Ma lihin aqoonyahan ee... | Xaldoon mise xaalad'abuur!

  Рет қаралды 26,420

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Xaalad'abuur isu arka xaldoon in uu yahay oo xamaasadda iyo xurgufaha dadka ka dhexeeya sii huriyaa ma aha aqoonyahan.

Пікірлер: 322
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
@ogaalkadadweynah2330
@ogaalkadadweynah2330 3 жыл бұрын
WLLOYAL ADUUNKA CISI IYO SHARÀF KU NOOLAaDA AKHITONA JANNO KU NOOLAADA WLLOYAL IDIINKO MAHDSAN #SUBSCRIBE ISAAR CHANNELAYGA
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@naaleeyeoffcial3727
@naaleeyeoffcial3727 3 жыл бұрын
Wax La dhagaYsto waxa Ugu Fiican Qur'aanka kariimka ah subascribe 1k gaadhsiiya wll
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 3 жыл бұрын
Waa runtaa aadan, Aniga ahaan waxaan bartaa cilmiga Science sidoo kle luqadaha , waxan rabaa in aan diinta ku daro in badan si aan aqoonyahan unoqdo wax badane daaha ka qaado ee ii duceeya in ilaahay iimaanka iyo xishoodka ii buuxiyo✋
@yarem1395
@yarem1395 3 жыл бұрын
M.a keep going brother
@Lander6656
@Lander6656 3 жыл бұрын
Inshallah ha ilobin zhp GuuL kuu rajaynaya adiga iyo dhaman musliminta
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal Soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Allah no Rumeyo riyoyinkena Dhamaanten
@macluum183
@macluum183 2 жыл бұрын
Hadii an nolado Maalinka aad so geliso video ugu horeya ayaan sugayaa Waxan kaa sugayaa aqoon dhameystiran
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Adaan wadanka soomaliya madaxweyno ka noqo. Aniga taageero aa kuu ahay. Hore u soco aadan ✊
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Hdad wax badan ka faa iday #SAHANKA XOGAHA ✍✍✍✍ 👉 #Like 👍isaar
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 жыл бұрын
Sunta calmaaniyada io ilxaadka kaga ilmaysiisa Adan😀 hory inoo wad wllky
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Ustaad Adan Sahan Hanolado Yaa Igu Raacsan IN Challenge jigaasi Baryahan Socday Ama Soomaliland Ha noolato 😆😂😆😂😆😂😆😂
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid Masuul
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 Жыл бұрын
Mashallah wllhi sxb si,aan kugu mahad celiyo mayaqano ☺️♥️
@maslahosalaaxproduction3451
@maslahosalaaxproduction3451 3 жыл бұрын
Alle darti subscribe nugu saar wll muslim hadii taHay subscribe ii saar
@ayubofficial98
@ayubofficial98 3 жыл бұрын
Ku Saaray adna isaar
@abdirisak9807
@abdirisak9807 3 жыл бұрын
Waxa xun aad sooganaso
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@sadamabdinasir9673
@sadamabdinasir9673 3 жыл бұрын
Walaalow Walahi Arrinkan Mudo ayan ku Fikirayey Mana iso bixin Habraac ama Natiijo Midne🇸🇴❤💯
@LIICAATO.
@LIICAATO. 3 жыл бұрын
Zxb game PUGB waxa lagu soo daray calaamadaha maasooniyad ama elumanatik ee barnamij kasoo diyaari
@supersia7702
@supersia7702 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏 runtii walalkay xaqiiqda ayad taabatay dadaal kaga aad noogu hawlan tahay aad Ayan kaga mahad celinayaa
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 жыл бұрын
Aadan maanta fikirkaaga makugu raacsani wall
@rooblecali9368
@rooblecali9368 3 жыл бұрын
Dadkeenu waa xaalad abuur, ee xal keene maaha, laakin weyn ka baxeyna insha Allah
@neymaryare6001
@neymaryare6001 3 жыл бұрын
Pro gemka pubg kasoo hadal fadlan
@cabdifataaxmaxamed5163
@cabdifataaxmaxamed5163 3 жыл бұрын
marka la eego afkaarta kugu soo dhacaysa ⬇⬇⬇⬇⬇ 1.wax akhrinta:100% afkaar bdn 2.wax dhagaysi:70% 3.wax daawasho:10% afkaar yar keliya kuwa laguu muujiyey
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 жыл бұрын
Wcs Wll qli wad mahadsanid 🤝🤝✍️✍️🤝✍️✍️✍️🤝🤝🤝🤝✍️🤝✍️✍️
@ayubofficial98
@ayubofficial98 3 жыл бұрын
Xanunka Ku hayo alle ha ka qaado wll Subscribe isaar pls pls🙏🙏🙏🙏🙏😊😊🙏
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@abdulahiali-raad1802
@abdulahiali-raad1802 3 жыл бұрын
AQOONYAHAN IYO HoGaamiye xirfad, naxaris,Diin,leh oo cidaanka raaca Gormaan Heelayna ⁉️ from Ethiopia Dire Dawa
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
İtobia malaha dir dhabe ee somalia yaaleh
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 3 жыл бұрын
Somali way waxaan idinka codsanayaa inaa pls SUBSCRIBE ii saara horta macaal ila soo eeg waxanu soo dhigno and share
@alihusena8979
@alihusena8979 3 жыл бұрын
Sxb inanyar war aad ku saluugtay inaad nala wadaagtaa waxay ka dhigan tahay nagama xishoon ee fadlan marmarka qaar ismooganaysii
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiyah taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@LoL-qw2yp
@LoL-qw2yp 3 жыл бұрын
waxan la hadlayaa kuwan allah iyo rasuulka SCW, ku dawarsanaya bal wax aanu idinku raacno la kaalaya sida ninkanba aanu ugu xidhanahay isaga oo aan xataa hal mar naga codsan Subs iyo like toona.
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiyah taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@أبومحيسني
@أبومحيسني 3 жыл бұрын
MadaxwaYnaha mustaqbalka aadan sahan HoraY usoco wll Qali♥️♥️♥️♥️
@hamsehaldoor
@hamsehaldoor 3 жыл бұрын
Oo aadan adaaba ah aqoonyahan ee xagaad isku dhaaftay
@mohajama6079
@mohajama6079 3 жыл бұрын
:dhar maxan lahan jiray:🥰🥰
@AbdiasisAbdilahi
@AbdiasisAbdilahi 3 жыл бұрын
Asc... Mutacalim iyo Aqoonyahan waa laba eray oo isku dhigma oo mid Arabic yahay iyo midna soomali waa mida kale anigu ma aaminsani qof aan Aqoon lahaynin inuu jiro oo wax uunbu barta kadibna xirfadeeda hantaa WAAN FAHAMSANHY MUWSUUCAD KA HADALAYSO OO WAA RUN LAAKIN EREYO WAXA JIRA MICNO BALADHAN SIDA AQOONYAHAN
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Thnks walal horay u soco ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iskaashigroup649
@iskaashigroup649 3 жыл бұрын
Asc ustaad aadam waxan aad udanaynayaa inaad ilasoo xiriirtid what's up kayga 0615854915 mahadsanid mudane
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 3 жыл бұрын
Adigaso miran weye dhibatada unbad noshegta xalkii meye
@abdisalamyousuf5399
@abdisalamyousuf5399 3 жыл бұрын
hhhhhh dawoorsadayaal miidhan noqotay soomali waar kaca oo business samaysta oo shaqaysta
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 3 жыл бұрын
Aaaaa dam hhhhhhhh hhhhhhhh
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Waan jeclaanlahaa aqoonyahannadda , xirfadleeyda , xoghayyayaasha = kuwa xogta badan hayya , waaya'aragyada , doowladda , shirkadaha kooxwalba ineey isku tagto bulshadda ay usoosaarto uturjunto xogteey dadka usheegayyaan usooqorayyaan . Mahadsanid
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
bare ✅ معلم mucallim Barayaal ✅ متعلمين mutacallimiin Aqoonyahan ✅ عالم caalim Afka soomaaliyeed wuu sii dhumayyaa Afafkii qalaad ee raadka nagu lahaa kama soocno maayaddaan sida : ingilishka, carabiga , faransiinka , taliyaaniga iyo afafkii wadamada dariska annagaana ilkaha uu soofeeyneyno siiba miciyaha si ay uliqaan afkeenna.
@thekaasim
@thekaasim 3 жыл бұрын
Aadanow sxb waxad i xasuusisay, ilbaxnimadii islaamku markay kacaysay waxay ku bilaabantay ururinta aqoonihii dunida yaalay kadib lagu turjumay afka carabiga. Hadda markaad tiri aqoonaha kale wa in la soomaaliyeeyaa, ayaan is idhi haddii aqoonaha dunida inti la karayo somali loo rogo, miyayna somalidu ilbax noqdeen.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Xaqiiq Waan ilbexeynaa waaya,aragna waan noqoneynaa
@assadabdimalikfarah1991
@assadabdimalikfarah1991 3 жыл бұрын
Masha Allah wllky adan horay usoco aqon yahan ada,ah 💯💯🙏
@saalaxjaamac3824
@saalaxjaamac3824 3 жыл бұрын
masha allah
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@bandheyz3790
@bandheyz3790 3 жыл бұрын
Alle caqliga ha ku daayo wanad ku mahad sanid tahay barnamuj ka aad noo soo jeediso . Anoo qoraya qoraalkan ayaan walhi qosley wayo waxad lahayd aaaadeem 🤣🤣🤣
@pilanpoqoro9125
@pilanpoqoro9125 3 жыл бұрын
Annoon waligey comment ka pixin ayaan manta ka pixiyey waad mahad santahey wlloh in padan wax paan ka faa idey 🌷💝💝💝🌹 allah ha xafido qof ka an dad umahad celin allah u ma mahad celiyo hore usoco wlloh 😍😍😍😍
@محمدبنجمال-ت6و
@محمدبنجمال-ت6و 3 жыл бұрын
Sidaa usoo wad kolay dhaqale kugumatari karee liketa iyi sabiskaraybta kadakanaya iyo ducadaan soo daldalaya oo aanan kadalayn "alle wax kudhiba makutusu wax kasta oo aad qabanaysid alle haku fududeeto" aamin aamin aamin. Dadwaynawna duceyaye aaminta kusara
@hanadyare7118
@hanadyare7118 3 жыл бұрын
Aadnaow muqaalka kan ku xiga maxd contiga u xidhey
@cabaasmadxay8029
@cabaasmadxay8029 3 жыл бұрын
🤩😍😍♥️♥️♥️ aaduu qaagon leehay laki
@nuurdiin8828
@nuurdiin8828 3 жыл бұрын
Aadan khadar cali noolow prahter inty nololi jirto
@macluumadkadunida5827
@macluumadkadunida5827 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 3 жыл бұрын
Kuwaas waa wahaaabiyo Waa kuwa su.aalaha dadka ku weydiiya Nairobi
@somalia80
@somalia80 3 жыл бұрын
Hadad nabiga jeceshahay 1k #subuscribe igadh Sii wll 🙏🙏🙏
@dawantv4169
@dawantv4169 3 жыл бұрын
Fikradaadaa xaalad abuurka markaan ku cabirano hadalkaaga adigaaba xaalad abuura Ee bal dib iskugu noqono
@maryammaxamed8957
@maryammaxamed8957 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Alle haku barakeeyo cimriga runtii baad indhaha ka saartaye Aadam khadar Ali
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@eventsintheworldpro1193
@eventsintheworldpro1193 3 жыл бұрын
Tuug takeeye u shaqeeye oo ku gabanaya KZbin waxba kama qaadi kartis calanka sharafta badan iyo somalia ama shabab noqo ama cadow noqo tuug tuub dhakay
@zuheybahmed6542
@zuheybahmed6542 Жыл бұрын
❤❤ run waye bro Masha Allah ilahay ha Ku dhowro wanag Aya ino haysa Masha Allah ❤
@s.f.amedia
@s.f.amedia 3 жыл бұрын
Adamow alle haku xifdiyo👍
@ReelsPassion
@ReelsPassion 3 жыл бұрын
dhamaan kuwiinan daawaanaya videoga adiga ayu kugu socda
@Liverpooledit-e7y
@Liverpooledit-e7y 3 ай бұрын
Hhh kitab ka bayaan markan dhameya wxn isku meleynayi inan aqonyhy ahay😂😂
@craxmaancr339
@craxmaancr339 3 жыл бұрын
Saxb aadan aad ayaad umahad santahay horay usoco ayaan kuleeyahay
@soomaaliya4648
@soomaaliya4648 2 жыл бұрын
Sxp waa ceeb inaysan aqoonyahan lahayn 40m soomaali waan leenahay ee mabadna xitaa 10 ma dhama
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Nambaraa xog kuugu soo diro mahaayo laakiin tanba waa faaido hadaadba aqriso xaashi ku xariiqdo sii horumariso. Hadalkaadaan daqiiqado , saacado igu qaata inaan xog kasoosaaro adigana sidoo kale kuwakale / keygana xog kasoo dhexsaar. Muuqaalkaan kusoo celceli sii horumari fikradaha dadka aruuri waayaarag aad noqotidee aqoontaadana hasii korortee. Mahadsanid mudane
@muscabmohamed6447
@muscabmohamed6447 3 жыл бұрын
Waal adan ani waaga ma aana ila sheekesan lkin biri waxaa dhicidoono adi aa iiyerto malintaas waa malin aan WADA kulmidoono waxaana kaaka shekedonaa hal abuur ka marka ee ikudhalatay weejiraan dad hal abuur leh lkin wee cabsadaan mar dhaw inshallah adi ayaawa maqlidoono magacaan muscab maxamed Cabdi halyee somaliyeed 20 jir wadan kiss waxkusoo kordhiyay
@zuheybahmed6542
@zuheybahmed6542 Жыл бұрын
Wlh Waxa huba ilahay qof madulmiyo subaxanalah caden teda waxa kaga cad qofka waxa I samaynayo hado runkashego yacni ilahay dartis ilahay qofkas madulminyo yacni ilahay wuxu Tusa bini adanka odhan inay Ku ixtiramn sawabta waxa ay tahay iyaga maka radssn ixtiram hada dacad tahay waliga madayac maysid ilahay Ada mahadle hadaydo badan Nagu galadesatay
@ZulthanTv
@ZulthanTv 3 жыл бұрын
Waan kugu raacsanhay arintaasi maskaxdaydana waa ay ka guuxaysay mudo badan Habeen iyo maalin arintaasi waa ka fikiri jiray Aadanow Xitaa ay hooyaday tidhaahdo inan kaygii waa laxawilay
@nimcosayid1172
@nimcosayid1172 3 жыл бұрын
Kalmada (dabiici) waxan rajaynayaa inlagu badalo kalmada (rabaani) waayo labaduba caqiiday ka tarjumayaan markaa arabaani baa caqiidadeena ka tarjumaysa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ustaad aqoon yahan hadaan iska dhex waynay noo soo baar halyeeyada taariikhda galay een leenahy
@subayrandalus9870
@subayrandalus9870 3 жыл бұрын
Maashaalaah
@anashlyrics2061
@anashlyrics2061 3 жыл бұрын
Bro aaden video nooga soo samee mulkiilaha weyn uguna taajirsan aduunka ee jeff bezos iyo sirta guushisa Waa iga codsi
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
What😂
@nadiircolaad7147
@nadiircolaad7147 3 жыл бұрын
tusaalayaashaada waan arky mahadsanid
@helpiibro1233
@helpiibro1233 3 жыл бұрын
wa runta nolol shayda waxa la i sheegi jiray sida ay dhibtu ku dhacday balse ma maqlin jirin sida xalkeeda lagu gaaray ama cid xal u doontay wliga ma arag
@shirwacck5582
@shirwacck5582 3 жыл бұрын
Man sha Allah
@ambazzadorzeid5756
@ambazzadorzeid5756 3 жыл бұрын
aaaaaaaaaa dem hhhhhhh iga qoslisey wlhi adenow
@indhos1001
@indhos1001 3 жыл бұрын
Waa arin aan waligeey aaminsanaa inaysan dadkeenu aqoon nacfi leh lahayn.
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@nadaadam5127
@nadaadam5127 3 жыл бұрын
runtii dhabaad sheegtay wll dad baa jira hal eray ku weydiinaya oo afka ah hadii ad ugarnweydana ku yasaya oo kaa soo qadaya qof aan afkiisaba granayn lkn runtu saa maha ee buubninta inugu badan Illahay haynoo naxariisto
@sahraismaaciil2441
@sahraismaaciil2441 3 жыл бұрын
Ustaad aadan sahan Inta aad na fahansiisay ilaahy hakaa jaa is siiyo ustaad
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 3 жыл бұрын
Isug wuu igu socdaa warko lkn yaad noo muujisay sawir ahaan wll nagu tus tusmadaada adiga iyo cida qaldan lkn xogta aad nasiinayso adiguba soo raac oonagu dheh kan ayaa qadan lkn adiga dartadu hagaban hadii larabo qoorta runta halagaaga jaree natus afkarta qaldan kuwa nagu wada soo qaado sida hebel iyo hebel sidaasi ayaad nagutusi kartaa ninka xun iyo umada marinka ka qaldan lkn muhmalku Ana wuu marnin habaabin adiguna waxa kaa lumaaya fariitii wax sheega wll ku fiiq farta sida sawirada aad adeegsado markaad halayso
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal Soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 3 жыл бұрын
Barataa ayu igu joogqyaa warkagu
@xamsexadari1168
@xamsexadari1168 3 жыл бұрын
waynu leenahay aqoon yahan fara badan se bulshadeena dhibku halku ka haystaa waa qabiil oo si waldan aan u isticmaalno waxaynu ku jirna xili aad hoosaysa bal imika eeg dad waxay soo wada qorayaan like isaar waar macanaha komantigu waa inaad aragtidada ka dhiibato wixi daawato
@najipyare420
@najipyare420 3 жыл бұрын
Waad is faanisay adaa aqoon yhn ah miyaa war heedhe programmer farta ka xiran nee naga daa faaniska anagaba isma faninee
@أبومحيسني
@أبومحيسني 3 жыл бұрын
MadaxwaYnaha mustaqbalka aadan sahan HoraY usoco wll Qali♥️♥️♥️♥️
@yaxye3599
@yaxye3599 3 жыл бұрын
Buurta cir shiida sanaag
@saidaabdirashid5939
@saidaabdirashid5939 3 жыл бұрын
Mahadsanid wle wqxn kuwqydinyaa hal suaal Maxay maclimiinta maanta uyihiin kuwii afka dumuyey hqlka kuwii hore. dhiseen Sideese ay usuuro galysqqn inaan manta afkena wax kubarno asc
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiyah taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@subayrandalus9870
@subayrandalus9870 3 жыл бұрын
شكرا جزيلا لك يا اخي ادم ارجو الله ان يجعلك من الذين ينفعون امتهم امه الاسلام اجمعين انا اقول لك يا اخي المسلم ادا يراءون الناس ولا يذكرون الله الا قليلا اذا رايت رجل يقول له انا عالم قال ليس عالما ولكن جاهل جاهل لا يعلم العلم ما هو انا اقول لنفسي واخواني يكونوا متواضعين شكرا لك يا اخي ادم
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo hadii kale hasoo qorin waxba , halkan afafqalaad loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 3 жыл бұрын
Inshallah sanadkaan gudihiisa ayaan rabaa inaan tarjumo kitaab la yidhaahdo الصومال الكبير. Kadibna qaab dhagaysi ahaan ayaan rabaa inaan KZbin-ka soo galiyo. Ilaahay ha'i waafajiyo inshallah.
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@amalabdi9344
@amalabdi9344 3 жыл бұрын
Masha allah
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@maxamedmaxamuudxuseen2736
@maxamedmaxamuudxuseen2736 3 жыл бұрын
Ben kuma shegin
@salahmoha9063
@salahmoha9063 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH WLLKY WAX BADAN KAA FAAIDNY HORY U SOCO
@walaalwisdom6318
@walaalwisdom6318 3 жыл бұрын
Mxa dhcy wxa u shegyo idnma glyan miya isga wuxu idin tusy dhibtda jirto adinkna mhdcelin kiliya kuso kobten iga rali nqo sxbow somali odhn wa sids xal ma donyan iney radiyan kiliya wxa ugu ficn ay sameynayan wa iney u mhdceliyan qofka dhibtda jirta tusay SORRY 🙏
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@cabdisalaad4971
@cabdisalaad4971 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@csool5341
@csool5341 3 жыл бұрын
Sida adiga oo kale
@ubaxabdirahman1713
@ubaxabdirahman1713 3 жыл бұрын
Ala aadan run badana
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdirhmanahmed1804
@abdirhmanahmed1804 3 жыл бұрын
Adoo raaliya waxad vedio nooga soo samysa waxbarshda dalkeena somaliland taala garahan secodaryga ma mid manta loo bahan yahybaa waynu aragna 9000 ku ee sanadkasta kasoobaxa hadana aan wx faaida ku qabin side ku haboon ee loo qorshayhnkara waxbrsho midho dhal ah iyo nooce ayay noqon kartaa marnhajka ka ku haboon mahdznid
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Cabdirraxmaan ✅ Axmad ✅ Video = muuqaal ✅ Somaliland = dhulka soomaaliyeed ✅ Mahadsanid ✅
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 3 жыл бұрын
Team SAHANKA XOGAHA walaalayaal itaageera oo subscribe ta iisaara ileen waa bilaashe ina soo booqda allah idin caawiye❤️🙏🏿
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE Asc wll caawi kanaalkan Waa kannaal Soo gudbiya Taariikho iyo Xaqiiqooyin
@taariikhdanolosha1495
@taariikhdanolosha1495 3 жыл бұрын
AADANOW WILLO WAD QALDANTAHAY SABABTOO AH MALIN DHAWAYD WAXAAD TIDHI XIDIGTU WAA ASTAAMAHA SIXIRKA MADAW LAKIN WAXADAN OGAYN IN AY XIDDIIG XAYAAWAAN AH AY JIRTO 🐙🐙 WAXAN KULEEYAHAY ARINKAA KA NOQO WLL WAA HADII AAD AQLI LEEDAHAY WAXAN JOOGAA MAGAALO GANACSIYEEDKA( TOG WAJAALE)
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiyah taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@dryusufmahad7685
@dryusufmahad7685 3 жыл бұрын
Asc, walal fadlan soo baar sababta shahaadada ay ugu muhiimsanthy cilmiga. Iyo sababta loo maro wadad 12 sano ee waxbarashada haddana aan waxba laga faaideyn marka jaamacadda la galo.
@muxaadaromediapro7570
@muxaadaromediapro7570 3 жыл бұрын
hore ayu uga hadlay
@zuhaybck8363
@zuhaybck8363 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@amazingknowledge9072
@amazingknowledge9072 3 жыл бұрын
Waa qodobka inbadan rabay Waliba waxyaabahan ku diiday dhalintaa waxaa ka mida in Englishta lagu dhigo manaahijteena dhib saa usii waynna kuma hayso se lkn markaad carabadda soo hadal qaado ayunbad maqlaysaa afkeeni hooyo keeni aabo iyo wax lamida Englishtu ma kii adeeraa.
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 жыл бұрын
Beenta maha maki adeera wllhi wad iga qoslisay hhhhh Waa yaryarki maanka furna ee adan sheegi jiray Ma oga miya afka carabigu Afki diintena inu yahay wllhye wad la yaabi Dadkaas wan kula arkay noocyadas
@abdisaanyasin1556
@abdisaanyasin1556 3 жыл бұрын
robert somali😁😁
@abdurahmanofficial
@abdurahmanofficial 3 жыл бұрын
Ilaahay dartusa #subscribe igu saara 🙏🙏🙏🙏💙💙💙
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiya taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@wadasocoshomedia4167
@wadasocoshomedia4167 3 жыл бұрын
Maanta aadanow ma qaar ayaa aad uwada muranteen
@jaamacxasan6304
@jaamacxasan6304 3 жыл бұрын
Fadlan wll caawi kanaalkan waa kanaal soogudbiyah taariikho iyo xaqaaiq kzbin.info/www/bejne/jpaQop9pqLyiitE
@Naasirudiin
@Naasirudiin 3 жыл бұрын
Ilaahay maalinta qimaaha mafiiriyo afar ruux subaxalaah adigu makamid tahay OGOW 👇👇👇👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/kKmTdquHopJ7g6s
@axmeddaayeero8921
@axmeddaayeero8921 3 жыл бұрын
you are may only teacher
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
Aadanow maanta barnaamijkaaga uma bogin naf ma leh hadduu eebbe kuu idmaayo
@somalia80
@somalia80 3 жыл бұрын
Hadad nabiga jeceshahay ❤❤ 1k #subuscribe Igadh sii wll 🙏🙏🙏
@mohamedguhaad3949
@mohamedguhaad3949 3 жыл бұрын
Maxa isku xiray jacaylka nabiga scw iyo subuscribe yara ?!
@somalia80
@somalia80 3 жыл бұрын
@@mohamedguhaad3949 ok waxna isku ma xirin lakin adigu subscribe ii saar fadlan wllo
@mohamedguhaad3949
@mohamedguhaad3949 3 жыл бұрын
@@somalia80 ok wllo
@somalia80
@somalia80 3 жыл бұрын
@@mohamedguhaad3949 ok wll waad mhadsan tahay
Maxaad ka taqaanaa Xeerka Haan Gunla'?
10:29
Sahanka
Рет қаралды 24 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
BUUGA| soo koobida buuga wadada mufakirka| buug muhiim ah.
10:26
Golaha Tariikhda
Рет қаралды 6 М.
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН