Weydiimo Xalqadii 18aad. "Yaa alifay inla galo imtixaanka"

  Рет қаралды 68,263

Astaan

Astaan

2 ай бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 204
@user-gp6oc7ti8g
@user-gp6oc7ti8g 2 ай бұрын
Ninkan waa nin ilaahay ku xidhan m.a Qof walba oo ilahy ku xidhan waalidkiisana ay u duceeyeen ma guulaysan waayo ❤
@ibrahimalfa143
@ibrahimalfa143 2 ай бұрын
Tasaa been aheen wll Alle ha inaga raali noqdo dhamaanteen
@user-ci3rn7ty3g
@user-ci3rn7ty3g 2 ай бұрын
Waa loo sheeg sheegay wll nin miskiin tahay oo waxba kala ogayn u fiirso su.aal walbo si dhaqsi ah ugu jawaaba asiga yuu yahay marka wax walbo yaqaano caqliga ha shaweeyo
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
Cid kale wax uma sheegine wax barashdisa wax u sheegtay masha allah
@ahmedshire7144
@ahmedshire7144 2 ай бұрын
@@user-ci3rn7ty3g aniga oo aan qoraalkaaaga arag baaan faalo qodobkaan ka hadlaysa qoray 100 kiiba 100 tuhun ah baaa ku jira meeshaan qofkiii caqli leh cadi buu u arkaaa
@user-ci3rn7ty3g
@user-ci3rn7ty3g 2 ай бұрын
@@ahmedshire7144 haa wll soomaaliya cadaalada kama jirto waligeedna horimari mayso intay musuq maasuq ku jirto hada waxa lanaga dhaadhacsiin rabaa miyaa qofaa cilmiga aduunka yaalo dhan dhameeyay yacnii wax walibo haday tahay fan ama sports ama taariikho ama diini wax walbo cilmi ah aduunka yaalo qof yaqaano in la ga dhaadhacsiiyo waa wax aan caqliga marnab aqblayn iyadoo taas laga soo tagaayo waxaa jirto luqad uu jirka bixiyo oo qofkii caqli leh garan karo oo ah ninka marki su.aasha la waydiyo wuxu iska dhiga laba mid u ka shakina labada uu ka shakiyona tii saxan doorana maxaa loo arki waayay asoo dooranayo jawabta qaladan astaan way ku fashilantay barnaamijkan ilaahey arsaaqada meel kale ha uga siiyo
@faizaa9980
@faizaa9980 2 ай бұрын
Soomaalid waxaan u sheega iney cilmiga diinta fasrkeeda bartaan, wiilkaan wuxuu ku celinaayay mar walbo Allxamdullilaah taas oo Alle u balan qaaday in uu u siyaadinaayo wixii u haminaayo 😊
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 ай бұрын
Mansha Allaah.. Dahabshii dhaqaalaheedi hoos buu u dhacay caawa, wiil dhisan oo deggan baa helay😂 HAMBALYO🎉
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 2 ай бұрын
Aad iyo aad wlh cawa jeebkoda se fcn lo bartay 😂😂😂
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
Masha Allah Tabarka Allah digtoor DR Fuaad Cilmigaga Allah Ku Siyadiyo Allah Ku Barakeeyo Insha Allah
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 ай бұрын
waa Ninkii Naga Soo Af Jaray In Dahabshiil Ay 2000 la Dheelamto ramadaantan😂 Hamblyo Ninkii Ugu horeeyay
@ibrahimalfa143
@ibrahimalfa143 2 ай бұрын
Wa legend xaniyuu iska baray $2000 wa la goostay nasib wcna leenahy
@ahmedwaayo-arag3301
@ahmedwaayo-arag3301 2 ай бұрын
Yaa Salaam Hambalyo walaal Fu'aad, waxaan wax loo dhigaa jirin iimaankaaga. fahmada Allaha kuu barakeeyo saaxiib, guushaada si weynaa ugu farxay masha Allah, tartan qurux badan guuleyso Fu'aad.
@Ilyaasjeell
@Ilyaasjeell 2 ай бұрын
😍
@StarryNight419
@StarryNight419 2 ай бұрын
Weligii qof adiga okale ma arag Masha’Allah qof isku kalsoon oo na aduunka la socdo aa tahay waxaad aad igu dhiiri galisay inaan akhristo suaalahaan cml oo unpopular ka ah iyo su’aalahaan oo guudka ah, wax walba in waxyar laga ogaado wey fiicantahy runti. Aad ba ogu helay daawashda qaybta maanta! Hablayo wlaal Fu’ad khyr ku rajayna. 💐
@StarryNight419
@StarryNight419 2 ай бұрын
Run haddan sheego marka ko waan kaa shakiyey in adiga ka mid tahay qof Astaan tv la shaqeeyo balse sida lo dhihin barnaamikaan qof maku reeyo, lakiin waa igu qaldantahy in aan u farxin marka la guulaysto marka aan la guulaysanin na aan aamino wey igu qaldantahy taas… wax (trust issues) la dhaho ka dhibaatesanahy kkkkkkkkkkk
@adamabdi8369
@adamabdi8369 2 ай бұрын
Bro marna khasaaro ma ahan hada wax badan search garayso beri unba ku faa'idaysa.
@StarryNight419
@StarryNight419 2 ай бұрын
@@adamabdi8369 Wax aniga aan ogahay oo na commentka ku qorey oo na ujeedid ha ii sheegin fadlan ! Wax aniga ogeen cml ha u hadlin !
@StarryNight419
@StarryNight419 2 ай бұрын
@@adamabdi8369 ?????
@StarryNight419
@StarryNight419 2 ай бұрын
Soco
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 2 ай бұрын
M.a hambalyo Dr fuaad saa ufraxda ayaa kula faraxna Xalqdii ugu xamasd bdnd An dawado wye M.a Allah kubarakeyo hadiyda qaaliga ah 👏🎉
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 ай бұрын
MashaALLAH that was amazing qofkii oguhoreyay saan usugayay ❤
@user-ru1je3dh7r
@user-ru1je3dh7r 2 ай бұрын
Aradayda cafimadka barata wa aqon yahano sida yahaye maryan iyo fuaad hadanahy team cafimaad wax nalaka qabankaro majiran😂🎉
@Sharma_cade
@Sharma_cade 2 ай бұрын
Salaada iyo soonka Alle hana aqbalo dhamaanteena🤲
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 ай бұрын
Mansha allaaah walalo qali habalyo habalyo habalyo ilaahy haku barkeeyo 🎉🎉🎉🎉
@sayid5352
@sayid5352 2 ай бұрын
mid kasta uu saxo alxm bu dhahaya wana mida cawisay masha alh
@NasteexaismailMaxamud-is6yd
@NasteexaismailMaxamud-is6yd 2 ай бұрын
Mashllh dr fuaad Allah cilmiga iyo aqoonta haku siyaadiyo🎉🎉
@Xamuudi03
@Xamuudi03 2 ай бұрын
Waa qofkii ugu horeeyay asigoo fursad u dhiman tahay guuleysta hambalyo fu'aad. Mida kale dhamaan intii tartankaan ku guuleystay dhamaan waa arday caafimaad baratay sida Yahye, maryan iyo fuaad o cawa ku guuleystay asxaabta caafimaadka baratay waa shaqo tag guuleystaa😅
@ibrahimalfa143
@ibrahimalfa143 2 ай бұрын
Congratulations man $2000 Dr. Fu'ad Abdi Salan saxib aqoontaada Allha ku barakeeyo wad guuleystay hormar wacan inshallah 🙏❤ 🙌
@Aminodhyman
@Aminodhyman 2 ай бұрын
Mansha Allah hambalyo wiil aqoon leh gul 🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🏆🏆🏆🏆🏆🏆🎓🎓🎓🎓🎓🎓
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 2 ай бұрын
Allaha Akbar ☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽 Allaha Akbar ☝🏽 Alxmdulilah 🌹🫶🏽 🫶🫶🕋🕋
@baahkaxaaji1119
@baahkaxaaji1119 Ай бұрын
Somali waa dad islama hadan mesha fakar kale uusan meesha ku qarsonen wadankena iyo diintena sualaha adag in laga dhigo aya qurux badan qiimana badan 🙏🌹
@mahadfanan1066
@mahadfanan1066 2 ай бұрын
Masha allh dr riinta wadan keena gacan amni aha ayay ku jiraan mustaqbalka
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 2 ай бұрын
SAAN OO KALE WAX HALOOBARTO ILLAAHNA HALAGU XERNAADO
@user-kh9fh8cs6q
@user-kh9fh8cs6q 2 ай бұрын
Masha Allah waan lafarxay wiilkaas aadbow Allah ugu xirnaa alxamdulillah
@adoontiialle1605
@adoontiialle1605 2 ай бұрын
Masha alah hambalyo🎉🎉 guusha dr fuaad aadan caawa ugu farxay wlhy cilmigisa iyo maskaxdiisa cimrigiisaba ilaahay ha u barakeeyo i.a
@MoAweis-vl4sc
@MoAweis-vl4sc 2 ай бұрын
Sidaan u xiiiseeenaayo weydiimada su'alaha in ley weydiyo 😢maskaxdeydana la miizaaamo I LOVE THAT❤
@nurtoabdi3982
@nurtoabdi3982 2 ай бұрын
Masha Allah Allah ha ku siyaadiyo cilmigaaga kan aduun iyo midka aqiro ba🎉
@yusrayunis
@yusrayunis 2 ай бұрын
Manshallah wallo hambalyo 🎉🎉
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 ай бұрын
Wow M.a Wallhi Waa Kula Farxay❤❤❤
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 2 ай бұрын
Mashallah ☝🏽 Alxmdulilah 🌹🌹 Allaha Akbar ☝🏽
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey walalahey ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@farxiyamaxamed3419
@farxiyamaxamed3419 2 ай бұрын
Mansha allah wll dr fuaad hambalyo
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Ай бұрын
Hambalyo dr fuaaad aad ban ugu farxey gushaada Alle aamin ma iisho
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 ай бұрын
Yes masha Allaha hambalyo My brother ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Jamila-zs1dt
@Jamila-zs1dt 2 ай бұрын
Congratulations Dr Fuad may allah increases your knowledge ❤❤❤❤
@user-cw2qc1vd2c
@user-cw2qc1vd2c 2 ай бұрын
Asc astaan tv barnaamijka aan ujeclahay aqoonyahanka dadayar iyo walidkiisa imacalimiinta waxbaray iyo kartidiisa kun karoonida a allaah hausiyaadiyo tv ga astaan iyo dtr fuaad waxanleeyahay hambalyo hamballyo hammballyo
@farduusHamble
@farduusHamble 2 ай бұрын
Alle ha ubarkeeyo caafimaad kucun
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 2 ай бұрын
Mashallah brother i am very glad of u
@khadijabakar7770
@khadijabakar7770 2 ай бұрын
Alah Wlh waan lajeclaa kuusha I’m happy for you Fuad 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽congratulations
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m 2 ай бұрын
Mansh Allah inshallah inow gulesto rajeyna wllkan keep going wll❤
@accrammohamed8851
@accrammohamed8851 2 ай бұрын
Masha Allah hambalyo fu’aad.
@shahad2629
@shahad2629 2 ай бұрын
maasha alaah tabaarakalaa saan camal aa wax loosoobartaa hadii kalane waa leyskadaayaa ilaahey hausiyaadiyo cilmigiisa
@yahyamussaahmed1306
@yahyamussaahmed1306 2 ай бұрын
Maasha allah Hambalyo Dr Guul wacan
@abdinurmohamed8932
@abdinurmohamed8932 2 ай бұрын
Congratulations my pro dr fuaad 🎉🎉❤❤🤗🤗
@user-bm9io3xp9i
@user-bm9io3xp9i 2 ай бұрын
Woow masha Allah
@fadumojama22
@fadumojama22 2 ай бұрын
Masha Allah wiil aqoon leh
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 2 ай бұрын
Horta Allahu aclam sualo ilaa afar ah shaki keenayo balse sual 2000 dollar ah Wanku nasiib sanaa adigo fursad hayso 😂😂
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 ай бұрын
Barnamijkan markasta aan dawanayo waxaan xasustaa wiil haben iska qasariyay 1000 asigoo weliba firsado heesto
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 2 ай бұрын
Mansha Allah tabarallah rabbi haku siyadsho
@caaliyoaadan4717
@caaliyoaadan4717 Ай бұрын
Masha allaah aad ayan ugu farxay guusha fuaad❤❤
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@sihaamjabril5504
@sihaamjabril5504 2 ай бұрын
Qof kii ugu horeya oo $2,000 qaato congratulations dr fuaad 🎉🎉🎉❤❤
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 ай бұрын
Aw guulyo qofkii ugu horeeyay bidhaan ku guulayestay $2000
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 ай бұрын
Another one legend ❤keep going ❤Astan TV 📺 ❤ SLN SARE bro Abaas Abdi ❤ waxaa kadaawanooya baraawe ❤
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 2 ай бұрын
Manshaa allaha hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤
@maankaofficials4662
@maankaofficials4662 2 ай бұрын
Mashallaah wiilku imaanka qanja jooga 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@abdulrashidshaiye3334
@abdulrashidshaiye3334 2 ай бұрын
Masha Allah hambalyo dr fu.aad🎉🎉
@zammyali3047
@zammyali3047 2 ай бұрын
Mashaa allaah waa wiil wax yaqaano hadana illaahay u mahad celinaha Alhamdulilaah
@aminaali2334
@aminaali2334 2 ай бұрын
Congratulations maasha allaah ❤❤❤✅✅✅🌷🌷🌷🌷
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 2 ай бұрын
Manshallah guul yaa fuad Manshallah isha alaha kaduwo
@afnaanmohamed4213
@afnaanmohamed4213 2 ай бұрын
Congrats drskeena ❤
@idalifestyle
@idalifestyle 2 ай бұрын
intuu degenyehe 😊😂
@ismaildahir8672
@ismaildahir8672 2 ай бұрын
Masha allaah hambalyo fuad abdisala👏👏👏
@abdalle624
@abdalle624 2 ай бұрын
Masha allh Hanbalyo 🎉
@user-xx6gi2yn2v
@user-xx6gi2yn2v 2 ай бұрын
Mash Allah may Allah protect from evil with you and your family insha Allah Amiin yaa rabi
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 ай бұрын
Mashaa allah hambaliyo fuaad 🎉🎉❤❤ Ramadan Mubarak dhaman wlalaha somaliyed 🙏
@sadiahussein3864
@sadiahussein3864 2 ай бұрын
Masha allah allah ku xirnow sas ku damabeynesa
@luckydaahir1381
@luckydaahir1381 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Masha Allah wa wiil kaftanbadan🎉🎉🎉astan ❤❤❤❤
@aminomuqtaar2086
@aminomuqtaar2086 Ай бұрын
waa wiil dadaalaayo allaha u sahlo
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 2 ай бұрын
Mashallah waa wiil dhalinyaro ilaahey ku xiran hambalyo🎉
@user-hy3je2gg2n
@user-hy3je2gg2n 2 ай бұрын
M.a guulayso wllky waxaa tahy qof diin iyo daganaasho ba leh
@omarabdi2650
@omarabdi2650 Ай бұрын
Wariye adigu su aalha ad weydiineysid ha ahaato midkuu qoran hadalka faraha badana iskadaa Qofka in u guuleysto iyo inkale adigu kuumataalo ee hadalka yare brother
@UrlocalBloodshoe
@UrlocalBloodshoe 2 ай бұрын
Mashan alaah mashan alaah isha alahay hakahayo
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 2 ай бұрын
Masha Allah
@abdiali5981
@abdiali5981 2 ай бұрын
Manshllh dr Fuad NiN maskax badan tahay noolow
@aminomuqtaar2086
@aminomuqtaar2086 Ай бұрын
maashaa allah
@SalmaMohammad-sp5if
@SalmaMohammad-sp5if 2 ай бұрын
Maansha aallha hambalyo huno
@user-xe3qe3ov3u
@user-xe3qe3ov3u 2 ай бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah
@kadraismail5428
@kadraismail5428 2 ай бұрын
Good job ❤❤ ❤ so smart ❤
@kadraismail5428
@kadraismail5428 2 ай бұрын
Kalsooonida aduuunka big confidence haystaaa❤
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 ай бұрын
Fuad I swear you are smart all the way bro
@user-iv9yi4fu9w
@user-iv9yi4fu9w 2 ай бұрын
Masha allaah hambalyo
@libaanali5128
@libaanali5128 2 ай бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Fuad Waa U Qalantaa Guusha Daganaan Iyo Diin Iyo Go Aan Adeeyg Iyo Aqoon Intaba Waa Isku Darsatay Allaha Ku Xifdiyo
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 2 ай бұрын
Masha allah HMBLYO 🎉🎉🎉🎉
@nanogzan
@nanogzan 2 ай бұрын
Alhamdulilah ♥️♥️♥️👍👍
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 ай бұрын
Congratulation you scored the goal
@nadifaahmed5112
@nadifaahmed5112 2 ай бұрын
Masha allaah
@user-ff4hk7db4j
@user-ff4hk7db4j 2 ай бұрын
Masha Allah hanbalyo
@hamsenour2714
@hamsenour2714 2 ай бұрын
Guul Bro dr
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
wcs wlc Brother 🙏
@kowsarabdalle2014
@kowsarabdalle2014 2 ай бұрын
Mnsha allh hamblyo hamblyo
@aliosman8874
@aliosman8874 2 ай бұрын
Wcs brother Ramadan Moubarak
@abbasgaras695
@abbasgaras695 2 ай бұрын
Masha allah yarkaan wa nin ad udagan lkni aqoon kaliya mahan xoga waya aragnimo ah kamuqato
@warsanmohamed1721
@warsanmohamed1721 2 ай бұрын
M a guuleeso abit wll ❤
@user-mn3de6sb1s
@user-mn3de6sb1s 2 ай бұрын
Congratulations
@ahmedshire7144
@ahmedshire7144 2 ай бұрын
mansha allah hambalyo fu ad lkn caqligaygu wuxuu ii sheegayaa markaan waxyaabo badan u fiirsaday in ninkaas dhalinyartaa ay jirtay wax uun caaawin siday rabto ha ahaateee koley sidaaan wax walba ok kuma ahayn 10 su aaalood ka badan oo nasiibin ah oo la saxay iyo asagooo 2000 taaagan inuu fursadii wicitaanka diiday uuna leeyahay su aasha magaranayee waan nasiiib sanayaaa?
@qoslaayeproduction899
@qoslaayeproduction899 2 ай бұрын
Alle agtiisa kama cuslo
@UrlocalBloodshoe
@UrlocalBloodshoe 2 ай бұрын
Mashan alaah xadhigi Lahaina haysataa daganantuu kagaga daray
@nuura6075
@nuura6075 2 ай бұрын
Oow hampyo dr😢🎉❤
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 ай бұрын
Somali lagamawayo masuqmasuq sikastaba ha ahate hambalyo
@iqraaden8514
@iqraaden8514 2 ай бұрын
Maansh alaha hambalyo walalkey 🎉❤❤
@omaribrahim3345
@omaribrahim3345 2 ай бұрын
Markii hore wuu yasayay lkn wacdara ayuu dhigay dhaqtar ❤❤
@seynabyusuf5537
@seynabyusuf5537 2 ай бұрын
Maasha Allah Allaha ku calfo
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
어른의 힘으로만 할 수 있는 버블티 마시는법
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 9 МЛН
La final estuvo difícil
00:34
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 28 МЛН
Weydiimo Xalqada 29aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
54:24
Weydiimo Xalqada 13-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
1:01:15
Weydiimo Xalqada 25aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
1:07:26
когда достали одноклассники!
0:49
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
когда достали одноклассники!
0:49
БРУНО
Рет қаралды 3,5 МЛН
She’s Giving Birth in Class…?
0:21
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 7 МЛН
Can they repeat the watermelon experiment?
0:36
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 14 МЛН