Wiil uu Dhalay A/U Axmed Nuur Jaangoow oo kasheekeeyay Taariikhdiisa 2019

  Рет қаралды 16,833

Wardheere TV

Wardheere TV

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Axmed nuur jaangow wuxuu ku suntanaa qaranimo iyo wadanimo wuxuu ahaa nin dalkiisa iyo dadkiisaba jacel wuxuuna urursaday inta fanku ka Koomo allha unaxristo dhaxalbuu naaga tagay😢
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Ninkan waa talent runtii siduu u hadlaayo isagaaba codkar ah waana abwaan baan is iri siduu taariikhda u xifdisan yahay. Hal meelbaan ka sixi lahaa HEESKA WELI GABAR MA SHEEKAYSATEEN ee Xasan Aadan Samatar iyo Aamino Cabdullaahi Xirsi waxaa laxankeeda iska leh Axmed Cali Cigaal
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Waxaan kugu soo dhoweynaynaa magaaladii Hargeisa ee hooyada fanka ee Hargeisa ee aabbahaa waxbadan ku noolaa, fankana meel dheer kaga sii gaadhay, noo kaalay mar uun, halyeey baa ku dhalay, Allaha ha u naxariisto, nin down to earth ah oo dabeecad fiican, akhlaaq leh, oo waligii cidna dhib u geysan buu ahaa,
@maooassad5726
@maooassad5726 4 жыл бұрын
Ahmed nuur jaango legend buu ahaa noo kaalay sxb Hargeysa si wayn baanu kuugu soo dhawaynaynaa
@abdikafarahmed3757
@abdikafarahmed3757 Жыл бұрын
Carafaad isagoo yar baa igu dambeyzay Masha'Allah wuu weynaaday. Xafadii Al- Baraka ayaan jaar ku ahayn AUN marxuun Axmed nuur Jaangow
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Carafaad waxaad tahay wiil yaroo fan fan dhaleen ah oo maskax wanaagsan allaha ku barakeeyo adeero
@fadumajama7122
@fadumajama7122 Жыл бұрын
Mashallaah allaah raxmo raaxamiin janatul fardow allaah ha ku casuumo aabe adna aaqil baa tahay aaqil dhalayee❤ alloow ku xafid ❤❤😢
@abdulahiali2060
@abdulahiali2060 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waa nin laga dareemaayo in uu kusoo barbaaray guri aqliga iyo aqoonta bulsho ka jirto Illaah hanoo xifdiyo asaga iyo inta la midka ah
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 4 жыл бұрын
Mansha Alah. Wiilka taariikhdiisu aad bay u sugan tahay. Ilahay ha u naxariisto. Taariikhdani mid qoran oo uu xigsanayo bay u eek tahay. Alle ha barakeeyo. 🙏
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Waa fariid yar oo weliba waddani ah. Waa in Dawladda Soomaaliyeed u abaal guddaa fannasnka reerkiisa. Weliba wiilkan waa in dawladdu dammaanad qaaddaa waxbarashadiisa oo weliba shaqo fiican la siiyaa.
@dallas5609
@dallas5609 3 жыл бұрын
I agree with you 100%
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 Жыл бұрын
Arafaad ahmed nuur jaangoow waa dhalfanaan hooyadiis maamo sahra ileyke alaha unaxariisto
@mhassan0163
@mhassan0163 5 ай бұрын
waa ku banaan yahay aabihii, waa dad edeb leh, nolol fiican baan kuu rajeynaya iyo familygaaga, aabbahaa naxatriis janno
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 4 жыл бұрын
Wiil fariid ah ayatahay oo talent leh mashalah
@diamondjessow1202
@diamondjessow1202 2 жыл бұрын
Waa su'aal da weynee dalka yaa iska leh laxankeeda asigaa lahaa aabe allah u naxariiste❤
@az6475
@az6475 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto. Jaango is a legend.
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 2 ай бұрын
SIFIICAN BUU U SHARAXAY WIILKA WA NIN COD KAR AH❤
@tmmohamed1920
@tmmohamed1920 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto ahmed nuur jangoo Warwalboon maqlo daljirka waan uduceeyaa ilaahay hadanbi dhaafo
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
Allah Ha U Naxariisto Mulaxankii Weynaa Ahmed Nuur Jaangow
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 Жыл бұрын
Aabbe AHUN Asal reer Hargeysa buu ahaa jaar baanu ahayn 70s kii Xaafada Xiddigta nin goba oo wacan buu ahaa oo reer Hargeysa aad u jecelyihiin Waa Runtaa Xasan Ganey iyo Dacar bay saaxiibo ahayeen AHUN intaanu dhiman waan xasuustaa Hargeysa ayuu nagu so maray Waar magaaladaada Hargeysa kaalay
@nimcomed7065
@nimcomed7065 2 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto axmed nuur jaangoo aadbaan ujeclaa codkiisa
@saadagoudal1306
@saadagoudal1306 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto janatul fardawsa rabi haku arsaaqo
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Taariikh fiican baad aabahaa nooga sheegtay
@mohamedhaji356
@mohamedhaji356 4 жыл бұрын
Carafaat Aabahaa nin weyn uu ahaa, oo qiimo leh. Waad ku mahadsan tahay in aad taariikhdas nala wadaagtay.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 5 жыл бұрын
Mahadsanid inuu asagu fanaan ahaa baadmodaa si duu uu ga waramayo fanka aabihii
@camaarboy
@camaarboy Жыл бұрын
Axmed nuur laxamiiste rabaan cod Macaan jilaa lakiin abwaab ma ahayn taa ka daa
@SomalidramaMusalsal
@SomalidramaMusalsal 2 жыл бұрын
wlhi n garanayaa ragaan, nuur axmed nuur Jaangoow ayan 2005/2006 isku school aheyn..Aga gaarka Warshada Caanaha Xamar
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Galbeed waa la coreeyay Dab jacayl kari waa Bidaari sibiq beey kugu gashaa Ruwaayadahaa oo dhan waxa aleh *Abwn xasan ganeey* Laxamadana Acmed nuur jaan goow Alle ha u naxariisto Aaabo sxb Carfaadoow
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Dab jacayl kari waa laxamadeeda iyo music Cigaal ayaa lahaa, galbeed laxoreey iyo dumistii aqalkayga iyo arooskii wiilkayga ayuu lahaa. Allaha u naxariistee macalin Axmed Nuur Jaangow
@adanjirde5568
@adanjirde5568 4 жыл бұрын
Asc carafaad soodhawow codkii aabahaa waad leedahay gacantii iyo laxamkiina iskuday waadkeenaysa
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Wardheer Tv, aad baad u mahadsantihiin sida aad u dedaalaysaan, waxaan idiinka codsanayaa inaad marka aad waraysanaysaan ku dartaan, qoyska iyo carruurta uu ka tegay marxuumku, mahadsanidin
@qalbiurooninadaahir1143
@qalbiurooninadaahir1143 5 жыл бұрын
Ala iguso xira wiilkaan hde tol Nimo jirto hduusan xaas laheyn
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Wallaahi nin qaali ah ayaa dhalay, aun, please raadi wiilkan qalbi u roon
@farxiyaschorndorf3648
@farxiyaschorndorf3648 5 жыл бұрын
Asc
@qalbiurooninadaahir1143
@qalbiurooninadaahir1143 5 жыл бұрын
Wali 2 months waa Raadinya mana arag
@abdirahimabdullahi3919
@abdirahimabdullahi3919 4 жыл бұрын
@@qalbiurooninadaahir1143 Anigaa garanaya ee ilasoo xiriir dheel maaha oo walaalkii ka weyn nuur axmed nuur jaangow ayaan sxb nahay.
@ladaneysheikh9646
@ladaneysheikh9646 4 жыл бұрын
Qalbi uron abayo walashis ayan aqana on isku xafad eheyn Kampala hadana weli fecebook friend ka nahay maanbila axmed nuur jangow aya ugu qoran ku darso wad ka heleysa wllked ilaahey ha u naxariisto hoyadood iyo abahoodba 🤲🤲
@Geeljire22
@Geeljire22 4 жыл бұрын
Aaabbihii Laxan samaynta Axmed Nuur Jaango AHU. Wiilka uu dhalayna waxaan rajayn inuu isna sidiisa oo kale ayuu noqon doonaa laxamiste cajiib ah
@RadioQaraami
@RadioQaraami 10 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Halyey Jaangoo aun. Wiilkiisu waa wiil maskax furan. Taariikh weyn.
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Жыл бұрын
Ale haw naxaristo abe
@بشيراسماعيل-خ1ث
@بشيراسماعيل-خ1ث 4 жыл бұрын
Masha allah taariqdu aabahi wuuw xifdiyey
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto Janadiisii Fardawsana hageeyo
@fehabd3516
@fehabd3516 3 жыл бұрын
Maansha walal codkar ayaa tahay hooyadana Sahra Ileye ba aad ayey ucodmacaaneyd
@abdullahiismail5989
@abdullahiismail5989 4 жыл бұрын
Carafaat waxaan ka mid ahaa dadkii raadinayey heesta (Dalit) oo aan wax bad an raadinayey waan kula soo xiriiray ,si fiican baad iila hadashay iina tilmaantay meesha aan ka heli karo waana helay mahadsanid, aad baan u uga heli jirey laxamada uu sameeyo heesaha intaa aad ka sheekeesayna waa wada run
@aliyaahmed1855
@aliyaahmed1855 Жыл бұрын
Aayadey maryan beerey❤️❤️❤️
@ugasdacad528
@ugasdacad528 Жыл бұрын
Abtigey mcn AUN
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hoyadiis magaceed manoo sheegi kartaa wll
@anfacharuuse7119
@anfacharuuse7119 2 жыл бұрын
Sahra ileye baa la dhihi jiray 2013 bay dhimatay hadaa qaldaneen
@Zurich527
@Zurich527 4 жыл бұрын
Hooyo sahra iley ka sheekee iyadana
@foosimohamed7190
@foosimohamed7190 2 жыл бұрын
Alaah haw naxaristo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Allayarxama labadaba jaangow. Iyo sahra oo xaaskiisa
@amiin827
@amiin827 2 жыл бұрын
Allaha u naxriisto
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Carafaaadow inaadeer adigu maad fanaan noqotid walaahi waxaad tahay dadka uu fanka somalidu maanta ubaahanyahay Waykaamuuqataa hibadiii axmed nuur jaango ilaaahay hawnaxariisto xidig dhacay buu ahaaye
@jamilal115
@jamilal115 5 жыл бұрын
Waaba aabihii oo yar
@kiinqaaliyussuf8573
@kiinqaaliyussuf8573 5 жыл бұрын
Maasha allaah
Новый год 2025 на ТНТ "ComedyVision!" @ComedyClubRussia
1:16:27
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
Heeskii (daljirka ) AUNtee codkii dahabiga ahaa Axmed nuur jaango💥💯
11:41
Hawiye Boon iyo Midgo iyo waxaan cunnay ayay nagu ceebeeyeen!
16:20
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 7 М.
Metan zapravkadagi qamalgan odam haqida munosabat Abror Muxtor Aliy
10:10
Abror Muxtor Aliy Maxbubiy
Рет қаралды 43 М.
BARNAAMIJKA YAA MUDAN? ABWAAN IDAAJAA IYO ABWAAN SANGUB
1:29:49
Somali cable
Рет қаралды 10 М.
Wariye Hereri Iyo Salaad Darbi Oo Abaal Marin Lagudoon siyey
6:05
khaalid media
Рет қаралды 2,6 М.
hooy maleh
1:32:16
Ciiltire Tube
Рет қаралды 21 М.
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН