"Wiil aanu walaalo nahay ayaa shaqada looga eryay Aniga dartay.." Abwaan Amiin Samadoon.

  Рет қаралды 11,847

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 36
@Somali_shorts-m9s
@Somali_shorts-m9s 8 ай бұрын
Aamiin samadoon waa indheer garad run yaqaana thanks abwaan
@crisaaqbashiir3433
@crisaaqbashiir3433 7 ай бұрын
Abwaan aamiin samadoon waa abwaan wax garada oo meel dheer wax ka arkey wlhi abwaan hore usoco
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 7 ай бұрын
masha allah wariye nin rageeda ayaa soo baxay bro amiin waxan adiga iyo reerkagaba kuu rajeynayaa inuu dhibka idinka saaro waa fool xumo qof wadankisii jooga hadana afka furi karin waxyabahsi wax ay ka mid tahay wax aan dib u dajinta u bartay waa in maayarka iyo ragaa nahyi isku tilmamayay polisku talabo ka qadan hadii kale waligeen horumar ma gaadhi doono
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 8 ай бұрын
Somali oo dhan ayeey tan oo kale ka jirta
@MubarigCabdi-i9o
@MubarigCabdi-i9o 8 ай бұрын
Waa runtii anoo hapen walshey lasocda oo suqa isu soo racny aya damcen inay naxidhan markan kudhahny wllanahy wanaladiiday ila heer anu Abo uwacny oo noo imady marka nimankasi shaqa aan shaqasooda ahyn Bay hayan masajidka haku ekadan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
faqsh walee faqsh sidaay dadka u xidhaysay nimaan ogayn baa beentan ka hadla oo nimcaduu hada haysto waxka sheega
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 8 ай бұрын
MA WAXAAD TAHAY KU MUUSE JUDAAN UGA FATAALA SOMALILAND MISE CIYAAL FAKIN KAAD TAHAY❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
mayee siilkii hooyadaa ee weynaa weeye
@antitoogtakulmiye2485
@antitoogtakulmiye2485 8 ай бұрын
MUUSE CIILQABE WAXAAD MOODA IN U AHAA MARKUUY AYAA LA BAHDILI JIRAY MARAKA ISNA WA GAL KA AARSO CID ALAALE CIDII KA SOO HOR BADA XATAA CARUUR TUU DHALU KU ABUURAY ALA NIKU DON XUMAA MA XABSH BAA ❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
ciil faqsh buu muuse uqabaa iyo anagoo dhami cidkale uma qabno
@SleepyGouldianFinch-ms7ls
@SleepyGouldianFinch-ms7ls 8 ай бұрын
Ab Abwaanka waxaa uu sheegy waan la qabaa anigoo ka so0 hadlaya gabilay anigu waan ka sheegaydoonaa araktidayda iyo wixii gabilay iga s0o gaadhy ee bilaadan laala dhaqmin😊
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 8 ай бұрын
Dhawaan calankeeda dhacaye samirka hala badiyo😊
@MrAbushiiri
@MrAbushiiri 8 ай бұрын
Allow noo sahal
@AbdirashiidAhmed-fg3tb
@AbdirashiidAhmed-fg3tb 8 ай бұрын
Asc amiinow wllo jimciyada guidance wngfrsta iyoxumaan joojintu waa jimciyad qaran mdxweyne aan lasso shaqeynina ma jiro waana laanka mida daceatu tabliiq axyaani tuhdul Ambika Cs ajmaciin waligood Cid ay wanaag farayaan aduunkamay doonin sharafkoodana Mey dhimin base waa la baadhidoona lacagtaa aad sheegtay havluhu waa walaalaheen walashaa cidda rabtaa guriga ha ugu timaado adiguna kalsoonisii Kuma dayicidoontee anigu waxaan ahey ninqaadiya ah siiba shadariyaa maqaamul meydh hadana waan la dhacsanahey dacwada culimadaas aad sheegtay waxay suuliyieen aflagaadadiilagula kick jirey ilhey Cs nbgiisa muxmed naxariisi korkisa ha ahaate iyo ashahaada. Waad mhdsantihiin
@Opp_Man
@Opp_Man 8 ай бұрын
Faqashti are still with us
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 8 ай бұрын
Muuse Biixi is Faqash ka hadh. 😂
@American_patriot110
@American_patriot110 8 ай бұрын
Adaa dhoqosh ah, ku bishaareyso sidi siyaad bare inaad u duntaan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
Dawlad waay saxsantey in walaalkaa l eryo anga waagayagii afweyne ninka dawlda u shaqeya walaaki kacaan diiid noqdo waa la dili jirey in lgu diley ahed amiir faqash
@zakirboss143
@zakirboss143 8 ай бұрын
Muxuu ku hadlayaaa imaka
@AbdihamidMedio
@AbdihamidMedio 8 ай бұрын
Hadii xukuumada la dhaliila talow ma wax dhib ah ayaa jira? Ku darsoo wiilkani waa cashuur bixiye
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
waa beentii inaan faqshtii anag baa kibir hadla shalayba midbay muqdisho ku qashen
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
KAN YARE KASH BACAY.. RIWAYAD BU IS LEYAHAY AFRIKA KU DHIG
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
ma waxn madhan baa sugaan yaqanaa
@zhapeelstudio9252
@zhapeelstudio9252 8 ай бұрын
Talo! Wariyaha waxaan odhalahaa intaadan barmaamujka furin sualaha soo diyaarso
@suhaybmaxamed9897
@suhaybmaxamed9897 8 ай бұрын
Hhhhh waa shidaalkii
@ahashi7828
@ahashi7828 8 ай бұрын
Waar wadanka Axmaaro ayay keeneen Somaali dhaqanka. May lahaan jirin halkani waa Gebiley bal ka warama magaalooyinka kale? Maxaa ka dhacay?
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 ай бұрын
Wahaabiyo fasaadinta iyo fiin badalka dadka ma waxay ku dareen in dadka aan maxramka isu ahayn ey xidhxidhaan sinana ku tilmaaman garaad laawayaal war wixiu damiir lihi oo inyar oo diinta ka damqashadeeda ahi ku jirto duligaa is aruursaday magaalada ha ka qabtaan
@Mss_dahabo
@Mss_dahabo 7 ай бұрын
Oo meesha cumar binu cafuuf baa u guurayee😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
Wariyahn wax fiicn baa ku ogaa wariye ma arhimhii diinta kuu ogaa iyo madaxda Gabiley baa kala mad hab ahaa illhey baan ku dhartee waan ku duceyn jirey lakin hada laga bilabo igam duwnid kuwa somalilnd naceybka ah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
Liiban sama dooon oo cidagle ah oo somaliland ug yeedh gobalad waqooyi amiin sam doon isna ma nin jibir abkoora oo isaaq naceyb lacg ku qaata dawlda kan oo kale xabsig geeyaa
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 8 ай бұрын
😂😂Gepiley Qol Kaga Jir Ama God Kaga jir Magaalo Mutakhalif Ah Weeeeyi Wlhi
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Coonkan yaa iska Amus yidhaahda Bila Caqliga Ah😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 ай бұрын
Been ma sheegin reerkasi dhaqan somali ma laha walhi wayo silanyo kabo iyaay ku so dhaweeyan ciro aay iyo kabo somalidu si kase isku dagasho martida way ixtiraman iyagu marka gabolada kale tagan si fiican iyaa lo so dhaweeya
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
waa reerkee bal isheeg
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 ай бұрын
faqsh baabaad tehee dagaasho waa maxay
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 45 МЛН
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
DEGDEG: Abwaan Shilke oo Horyaal Tv Ku Qabatay Qolka Hurdada
29:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 28 М.
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 68 М.
Waraysi Abwaan Amiin Samadoon Hargaysa.
32:28
Ummalkhayr Abdiwali
Рет қаралды 3,4 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 45 МЛН