Whtsapp | Loolanka lawgu jiro helida xogaheena gaarka ah

  Рет қаралды 35,914

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 207
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 3 жыл бұрын
application ka =BIP ayaa bedeli doona Waa App Turkish ah amaan ah Wadan Muslim ah ne gacanta kuugu haayo xogahaaga iyo sirahaaga #ThanksTurkey 🇹🇷💞🇸🇴
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@mameromio2922
@mameromio2922 3 жыл бұрын
Use app ka BiP 💯😍
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 жыл бұрын
Bip ina geeya guy's 😜
@haytammoha5198
@haytammoha5198 3 жыл бұрын
CAFI MAAD IYO BARWAAQO AYAAN KU DAWANAYA ALX 🤩🤲🤲🤲 ILAHAYO NAGU WAD CAFIMAD IYO BARWAQO
@HZUYTER
@HZUYTER 5 ай бұрын
Asc maanooshahay 3 sano aa ka soo wareegatee
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
Jecelkayda igu haysa whatsapp ma ahane mar hora ka guuray 🤣🤣
@ihsaansaid6344
@ihsaansaid6344 3 жыл бұрын
Dee iyadane Ka raar😂😂way nagu cuslysee
@mohammetothman518
@mohammetothman518 3 жыл бұрын
Abdirahmaanow zxp suaal ayaan ku wydiinayaa suasha waa goormee ayeey ku ekthy schoolershipkii aad soo dhigysay malin dhwyd zxp ✊
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 3 жыл бұрын
I hate Mark zuckerberg 😤 goodbye Facebook and WhatsApp 😎
@khalidclahi9039
@khalidclahi9039 3 жыл бұрын
adban ogu faraxsanahay inan noqdo qofk ogu horeyey
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 3 жыл бұрын
"Magaceygu waa cabdi raxmaan cumar" Legend saluuto wll mcn
@sumayamahamud2097
@sumayamahamud2097 3 жыл бұрын
waxwalba aad soo dhidtid waa rumaysanayaa waana rumaysanaya (RESPECT aankuu hayo daryeed ) i love you so much sxp❤🇸🇴🙏
@husseingaas598
@husseingaas598 3 жыл бұрын
Asc wll Waxaan ahaa mid si fiican u isticmaala lknse hadda bip ayay ka shidan tahay wll
@ahmedmohamuud2066
@ahmedmohamuud2066 3 жыл бұрын
Somaliyeey isticmaala adeega bip
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 3 жыл бұрын
aynu wareegno whtsapka cusub ee laga leeyey dalka turkyga bip
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 жыл бұрын
ar nio waan kusiiijirayaa whats appka. haday jaqayso. dhadhooy war waan ku raacsanahy. inay. namaamulaan xogahayagana helaaan
@liibaansiyaaso1397
@liibaansiyaaso1397 3 жыл бұрын
ninkaan war nagasii( Martin Luther King Jr) haday suurtagal tahay
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Whatsapp wexeedu wax loo dulqaadan karro maaha
@beerahajanada7378
@beerahajanada7378 3 жыл бұрын
Anigu waan ka huleelay wassup Waxaan uguuray bip
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
1: waxaan u arkaa inuu yahay mid aan la aqbali karin. 2: haa waan ka guuray inkastonan awalba isticmali jirin facebook hdana WhatsApp maalin dhaweyd ayaan ka guuray waxanan u guuray #Bip Turkey. Wn kaaga jawabay su'alahaga abdirahman.
@anwarprown7746
@anwarprown7746 3 жыл бұрын
First one
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Wuxu iga ogan Karab ha ogado
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 3 жыл бұрын
Soomaaliyeey waxaan idinku boorinayaa in badan ayey gaalo dhaqaale badan iga guranayeeene aynu hadda u wareegno Turkey #Bib
@duruussomali6163
@duruussomali6163 3 жыл бұрын
coca cola waa haram E120
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 3 жыл бұрын
Waa tuugo tuugo dhashay anigaa sameenaya app looga maarmaya WhatsApp somaliyey i garab istaaga oo lacag isugu keey so dardara
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Afkuun maahin eee inoo hawl gal wax somaliyeed baynu ku fixiye hdii lahele😇🤗
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 жыл бұрын
M,a
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 3 жыл бұрын
Lafahaada kala baxso WhatsApp intaan suuqa kala iibsiga lagu gaysan 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@balqiizaomar9298
@balqiizaomar9298 3 жыл бұрын
Intee u guura
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 3 жыл бұрын
Signal
@ibrahimfure7090
@ibrahimfure7090 3 жыл бұрын
Waaberi media
@fuaadaxmed9316
@fuaadaxmed9316 3 жыл бұрын
Haa wan ka hayaamay
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 6 ай бұрын
IF YOU ARE NOT PAYING THE PRODUCT THEN YOU ARE THE PRODUCT. Social dillema hada Netflix hysto daawo wax badan wa ogaan runti
@shuaibgallo
@shuaibgallo 3 жыл бұрын
Wan ka guuray waxanan ka mid ahay dadyawga SIGNAL IYO TELEGRAM uhayaamay mahadsanid
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@apdirahiim5642
@apdirahiim5642 3 жыл бұрын
War haday wax utayso xogtayduyo schoolki maxa looleeyay haba qaatan sadaqatu jaariyaan uniyeesane😂😂😂
@Boqorx77
@Boqorx77 3 жыл бұрын
Maba isticmaala bo🤣🤣ree WhatsApp nasibkiin🤣🤣
@faaraxmaxamuud9683
@faaraxmaxamuud9683 3 жыл бұрын
wcs waxay yihin dhamantod badhil badhilkuna inkastoo uu kor ukacababa oo gu danbayn waa uu burburayaa sidasna waxaa yiri c.s.w.s.xabibkena muxamed وقال صلى الله عليهوسلم للباطل جولة وءاخره أن ينمحض
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Pls walaal hadaad,tahy Somali inaad kaguurtid waths,app una,guurtid programka cusub,ee uusoosaray dalkeena labaad ee walalaha,SOMALIDA EE TURKIGA PROGRAMKA MAGACIISU WAA (Bib) insha alàaah waxana hada lasoodagay inkabadan 50.milyan
@Qani911
@Qani911 3 жыл бұрын
Manshaa allh wll alle jannada hakugu casuumo hadaad Subscribe isarto ❤️🌹
@maarsooffical1955
@maarsooffical1955 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/DnExljteKir2TvS8k2zCIs Asc wr wb Waxan ogaysiiinaynaa dhamaan ardayda jecel waxbarashada qur'aanka kariimka in dugsiga *IBNU TAYMIYA ONLINE* uu qaadanayo arday cusub hadaba fursadasi yaanay kudhaafin hadad tahay qof danaynaya barashada qur'aanka 'higaada 'IWM, *_Mahadsanidin_*
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 3 жыл бұрын
Fb September 2020 baan ka hayaamay WhatsApp hada wan kasii socdaa telegram mudo badan ban isticmaalayay
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 3 жыл бұрын
Wllo noso booqo yuutaybka news2share ee so dayay dagalka sokeeye ee maraykanka kasocda please warbixin wllo nogaso diyari
@yasinabdi8629
@yasinabdi8629 3 жыл бұрын
I'm using Bip app it's safe from Turkey 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@cazamshaah9525
@cazamshaah9525 3 жыл бұрын
Abdirahman fadlan waxan rabay sida sami loku yesho shirkahada internetka
@suheybahmed8561
@suheybahmed8561 3 жыл бұрын
Aniga mudo 2bilood ayaan katagay telegram ayaan kujiraa Tellka ayuu iga cuslaysiiyay
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 3 жыл бұрын
Haa
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 жыл бұрын
Niyow nin fiicanbaatahay horumar balaadhan baankuu rajaynayaa wllkay waana mahdsantahay
@saynabmaxamuud3173
@saynabmaxamuud3173 3 жыл бұрын
fadlan isticmaala application bip
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 3 жыл бұрын
muxuu yhy. zxp markaa
@saynabmaxamuud3173
@saynabmaxamuud3173 3 жыл бұрын
waa application tukiya loona isticmaalo sida what's app iyo signal
@teg2132
@teg2132 3 жыл бұрын
Ogaalka dunida Waaberi media Ogaansho Idaacada buulo xuubey Maanta Sahanka xogaha Ogaal cusub Dadweynaha channel Maskax quudiye Annaga production Adnan Awga Waa channels aan wx bdan ka faaiday
@abdullahiabdi3012
@abdullahiabdi3012 3 жыл бұрын
Apps kan aynu isticmaalno waxay lacagta ka helaan Internet ka waxay xiriir la leeyihiin wadanwalbo dawladiisa. Qofka Internet ka isticmalaya lacagta yar uu ku shubto waxa kala qaybsada dawlada mesha u qofku jogo qolada appska la isticmalayo leh.
@TaleexiMedia
@TaleexiMedia 3 жыл бұрын
Wax kala faa i daysigu waa shay muhiima waxaan ahay youtuber kacaana kolkaa zhpyal ilazo biiqda chanelka taleexi media hadii ku qanciyo SBUSCRIPTA like tana hanaga hilmaamina dhiiri galin noogo filane mahad sanidiin dhamaantiin
@xasanabdi1177
@xasanabdi1177 3 жыл бұрын
may sxp kamid hi dadkA kahayamaya whatsappo waan kasoohorjeedaa Go'Aankan
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 3 жыл бұрын
Ugu horen markey farinta iso gartay wan iska aqbalay balse 2 malin kadib ayan Telkii an Ku isticmalayey wthsapp ka wan ka waregay oo tel kalan ku samestay farintina wan iska dayow Aqbal ma dhihin pip na wali ma so dajisan
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 3 жыл бұрын
*Shirkadahaan xageey lacgta kasoo gashaa ifahansii waayo feebook lacag leeyga ma Qaado iyo whats up ka intaba waa freee*
@caalamicable2881
@caalamicable2881 3 жыл бұрын
HAA ISKA SAAREYA FACEBOOK WHATSAPP LABAD KA MAAREYA ZXB CABDIRAXMAN CUMAR
@abdisamad_shukri
@abdisamad_shukri 3 жыл бұрын
Wllo intii aad furtay tiifigagan sidi ayan ugu xidhna hal codsi oo macaamisha iyo adiguba aad xiisaynayso no samee wllo wa codsi wllo yuutaybka news2share warbixin noga si diyari wa tifiga kaliya ee dagaalka sikeeye kasocda maraykan so daya wllo madamo aanan garadayn luuqada ingilishka warbixin nogaso diyaari insha allah waad mahadsantay
@bariidiye2765
@bariidiye2765 3 жыл бұрын
Ma ogtahay Bariidiye oo ah bar bulsho oo leh messenger-kiisii kaas oo ay soomaali leedahay. xogtaadana aad loo ilaalinayo. Kala soo deg playstore-ka hada oo lana wadaag walaalaha soomaaliyeed.
@mahamednuur9052
@mahamednuur9052 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Runtii waxad no so Gudbisaa wax yaabo Muhiima
@muxammad2777
@muxammad2777 3 жыл бұрын
Facebook mar hore ayaan tirtiray oo ka baxay whatsappkana waa kasii socdaa. Dadkana waan kula talinayaa khaasatan Facebook wax lagu jiro maahan waqtigaaga waa wax qaali ah ee alle ku siiyaye haku buxin oo haku lumin Facebook mahadsanid Sheikh
@jiiilpajiiil8550
@jiiilpajiiil8550 3 жыл бұрын
Asc sxb barnamij waxd kaso samaysa ninka hada aduunka ugu tajirsan Ellan Mask mahadsanid
@harshad1607
@harshad1607 3 жыл бұрын
Wxaan la yaabay. Anigu wxn daneeyaa barnaamijyada wx. Barasha ku saabsan maalin walbo wxaa iga hor imaada minixooyin visoyin wx barasho oo af carabi af somali iyo English ba ku qoran suaashu wxy yaa usheegay inaa arimahaas jeclahay sorry mor horee i basaaseen😭😭
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 жыл бұрын
Wall aniga arintaan cusub ogo laansha heeda gacantaa iiga dhacday marka waths apka maka wada noqdeen mise waan iskaga guuraa😧
@Daawasho1
@Daawasho1 3 жыл бұрын
Videoga ugu horeeyay aad kaga hadleesay ayaan ba kaga hayaamay wathsapp waxaana uguuray bip iyo signal
@deikhassan8518
@deikhassan8518 3 жыл бұрын
Aniga sharuudaha cusub ee whatsapp-ka weli ma aqbali waana sugayaa ilaa 15ka bisha may waxa ay sharuudahooda ka badalaan.
@mohaheello2092
@mohaheello2092 3 жыл бұрын
Legend Abdirahman omar
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 3 жыл бұрын
Shuruudahan facebook wax la aqballi karo maaha kollay anigu waxan ka mid ahay dadka diiday ina guuray telegram ka sirtadu adigaa iska leh cidna haw ogolaan inuu kulla yeesho
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 3 жыл бұрын
Ma hele karaa shirkad Muslims gacanta ku haayan si aan ugu fugaado in sirteyda gaalo Gaarto (israel)
@samaalechannel8670
@samaalechannel8670 3 жыл бұрын
Wlhi aniga ma fiirin xittaa labo mar ayuu igu soo ciliyay kadibna Agree ayaan iska dhahay anigoo leh isdhaafi Markii ay sooshaac baxday ayey talo igu cadaatay Marka hada talo isiiya Maadaama aan ogolaaday markii hore hada samaayn ma igu yeelaney mase Talo wacan Waabari media Iyo asxaabta ku xedhan
@sharmaboyfans7757
@sharmaboyfans7757 3 жыл бұрын
Walal adoo mahadsan minxada Brunei muuqaal Nooga soo samee
@yamruud2528
@yamruud2528 3 жыл бұрын
Ma sha allah Sxb waxad naga caawisa inaad sheeko ka soo samay sid adeega BIP oo turkiga soo saray
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Wcs waaan ka mid ahay dadka whatsappka xoog u isticmalo mana ka tagin mana soo dagsan app kle Waxaan Rajayn in wax walbo oky noqdan
@suleimanabdi7834
@suleimanabdi7834 3 жыл бұрын
Waxan u arkaa khasaare ay kafiirsan facebook lkn anigu weli waan isticmaalaa oo kama guurin
@ashaahmed717
@ashaahmed717 3 жыл бұрын
Waxoow ahaa go,ankii ugu adkaa oon sanad kaan gaaro markaan diiday in aan aqbalo codsigii What’s up ka Run ahaantii waxaan ahay dadka aad ka u isticmaalo balse amar ku taag leeyntaas ma ahayn mid icun tanto waxaan radiyey badalkale waxaana uguuray Bip alxamdulilaah
@zajidjama3875
@zajidjama3875 3 жыл бұрын
Ha wan ka hayami doona waxan u diga rogon doonaa programmkeyga an so waado ila February insha allh o sidan o kle u shaqeyn doona
@xananyusuf6442
@xananyusuf6442 3 жыл бұрын
App ka lamidka ah Facebook ee uu ganacsadaha soo saaray meeh, magaciisana ma noo sheegi karta adoo raali ah
@salmanmoha973
@salmanmoha973 3 жыл бұрын
Sxb waberi walaa badalay waqtiga 15/may ayaa laga dhigay
@NoahPakistani
@NoahPakistani 5 ай бұрын
Lanbarkaaga muxu yahay wll waxyaabo baan rabaa inaan kula wadaago
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 жыл бұрын
Sxb qli Wxn rajanayaa inad soo kordhiso muqaaladaada si malin dhaaf ah ama maalin ah
@nazridiinibraahim7501
@nazridiinibraahim7501 3 жыл бұрын
M.amhmed
@shadoorxaaji3509
@shadoorxaaji3509 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay sxb war bixinada aadka xasaasiga u ah hadda ayaan ka guurayaa WhatsApp iyo hooyadii saas iigu soo sheeg anna waan ka carari lahaaye guul pro horey u soco dadkaaga waad anfacdaye mahadsanid mar kale sxb
@hamdaahmed4613
@hamdaahmed4613 3 жыл бұрын
Haaaa anigu wn ka hayaamay shirkdaha fbga iyi whtsAppkaba
@abdirizakabdullahi6783
@abdirizakabdullahi6783 3 жыл бұрын
C.raxmaan cumar sxb mcne aad ayaad u mahadsan tahay . Sxbow waxaan kaa rabnaa inaad adeega #BiP ee Turkiga laga soo saaray inaad xog naga siiso mahadsanid sxb sare
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Walee kelmadaasi iga gadan *(hadii aad bixin waydo badeeco lacagteeda ood si bilaasha kuhesho ogow adiga ayaa ah badeecada la kala iibsanayo)
@abdujees4140
@abdujees4140 3 жыл бұрын
may anigu kamaguurin lken waxaan sugaya aaabta danbe ay bixiyaan wll
@zakariyemohamed469
@zakariyemohamed469 3 жыл бұрын
Aniga waxan kamid ahay dadka kahayaamey whatsappki
@mazkaxmaal2257
@mazkaxmaal2257 3 жыл бұрын
Guuleyzo wll aakhiro iyo aduunpa
@Bayten6579
@Bayten6579 3 жыл бұрын
Aniga wan ka hayaamy awalba waan oga inay fadaro yihin siiba fb isna maalin dhaw ayan irdaha ulaabi. Dadka somaaliyeedna waan ku bogaadin
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Hadad badeecad ku hesho si bilaasha oo aanad wax lacaga ka bixin ogow badeecada lakala iibsanayaa waa adiga xikmad
@wallkawayn5363
@wallkawayn5363 3 жыл бұрын
waan ka tagey bip ku heesta wax fb nobadala hda hesid xita so sheeg
@siyaadsiyaad6565
@siyaadsiyaad6565 3 жыл бұрын
10 bilaad ma isticmaalin WhatsApp
@thewhitetiger5718
@thewhitetiger5718 3 жыл бұрын
Sxp qisooyinka guusha ka soo hadal waa codsi
@siciidclaahi4078
@siciidclaahi4078 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan cumar ku taageeraa wll
@najmahassan8107
@najmahassan8107 3 жыл бұрын
Signal lama aamini karo waayo america iska leh . Bip waxaan ahayn yaa la aminin waa khatar.
@daauudismail
@daauudismail 3 жыл бұрын
M.allah sxp lkn arimaha dinta islaamka ah ku saabsan
@guleidazhar7575
@guleidazhar7575 3 жыл бұрын
Ka waraan instagram isgana ma cadibaa mise waa isku mid labada kale🙏
@c.qaadir02cumar8
@c.qaadir02cumar8 3 жыл бұрын
Waa kahayaamay balse facebook kudara waan ogaa
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 3 жыл бұрын
Waxan laso degey bip isaga ayaa damaanad qaad sameeyey
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 3 жыл бұрын
Haa waan ka guuray waxaan u guuray Bip oo aynu leenahay
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 3 жыл бұрын
O facbooka isna maclumadkaga mu arkaya ?
@faaraxgeele5362
@faaraxgeele5362 3 жыл бұрын
Aniga wax walpa oo dhaca whats app kama tagi doono
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Whats ap wan iska saarey waxan isticmala bip
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Loolan adag ayaa dushayada lagu wada kwaran mahadsanid walaaL
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
Haa waa lanagu dul macaashaa
@sihaamaliabdi9713
@sihaamaliabdi9713 3 жыл бұрын
Please kaso hadal suuriya waxa ka jiro
Yaahoo | Khaladkii dilay shirkadii ugu waynayd internetka
8:25
Waaberi Media
Рет қаралды 44 М.
Sidee Facebook kuu jaasuusayaa adigoon dareemayn?
10:31
Waaberi Media
Рет қаралды 40 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 56 МЛН
The End of Diddy: Many Celebrities Involved in the Case
24:51
ELPATRON
Рет қаралды 611 М.
Ma lihin aqoonyahan ee... | Xaldoon mise xaalad'abuur!
13:39
Maxaa dhici kara hadii dal diido inuu bixiyo lacagta lagu leeyahay?
12:30
Sidee shirkadaha Daawooyinku uga macaashaan xanuunkaaga!
16:15
Waaberi Media
Рет қаралды 62 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН