Dalad yer u Samayso Allaha kuu barakeeyo Sharkana Allaha kaa qabto
@yusra25016 күн бұрын
Maansha allaa guulayso🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedDalmar-j5f9 күн бұрын
Masha Allah weeye laakiin qashka soomalida hakadaayaan hal abuuuŕ ka cusub
@Jama-ny3xy11 күн бұрын
Good job brother
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt10 күн бұрын
MASHALAH. GUU LEY SO. CID NA KU MA. MAQ NA. ALE. MO YEE. IS. KU. TA SHO. WALAL
@degan411 күн бұрын
Waa wax fiican, Dhib ayaa wax laga bartaa❤❤❤❤
@freepalestine5207 күн бұрын
Allahuma baarik.
@shaxshaxlowgaxafada8 күн бұрын
masha Allh❤❤
@xaajixasandigir2739 күн бұрын
Maashaa allaahu shao wanaagsan
@nuuremohamud431110 күн бұрын
Well done brother what a creativity job Ma sha Allah.
@Pkk01Craxmaan77710 күн бұрын
Mash'allah wll horey u soco
@jamilamoalim348711 күн бұрын
Allah ha kuu barakeeyo
@UmuCaziiza-d7r11 күн бұрын
Mashllh allaha barakeeyo ❤❤❤
@faisalabdirahman821611 күн бұрын
Mnsh allh wll alha haku barakeyo
@MaidaIbrahim-x7f11 күн бұрын
Masha Allaah...
@salebanmohamedmahmoud248311 күн бұрын
Illaahey hakuubarakeeyo Masha allah
@Mahadahmed19-g7c11 күн бұрын
Maasha allah Allaha ubarakeeyo
@AaminoAbdirahman-ly9no11 күн бұрын
Alkaah ubarkeyo gacntiisa
@ugaskawadanka262311 күн бұрын
Mashalah
@taatiko930711 күн бұрын
Great job 👏
@umuxafsa339110 күн бұрын
Mashaa allah
@MohamedYusufNoor11 күн бұрын
Maa shaa Allah
@NourdinAhmed-oj8tf10 күн бұрын
Wlhi way igu jirtaay lkn.anjga muqdisho ma joogo lkn way igu.jirty midas
@SOMSHE-di7hq7xt6f10 күн бұрын
Halke jogta sxp Kenya mise
@mohamedosman451911 күн бұрын
baabuur.cabitan.lagu ibiyo aya jiri jiray 1986 waqtigaas aya la bilaabay abukar qoryooley aya gaadi jiray wax cusub ma ahaan TV shabeele war ma haysin
@mohamedibrahim72369 күн бұрын
aniga wadama badan ayaan ka daawaday muqdisho xitaa waxaa jirto gabar bajaaj cunto ku iibisa
@jamilamoalim348711 күн бұрын
Waxaan ku mahadsan tahay nadaafada
@MohazeMude11 күн бұрын
Your title and what the business boy said are automatically different so tell the truth even if you want views I would say to that boy keep it up you did great job
@PrinceNuurey-bf8gr11 күн бұрын
❤
@Seinab-pt7io11 күн бұрын
ABOOWE WAXAA KAA DHIMAN. 1) MOOTADA DALLAD U YEELO MAADAAMA MAALINTII OO DHAN AAD MOOTADA KU SOCOTID CADCEEDA OO KULUL. 2) KOOBAB ONE TIME USE AH ISTICMAAL. INTAAD MARWALBA KOOB DHEQI LAHEED KOOB OO XAGGA CAAFIMAADKA WAXAA ROON INAAD ISTICMAASHO (ONE TIME USE). 3)RABBI HAKUU BARAKEEYO OO INTAAS KA BALAARI HADAAD AWOOD U HESHO BAABUU ISTICMAAL CUNTANA KU DAR
@hassanabdi925411 күн бұрын
Marka kowaad allha ubarakeeyo tan xigta fakirada iyo hal abuurka dalka soamliya nuucan ma ah shirkado ugu yaaran 100 qof ka shaqa bilawdo ayaa la rabaa ee qof caqligiisa adeegsaday bahidiisa ku daboolay Hal abuur lama dhaho Hal abuur waxa la dhaha in aad abuurtid shey dad badan ka faaidi karaan Lkn in mooti cabitaan la saray hal abuur lama dhaho cabitanka dhadhankiisa wax iskama badalin Lkn miiska badkiisa ayaa moto lasaaray