Somalidina dhib badnidiina maloo sheegi lahaa jawabaha barnamijka looma firinayo qof bahiyaha garka ah qabo iyo qof kale mesha ciyarta ka daaya
@abdihayehashi7693 жыл бұрын
Waan la murugooday wiilkaa ookiyaalaha qaba sidaad u ciisheen astaan tv wiilkaa 100$ luuqa ku siiya
@leylahaji20293 жыл бұрын
Mahamed mar kale halagu socasumo plz 😭😭😭
@Hanuudi3 жыл бұрын
Wiilka baahida gaarka qabey adbaan uga xumey walahi please marlabad soo celiya suallahana u fududeeya
@mustafemahamedabdi67173 жыл бұрын
asc astan tv waan ini salamay marka hore marka xigta waxaan iniga codsanayaa in aad sualaha u fududaysaan dadka bahiyaha khaaska qaba mahadsanihidiin
@caishomoha19683 жыл бұрын
Inta ila sogeyso ciida farta taaaga☝
@abdilahikultur42103 жыл бұрын
Wariyuhu Waa shaqsi fican😍
@abdirazaaqahmed28133 жыл бұрын
MashaAllh ninka barnaamijka daadihinaya waa nin wanaagsan 🌙
@Y-ADIL3 жыл бұрын
Rage wuxuu iloowsan yahay inuu dhaho Alle ayaan talo Saaranaa kadib Aqoonteeyda iyo dadaalkeeyga ayaan kaashanaa, Mar Waliba Qofka Muslimka ☪️ ah Waa inuu Yiraahdaa Alle ayaan talo saaraan kadib, aqoontaada ama waxaad heeysato raacso. Dad Islam ☪️ eh buu Rabbi SWT inaga dhigay, inaan Alle iloowno Ma ahan.
@kingabdirizakmukhtar3 жыл бұрын
Wad mahad santahy walal jazakallah xusuuusintas alle haka ajirsiiyo
@zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@hamsahassan57883 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah aad baan ugu faraxsanahat inuu wadankaygii horumarkaan gaarey. Illaahow noo siyaadi oo noo soo celi sharafteenii iyo awoodeenii. Qurbe waa dal aadan lahayn dareen ku joog. Macaanidii ciidaydii hooyo ban aad utabey. InshaAllaah Soomaaliya way soo kacday.
@reflixsb16233 жыл бұрын
wiilka allaha siiyo wuxuu kufarxo aduun iyo aaqiraba
@filsanqaali70053 жыл бұрын
OMG wiilka indhaha la waan uducaynayay inuu Ku guulaysto walahi Astana TV waxaan ka codsanayna wiilka camoolaha hakusoo celiso barnaamisha waa codsi plz soo celiya
@ayanmohamud34013 жыл бұрын
Walaalayaal muuzikada xooga badan naga yareeya si aan u maqalbo su aasha iyo jawaabaha plz waa dhaga javiss
@@deeqaluula4665 aamiin mahadsanid wllshayda wanaaga ila jecel Alle hanaga dhigo kuwii Janada ku wada kulma
@Engkafi3 жыл бұрын
Masha Allah Walaal maxamed oo baahiyaha gaarka qabo, astaan walaaliyaal ugu yaraa $100 ama ka badan utaaga walaalkaas Insha Allah.
@diaomar96963 жыл бұрын
Ka daaya intoo qalday hadii kale xaraarad ma lahan, masha Allah hoye usocda
@amaanidheeman51843 жыл бұрын
Asc Aadban uga xumahay caawa wiilka baahiya gaarka ah qaba su'aalihiisa aadbay u adkaayen, runtii xaqmaaha reer astaan wiilka inaad niyada u dhistaan aheed atleast 100ka qaato su'aalaha wiilka kale waa khafiiif
@Wadani9243 жыл бұрын
Maxamed in su'aalo fudud oo kuwa dadka "baahiyaha xaaladaha gaarka ah qaba" loogu talo galay in aad weydiisaan bay ahayd. Runtii dad badan oo laxaadkoodu u dhan yahay buu ka aqoon badan yahay.
@kaalmoofficial86453 жыл бұрын
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah wll
@abgey3 жыл бұрын
Walaal ii saar aan ku saare
@mustafaabdi13013 жыл бұрын
Wilka baahida gaarka ah qaba kama helin cawitaan fiican daadiyaha barnaamijka. Markale hala soo celiyo wilka. :(
@professoraliyow97533 жыл бұрын
MashaAllah, waa barnaamish fican, walaal, just name $s only, no said Marikanka.
@qadardc81383 жыл бұрын
Asc Astaan waxan kutixanahay barnamijka waydimo oo aan dawadaa waad mahadsantihiin hormarka bulshada ayaa tihiin salaan kadib wiilka baahiyaha gaarka qabo waxa uu kudhacay su aal aad si qalada uweydisen Washington DC madan kuqorina asagana madan waydininq waxaan kunolahay USA waxaan codsanayaa in wiilka fursad kale lasiiyo waahadii barnamijka uu socdo
@abdiadann85933 жыл бұрын
Daadiyaha barnamijku waa nin qalbi wanagsan runtii
@samiramogueh20463 жыл бұрын
Mashallah mahamed
@mohawadanioffical80923 жыл бұрын
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@abgey3 жыл бұрын
@@zuzuqalbisafiyafamily3831 sis ii saar aan ku saare. Aan is caawino sis
@zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын
@@abgey wll iisar wankusaraye
@haldhaa24203 жыл бұрын
manshallah barmaamijka waa mid aad u wanaagsan dhalinyaro badan baa ka faa'ideysan doona lkn bahada Astaan tv dadka kuras siiya istaaga badan mafiicna
@inshaallahkheyrfnd32193 жыл бұрын
allah haku barakeyo maxamed walal
@maclinduksi42313 жыл бұрын
I see the second question the way asked has two answers in the choices one is horses two is camel coz camel too has been used as a means of transport in the holly wars
@yusufhassanabdi30473 жыл бұрын
Masha Allh Allha kuxafido❤❤💯
@mahussein16763 жыл бұрын
Wa barnamij aad u qurux badan , aqoonta kordhinayo qof ka qeyb gala iyo mid daawadaba
Mansha allah wa barnaamij aad u fiican Insha allah nasoo badiya
@drabdisataar11863 жыл бұрын
Barnajimkaan inaa ka qeeb qaato rabaa Asxbey qofkii igu caawin karo Ha'isheego plz
@nihaalmoha19023 жыл бұрын
shacbaankii ayaa la diyaariyay wll hada mahan
@drabdisataar11863 жыл бұрын
Thnk U WlshY
@farahmuhumed96512 жыл бұрын
Ilahaayo wada garan si jawabaha oo dhaab walaal kanaga
@haalmohamed88153 жыл бұрын
M.a wx wlpa aqoonta aan ka faaideyno ka bdn
@nuuraadan44653 жыл бұрын
Dhalanti waynolatay 100 ama 500 aye kadhargen walhi masha alah
@mursalmaxamed73473 жыл бұрын
Fadlan markale kuso celiya maxamed
@cadnaanapdirahmanmaal21243 жыл бұрын
Keep going ardayga muRaayda xidhaN
@IchbinRex3 жыл бұрын
NO no 😭SO sorry Sxb Maskiinka Baahida gaarka qabay isla qeybtan hala so celiyo fadlan
@anfarmohammad34713 жыл бұрын
Masha Allah ❤️💯🙏😭
@somaliboy4473 жыл бұрын
Nabi muhamed wuxuu yiri adoonkiisa wuxuu cawiyaa adoon kale subscribe isaar I think 1a..
@ahmedsanay40133 жыл бұрын
many sarayo hdaa sidas uhadashy
@nourmohamedahmed59653 жыл бұрын
Asc sxb dhalinta lasocodsiii inta adan barnamijka bilabin in ey dhalo hortaaalo oo ee su.aalaha kuyalan
@mukhtaarducaysane47753 жыл бұрын
Wll waxan raba inaa ka soo qayb galo Barmaamijkan ee side uga soo qayb geli karaa
@asiamohamud57173 жыл бұрын
Saan u sugayay wan dlaya 😭😭
@roodacabdi67772 жыл бұрын
Mnsh Allah Tabarkallah
@issackshekh62783 жыл бұрын
Salan sare astaan tv the fact is the question are very cheap in history it may be primary level the student should be very careful in answering the queries I'm saying manshallah keep going .
@thesouthsidegirl94633 жыл бұрын
Jaamacadaha dalka hala tayeeyo plz en plz ka daaya wax xifdinta badalked inay iyagu aqoonta ka dhex raadiyaan buugaagta iyo internetka ka dhiga oo u ardayga macalimkisa ka wanaagsando.
@suleekhaahmed89343 жыл бұрын
waxaad i sheegtaan qaabka looga soo qayb galayo
@cilmibaromedia2483 жыл бұрын
Toyota aya samsung kawayn. Astaan isa saxa.
@idilhasan36233 жыл бұрын
Laba nin in ay isku egyiin cida ka shakisan like ha ii saarto
@kaashawiito3 жыл бұрын
Sidee looga qeyb galaaa ? barnaamijkaam qaabkeese dadka ku soo xulataan ? Xageese idinkala soo xiriiraa ?
@Mkgaabuush3 жыл бұрын
Ninkan Adaga Suaalaha lagu bilaaby ma Bacday rabeen inay u cunan
@koosmu23623 жыл бұрын
Masha alaha masha alaha
@mohaalpha71203 жыл бұрын
Wll mcn sideen ooga qaybgalaa
@mahadcapdul9233 жыл бұрын
Astaaan saas xaq maaha maalin hore adeerkeeY lacag belay 100 dollar lamana siin marka hadaa saas tihiin subscriberka xitaa waa lalaabteY bismillaH
@@aishamohamed1143 walaasha bes maa loo guday marke
@healthelevet3 жыл бұрын
Wilkan ayaan saaan lugu diiriiin fadlaan
@gabdhamamhinda11573 жыл бұрын
Please Barnmijka intee kale xiira kar
@jamaadabdi22853 жыл бұрын
Sorry waan ka xumahay mahamed in sidaan ku dirtaan 😭
@nawalofficialchannel80233 жыл бұрын
Inta dulmiga neceb Allah dartiis subscribe iigu Saar mahadsanidin❤️💐🙏
@faadumoyaasiin81203 жыл бұрын
Aabo alle xifidiyo
@aonhmadnhmad1273 жыл бұрын
Masha Allah Hanbalyo Hanbalyo
@fadumoabukar27823 жыл бұрын
Asc asxabta iso boqda blz🙏🙏🙏
@cabdala.chenal3 жыл бұрын
Miyad xanuun satahay gurugaaga xagee kuyaa laa
@adisoow3 жыл бұрын
Su'asha ah shirkada ugu ween Asia laga leyahay qabkee Samsung sax u tahay? Mala i faham sii karaa? maxa helay list Alibaba company ku jiray
@abdirisaqjagtaofficialchannel13 жыл бұрын
Samsung waa shirkada ama company ugu weyn caalamka ee moobilada soo saara iska daa Asia Halka alibaba uu yhay website ka labaad ee caalamka wax lagu kalo iibsado marka laga yimaado ameson
@omarhusniali34923 жыл бұрын
Yaayah rorogaan wx kabedela Astaan salli xitta ma helayaan mia hhhh
@cudoonmursal99933 жыл бұрын
Polee maxamed
@maahirmaahir83413 жыл бұрын
Maad iska siisaan ninka boqolka
@zammyali30473 жыл бұрын
Mashaa allaah
@sharmann423 жыл бұрын
Masha Allah
@ayandaud84873 жыл бұрын
Hargeisa ma Lagu qaban barnaamijka😥
@rahmahussein66663 жыл бұрын
Kasmaal ba kashaqeya hargeysa
@nasraabdi45073 жыл бұрын
MashaAllah
@abdullahicarab8403 жыл бұрын
M.a tell aaway
@safiyaqurux95023 жыл бұрын
Wow wilka cadimaaha☠️🤫🤫
@bulshaawisports39283 жыл бұрын
M.a
@khaalidahmed90223 жыл бұрын
First coment
@saidmuuse53423 жыл бұрын
Nina Indiana la waxaa fiicnaan lahayd inaad uguyaraan santa suaalood ee hore u khafiifisaa lakiin aad baad ugu aikaisen aad vaan uga xumahay
@farah1ali9703 жыл бұрын
Barnamijka magaciisab halaga dhigo Garo kuna Guuleyso