁
@madadaalotv24
@madadaalotv24 3 жыл бұрын
😄😄😄😄Afaaro kale hana galin.
@halimaosman6623
@halimaosman6623 3 жыл бұрын
@@madadaalotv24 haaye diyar waye 😂😂✌
@farhiyaali5043
@farhiyaali5043 3 жыл бұрын
Same here😂😂😂
@amirmedia6586
@amirmedia6586 3 жыл бұрын
Poor English
@nadia9163
@nadia9163 3 жыл бұрын
Yaab life is not only about nin and naag, she is nervous that is all
@cabdiqahaarcade2489
@cabdiqahaarcade2489 3 жыл бұрын
M.a wlhi gabadhaan wa gabar nasiibka la dhalatay ilaahay haku xafido💯
@Qaasimkaraama
@Qaasimkaraama 3 жыл бұрын
Wllhi masha allah waa gabadhii laga bixin jiray 100 camels alle ha xifdiyo gabdhahana ha ku daydaan
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Hambalyo muniira Manshallah tabaraakallah Qaar badan oo Rag iyo dumarba isugu jira Way ka daadagi la'dahay Aqoontaadu iyo inaad ku guulaysatay $500. Hadaad wax isla haysaan laydin kama xigo ka qayb gala hadhawna ha laydin dhaho dhagahaad wax ku sidateen oo waa laydiin sheegayay
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran sis
@نعمنريدوجهالله
@نعمنريدوجهالله 3 жыл бұрын
Masha Allaah Ramadaan Mubarak Su,aallaha Diinta inoo badiya 💕🇸🇴
@moonlight2373
@moonlight2373 3 жыл бұрын
she seems very sweet sister i think he passed the answers specially the apple question
@shuceyblamane1480
@shuceyblamane1480 3 жыл бұрын
Qish aan u fahmay maanta dhan nasibaa ilama aha ee xabada ya siiyay yase ila qabo arinkan
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 3 жыл бұрын
المذيع معجب فالبنت،، ماشاء الله جميله وذكيه
@sweetgirlbn7847
@sweetgirlbn7847 3 жыл бұрын
😂😂😂😂نظراتهم لبعض تضحك😭😭
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Masha Allah she's A Clever Girl Capital in China is Beijing that Answer it's Right so muniiro Thanks sister💓💓💓💓💓💓
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
She very intelligent girl, caasimada aan ku dhashtey oo aan ku korey, viva yaaqshid,
@tiktoktrendy2938
@tiktoktrendy2938 3 жыл бұрын
Where did it happen I mean where did it take place?
@Salma013_
@Salma013_ 3 жыл бұрын
Somaali maxamed dhib badana gabarta hadey dhago wadato call ma wacan laheen hadey wacatana waa iska bada qeylin lahayeen naga xishoda
@Fatima-yt4rb
@Fatima-yt4rb 3 жыл бұрын
Intey barnamijka so gali ayaa la baran qofka loma ogala telephon iyo dhago intaba
@keysecumar2883
@keysecumar2883 3 жыл бұрын
Masha Allah nasiiib bdnaaa munira wllhi waa qof aad u nasiib bdn
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 жыл бұрын
Nasiib ley waa GAWADHA M.A 🥰🥰
@abdillahimahamedmuhumed8543
@abdillahimahamedmuhumed8543 3 жыл бұрын
Waa barnaamih wanaagsan oo kobcinaya aqoonta guud ee Ardayda iyo dhamaan ummada soomaaliyeed. DHALIIL iyo TALO: Fadlan isticmaal alfabeetada soomaaliga ah ee B, T, J, X. hana isticmaalin A, B, C, D. Si loo xoojiyo Afka hooyo sidoo kalena ay macquul tahay in qaar ka mid ah Ardayda soomaaliyeed aysan Alfabeetada ingirisiga 100% aqoonin. Mahadasanid
@fatahyare5049
@fatahyare5049 3 жыл бұрын
Hambalyo nasiibkeeda ma xuma degmadeydii hore yaqshid ka imatay
@qaaliibrahimabdurahman5588
@qaaliibrahimabdurahman5588 3 жыл бұрын
Hambalyo munira gabdh waxbaraty wa bulsho waxbratay horey usoco xabbtt
@somaliaboy128
@somaliaboy128 3 жыл бұрын
joseph stalin Waa magac maraykan Oo midaw ah waaba laga dareema Italy Mxaa ka galay iyo germany....... Goood Luck Laakin 💗💗
@raaxoaadenciise8970
@raaxoaadenciise8970 3 жыл бұрын
Barnamijkaan waan rabey inaa ka qeyb qaato Wlhi Kadibna lacagta kuguuleysto lacagtasna lagu caawiyo dadka masakinta ciidoda waxan Jooga sweden
@ilyasarab1
@ilyasarab1 3 жыл бұрын
Sweden hadaa joogtit lacag waa usoo diri kartaa walal adon astan isku mashqulin
@munahappy7415
@munahappy7415 3 жыл бұрын
@@ilyasarab1 intee waaye meeshaan
@khaalidaxmed8089
@khaalidaxmed8089 3 жыл бұрын
@@ilyasarab1 عغف
@kaltunmohmed4906
@kaltunmohmed4906 3 жыл бұрын
Aniga xita inaan ka qayb qato jclhy wllhi
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 3 жыл бұрын
sweden hada joogto lacag waa haysayeh usoo dirdee
@abdikanisaidhussein6433
@abdikanisaidhussein6433 3 жыл бұрын
Masha allah, wa gabadh aqlaaq, qurux, aqoon iyo xishod u saxib ah alle Swt haku xafido wll qaliya; Aamiin.
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 3 жыл бұрын
Muniira way Dadaashay wlhi mnsha Allah Lakiin su.Aashii ugu fududayd Bay ka wacatay 😀😀
@KingStar-mx6wk
@KingStar-mx6wk 3 жыл бұрын
Benta maaha daacd 💯💯
@mbc3816
@mbc3816 3 жыл бұрын
Alla muniira nasiib badanidaa masha allah ALLAH HAKU XAFIDO WWALASHAY
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Waaaaaaw masha Allah tabrikllha keep going guul wacan Ramadan Mubarak ⭐⭐🌙❤❤❤🌙
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 жыл бұрын
Waa cabdilaahi cumar oo joga borama muniira hanbalyo kuleehay wayo wax tahay qof nasib badan
@saalaxamiin3265
@saalaxamiin3265 3 жыл бұрын
Mansha allah gabar aad u akhlakh badan waye keep going wlll
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Astaan run ahaantii waad mahadsantihiin barnaamijka Wariyahana si heer sare ayuu u daadihiyay muniira barakoow walashey
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
Gabartan indho jeceel bay leedahay lamaba fiirin karo mashaallh
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 3 жыл бұрын
Indr mayla aragtay😋
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
@@abdifatahhalane1792 Haa waa shidan tahay qofta 🥰
@salmaanabdirahman6480
@salmaanabdirahman6480 3 жыл бұрын
Haa nio indhaheeda bal fiiri iyo dareenkeeda wajiga wax weyn baa jira kolay dareenkeeda ayaan qiyaasayaa
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
😂🤣somalia funny wye wlhi
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
@@asifmohamud9762 waa sidaas hno 8 bilood kadib isoo xasuusisay commentskan😂
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 3 жыл бұрын
qof su;aasha ku weeydiinaayo inuu dagan yahay aa ayay u fiican tahay waayo waxaa dareemee kalsooni masha allah wariyahaan.
@CEEBLASTORIES
@CEEBLASTORIES 3 жыл бұрын
MaashaAllah. This is great TV
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 жыл бұрын
Well done muniiro thanks Astantv and go turkey
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran bro
@taamirmuuse3558
@taamirmuuse3558 2 жыл бұрын
Abyoh sideen ugu qeyb galaa barnamijkaan
@nuurdooentertainment4458
@nuurdooentertainment4458 3 жыл бұрын
m.a astaan horumar wangsan blse wxn jeclan lahaa barnamijka waa man sayarbax milyoon kaliya wxaa idinka dhiman kuraas dhadher oo miska la eg ind kuso kordhisaan
@allyhaji1902
@allyhaji1902 3 жыл бұрын
Yarkaan wariyaha ah waa kii ugu haboona ee loo dhiibo barnamijyo noo caan ah mashlh wey kamuqata aqoonta saxafinimo
@sadamadan4268
@sadamadan4268 3 жыл бұрын
Mashallah, she was amazing, congratulations wllo
@mubaarakchannel5582
@mubaarakchannel5582 3 жыл бұрын
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar.
@muscabmaki1220
@muscabmaki1220 3 жыл бұрын
نسخة من برنامج جورج قرداحي من سيربح المليون، Baraamij fcn waaye mahadsanidiin Astaan TV
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 жыл бұрын
Masha Allah Muniira qof han leh oo Nasiib wacan.
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran bro
@daadircaawiye9899
@daadircaawiye9899 3 жыл бұрын
Maasha allah dhaman bahda astaan tv waan idinkaga mahad celineynaa sida wacan ee aad daawada yaashiina u abaalmarineysaan
@ibrahaaji3281
@ibrahaaji3281 3 жыл бұрын
Gabdhahena somalida masha alh aadbey uqurxanyihin mr walba sharaf aya ledihin allaha idin xafido abaayayaal ❤️🙏🏻
@ahmedsaacidabdullahi6287
@ahmedsaacidabdullahi6287 3 жыл бұрын
Gebedhaaaas Hmblyo Baaaan leyhy wiliba si Qaaasa👏💯
@asifmohamud9762
@asifmohamud9762 2 жыл бұрын
Shukran bro
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Man sha allah gabdhu Qurux badanaa ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🇸🇴🤣
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 3 жыл бұрын
Waa gabar xishood badan mashaAllah. Waxay dhahaysaa waa nasiibkayga, laakiin waa gabar caqlileey.
@jaaneadam8437
@jaaneadam8437 3 жыл бұрын
Beautiful smile Machallah munira 😊
@yahyatahlil7611
@yahyatahlil7611 3 жыл бұрын
Ad ayan ugu farxay dagananteeda marka ay jawaabaha bixineyso masha Allah, she deserves more than that amount of money given, lkn dadaal wacan ayan dhahaya
@ogowmedia6563
@ogowmedia6563 3 жыл бұрын
Qof kanasiib badan Horey uma arag gabadhan, Masha Allah...
@cabdiqanifidhike7185
@cabdiqanifidhike7185 3 жыл бұрын
Dadku waxay daawanayaan su'aalaha, Anna inantan quruxdeeda, weliba marka ay yara xishoonayso 🥰
@canabxiiri621
@canabxiiri621 3 жыл бұрын
Ana wiilka masha'alah lawadooda isgu duceeyay ani gawadha waan kaa xaasidaa madama ani marwo agay wiilka leeg xasday hhhh waa kaftan
@Gacaltoyo
@Gacaltoyo 3 жыл бұрын
How could someone having a lucky like that!!!!!
@عليعبداللهالمحمدي
@عليعبداللهالمحمدي 3 жыл бұрын
A ,B,C,D , WAXA LARABI INAD U AQRISID AFKA SOMALI(A)aa(B) BA (C) CAA, (D) DAA😘hala atkeeyo qoralka somaliga😁aqristisi, waa barnamij ficaan👌
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
Gabadhan waa xariif Masha Allah dhagaha waxbaa ugu jiray sax
@hassanaddow7350
@hassanaddow7350 3 жыл бұрын
Haa Aniga Arkay Bluetooth aya Dhagaha Ugu Jiro
@bobanradovanovic9500
@bobanradovanovic9500 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@Salma013_
@Salma013_ 3 жыл бұрын
Dhagaha dahabka miyaa bluetooth kula noqday dhagta inta so xirta waxba igama jeedo plz dadka aman sii somali maxamed
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Dahab uun ban arkaye umada beenta ka daa
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Waxba uguma jiran wa Dhagaha cadiga ah ee dumarkaba xidhaan somali maryoolay buuqa joojina Qof axoontiisa lama xaqiro 😡😡😡🖐
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 3 жыл бұрын
Waa gawar qurux badn nasiib badn masha allh $500 hambalyo sis
@istahilfirst2874
@istahilfirst2874 3 жыл бұрын
Wilka parnamijka dadihinaya wa qof prifisional ah oo naxaris badan ma a walal aqon kuma lihi lkn intan ka arko wa qof lo bahanyhy nolol farxd leh kurajeynaya🥀❣🤴❣
@moflihballe3294
@moflihballe3294 3 жыл бұрын
Gabadha tawaaduc iyo hishood igu dishay masha allah 🌹 mrs samiro
@wedyaanchannel181
@wedyaanchannel181 3 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله اختي الغالية
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Muniiro maxamud tifow gabar igu qaali oo qurux bdn oo caqli badan oo nasiib bdn gabarta halagu yaaco
WEYDIIMO XALQADA 22-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
31:50
Astaan
Рет қаралды 56 М.
WEYDIIMO XALQADA 24-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
35:38
Astaan
Рет қаралды 44 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 26 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
WEYDIIMO XALQADA 29-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
38:46
Astaan
Рет қаралды 56 М.
Weydiimo Xalqada 12-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
38:45
WEYDIIMO XALQADA 2AAD ASTAAN TV HD 2022
39:56
Astaan
Рет қаралды 70 М.
WEYDIIMO XALQADA 12AAD | ASTAAN TV | HD 2021
28:34
Astaan
Рет қаралды 47 М.
Weydiimo Xalqada 4-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
42:23
WEYDIIMO XALQADA 26-AAD | ASTAAN TV | HD 2021
39:55
Astaan
Рет қаралды 41 М.
WEYDIIMO XALQADA 15AAD | ASTAAN TV | HD 2021
38:07
Astaan
Рет қаралды 53 М.
Weydiimo Xalqada 6-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
53:11
Weydiimo Xalqada 28-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
46:49
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН