Wiil Yar Oo Hibo U Leh Inuu Matalo Codaadka Wariyayasha Iyo Dadka Caanka Ah

  Рет қаралды 351,694

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 635
@ugaaskareerxaji1729
@ugaaskareerxaji1729 5 жыл бұрын
Waxaan hibo ulee yahay in aan ku aqriyo 114 suurat ee quranka inaan ku aqriyo 10 maammood
@feysalhersi8319
@feysalhersi8319 5 жыл бұрын
Masha allah allaha ku barakeeyo
@hamdajamac9499
@hamdajamac9499 4 жыл бұрын
Anigu 5 maal mood ayaan ku akhriyo karaa intaad sheegayso
@MohaaMOHAA-bb5bv
@MohaaMOHAA-bb5bv 3 жыл бұрын
masha allh ily haku barakeyo
@mahadabdullahimahamud4364
@mahadabdullahimahamud4364 3 жыл бұрын
Bal 7 malin kawrb
@asmakhadarasmakhadar6705
@asmakhadarasmakhadar6705 3 жыл бұрын
Mnchallah
@khaalidabdirahman3
@khaalidabdirahman3 5 жыл бұрын
Saab tv Waxaan leeyey hibo ah inaan quraanka kariimkaa ku akhriyo culimada quraanka inoosoo duubta qaar dhintay iyo qaar noolba xataa qaar somali ah Isoo qabta haddaad hibadaydaa ila soo bandhigtaan mahadsanidin
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 5 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka llah
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
Masha Allah Wllo qaali
@khaalidabdirahman3
@khaalidabdirahman3 5 жыл бұрын
Thankz wll
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
@@khaalidabdirahman3 illahay haku xafido wll hibadana zoo bandhig
@khaalidabdirahman3
@khaalidabdirahman3 5 жыл бұрын
@@illkocaztiiburco1319 Whats up soo gal adaa arki hibadayda insha allah
@zahiliyano22
@zahiliyano22 5 жыл бұрын
Dhiig somalino hduu kugu jiro subscribe ii saar wlly anna wadn idin saraaa
@worldnasheedpage7847
@worldnasheedpage7847 5 жыл бұрын
Wankusaray isaar wll
@AhmedAbdiGurey
@AhmedAbdiGurey 5 жыл бұрын
Dhiiga somalinimo suu u eegyahay brother
@dulmidiidmedia9898
@dulmidiidmedia9898 5 жыл бұрын
Wan kuu saraa ana iisar
@dulmidiidmedia9898
@dulmidiidmedia9898 5 жыл бұрын
Ok
@xamsesugule430
@xamsesugule430 5 жыл бұрын
Waan idin saary ana saraa bro
@abdimalik5849
@abdimalik5849 5 жыл бұрын
Abdiqaadir raaxeye talentiga in badan buu laha xiligi classkan xasuusta inuu macalimiinta Codadkooda Matali jiray hore usoco
@mnzeynab8481
@mnzeynab8481 5 жыл бұрын
ascww adeer mandanda iska waaye waxaad isku daydaa in aad koobiyayso hulumada
@duniyosaciid3316
@duniyosaciid3316 5 жыл бұрын
Inalilaahi kulaha hhh
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
Wiilkan yar waa fariid cad
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Salaan sare huuno
@laalanura2635
@laalanura2635 5 жыл бұрын
@@hanadgigis8049 bro Salamullah side thy
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
@@laalanura2635 alx aadban u fiicanahay wllo
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 5 жыл бұрын
Guurzo dee😂😂
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 5 жыл бұрын
Laala nura guurso wax fariid ha kaa dhalo
@maslahcadde6515
@maslahcadde6515 5 жыл бұрын
Wariyaha wiilka yar haa ka codkarsan nin adag wlhy ragu iskumajiro
@ayandhalad4616
@ayandhalad4616 5 жыл бұрын
Runtii Somaliland waa aqli badsn yihin wariyashodu Dowlidnimo gooni ah sii. Diyaar sanayan.. Dowlada Somaliland suuq geyn.
@mobilmobil8914
@mobilmobil8914 5 жыл бұрын
Faribi iga dheh
@mobilmobil8914
@mobilmobil8914 5 жыл бұрын
Mnzhalh wllo
@aamiinduraan9988
@aamiinduraan9988 5 жыл бұрын
😅
@mohasomali1816
@mohasomali1816 5 жыл бұрын
HHHHh ayan exkla thy wad ila argty
@calibiid4392
@calibiid4392 5 жыл бұрын
Ayan Dhalad hhh
@safiyamuuse1843
@safiyamuuse1843 5 жыл бұрын
mnzhlh wariyaashi oo hadalay ayad moodaa👏👏👍👍😂😂😂
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 жыл бұрын
Reer burco waa dad hible ooqaliya goblkaygii
@Hana-np2xp
@Hana-np2xp 5 жыл бұрын
Waa run wllo qali
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 жыл бұрын
Naciima Shire haa aad IYo aad
@stevenkoronto9470
@stevenkoronto9470 5 жыл бұрын
Ina dhilo somaliand
@somalitiktok3831
@somalitiktok3831 5 жыл бұрын
Subscribe Isaara somali wayney Qolyo Kenyan Baa tartan Kula Jiraayee
@xiishmoh4441
@xiishmoh4441 5 жыл бұрын
Asxabey like igu qabta waa iga codsi
@saacidabdirahman7430
@saacidabdirahman7430 3 жыл бұрын
Waxan la yabay ani mar walba qasaro ayu Ka hadla somlidn wax kle mayqann miyaa shga somaliga Gulaha ay gaarty adinkoo mhdsn
@zakiahmedhassan1470
@zakiahmedhassan1470 3 жыл бұрын
Waxaan hibo uleeyhy inaan Taqliidiyo ,Codadka culimada Kala Duwan Sida ,sudeysi, Salah bukhatir, maahir mu'ayqali, Iyo kuwa kaloo badan,sidokle wxn hibo uleeyhy inaan keeno codadka abwaaniinta ,hadday tahay kuwa hadda jooga ,ama kuwii dhintay Alle haw naxariistee
@hoodomohamed2992
@hoodomohamed2992 5 жыл бұрын
Wow m.a alle codkga ha ku barkeyo wlo❤❤❤❤💋👌
@faaraxomer9694
@faaraxomer9694 5 жыл бұрын
wallhi waan yaapay sidu umataly padri kaasr zp hore uzoco hibo buuxda ilahy Ku siiyay Runtii
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Hipadu maaha mid la izka kn keeno lkn waa u dhalasho adna waxaad leedahay hipo kuu gaara masha Allah zhp hore usoco laakiin zxp waxaan keliya kugula talin lahaa inaad inta badan warar izka caadiya wax usheegto maadaama qodobadaaduba waa wada azkar iyo dagaal miidhan zida kale aad u wanaagsan tahay
@hamsemc6425
@hamsemc6425 5 жыл бұрын
Alow ana igu manayso yaa rabi
@mohmaddaud3987
@mohmaddaud3987 5 жыл бұрын
17:04 😂😂😂 waa TV gii cunsuriyada ka leh ba iga qosliyey walle.
@mahamedjama7605
@mahamedjama7605 5 жыл бұрын
Dhago dheeridaa hhhh
@iam_yaass
@iam_yaass 5 жыл бұрын
see ku maqashay😂😂😂😂
@ayaandhool5180
@ayaandhool5180 5 жыл бұрын
Maash allaab dhago badanaa wiilku sidaas ayàn umaqlay aniagn
@hafsamahamed4104
@hafsamahamed4104 4 жыл бұрын
K
@scwscw3047
@scwscw3047 5 жыл бұрын
Wariyhu khibrad ma leh walahi . Waar wilka yar dhiiri geli o respect sii ha iska waawaynaysiine.
@munaosman8172
@munaosman8172 5 жыл бұрын
Masha allh waa hibo eebe ku sisyay allh ku barakeeyo wlle halkodii buu dhigay
@ubaxiitaaragsan9641
@ubaxiitaaragsan9641 5 жыл бұрын
Wuuu iga qosliyay wlhi masha allah dad waxa kunoo burco
@Hana-np2xp
@Hana-np2xp 5 жыл бұрын
Waa run wllo qaali
@hamsebosska8185
@hamsebosska8185 5 жыл бұрын
WiiL KaasoO KaLe HaLa Gacan Qabto
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 5 жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa In wiilkaan Uu cododka Wada keenay lkn dhibka jira Dadkaa Uu sheegaayo baanan aqooninba ilaahay amarkii
@poqorkaaynulahendhibka3985
@poqorkaaynulahendhibka3985 5 жыл бұрын
Samadoon wadani o
@rayanrasmi1796
@rayanrasmi1796 5 жыл бұрын
Samadoon wadani wlhi aniga cml ayad tahay
@baashehussein1405
@baashehussein1405 5 жыл бұрын
Madama barnaamijku kasoo baxay gobolkaygii waxaan susiinayaa subscribe saab tv
@craxmaanlaki6144
@craxmaanlaki6144 5 жыл бұрын
Baashe Hussein the
@mohamedabdulqadir2917
@mohamedabdulqadir2917 5 жыл бұрын
Wll hada aragtid qoralkyga Subscribe i saar
@adnanabdi5682
@adnanabdi5682 5 жыл бұрын
Hhhhh. Walee ninkaasi. Waa hibo alle siiyey waa xigmad alle weeyeh . Si toos ah ayuu qof walba utijaabinayaa wllhi .
@فاطمةمشاءاللهمحمود
@فاطمةمشاءاللهمحمود 5 жыл бұрын
maansha alaaah wiilkan dhalinta yar ilaahay ha u ziyaadsho hibadan ilaahay ku manaystay boorco waxaa kusoo badanaya dadka ku qaaliga ah umada soomaaliyeed meelkastay joogaan maata aad ban ugu faraxsanahay inaad dhegeysto horumarkan uu walaalkay gaadhay anigoo boosaaao ku sugan maansha Allaah.😊
@nalafaraxofficial405
@nalafaraxofficial405 5 жыл бұрын
Tabiyaha ama qofka wariyaha ah waxaa ka mamnuuc ah in uu xirto ama gashto xiliga uu ku guda jiro tabinta okiyaale madoow maxaa yeelay daawayashaa aad la hadleyso waa inay arkaan indhahaaga maadama indhuhu kami yihiin meelaha laga wada hadlo
@tienshealthandwealth3137
@tienshealthandwealth3137 5 жыл бұрын
Alla aabahaas daacadsanaa kulahaa inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@abdiqanimoalim6709
@abdiqanimoalim6709 5 жыл бұрын
Masha Allah ajiib yaa salaam
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 5 жыл бұрын
23:25😂😂😂😂😂😂😂runbooo moodayaaaaaaaa kkkkkk inaalillahi Kuye😂
@farxiyahassan7344
@farxiyahassan7344 5 жыл бұрын
Masha allh hanblyo wll alle ha ku siyadiyo hibada
@yaxyeyaxye8314
@yaxyeyaxye8314 5 жыл бұрын
Marka hore alla mahad le marka xiga wxn u mahad celinayaa wll axmed xiis oo mar walba ku hawlan dhiiri gelinta dhallinyaradeena. aad bn ugu han balyeynayaa Marka xiga waxan leeyahay hibada saaridda,taqliidka dhammaan culimada quraanka akhrida illaa 55 sh. Markaa waxan rajaynaya inaan soo wada xidhiidhno axmed xiis insh. Wsc
@atika5785
@atika5785 5 жыл бұрын
Quraankana ayaah ugu khyr badan akhii filaah quraankana u wareeg
@cilmicali379
@cilmicali379 5 жыл бұрын
Msaha alaah waa cod fcnyahay ,lkn muqdisho xaguu qaraxa ugu habaarayaa
@zhakiipromance3529
@zhakiipromance3529 5 жыл бұрын
Hhh
@inaxasan7789
@inaxasan7789 5 жыл бұрын
waaaaw waa hipo Alle siiyey mnchalah hore usoco hno
@abshirabdiqadir5847
@abshirabdiqadir5847 5 жыл бұрын
Intakaheshay like isara😘
@wizzboyzaki6992
@wizzboyzaki6992 5 жыл бұрын
wariyihu aadbuu uliitaa waraysigiisu waxaad moodaa inaanu aqoon ulahayn saxaafada iyo waraysigaba
@AO00720
@AO00720 5 жыл бұрын
wizz boy zaki sowmad arag kayar baa dhaama
@samizayn9886
@samizayn9886 5 жыл бұрын
22:58 somalia Iyo Ethiopia Odeyga waa ogyahay In aan somaliland dalka aheyn l
@bashaaryare1198
@bashaaryare1198 5 жыл бұрын
Mashalaah waa nin fariida hore Usoco zhp waa hibo alle bixiyee
@KazumiTheMixelsFan
@KazumiTheMixelsFan 5 жыл бұрын
Msha alh ilaahay ha dayo kan yar hee fariidka🤩🤩🤩
@Mshaami
@Mshaami 5 жыл бұрын
Mansha Allah Tabaraka Allah Wuu fiican yahay Cabdiqaadir yare Lakin mudahraadka iyo Qaraxa uun Inaga bedel.
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Kkkk masha Allaha wa ninyar oo fariida
@zalmandahir6254
@zalmandahir6254 5 жыл бұрын
Badri koozar maxamed wllHi CaYnkiiza aYuu udhigeY 😅😅
@xamsecabdi1926
@xamsecabdi1926 5 жыл бұрын
Masha allah Nin rageed Ilahay ha ku barakeyo codkaga Wanagsan
@degalkacw3076
@degalkacw3076 5 жыл бұрын
Alle maskaxda hakuu daayo
@mariamdegan8961
@mariamdegan8961 5 жыл бұрын
Hibo eeba kusiisay habeen layskama qaado
@halganmedia9956
@halganmedia9956 5 жыл бұрын
Anshaxii wariyaha ayaa ka dhiman kan microphoneka haysta abti be happy
@aalaayasin1482
@aalaayasin1482 5 жыл бұрын
Mashallah somalidu way maskax fcn thy ayaa la yidhaa waxa U daliila inanka👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mahamethquduz8030
@mahamethquduz8030 5 жыл бұрын
Kusali nabiga
@cabdijibaraxmed3466
@cabdijibaraxmed3466 3 жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@filsanmuxumed8613
@filsanmuxumed8613 5 жыл бұрын
Masha allaah Hore usoco bro halkeeda ayaad dhigtay siiba Dalmar hhhhhu
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
Madamoo barmaamijku ka zoo baxay gobalkii raga Saab TV Wn ku xidhan dona
@khaalidmaxamedcarab5039
@khaalidmaxamedcarab5039 5 жыл бұрын
جزاك الله
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Warbal waxad waydisa kuwa anu garanlahaeyn intayada dalka ka maqan sida Abdisalam Harari ama Ahmed Siciid Cige Cawke Allah hawnaxariste
@yaxyeyaxye8314
@yaxyeyaxye8314 5 жыл бұрын
U malayn maayo inuu cawke keenaayo alle ha u naxariistee, waayo cawke waxa uu ahaa mar la arag
@axmedabdi7097
@axmedabdi7097 5 жыл бұрын
alle ha uraxmadee codkii cawke inaanay cidi karayn bn filaya unique buu ahaaye
@mohamedarahman4259
@mohamedarahman4259 5 жыл бұрын
mansha allah
@mohamedarahman4259
@mohamedarahman4259 5 жыл бұрын
waaaw
@ciisexaaji9973
@ciisexaaji9973 5 жыл бұрын
Rahma Ali
@khaalidniyoofficial781
@khaalidniyoofficial781 5 жыл бұрын
Aduu maxad hibo uleeday Adigaagan qoraalkayga aqrinaya?? Si TV laguugu waraysto
@barkhad1000
@barkhad1000 5 жыл бұрын
Khaalid niyo dadka hobada leh inaan kula dhuuqo hibadooda
@farxiyaxashi1201
@farxiyaxashi1201 5 жыл бұрын
Waxyaalo badan
@khaalidniyoofficial781
@khaalidniyoofficial781 5 жыл бұрын
@@farxiyaxashi1201 Hye mxaa kamid ah
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Mnsha Allaah waa wiil Yar Oo illhy hibo siiyey 🙏👏👏💕💕
@komarockwhitehouseelectron8569
@komarockwhitehouseelectron8569 5 жыл бұрын
Mnasha AllAh waa wiil Yar Oo illhy hibo siiyey
@wartimohamed7263
@wartimohamed7263 5 жыл бұрын
Oo ma dhawac baa la aasa
@bashiirlaabta5279
@bashiirlaabta5279 4 жыл бұрын
Haru soco ZhpQli ilaahay hakudaayo boqortooyo
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 5 жыл бұрын
nuur daacad halkeedu dhigy🖒
@cawodhaladoffacial3354
@cawodhaladoffacial3354 5 жыл бұрын
Waaaaw wad shidan tay
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 5 жыл бұрын
warar wada dhiilo ah buu soo daayeeh hore u soco wll
@zuzubrithish1920
@zuzubrithish1920 5 жыл бұрын
waxa kasi quruxbanaa inaad wariyaha nadhaysisin kadibna isgaa😍😍😍😍
@cabdallacilmi6914
@cabdallacilmi6914 5 жыл бұрын
Mansha Allah cajiib
@abdihasan5628
@abdihasan5628 5 жыл бұрын
Adeer tacliinta baro waxba kuma hooss jiraan in aad qof codkiisa koobiyeyso.
@bilaalabdilahi5274
@bilaalabdilahi5274 4 жыл бұрын
Dooqon daadka niyada lo dhiisa
@abdifatahhalane1792
@abdifatahhalane1792 5 жыл бұрын
Waar ninkani waa wariye dhaba ee waa in warbaahintu shaqo siisaa
@bilekero513
@bilekero513 5 жыл бұрын
Haa
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
This boy amazing sound
@Daljirkii101
@Daljirkii101 5 жыл бұрын
23:20 😂😂😂😂 Run buu u malaynayaaba 😂😂
@mohafaysal9223
@mohafaysal9223 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂wlle wan rfty qosolka iga dhamaady
@dekaosman1428
@dekaosman1428 5 жыл бұрын
Hassan Martinez manooli wlhi
@farhantetana5538
@farhantetana5538 5 жыл бұрын
Kkk
@farhantetana5538
@farhantetana5538 5 жыл бұрын
Maskin
@zalmangalaydh1405
@zalmangalaydh1405 5 жыл бұрын
23:27 odeYgazi wixiiba dhab dhab buu ka dhigay kuLaHa (inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun) wxklana cadayn maysee wxay tilmamaysa su'ashani inay weligodba dadka waweyn e rer somaliland deg_deg badan yhiin waxna u fiirsan dadka uso kacayse ay yihiin dad mufakiriin ah 😉😉😉😉
@jagtajaamac3426
@jagtajaamac3426 5 жыл бұрын
Zalman Galaydh
@ismahaanmaxamed8447
@ismahaanmaxamed8447 2 жыл бұрын
Mansha allah .m.a m.a innaba caadi maaha keep going wllo
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 5 жыл бұрын
asc wll wiilkan xagee laga heli karaa turjumadda filimaanta oo aanu ku hawlanahaye ma burcuu joogaa?
@farhaandaahir8728
@farhaandaahir8728 5 жыл бұрын
Haa burco ayaad ka heleysaa
@mohamedxikmadzameh3072
@mohamedxikmadzameh3072 5 жыл бұрын
Go forwad prother
@yahyedahir6878
@yahyedahir6878 5 жыл бұрын
8:47 #cabdale cali yuusuf 😂😂
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 жыл бұрын
Masha allah❤
@ogaansho4706
@ogaansho4706 5 жыл бұрын
Mnsha allah raaxeeeyee hore usoco sxp
@Kenadiid_ibrahim
@Kenadiid_ibrahim 5 жыл бұрын
Cabdale cali yuusuf hhh
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
walhi wuu dhigay hhhhhhhhhhh
@abokorhusseinhassan1025
@abokorhusseinhassan1025 5 жыл бұрын
Dean'kaygii hore ee kuliyada dhaqaalaha iyo siyaasada jaamacada CAMUUD.
@masuulofficialshow5475
@masuulofficialshow5475 5 жыл бұрын
Masha allah hibo eebe siiyay wilkaan yar hormar wacan ayaaan leeyahay c.qaadir raaxeeye like
@Abdihakimsaeed.430
@Abdihakimsaeed.430 5 жыл бұрын
Ganacsade Raaxeeye Hore usoco Pro
@hamdaibrahim4783
@hamdaibrahim4783 5 жыл бұрын
Fil
@hayhello5954
@hayhello5954 5 жыл бұрын
I watching 24 7 2019
@xeydarali3344
@xeydarali3344 5 жыл бұрын
war somalidi dhimsho iyo dhwac mooye wax kle ma wayeen wariye kaste qeybti colda umbu ka so qatay cjiib
@ifraaxmaxamad6792
@ifraaxmaxamad6792 5 жыл бұрын
Walaal sare masha allaah alle codkaada kuu barekeyo lkn ani talo ahaan waxaan kudhihi lahaa cododka dadka qurraada ah oo quraanka kariimka ah aqriya iskuday inaad keento si aad ajar uga hesho quraanka aad tijaabineyso
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 5 жыл бұрын
Daante kaga dhalaty Burco?😂😂😂
@essaahmed3311
@essaahmed3311 5 жыл бұрын
M.a
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Waa wariye buuxa ka yari wasaarada war faafintu shaqa ha siiso
@ikraaamaragsan688
@ikraaamaragsan688 5 жыл бұрын
Mansha allah mansha allah
@susaandeero2958
@susaandeero2958 5 жыл бұрын
Maashaa allaah wllhia waa hibo allah bixyo horay u soc wllo
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 5 жыл бұрын
Wariyeyaasha BBC da ama VOA da weydii kuwaasaa somalidu wada taqanaaahe amaba wariyeyaashii horoo caanka ahaa Ilmo hadda soo baxay yaa kala garanaya
@anuushali9099
@anuushali9099 5 жыл бұрын
mohamed niinii beenta mhn aniga kuwi hore le kala garana sida hareeri
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 5 жыл бұрын
Walaahi dadkeena soomaaliyeed waa dad deg deg badan
@saynabxariir581
@saynabxariir581 5 жыл бұрын
Man shallah
@xograadischannel940
@xograadischannel940 3 жыл бұрын
Cabdale cali yuusuf halkii ayuu dhigay
@TheOnePercentt_
@TheOnePercentt_ 5 жыл бұрын
C/rixiim c/laahi halkiisu dhigay
@Diinta_islaamka
@Diinta_islaamka 5 жыл бұрын
Mansha allah sxb Hore u soco
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Cali ahaa
@ahmetdakir2596
@ahmetdakir2596 5 жыл бұрын
cali cabdilaahi ibraahim ALonso
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 5 жыл бұрын
Dalmar 😂😂😂😂😂 sweden horn cable tv 👏👏👏👏
@welcometooiftiin9583
@welcometooiftiin9583 5 жыл бұрын
Ma shalaha
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 жыл бұрын
Dadka dhaawacmay. waxa lagu aasi lahaa Burco. Kkkkkkkkkkkk
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 5 жыл бұрын
Hhhhhh wallee wuu keenay dhamaantood. Masha allah
@ahmedmahamuud5464
@ahmedmahamuud5464 5 жыл бұрын
Waryahani waa bilaw badan filyaa madhaxle Lagu caajisayo
@kaahinyare7566
@kaahinyare7566 5 жыл бұрын
Sheekadaa waa lagaaga horeeyay ee wax kale la kaalay nin siyaaro la yidhaa baa kaaga horeeyay
@Sharmakasharma856
@Sharmakasharma856 5 жыл бұрын
Anigo ah dahabo kuna nool USA 🇺🇸 waxan ka codsana tv 📺 yada inay iska ceyriyan suxufiyinta oo idil Dabadedna shaqaleysistan inanka yar wa iga talo wlloyal waxan rajeyna inad iso jawabtan 😂
@muhanadff1024
@muhanadff1024 5 жыл бұрын
Hhhhhh ala kadaa hawada aryinee walalaL hhhh
@nasrudiinkhaalid9443
@nasrudiinkhaalid9443 5 жыл бұрын
Inabadan baan dad badan siiroo gareeyey 😂😂😂😂😂😂
@SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
@SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 5 жыл бұрын
maasha allh keep going pro alle ha xafido
@alimohamed9960
@alimohamed9960 5 жыл бұрын
SICIID SHOW OFFIECER CHANNEL war adiga maxaa ku keenay meeyshaan saciidoow
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@alimohamed9960 waxaa adigaa keena isna keeney
@haayaahm3d36
@haayaahm3d36 5 жыл бұрын
طايتيخثيمث بايغهيظليسعايغلئنخوي
@saidabdi9978
@saidabdi9978 5 жыл бұрын
Wariyahavwariyaasha ugu akhlaada xun waa bedri koosaar 😂😂😂😭😂😂😂😂 like
@raysalwasaare9603
@raysalwasaare9603 5 жыл бұрын
waryaaha hanaga hbaarin caasimadaha.muqdisho.qarax kudhimo.adigu yeh
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.01.2025
20:29
VTV Somali
Рет қаралды 8 М.
Mogadisho 1980
58:48
SolaGroups
Рет қаралды 1,3 МЛН
Guri barwaaqo Iyo Cabdikarin Ali Shaah Iyo Saydhiye
8:38
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 766 М.