No video

Weydiimo Xalqadii 15aad. "Heesta Onkod roobku madaayo waxaa curiyay?"

  Рет қаралды 70,806

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 120
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 5 ай бұрын
Abtiriska oo dhan waaye aad ayaa u jeclahay ilaa cadnaan waa bartay ALXAMDULLILAH❤❤❤❤
@user-ft5rt9ls6g
@user-ft5rt9ls6g 5 ай бұрын
Wadar iyo waaxid yaa waalan aan mali jiray ayuu yiri cabaas cabdi funny walhi 😂😂😂😂❤😊
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 5 ай бұрын
Gabdhi u horaysay waxa oran lahaa hadii aanad dadka ku kalsoonayn maxaad ugu dhiibanyzy marka hore cajiib
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 5 ай бұрын
Gabadha kowaad hala yaabina , marka halkaa la fadhiisto cabsi iyo xishood baa iska jira waana lagu kala duwan yahay . Dabeecadeeda gaar ka ah waxba kama garanayno markaa ka dhaca gabadha fadlan 😢
@abdisalan_salah_10
@abdisalan_salah_10 5 ай бұрын
The second girl " yeah " 😅
@Y-ADIL
@Y-ADIL 5 ай бұрын
Iqro nursing nimo xitaa Xirfadeeda laguma aamini karo! wayoo Qof sidan umadax adag sidee bukaan laguma aamini karaa inuu daaweeyo?
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q 5 ай бұрын
Waa dhawahay ManshaAllah mahadsenid astaantv❤😂❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 5 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 5 ай бұрын
Mashaa allah Ramadan Mubarak
@maryammoha512
@maryammoha512 5 ай бұрын
War bisinka gbdha kowaad aqoon laan iyo wexe isku darsatay madax adeeg 😂😂😂😂😂
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 5 ай бұрын
😂😂😂
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 5 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤
@munahussein9687
@munahussein9687 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah 🎉🎉🎉
@fartun9503
@fartun9503 5 ай бұрын
Ramdan Mubarak ❤
@duvacandy5673
@duvacandy5673 4 ай бұрын
Wiilka waa wiil aqoon leh barnamijka fahansan Maashallah
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 5 ай бұрын
Dalka Carbeed ee ugu dhulka balaadhan miyaa mise ugu xeebta dheer? "Badka weyn" maxaad ka wadaan? Ma EEZ ayaad u jeedaan? Sababtoo ah gabadhu way saxsantahay inay Sacuudiga tidhii, xeebtiisu (ta Gacanka Carbeed iyo ta Badda Cas marka la isku daro) waxay dhantahay 2 640 km, ta Aljeeriya se waa 2 148 km oo Badda Dhexe ee Mediterranean ka lo garanayo afka qalaad. Ayaan dhow ubaan arkay inaad Abi Bakr Sadiiq macag kale ku sheegayseen. Masjidka Tuunis na waa Zituuna ma'aha Zaytuun. Salaan sare Jabuuti 🇩🇯
@zamzamhassan9394
@zamzamhassan9394 4 ай бұрын
Salaan sare huuno waxan la yabay daad bila aqoon iyo bila ayaa mesha la so fadhisinaya cilmi ah cljamacad baan dhegta WAXABA Jamacaddey XAAL qaado 😢😢😢😢
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 4 ай бұрын
@@zamzamhassan9394, meel kale na waxaan arkayay Ruushka ayaa ugu xeeb dheer caalamka inay lahaayeen. Jawaabta saxduna waa Kanada. Dhulka ugu weyn iyo badda ugu weyn ayaa isaga laaqan, balse wey iska fahmidoonaan in shaa'a Allaah.
@fartun9503
@fartun9503 5 ай бұрын
wcs wlc Brother 🙏👍👍👍👍
@user-nf6ij4sz3r
@user-nf6ij4sz3r 5 ай бұрын
Scw
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 ай бұрын
Comments waa wada xaraabo maanta gabadhii ugu horeysey bay wada jafayaan war ilaahey ka cabsada qofka iska daaya isagaa ikhtiyaar leh.
@MuktarMaxamed
@MuktarMaxamed 5 ай бұрын
Gabadhi igu horey sy dad wynah fursad ku qasaarisy hadana Aan Aaminin yab😅
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 5 ай бұрын
It doesn’t matter how is smart you’re! Wlhi this is heart-attack…Imtixan means your whole anxiety is going up…Subxanallaha::: All tried congratulations manshallaha! 👌💯👍
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
please bara dadka inay mashiqsiga iska dayaan ha iyo maya ku jawabaan ma lizwr baa dadkka cisho kale sidasay u jawabayeen
@user-hr2po8tp6i
@user-hr2po8tp6i 5 ай бұрын
Mashiqsiga waa maxay
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 5 ай бұрын
Qof aan su all weeydiiyo haduu iiga jawabo mishiqsi waan iskadhfa in aan lasii hadlo😢
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 5 ай бұрын
Gabadha u horeysey ayaanla yaabay kkkkk i caawiya iyo idunkuma kalsooni iskumeel magasho 😅😅😅😅
@user-ds6xn3qu2u
@user-ds6xn3qu2u 5 ай бұрын
Astaan anigoo ah osmaan cabdi osmaan oo joogo marko cadey waxaan jeclahy inaan kasoo qeyb galo ❤
@amaanahaji56
@amaanahaji56 5 ай бұрын
Walaalo mar walbo commentigaada wan arkaa barnaamijkan wa mid soonka intuuna dhalan ka hor la duubay
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 ай бұрын
​@@amaanahaji56 yaah😮 habeenkasta lama soo duubo miyaa
@Muna39660
@Muna39660 5 ай бұрын
@@amaanahaji56maya walal habeen kasta waa la duubaa waliba live ayuu kuso galaa Somalia markee 20:00 u thy ayuu live uso galaa
@Muna39660
@Muna39660 5 ай бұрын
@@NastehoNalka-dt7hhabayo waa habeen kasta soonka 20:00 markee Somalia u thy ayuu live uso galaa
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 5 ай бұрын
Ramadan mubarak
@AbdinuurBulaale
@AbdinuurBulaale 5 ай бұрын
Nebi muxamed n.n.k.h hooyadiis marki ay dhimatay wuxuu jirey 6 bilood
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 ай бұрын
Waan ka shakiyey waayoo ilaa yaraanteydii waxaan maqli jiray Xaliimosacdiyaa nuujisey, marka ma qof 6 Sano jira ayaa la nuujin lahaa.
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 5 ай бұрын
Salallahu Alaihi Wasalam
@zainabosman6991
@zainabosman6991 5 ай бұрын
Jawaabta waa sax Sucuudi ayaa ugu bad weyn 2640, 998 Aljeriya. Dadkaan sucaalaha ay soo diyaariyaan waxaa ku badan qaldaad. Ma ahan tan kaliya, so gabadha jawaabteedu waa sax. Dadweynaha waa iney Kala hadlaan dadka barnaamishka soo diyaariyo, waxay Aubin bay meesha Keenan.
@Saynabsheikh
@Saynabsheikh 5 ай бұрын
Wa aljeeriya jawabta saxda ah wll
@Dihcar_A
@Dihcar_A 5 ай бұрын
Absolutely, gabadhu waysaxday. Aljiriya waxay dhacdaa kaalinta 10, halka Sacuudigu dhaco kaalinta 3 dawladaha Carabta xaga bada.
@ahmedzaki3090
@ahmedzaki3090 5 ай бұрын
Yeah
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 5 ай бұрын
30 December 2006 maalin ciid carafa ah ala daldalay allaha unxariisto
@user-qw5yp2kc6o
@user-qw5yp2kc6o 5 ай бұрын
Gabdhi ugu horeysay 😅😅 daminimo iyo madax Adegey isku darsatey
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 5 ай бұрын
DOWLADA CARABTA UGU DAD BADAN WAA MASAR EE MAAHA ALGERIA, SUAALAHA ISKA SOO SAXA INTAY DAAN DAD WAYDIIN
@abshirdeeqo
@abshirdeeqo 5 ай бұрын
Walalal jawaabta waa sax. Ee lama dhihin ugu dadka badan ee waxaa la dhahay ugu badka wayn ama ugu dhulka wayn. Wanna Algeria waa sax jwaabta. Adiga dadka u fahmay.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 5 ай бұрын
@@abshirdeeqo Mahadsan Walaal
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 ай бұрын
Iqro Maskiin waaye
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 5 ай бұрын
11:06 11:06
@Bulxbeey15Rmd
@Bulxbeey15Rmd 5 ай бұрын
Wax kaqalan layabay bisinkow
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 ай бұрын
Iqro ameeba doctor markuu Daawo qoro ee ku diidaa
@Filsan6236
@Filsan6236 5 ай бұрын
Gabadha koobaad askari mushaar loo diiday camal ee isu maqiiqaysaa habarteey habarteey lee lagu keenay
@aliosman8874
@aliosman8874 5 ай бұрын
Wcs RAMADAN KARIIM
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 5 ай бұрын
Waxbarashada asaasiga ee somalia dib haloogu laabto Sidani caalamka waxkulama qaybsan karo
@naimaahmed8457
@naimaahmed8457 5 ай бұрын
Wadar iyo waaxid yaa waalan😅
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 5 ай бұрын
Gabadha koowaad waxba hala yaabibina waxay rabtay inay iska soo afjarta ama soo xirto maadaama ay qalqalsaneyd. Gabar caqli badan waaye iqra. That is the way to quit❤
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 5 ай бұрын
JAAMACADA AADAN CADAHA AAY SHEEGEEYSABA GARAB INA ADEER AYAA LAGU GEEYI IYO ADEER KEEY AYAA XILDHIBAAN AH
@AdnoabukarhachiAbuukar
@AdnoabukarhachiAbuukar 5 ай бұрын
17:35
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 ай бұрын
Ataxyaadka haku dhuusin uu yiray
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 5 ай бұрын
Nasiib xumaa oo madax adkaaa dadkii codeeyey ay u ban dhigatey waana ceebeysey dadkii ayana waaa is ceebeysey
@zarasaid8579
@zarasaid8579 5 ай бұрын
Astan tv waax idinka qaldan Algeria iyo Masar waa wadamo Africa kuyaln suasha daan baa qaldan ee sual iyo jawabohoda iska so sax fadln
@abdulrashidshaiye3334
@abdulrashidshaiye3334 5 ай бұрын
Waxbarashadiina ma sidaanbaa
@mahdiya9
@mahdiya9 5 ай бұрын
Tan wajigeedaa laga garan inay madax adagtahey qof inay dishwasher lamoodayaa😂😂😂😂😂😂😂
@manaalmohamed3105
@manaalmohamed3105 5 ай бұрын
Indha adeegii oo qof ah 😅
@zainabosman6991
@zainabosman6991 5 ай бұрын
Maxaa la dhahaa badka? Marks hore idinkaaba dadka qaldaaya oo Af- Somali sax meesha ku soo qorin, soo hubiya intaadan la soo hor fadhiisan bulshada
@SucaadHashi
@SucaadHashi 5 ай бұрын
suaasha laweydiyaay gabadhi 2 dhulka arabic yaa ugu badka weyn Mayna fahmin waxay umalesay inlawey diyaaya bada😂
@farhiohanshi4230
@farhiohanshi4230 4 ай бұрын
Google gali ayayba tiri -Ayaadaba is baxaraysay
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 5 ай бұрын
A
@AliMohamed-we7gi
@AliMohamed-we7gi 5 ай бұрын
6❤❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 ай бұрын
Iqro Caadi maahin wee isku dhex Yaacday
@iqrocalicusmaan2793
@iqrocalicusmaan2793 5 ай бұрын
Dhaadhaan😂😂😂
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 ай бұрын
Gabadha koowaad has an issue. She was looking around
@AdnoabukarhachiAbuukar
@AdnoabukarhachiAbuukar 5 ай бұрын
Xiliga jawaabta uubixiyo sida xarafka (A) iyo jawaabta ku Xusan markuwada dhawaaqa
@AdnoabukarhachiAbuukar
@AdnoabukarhachiAbuukar 5 ай бұрын
Asc sxb marwalba israaciya xarafka iyo jawaabta kuxusan
@abukarali7403
@abukarali7403 5 ай бұрын
Clonbo sirlanka
@fadumojama22
@fadumojama22 5 ай бұрын
yeah 😂😂😂
@ENTERTAINMENT-hh6pi
@ENTERTAINMENT-hh6pi 5 ай бұрын
Yeah 😂😢
@user-lx2bs6vu9i
@user-lx2bs6vu9i 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 QOFTA KOWAD CIYAAL TUULO CADIYA WAAYE 😂😂😂😂😂
@iqraali-dj5lg
@iqraali-dj5lg 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@qaasimmohamedomar8033
@qaasimmohamedomar8033 5 ай бұрын
1. B)
@khadracabdullaahi2835
@khadracabdullaahi2835 5 ай бұрын
Ii weydii mana ku kalsooni ayada isku taqaano qofta kowaad😮
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 5 ай бұрын
Wll dadka suaalaha u fududeeya in la idinka ceesho ma rabtaan miya sheeg qofki ugu horeeyay ee dhuusay sheeg magaca ninki jinka duulin jiray suaalo aan xal loo hayn ayad dadka ku eryaysaan sheeko baralay
@Nmc124
@Nmc124 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 5 ай бұрын
sorry
@anasmursal9662
@anasmursal9662 5 ай бұрын
Maku adkeysaty “Yeah”😂
@mancityfan660
@mancityfan660 5 ай бұрын
Yahuu dahabdhiil ama dhiig shiil
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 5 ай бұрын
CABAAS CABDI EE MASAR MACARABAA MISE WAA AFRICO MASAR WAA AFRICO CARAB MAAHIN
@Raage_Abdi
@Raage_Abdi 5 ай бұрын
Barnamijka waydiimo link ga laga gallo waxan odhanlahaa halwadenada astaan tv hasoo raaciso waxa laga yaba in kuwo badan oo been abuur ahi ay jiraan
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Waxaad Ka Shaki San Tahy hadaa sheegto Asilee lagu Soo Reebaaah😂
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 5 ай бұрын
Nasiib xumaaa oo madax adkaaa waaba la codeeyey kute marabo maahan c waa is ceebeysey tan dhaga adkaaa
@karlesk6498
@karlesk6498 5 ай бұрын
Horta waxaan layabaa dadka somaliyeed maxaay luqadaha qalaad gaar ahaan af Englse uga hadlaan waxaad arkaysaa meel shir ama xaflad ka dhacayso oo xayaysinta lagu qoraayo English ,garan mayo ma hor mar ayay u arkaan
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 5 ай бұрын
Waa la yabanahay anaganeh ku Wii ku dhashaa o diidnaa in ee ku hadlaan jaceel o qabaan baa kenesa saa filaayo
@hiboabdulaahi9453
@hiboabdulaahi9453 5 ай бұрын
Gabadha kowaad ilaa iyo hada maskaxdeeda haysato waxay samaysay 😢😳🤔🙄
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
Asxaabta halmid ayan idinku darsanaya dhalin yarta waad soo lugoyseen in wax la idinka faaido diyaar uma tihiin suaalo aan meeshaba oolin ayad waydiinaysan
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 ай бұрын
B bay.
@nasramaalinyoutubechanalma7711
@nasramaalinyoutubechanalma7711 5 ай бұрын
Jisaar dadka ayeyba faraha ka dalisay mesha maxaa kenay hadeysan aqoon laheyn
@mahdiya9
@mahdiya9 5 ай бұрын
Iqro madax adeeg 😂😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
omamta reer gaa;lacaup wad ljaaladay waa dowlad africana baad odhan lahayd maha dowlad carbeed dadkeeda xata way isku jiran carab madow iyo yuruba way isugu jira marka inataas xaq bay leedahy fursad kale la siiyo wayp dpw;ad carabeed wa ku khalad
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 5 ай бұрын
Gabadha kowad maxa qaldanaay dad walalah dhahdaay ee cawiiya mana ku qolsoned 99 Baasatehe c ku codeyay marka harer martay
@hamsenour2714
@hamsenour2714 5 ай бұрын
Badha madax adkaa😂
@bishaaromohammed321
@bishaaromohammed321 5 ай бұрын
Gabdha reer muduga ah oo Suuroonaysa noo soo garaaca reer Xamrow 😂lol
@fahadmohamed145
@fahadmohamed145 5 ай бұрын
Qofta she is sek maxa non santhy xaliimada😂😂😂😂😂
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 5 ай бұрын
HADAAADBA SIIRADA NABIGA AQOONIN MAXAA JAAMACADAAN DHIKTAA KALEEDAHAY
@MacalinAxmed-cc8ws
@MacalinAxmed-cc8ws 5 ай бұрын
Cabaaas waxan kudhihi lahay qiyaanada kaday dadka aad weydineyso tee kushakisay markery doortan 50%50 tusaale sadam xuseen gormee ladaldalay ayad weydisay 2003 2004 2005 2006 waxad weydisay tee kushakisay 2003 ama 2006 ayuu dhahay 50%50 ayu dortay kadib waxa uso reebtay 2003 iyo 2006 taas daacad mahan runta waxa waye 2005 ama 2006 taas aya sax eheed wayo 2003 markaas ayaa laweraray ciraaq
@user-hr2po8tp6i
@user-hr2po8tp6i 5 ай бұрын
Somaliya tayada wax barashada waa hosaysaa
@aliabdirahmanabdullahi2408
@aliabdirahmanabdullahi2408 5 ай бұрын
Waxaan ogaaday in ay labada ka shakisantahay ay kuu reebayaan marka yaanba loo sheegin
@Nawaal12
@Nawaal12 5 ай бұрын
Sow belo maaha markas😅
@abdulkadirh6209
@abdulkadirh6209 5 ай бұрын
Dadka qaar jaamacad maka been sheegtaan mise jaamacada somaliya ayaaba iska eh reer hebel. Shaqa uma baahna
@saidmohamed2052
@saidmohamed2052 5 ай бұрын
Dadkaan daah badanaa naga boobsi barnaamijka goaan qaado😀
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 5 ай бұрын
Ugu bada weyn miyaa mse
@SafiyoMuuse-rq4lu
@SafiyoMuuse-rq4lu 5 ай бұрын
Suaalo fudeed anilee maxaa uahaawaye
@ashashukri5905
@ashashukri5905 5 ай бұрын
Qof ka caqli yar ma arag gbdhan
@user-nz7ob6fr6x
@user-nz7ob6fr6x 5 ай бұрын
I aamina gabdha labaad American waaye yeah aaa Amazing what country is this 😂😂😂
@Maalin89
@Maalin89 5 ай бұрын
Simad ba Ka washay 😂 American bee is modan ardayda simad 😅
@user-lx2bs6vu9i
@user-lx2bs6vu9i 5 ай бұрын
Dadka somaliya jooga kuligood wada dhaqatiir miya wadan an raajo laga lehen in an jogno oo furin ah ayey caden u tahay wax kale barta duca qaboyin 😅😅
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Wax kle ma Yaqanan Inta Bareyso iyo kuwa baran rabaah ka Badan subaxanallah waa Yaabey ani Alyacni Kulyadaha Kle kuma Baraarug sanah
@KhadarBarre-dd7ic
@KhadarBarre-dd7ic 5 ай бұрын
Madar
@khadijaadan
@khadijaadan 5 ай бұрын
Tt
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 5 ай бұрын
Kkkkk war gabadhu go.aan adakaa dadku ma inay been u sheegayaan bay moodaysay
@taaj4158
@taaj4158 5 ай бұрын
Women 😂😂😂
Weydiimo Xalqadii 18aad. "Yaa alifay inla galo imtixaanka"
54:24
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
DACWA MEDIA CENTER
Рет қаралды 471 М.
DEGDEG: Ninkii Soomaalidu Wada Dhashay oo Dadkiisii Helay
25:56
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 302 М.
**Riwayaddii | Gosgoos | Sooran Ahun, Jawaan  & fananiin kale | Jigjiga
1:36:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
AFKAAGA KA ILAALI MAGACA KUGU DHEGAN WAA LIS GAADAY
20:13
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 360 М.
Sida loo sameyo donut | casriye fudud
8:05
Axlam Cooking
Рет қаралды 17 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН