No video

Wiil Qooma Luud Ah Oo Fariin Iisoo Diray😢

  Рет қаралды 33,990

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 345
@bilana289
@bilana289 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR, wiilkan Somaliga ah waan ka naxay ILLAAHAY SWT xaqa ha garansiiyo oo waxan haka madoobeeyo isaga iyo intii islam ah taraawiix ayan tegayaa hadii ILLAAAHAY yidhaahdo caawa 25 kii waan usoo duceynayaa idinkuna u duceeya qof kastoow ILLAAHAYOW soo hadee adigaa hadaayada bixiyee AAMIIN YAA RABBI
@abdiyarebashiir1246
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Ameen Ameen Yaa RAABBI walaal
@zubaida9817
@zubaida9817 Жыл бұрын
wadamada galada bas bay dadka ka baqayaan lkn kuwa muslimiinta ah xitaa wayka bilaabanaysaa arintaa ciyaar ma ahan💔 ilaahay quluub teena ha sugo dhamaanteen🤲🏿
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
Pakistan weyba ka bilabantey xuquqdoda dowladi baa uansixisey xafisyey furten qofki juuq dhahana wala xiraya
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
​@@hoyadaiyodhalanka897 wa min subhan Allah
@nasroyusuf4028
@nasroyusuf4028 Жыл бұрын
Farxiyo adigoo kale ilaahey umada musliminta allaah usobadiyo allaah haku xafodo abaayo Aamin
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 Жыл бұрын
You are brave to speak about this topic especially during the times we are in
@lxaalluul8544
@lxaalluul8544 Жыл бұрын
Please walaalo ha soo canbixin ignore dheh Walaahi ka Aamus, ilaahay baafashilay qoomkaan Hada Dagaalka waa biloowday ducadeeni Ahayd Rabow sharkooda naga qabo Allah waa Ajiibay Movement biloowday ma Aragtay.??? WHEN YOU GO WOKE You GO BROKE. American hada wallet ku dagalmayan xaqa ilaahay ha u hiilayo waxaano kale platform ha siin starv them from any Attention.
@ukhtilucky91
@ukhtilucky91 Жыл бұрын
It's just Soo sad to see young men in that situation may Allah guide them to the right path and protect our young generation and children to come from these fitnah ameen
@xamdaxamda
@xamdaxamda Жыл бұрын
That’s why I follow habo Fathiya, you’re not just an intellectual speaker you’re a compassionate lovely lady. We love you too habo
@suhailah7170
@suhailah7170 Жыл бұрын
God is testing us, sister. we have to be strong for our children and keep them close
@AyanDaily23
@AyanDaily23 Жыл бұрын
Homeschool is the way forward ⏩ May Allah protect us
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Amin ya Allah
@yaasiinmaxamuud734
@yaasiinmaxamuud734 Жыл бұрын
Subxanalah wiilkani Norwy buu joogaa waa nin Raganimadiisa Aad Yaabayso oo qurux Badan Hadana Naag Naag buu iska dhigaa Alle Ha soo Hadeeyo
@Normad4143
@Normad4143 Жыл бұрын
Ma shallah fatxiya for standing for the haqq May Allah bless you habo for the great work
@user-lc8jd3tw2p
@user-lc8jd3tw2p Жыл бұрын
Masha allah walal si caqli iyo xikmad iyo waliba waalidnimo le baad u hadashay wali waxan qof sidaa uga hadla ma arag. Sooo proud of you!!!
@udgooon8562
@udgooon8562 4 ай бұрын
Farxiya Abseeye ilaahay haku xafido♥️♥️♥️♥️
@Sirad47
@Sirad47 4 ай бұрын
Waa duni gabagaba ah, quruxdeedii way dhammaatay, rogmad uunbaa u hadhay. Ilaahay dulqaadkiisu aad buu u badanyahay ,xisaabi aakhiro ayey jirtaa Allah ha Inna badbaadiyo.
@woderfullwoman1099
@woderfullwoman1099 Жыл бұрын
wiilkan quruxda badan masha allah maxa naga duufsaday allah hasoo hanuuniyo
@hassanhmohamed9640
@hassanhmohamed9640 Жыл бұрын
SubhanAllah Waa dad lumay….waxay soo wadaan inay lumiyaan dad badan
@MohadIbraham
@MohadIbraham Жыл бұрын
*War Goormuu Ragii Go'ay* Allaahow Soo Hanuuni. Subxan-aAllaah Subxa-naAllaah .....
@abdullahimohamed1923
@abdullahimohamed1923 Жыл бұрын
Raxmanow qaatumada ino subi amiin amiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Ilaahay ha soo hanuuniyo wiilkaa Soomaliyeed iyo inta la mid ah, xaqa Alle ha ina wafajiyo dhamaanteen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb😢😢
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 Жыл бұрын
Amiiiiiiiin yaarabi amiiiiiiiin ilaahow soo hanuuni ilaahow adigaa awoodleh
@hanamoha3252
@hanamoha3252 Жыл бұрын
Subhana’Allah I am truly shocked 😨
@ummaryam1
@ummaryam1 Жыл бұрын
Fathia read a lot of adkaar, May Allah protect from this evil people
@nagskwwy1qeuwacqg38
@nagskwwy1qeuwacqg38 Жыл бұрын
Rasulka scw wxu na yri : midkiin haduu xumanta arko gacnta haku burburiyo hadu awodi wayo afka haku burburiyo haduu awoodi wayo qalbiga haka naco qalbiga oo laga naca xumanta aya ah mesha ugu danbeysa ee imanka )
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Waa wiil qurxon Masha alah ilaahow caqligiisa uso celi jiro ayuu rabaa inu isku rido sababto ah daawoyinka lasinayo ayaba dilaya
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 Жыл бұрын
Subxaanallah ilaahayow wax hanagaga darin qoomkaas anaga iyo intii islaam ah ba Allahuma aamiin wiilkan iyo intii la mid ahna Allah ha soo hanuuniyo insha Allah 🤲
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 Жыл бұрын
Amiiiiiiiin yaarabi amiiiiiiiin ilaahow amiiiiiiiin
@badriyaosman2692
@badriyaosman2692 Жыл бұрын
Allahuma aamiin Allahuma aamiin Allahuma aamiin
@swavyongfuel1698
@swavyongfuel1698 Жыл бұрын
omg bravo sister you are right 100💯
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 Жыл бұрын
Allahu akbar aadban u necebahay quumuluudka Allah haynaga qabto
@ainanshehassan1195
@ainanshehassan1195 Жыл бұрын
Mashallah 😍 Fatxiya I love ❤️ sister keep up good work inaabit Alhamduillah
@adowmohamud513
@adowmohamud513 11 ай бұрын
I already said that you're a fighter who never stop speaking the truth when it's hard to do so. LGBTQ is something that is being cooked by the Western media and has no connection with Islam. Farxiya waligaa xaqa ku taagnow ❤❤❤
@SsShdh-uo3jk
@SsShdh-uo3jk Жыл бұрын
You are great 👍👍👍
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 Жыл бұрын
Ka hadal walaalo Allaha ku cizeeyo من رأى منكم منكرًا، فليغيره بيده، فإن لم يستطع فبلسانه، فإن لم يستطع فبقلبه، وذلك أضعف الإيمان))؛ رواه مسلم
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk Жыл бұрын
Ilaahay ayaan ka Megan galnay
@fathiadjama
@fathiadjama Жыл бұрын
Macha Allah, congratulations Fathia. Keep going 💪.
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 Жыл бұрын
Mom I will never support you but now on I’m big fun for you allah haku xafido
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Why you calling her Mom?! 😂😂😂 She's not your mom! Reer Koonfuroow joojiya eraygaas! Eedo ama Habaryar erayaadaa Af Somaliga maad isticmaashaan intaad mom iyo maamadan dumarka ugu yeedhaysaan.
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux Жыл бұрын
Waxaabaha ilaa hadda maskaxdayda gali wayey qof dhan oo Ilahy nin rag ah ka dhigay oo hadana doonaya inu naag noqdo wlhy waa yaab.Allah subaxanahu watacaala Qur'an ka wuxu noogu sheegay lab iyo dhadig jiraan oo qudha
@geri7490
@geri7490 Жыл бұрын
Mashaa alaah Fadxiya geesiyad Aaway kuwii wadada Sheegan jiray inaa ad Ugu hiilisay diinta Mcayda adna ismaciil bay ugu marmar sodaan muxadaradu
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 Жыл бұрын
Thank you farxiyo guuleeso wax illahay diiday waa ma jiro
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
Ilaahey hanaga qabto inti xun yahuu ciyalkena Ilaahow nobadbadi 😢
@fathaomar3446
@fathaomar3446 Жыл бұрын
So proud of you sister❤❤
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev Жыл бұрын
Darsi weyn baad bixinesaaye ajar ALLAH hakaa siiyo.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
Xasbunallahu wal nicmal wakiil Allah ha naxafido Ameen
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Inaalillahi wainaailayhi raajucuun Allah hasoohadeeyo shartooda Allah hanagaqabto xasbunallahu wanicmal wakiil 😥
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mahadsanid walashay farxiya Si wanagsan ayaad u hadashay💕
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Subaxaanallah
@kingmo6738
@kingmo6738 Жыл бұрын
They told us inaad qoomu luud taageerto lkn inadeer iga raali noqo waxaynu isku khilaafnay uun dumarka ragooda caasi Ha ku noqdaan iyo naagtii ninkeedu xoogo waa kufsi taana waynu Isla fahmi doonaa naagaha qaar inay xod xodashada iyo qajajacda ka helaan 😂😂😂
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Жыл бұрын
Habo ilaahay haku soo hadeeyo haduunka intaad joogto
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Diinteena warned us. NAFTIINA XAKIMA markuu rabi yiri; nafta ineey desire raac tahay ayuu rabi ogyahay. Hala xakimo nafta. Qoomuluudh waa desire.
@mahadjama1481
@mahadjama1481 Жыл бұрын
Ina-adeertey wa ku Salamay. I just want to add and also confirm part of what you say that there is a very strong political lobby activity that drives their agenda which is financed to a large extent by the conservative right led by the Koch family among others in order to devalue and divide in this way the democrats but also the liberals ahead of the upcoming presidential election. Take a country like Sweden, for example, where the newly appointed Prime Minister chose to appoint a former man who now lives openly as a woman as Minister of Education and who will be responsible for reforming the entire Swedish education system and also designing future literature for all teaching.
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Жыл бұрын
I think we will have many more of this kind because our kids aad bay u dayacanyihiin. Allah protect our kids.
@hamzamahamoud1190
@hamzamahamoud1190 Жыл бұрын
Anigo ah cabdirishiid xaji samatar culujog cali wan ku salamay fadxiya
@foziaabdullahi5966
@foziaabdullahi5966 Жыл бұрын
Allah Illahow noo sahal oo na astur. 🙏
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 Жыл бұрын
Waajib weeyi la dilo Lana dayn maayo waa Inta la arkaayo dunidan waxaa ku noolaanaya nin ama naag wax u dhexeeya lama aqbalayo insha Allah
@aamiinosmanosman9078
@aamiinosmanosman9078 Жыл бұрын
Haday dadku. Sidaa wada noqdaa N yaa wax dhalaaya bisinka subxaanallaah😢
@amanijama9597
@amanijama9597 Жыл бұрын
He is talking nonsense there is no Somali mother with Alphabet mafia child he is making it up, subhan Allah. Heart broken to see Somali men, omg this hitting me hard walahy 😢
@amalmahmoud9113
@amalmahmoud9113 11 ай бұрын
😢😢😢😢 allahayoow awlada iyo anakaba nabadbadi ax ax wakhti adag baynu kujirna oo aakhiro zamaan ah
@qm689
@qm689 Жыл бұрын
Wow mäsha Allah ya Fathia you are even better explanations than the sheikhs May Allah protect you and your children and our children and all Muslims children Aamiin Aameen 🤲🤲🤲. May Allah rewards your Time and efforts Aamiin Aameen 🤲🤲🤲❤️❤️❤️🌹🇨🇦
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Maxaad been isugu sheekeysaan culimadu waxay cilmi u leeyihiin oo daliil leh ayay ku hadlaan not cilmi dhegood
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 11 ай бұрын
Uneducated idiot Explaination better than sheikh subaxanallah A
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Жыл бұрын
Tageera yaashaada daacada ah anigaa ugu horeeyah Fathiya waa ku salaamay
@musebashir896
@musebashir896 Жыл бұрын
😮it's Ramadan him 😢😢chance, inashallah, potentiall positive words will bring him
@Imraan12
@Imraan12 Жыл бұрын
QOMULUUD DOQOMADA MASKAXDA majiraan a YUUN BAA NOQDA ILAAAHAY NACDASHIISA KUDHACDAY
@abdulrahmanshide4669
@abdulrahmanshide4669 Жыл бұрын
Masha Allah sister you are doing your best please keep on doing don't give up.
@CaliBile-bv5ux
@CaliBile-bv5ux Жыл бұрын
Habo please kan nin haku sheeging kani waa khaniis Ilahy umada ha ka qabto isaga iyo wixii lamida nacadina haku dhacdo
@musebashir896
@musebashir896 Жыл бұрын
You're right ✅️ 😌absolutely ✅️ 💯 👌
@hoodoismail2206
@hoodoismail2206 Жыл бұрын
Ilaahow soo hanuuni
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido walashaay fadxiya❤❤
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Жыл бұрын
Hhhh waan aqanaah fathiyay wiilkan norway is ka joognah 😂
@ahmedahmed-ex1ju
@ahmedahmed-ex1ju Жыл бұрын
Asc Raaqiya Ilahay hasoo hanuuniyo subxaan allah lakin wali America Kuma arkin somali waxaas ah Ilahay imatuso
@fathiaismail5371
@fathiaismail5371 Жыл бұрын
@@ahmedahmed-ex1ju amiin wll
@mohameddon4070
@mohameddon4070 Жыл бұрын
Mashallah sister naga karbaash umadaan waay Soo badanayaa
@suadabdi5
@suadabdi5 Жыл бұрын
Ninkan wa nin somaliya ku so koray oo afka iyo dhaqanka yaqaan subxaanallah
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Xaguu kaso jeeda
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj Жыл бұрын
​@@amiira6653 jaarkiina ahaanjiray maad ilowday?
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Allaha soo hanuunsho ilaahey asagaa abuuray rag iyo dumar waxaan kale ma garaneyno
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 Жыл бұрын
May alah protect you
@ummaisha876
@ummaisha876 Жыл бұрын
Ilaahow na astur, Walaasheey mcn qoladan hana tusin,waa kuwa ilaahay u carooday.
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
I heard a somali mother killed her son long time ago in USA because of that, wa min subhan Allah now they are supporting them. Time's changed for the worst.
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Жыл бұрын
Asc fatxiyay abti labadada gobdhod ilaahay hakaga xafido hadiba gobolkini u noocas baas gareeyey iyo dhamaan dadka waxaas kaso horjeeda dimoqaraadigana dib dambe yaan islaamku u coday
@zeinabhirsi94
@zeinabhirsi94 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله ، اللهم اكفينا شرهم
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Subxanallha Subxanallha Subxanallha ilahay hakuduwoo wanaada sorry hoyadii qalbigaa hauqabojiyoo hadaay noshahaay😢😢
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Жыл бұрын
Save your kids and move Texas state or republican states
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Жыл бұрын
Subxaan Allah, May Allah guide him😢😢
@Qooyskena
@Qooyskena Жыл бұрын
Subxana allah aniga meshan kuyaban fadhiyaa somali ku dhashay islamka hadana qaniisa acuudu bilaaah
@caishamaxamed5849
@caishamaxamed5849 Жыл бұрын
mama Fatxiya aad baan ku tageraa ❤🥰
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Theirs no words to reply 😮
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk Жыл бұрын
Ilaahay hasoohadeeyo
@sidiiqcumar4708
@sidiiqcumar4708 Жыл бұрын
Alle ha soo hadeeyo. Subxaanalaah.
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb Жыл бұрын
.ilahay ha so hadeyo wa arin laga naxo wa sadh😢😢😢😢
@amanijama9597
@amanijama9597 Жыл бұрын
Yaaa Allah we have no where else to run to protect us n our children from evil of qoomu luud, we need to be more alert n educate the kid. I feel sorry for the young generation 😢
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Жыл бұрын
There always place you can go including africa and other Muslim countries
@fathiya5106
@fathiya5106 Жыл бұрын
SubhanaAllah 🤲SubhanaAllah
@badriahussein8291
@badriahussein8291 Жыл бұрын
Subxanallah Afkiiba jooqda gabay
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Жыл бұрын
Fa ciyaadu bilaah sister fathiya quruxda wiilasha ay duufsadan waba kuwa raga iyo caruurta ugu qurxan waliba wiilasha gaalada ee qurxan sanadahan denbe yaa ba ay wiil qurxan oo gaala rerkoodii wey qasaaren say u leeyihiin gabar bad u egtahay oo shaki ugu ridayaan aaqirka waa kuwa jiita habaar idinku dhac waa duul halaagsamey qaar baa hooyoyinkod gashan hadeysan gabar dhalin ama gabbdho kaliya haysato habar aan u shaqayn jirey 2 wiil ayey lahayd oo iyadu wey curyaantey 2013 kii bey ahayd 2da wiil waxay ku sheegi jirtey iney otezin qabaan oo laakiin aniga wey ila aqli badnaayeen wiilashu waxba meysan qabin iyada oday malyan ner ahaa dhaley wiilasha aabahood wey ka saxiixdeen wabu idiley bey leedahay laakiin Christmas kii bu isagoo ooyaya soo wacay wiilasha ii dhiib aan lahadlo wuu u ooyayey iyana wa u diidey wiilasha kan yar oo aad usii qurxanaa ayey 2 cidiyood rinji u marisay waxay igu tiri ma aragtey hebel cidiyihiisa Saan iri Maya waxay tiri inuu gabar noqduu rabaa iyadaa ku qalqaalinaysa oo rabta iney gabar ka dhigato waana beenteed wiilkeedu mabarabin waxas xitaa waxay ku oran jirtey pipalka aqri markaasuu yiri Maya waxan rabaa inaan diinaha baaro oo an research aan sameeyo bu yiri intuu isoo ak fadhiistey ayuu igu yiri diintaada iigasheekee waa adiga tukanayee xaawa dii kaasoo horeysayna wey tukan jirtee waa gabadhii aniga kahore u shaqayn jirtey ooba aniga shaqada igu wareejisay waan u waramey inaan 5 jeer tukano ilaahay aan rumeyno malaaiktiisa Rususha kutubta inaan waalidka ixtiraano wuu dhageystey iyadoo qoraala ii keen bu dhahay iyadii wey iga garab hadleysaa anagana waa saas bey leedahay maalinkii hal mar ban tukanaa waaridka waa ixtiraana maadaama ay ahayd sidey tiri kuwooda dadka wacdiya arintii wiilka aad bey ii gubtey ileen diinteenuu rabaa hooyadiina wey u diidan tahay hadan waagas 2013 kii socal media haan aad u fahamsanaan lahaa KZbin ka iyo Google ka ka research garee baan oran lahaa iyadoo aysan maqlayn halkaasuu diinta ka baran lahaa waayo qolkiisa wiil kasta labtop iyo tv baa u yaaley 2da wiil islaan baan u sheegey waxan iri seen yeela waxay igu tiri weydii hooyadii inaad u keeni karto kitaab English ku qoran waxan ku iri ma doonayo idan la aan inaan wiilkeeda u daba maro waxay igu tiri maybe weydii waan weydiiyey waxay tiri why not u keen office kii homecare kii somalidana intey wacdey bey tiri ha iisoo dirina wiilasha cashada uma Karin taqaane ana waan fahmey iney kitaabkii kahor dageyso oo aan kitaab English ku qoran her son loo keenin xaawa shaqadii ku noqotey waxan ku iri kitaab yar si house ugu gee ajar bad ka heliye way ka baqdey uma Geynayo beytiri ilaahay baan u baryi jirtey kan yar in ilaahay faraj kale oo ku caawiya diinta oo rabay u furo wuxu ahaa 13 jir kan kawena 15 wiilal caafimad qaba ayayba ahaayen ss bey ku qaadan jirtey markay iyadu curyaantey naagtas cadaanka ahayd marka gaaladii cadayd wiilashii qurxanaa balaa ka duufsatey inta badan sorry qoraalka wuu igu dheeraadey yarkaan ilaahay quluubtiisa hagediyo oo ilaahow soo hanuuni 🥺😞
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 Жыл бұрын
Samsameey abaayo qiso fcn ayaad kasheekeysay wlhi inkastoo aadan inoo dhameyn Ee pls Facebook gaada ma ila wadaagi kartaa adigoo mahad san
@fahmaabdulle3968
@fahmaabdulle3968 Жыл бұрын
Ninkaan waa reer Oslo Norwey, inkaar kugu dhacdey
@saynf
@saynf Жыл бұрын
Walaal ha habaarin ee uducee subhanallah. Afkene wanag aynu barno inshallah. Habo illahey ha kusoo hadeyo oo ilaahey isku xidh. Intaas aya fican oo kufilan wanaga ha labadiyi iyo dulqad xaga dhalinyarada. May Allah protect and guide our youngsters ameen
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Fatxiya did you see gutfeld on fox news talking about the man who wore niqab in Kenya and who beat the women in a chess competition? Maalin dhaweed you were warning us that this would happen and it is happening ...its scary!
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Жыл бұрын
Subhanallah adigaaba dambi ku jira oo qoomuluud viewers ku raadinaaya
@ummaryam1
@ummaryam1 Жыл бұрын
Inna lillah wa inna ilayhi is raajicuun is difficult time to be alive
@doone9873
@doone9873 Жыл бұрын
QOOMO LUUDKA WALAL AKHIRO SAMANKA AYEY SOO BAXAYAN DIINTA AYA LAGU SHEGAY NABIGU SCW SCW SCW WUXUU DHAHAY AKHIRO SAMANKA WAXA SOO BIXI DONA 3 WAXAYNA DHIIBAYAN UMADA LAKIN ALE AYA QABANAYA MARAKSTA WAXA AYUU KU SALADAYA WANA KOW QOOMO LUUDKA LABO KHAWARIJDA SEDEX WA BINI ISRAEL MARKASTA LAKIN ALE QABANAYA
@barlinhandule9346
@barlinhandule9346 Жыл бұрын
Subxanallah mar hadu qofka noqdo qonkas mar hday dhankas noqdaan sooma noqdan😂
@faadumoali117
@faadumoali117 Жыл бұрын
Xasbunallahu wanicmal wakiil
@nachadoismail-gw2xl
@nachadoismail-gw2xl Жыл бұрын
Jazaakallah khayr ilahay haku xafido habo qali ❤️🤍
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad Жыл бұрын
Walee asaga kama nixin lkn waxaan ka naxayaa hooyadii dhashay iyo aabihii 😢kuwa xataa bilaa diinta ah majecla wiilkoodu inu dhaqankaa ku kaco
@june6206
@june6206 10 ай бұрын
Wey dhinteen ba la yidhi
@maxedcali4232
@maxedcali4232 Жыл бұрын
Fathia abayo waa kusalaamey salaan kadib ma jacleen in aad soo qaadato waxaan oo kale una jawaabto laga yaabo in aan qaldanahay waana aragtideeyda aad baan kuugu xiranahay walaashey ma mudneen jawaab in uu kugu soo caan baxo ayuu rabey wuuna heley ayey ila tahay qaniska futada dhiganaayo nacaladi haku dhacdee
@MadarmohamedMmi-qu2dg
@MadarmohamedMmi-qu2dg Жыл бұрын
Haahey nacdali kudhacdayba khaniis oodhn
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Жыл бұрын
kkkk she is brave walahi ❤
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb Жыл бұрын
Allahu ya hadiya Amin yarabi
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Жыл бұрын
Reer Washington state Seattle let’s move to Texas state no homosexual
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Жыл бұрын
Dhiig iyo damqasho hadu kugu jiro walal Janalkayga so booqo khayr badan allah ku siiye
@Degmodeqa
@Degmodeqa Жыл бұрын
Illahow adaan magankuunahay sharkooda nahareermari so sad 😭 😢
@zariza897
@zariza897 Жыл бұрын
Walal yaanay ku dilin aydan Allahna talonsaaro Take care
@nayaa1387
@nayaa1387 Жыл бұрын
Allah dille baa dhinto wax ba ka ma qadin garaan. Never be afraid of human only ilhay.
Muxuu Ninkaan u Noqday Geesi caalami ah?
22:31
OGAANSHO
Рет қаралды 151 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 19 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 2,3 МЛН
Guur Maaha Ee Waa Kufsi Nimanka Soomaaliyeed Raali Iskaga Yihiin😭
27:52
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 22 М.
Weydiimo Xalqada 10aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
45:09
Nin Naag Qaba Ayay Qoyan Uga Shidan Tahay🤮🤮🤔
32:14
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 25 М.
#FINDLAND- DHIBKA SHARCI LA'AANTA  7 SANO -
1:05:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 66 М.
Dulayste Hada Carabka Ayuu Ku Shaqaystaa🤣🤣🤣
20:09
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 15 М.
Deg Deg - Xanaan Shidane - Waxaan dareemay in aan leeyahay ......
30:37
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН