WIIL YAR OO LUMAY AYAANU RAADINAYNAA DADKIISA.

  Рет қаралды 9,453

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 5 ай бұрын
Cbdi malik muuse qeyr doon wll Aduun iyo Aaqiro Adiga iyo kuwa kula shaqeeya iyo waalidiintiina 💯💯👍
@MunaAli-wr6ce
@MunaAli-wr6ce 5 ай бұрын
Waad la heshay allaylehe Khayr doon/ janodoon
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 5 ай бұрын
@@MunaAli-wr6ce wll Adiga laftiga magaca ugu yer hada kadib in sha Allah
@SaidoDahir
@SaidoDahir 5 ай бұрын
qeyr doon waayahay ilahay haxifdiyo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Mashaa Allaah Sheekh Cabdi-maalik Sh. Muuse (sama Fale) Baarakalaahu fiika Allaha Ku xifdiyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
JazakAllahu khayran cabdimalik sheikh muse coldoon❤
@rodahassan929
@rodahassan929 5 ай бұрын
Cabdi malik jazakallahu khayran Waad ku sax santahay in aad soo dhigto si waaliskii loo helo. Nasiib buu leyahay
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
Yaa allah calosha I xanuuntey alow u shall cidiisa wu yar yahay
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 5 ай бұрын
Cabdi yoow aduun iyo aakhiro rabi ha kuu gar gaaro
@hodanabdulqadirabdulrahman1227
@hodanabdulqadirabdulrahman1227 5 ай бұрын
Allah ha ku xafido Wll cabdimalik
@ramatgan1
@ramatgan1 5 ай бұрын
Alle haku barakeeyo shaqadaada cajiibka ah oo dhan. Waxaad tahay malag ilaah ka yimid. ❤❤❤
@UbahAwaleh-gm7ym
@UbahAwaleh-gm7ym 5 ай бұрын
Jasaakalaahu khayr
@namelos2963
@namelos2963 5 ай бұрын
Ilaahow u soo dhawee waalidkiisa😭
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 5 ай бұрын
Ilaahaw usoo dhawee yaa rabbi
@Aamiin733
@Aamiin733 5 ай бұрын
Allah Khayr badan hakugu abaal mariyo. abdimaaik Allah. Ilmaha yar. Ha u keeno qowskiisa Aameen
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Waa wiil oromo ah
@maslah345
@maslah345 5 ай бұрын
Cunuga yarna ALLAHA USAHLO WALIDKIIS
@ashanur7166
@ashanur7166 5 ай бұрын
Abdi maalik wan kusalamay masuul
@fardusaali6618
@fardusaali6618 5 ай бұрын
Waa 3 Ilaa 4 jir magarankaro xaafad iyo shaqo toona Ilahay eheladiisii hakusimo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
Ilaahay ha sahlo walidkiis Aamiin Aamiin ya Rabb
@Top_G1st
@Top_G1st 5 ай бұрын
Mahadsanid
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 5 ай бұрын
Maasha alla ❤
@maslah345
@maslah345 5 ай бұрын
ALLAHA QAYR BADAN KUSIIYO
@faizaali2889
@faizaali2889 5 ай бұрын
Mansha allah
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 5 ай бұрын
Jazazkalah khayr.
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 5 ай бұрын
ila la hubsado reerkoda dhiig laga qaado ama dariskii la wareysto yaan la dhiibin
@Degmociise123
@Degmociise123 5 ай бұрын
Oo miyaanay baafinayn dadkii uu ka lumay maxaad u tustay maad uun sheegtid inaad ilmo hayso Sidan dad kale ayaa Sheegan kara 🧐🥹🥹
@xaawo1
@xaawo1 5 ай бұрын
Tuugtaa badan qofkastaa yaan loo dhiibin
@faizaali2889
@faizaali2889 5 ай бұрын
Meesha ma muqdisho ayaad moodey
@xaawo1
@xaawo1 5 ай бұрын
@@faizaali2889 naa anigu muqdisho maahi mana dagani tuugta meel walbeey joogtaa eeyaaahee
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 5 ай бұрын
❤Allhamdulilah
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 5 ай бұрын
Allah h ku salo amniin yarabi
@cabdiqani101
@cabdiqani101 5 ай бұрын
Cabdimaaligow ilmaha waxaad ka illawday inaad tidhaaho adeero qoloma ayaad tahay? Waa muhiim somalida dhexdeeda.
@faizaali2889
@faizaali2889 5 ай бұрын
Am sure wuu garan lahaa
@SoomaaliPuntland-re3ju
@SoomaaliPuntland-re3ju 5 ай бұрын
Ilmo ad hada heshay ina khadka so dhigto wa qalad walal xishooda oo ixtirama ilamah walidkiis
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 5 ай бұрын
doqonimo ayaa kaa muuqata aqliga ilaahay hakuu siyaadiyo hadaad xanuunsantahayna alle haku caafiyo
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
​@@farhansamatar6537 Xoolaa tahay sabiga aan caqliyaysan baa ku dhaama Saa magaciisuu yakhaane..
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 5 ай бұрын
BIRIISHKII UU DAHAB SHIIL DHISAY IYO EX XAARWADA GEE MASJID RABADAAN
"Coldoon": Maxbuskii Geesiga isku bedeley
8:32
INTEGRATIONTV
Рет қаралды 417 М.
SAME iyo warbixin cusub oo ku saabsan gurigii Xamdi iyo caruurteeda 9ka ah.
5:22
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 253 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Imaamkii ay tuugtu heshey.
12:43
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 7 М.
Kitaabkii Coldoon loo dhiibay | Xasuusaha Coldoon
4:49
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,1 М.
Arooskii saaxiibkay iyo heestii i meermeeri
2:06
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 492 М.
SAME OO SIDEED KUN GAADHSIIYEY NINKII WAJIGIISA QARIYEY.
13:07
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 2,6 М.
Carafah عرفه
5:53
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 4,2 М.
Baaqii u dambeeyey .
5:40
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 18 М.
Part 1 || Explanation of Ashatibiyyah || Ustadh Abdulrahman Hassan
1:00:43
Abdulrahman Hassan
Рет қаралды 14 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 253 М.