Wiilasha Gabdhaha La Dhashay Sidan Ku Sameeya, Muuqaalkan Waa Muuqaalkiina.

  Рет қаралды 41,773

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Пікірлер: 66
@CabdalaFarax-h1w
@CabdalaFarax-h1w 3 ай бұрын
Alhamdulillah ani walalkay walahi inta waydisto kabadan ayuuba isiiyaa 😢😢😢
@MrMoe612
@MrMoe612 3 ай бұрын
Waa massage itaabtey walaashaa jecloow wiilow fadlan waa dhiigaaga I love your sister all time boy ❤❤❤
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 3 ай бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤
@SihaamMohammed45-dz8xi
@SihaamMohammed45-dz8xi 3 ай бұрын
Wiilka cabdixaliin waa ku salaamay ❤
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 3 ай бұрын
Wallahi waxaa jira rag doqomo ah oo wlalahood saan ula dhaqma , inkastoo ay tahay in markasta loo exsaan falo gabdhaha hadana kuwa kula dhashtay waa murayad war ragow walalaihiin ilaashada.
@Arabduur
@Arabduur 3 ай бұрын
Walaashay ha iga raali ahaato, intaan soo dhibay
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 ай бұрын
Ax hooyadey wiil iimay dhalin😭lkin 4gabdhod ayaan uweynahay alxm
@AajomohaJaamac
@AajomohaJaamac 3 ай бұрын
Jeelka xadkiisa yaan ladhaafinin hadii hadii aad wax ugarato jcylkaaga walashaana ha ilaabin
@RamliinaHussien-sx2zl
@RamliinaHussien-sx2zl 3 ай бұрын
Walaashiis ma u adeegaayo. Saxibtiis u adeegaa waa sax.
@Abdihakimarji1
@Abdihakimarji1 3 ай бұрын
Team jiil media short film 📼 ayaan rabnaa plz
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 3 ай бұрын
Really wlshy wax iga qaalisan ma'arkaayo ayada ayaan faraxad siinayaa mar kasta maxaa jecel iga galay.
@abdullahimohamedali8397
@abdullahimohamedali8397 3 ай бұрын
Way jiraan dad sidaas walaashood ugalaayo
@Sumayo-fl3ud
@Sumayo-fl3ud 3 ай бұрын
Hadu wallku walashiis u ficnado ninkale waba ugabahan mayso❤
@AsliaadanCali
@AsliaadanCali 2 ай бұрын
❤fhfbcvcbxgfiyu😮😢😅 0:52 jgjvjchxgf
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Sababta Wiilashu ay Gabdhaha walaalohood ah ugu adag yihiin Saaxiibadoodna ugu jilicsan yihiin maxay tahay?😢😂😅
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 3 ай бұрын
War Niyaw Wllshaa ilaasho intaad Naag aanaf Xataa Qabin iska dhadhicinayso Wllshaa Waa Hooyada Labaad
@faadoabshirmaxamuud3107
@faadoabshirmaxamuud3107 3 ай бұрын
Alx walakay ani wuxu iga diido qofkale maba usamaynsyo wayo wLi inta wax waydistay Maya ima oran
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 ай бұрын
Wiilal badanaa ila dhasheen mid mid dhaamo kuma jiro dhamaantood naftay iikeenaan supermarket markaa isku raacno waa layga dhumanaa 😢❤❤❤😂😂😂
@updalle18
@updalle18 3 ай бұрын
lkn jaceel key ku qaban afka ma eh waa uurka xaliimo😂
@SamaaraEise
@SamaaraEise 3 ай бұрын
Wax uurka ladhaho majirto faarx😂​@@updalle18
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 ай бұрын
​@@updalle18 waa ogahay yaakhee haba idhibaane❤😂
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 3 ай бұрын
Lkn maxaa u diiday jeceylkaas inee u muujiyaan walaashood sida ee ugu muujinaayaan sxbtood ​@@updalle18
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 3 ай бұрын
Beentaa maaha​@@updalle18
@nurfunny6411
@nurfunny6411 3 ай бұрын
Cabdi waa Cabdi Qasaaro caadi ah
@Nimcocumar-jg2ok
@Nimcocumar-jg2ok 3 ай бұрын
Wiilasha naxariista badan aanarkeeno guriga saanmekuyihiin😂😂😂😂😅😅😅
@nuradinalli9140
@nuradinalli9140 2 ай бұрын
jeel madie muqalo diintena aan dhawacayn
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 3 ай бұрын
Maxaan wax udiida wllshy maba noolee Hadan lajogo gabar ilama dhalan😢 Naxariis abaayo😢
@maandeeqmowliidmaxmed5538
@maandeeqmowliidmaxmed5538 3 ай бұрын
Ana walashaa ah apowe❤😢
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 3 ай бұрын
@@maandeeqmowliidmaxmed5538 mhd sanid wllshy
@Nurziyathnur
@Nurziyathnur 2 ай бұрын
Soo badiya ilaa 30 daqiiqo❤❤❤❤😂😂
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 3 ай бұрын
Xasidiin waaye walaashis oka xasdaa😂
@Asad-tm5pe
@Asad-tm5pe 3 ай бұрын
Ilaahee dartiis 📌 pin igu qabo
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
Daaha fowdada jooji sahipo 😂😂😂 sidaas oo dhan garac uma Nihin waana u naxariisanaa waana dhipnaa walaalaheeena lkin midkaan waa ka Badbadis 😂😂😂😂
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 ай бұрын
Gabdhaha walaaladiin ah wax uquuura iimanka maxaan idinka dhaha😂
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
@@MiinaApdi diar waye
@xasanabuukar7831
@xasanabuukar7831 3 ай бұрын
CABDI DAANYEER WAAYE
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 3 ай бұрын
Dayeer weyn
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 3 ай бұрын
Ani Jeebkayga walashay leh Dharka markay ii dhaqdo ,cunto ii kariso ,kadis baa wax uga dhigi jiray ! ●Guulaysta Gabar Walba Oo Soomaaliyeed ○Gabdhaha La la socda Hala caawiyo !
@Sms-1B
@Sms-1B 3 ай бұрын
Damiir xumo😔
@luulabdi-uo4fl
@luulabdi-uo4fl 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 3 ай бұрын
Warum wan arkay taas aniga walalkay waxle kumasinayam wayaab midka jcaylkisa baby 20 kusodira kulaha aniga 0.5 kusiiday 😂wilasha hablihina unaxarista
@luulabdi-uo4fl
@luulabdi-uo4fl 2 ай бұрын
A
@LaylaXasan-f6x
@LaylaXasan-f6x 3 ай бұрын
Shatiga ya ila arkay e kawalyeriga U wato😂😂😂😮😅❤
@ikranfarah6086
@ikranfarah6086 3 ай бұрын
Kii wllkey ahaa is qalajiskiisa waa ku qaadanaa hada lkn maalinkaas arko xabad uu sidaas ugu jajabanyahay wixii anaga uu nooo diidayna uu ayada u ogolyahay markaas loo yaabaa
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
@@ikranfarah6086 u naxaxriista 😢
@Hani-v9j
@Hani-v9j 2 ай бұрын
Waxasa lisaka lee waa😢😂😂
@mr-ed7kv
@mr-ed7kv 3 ай бұрын
War masgeegeesiin narke
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 ай бұрын
Haa ina baraarugto la raba oo jecelka wllnimo xasusnto
@NimcoHodan-r5f
@NimcoHodan-r5f 3 ай бұрын
Been ma sheegaayi lkn wllky waxn waydiisto wax ayuu iigu sii daraa yacnii labanlaab
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 3 ай бұрын
Cabdi uraaye😂
@Nadiya-v-p2d
@Nadiya-v-p2d 3 ай бұрын
Warum raga wasida walashod waxba masiyan qarkod 10 dolar ayey kabaryeysa wayaab
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 3 ай бұрын
@@Nadiya-v-p2d walahi sida runta ah wixii ay u baahan tahy waan sinaa lkin kliya wxan ku adkaynaa markay waxeeda faatilnimo ay thy _____ xalimo ha fiirinina dhibka ay idin dhibayaan ee wxad fiirisaan jacaylka ay idiin qabaan
@zamzamabt
@zamzamabt 3 ай бұрын
Ar yaadahee amaan jaceyl iska yeeshaa si aan shukukato ugu dhergo 😂😅
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 3 ай бұрын
Dee nagaha kale way iska dhadhaciyan😂
@NasraNuur-of6ro
@NasraNuur-of6ro 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkk
@AhmednorShire
@AhmednorShire 3 ай бұрын
Cabdi shaqaada waba taqaana shaqo wacan 😂😂😂😂😂😂😂
@Abdirahimcaana
@Abdirahimcaana 3 ай бұрын
😅
@AbdiQoorgaab-st9le
@AbdiQoorgaab-st9le 2 ай бұрын
Wilashaan huji malahan😂😂😂😂
@AhmednorShire
@AhmednorShire 3 ай бұрын
Kaan xaaasiid waye walashis wax maba siiyo halka gabadha kale wax walbo u sameyo xamaali waye kan o lacag la aan fartun kan waba ku heysata kan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AajomohaJaamac
@AajomohaJaamac 3 ай бұрын
Naga taga wiilal fcn matihiin walee saanle samaysiiin markii ay kudhahayaan waxba mahaayo lkn ogaada mida kula dhalatayle wax kutaryso wiilalow gbdhihiina xasuusnaada marksto
@cabdiwasac8084
@cabdiwasac8084 3 ай бұрын
Nacala sheydankaga kuyaala ana sasa iifiirine nagtadana wa uqosle miya ana kugaran 🙄😂
@subagoahmed
@subagoahmed 3 ай бұрын
ala kalida🤣🤣
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Xabiibo82
@Xabiibo82 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 58 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 58 МЛН