Wiish ayaa Nagu xidhmay / Sheikh Abdirashiid Suufi ayaa ka hadlay Wixii Na Qabsaday Xalay

  Рет қаралды 156,224

kalshaale channel

kalshaale channel

3 жыл бұрын

Kalshaale Channel
Xalay aniga iyo Culimo uu kamid ayahay Sheikh Abdirashiid Sheikh Cali Suufi oo ku sugan magaalada Ankara, ayaa Wiish nagu xidhmay , Hadaba Wixii dhacay iyo Waxa laga baran karo waxaa inooga Waramaya Sheikh Abdirashiid Suufi. Daawasho wacan
Salaada , Samirka iyo Alle SWT

Пікірлер: 254
@DrOlol77
@DrOlol77 3 жыл бұрын
Alle ha xifdiyo shiikha iyo Ahmed waan xusuustaa maalinkii iigu horaysay sidan igu dhacdo ,waa dhacdo naxdin leh ,laba sano ka hor.
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 3 жыл бұрын
subxanallah wlhi aad baan unaxay alxamdulilah hadii rabi idinka soo saaray
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Dhuhul media walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah hadaad nabad qabtaan allah idin xifdiyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Zamzam Caalim walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@nasraabdimoha671
@nasraabdimoha671 3 жыл бұрын
Alle habarakeeyo sheeq cabdi rashiid cali suufi masha allah iso duceeya muraad leeyahay muslimiinta Arag ta qoraal kayga
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Masha Allah waxa ka faaiidnay mar kasta dhib ku qabsado u carara rabiga iyo salada jazakallah khayr
@fadumohassan7288
@fadumohassan7288 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@asiaaar5002
@asiaaar5002 3 жыл бұрын
Aad waxaan ugu farxay Diinta, quruxda, iyo haybadda ka muuqata ehlu diinka❤️ ❤️ ❤️........ Wiilasha dhalinyarada ah na waxaan leeyahay sii wadda oo ku dadaala la socodka iyo agjooga culimada Liibaana aduun iyo aakhiraba dhamaantiin
@bukari3691
@bukari3691 3 жыл бұрын
Masha alh wan mahad celinaya sida wanagasan aad no dirigalinay
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Asia Aar walal Subscribe isaar
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 жыл бұрын
Mans ha allah tabaarakalaah Illaahay bay Mahadi u Sugan tahay Oo badbaadiyey intaas oo qof oo culimo u badan Allx
@bukari3691
@bukari3691 3 жыл бұрын
Mash alh why MCN wan kusalame
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Zainab Garad walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 3 жыл бұрын
Ilaahaygii idin badbaadiyay ayaa mahad mudan shaykhanaa
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 жыл бұрын
Alxmdulilaahi alaahu akbar ilaahay baa mahad iskaleh oo culumadeena noo badbaadiyay alxmdulilaahi
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Mnsh allah barakooba Adigu sheikha iyo asxabta Subxan allaH qiso cibro ah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Fadumo Mohamed walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@shamsomaxamed5349
@shamsomaxamed5349 3 жыл бұрын
Alahii shiiqeena iyo culimada kalaba no badbaadiyay ayaa mahad usugnaatay
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@hasanyusuf8333
@hasanyusuf8333 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah xafido sheekh cabdi rashiid waa iga qosliyay allaha xifdiyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Hasan yusuf walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@abdirahman1384
@abdirahman1384 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah Haduu Allaah idin Fududeeyey, Aniga Taxi ayaan ku kalsoonahay oo aan Raacaa Marwalba Xitaa markaan istanbuul aadaayo diyaarad maraaci sababtoo ah bani aadam ayaan ahay waxyaabo ayaan ubaahan karaa sida supermarket ama musqul ama meel lagu dukado.
@hiboibraahim9525
@hiboibraahim9525 3 жыл бұрын
Wlo illahay ha idin illaliyo Wax idin dhiba illahay idin Ma tuuso aammiin
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Saxix weye wll
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
@@hiboibraahim9525 walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR
@zahraabdi2721
@zahraabdi2721 3 жыл бұрын
Salaadu waa shay cajiiba ah masha allah hadii la yaabo sujuuda alle halagu xuso
@xalimosharaf4116
@xalimosharaf4116 3 жыл бұрын
Culumada allaha noo xifdiyo illaah ayaa mahad iska leh culimada meeshaas ka soo saaray alxamdu,lillaah
@Abufares-fp4gp
@Abufares-fp4gp 3 жыл бұрын
اللهم فرج هم المهمومين من المسلمين
@zakaramahmud7673
@zakaramahmud7673 Жыл бұрын
Aamiin yaarabbi🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯🥰🥰💯💯🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯
@shukrisaney7578
@shukrisaney7578 3 жыл бұрын
Who is this lucky girl, many of us/ Muslim sisterhood would want to be as lucky as her..manshallah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Shurki saney walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
@@user-cc1zs5np3bmashalaah wll Allha ku xifdiyo
@amaalbintuamaal1212
@amaalbintuamaal1212 3 жыл бұрын
Walhi waa qiso cajib ah illahay ayaa mahad iska leh bad baadiyay culimadeeba illahay haydin dhawro meelkasta aad jogtan
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Alxamdulillah yaa Rabbi Mashaa Allah TabarakAllah Shk
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 жыл бұрын
Mahadsanid kalshaale channel
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 3 жыл бұрын
الحمد لله ألهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك حمادا كثيرا طيبا مباركا فيه ماشاء الله تبارك الله اللهم احفظ علماؤنا
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@binmukhtar6338
@binmukhtar6338 3 жыл бұрын
Alxamdulillah sh cabdirashid cali suufi waa weli ilaahi , ilahi mahoojinayo
@drsasmahajjy1496
@drsasmahajjy1496 3 жыл бұрын
Aduunkaan unebcahay lift hada kahor buu igu xidhmey illaa hadana phobia kaqabaa. Alxmdulillah shiikhyadeena noo badbaadiyey
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Drsadma Hajjy walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@naimaismail7266
@naimaismail7266 3 жыл бұрын
Subxanllah waa qiso cajiiba allaha idin furay farad 🤲🤲🤲
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Naima Ismail walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@abdullahialiadan987
@abdullahialiadan987 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abuucabdalla5057
@abuucabdalla5057 2 жыл бұрын
Al xamdu lillaah
@nimcoxasan5156
@nimcoxasan5156 3 жыл бұрын
Manshalah allah ayaa inbadbaadiyay alx
@asmamaxamuud5688
@asmamaxamuud5688 3 жыл бұрын
Mnsha Allah
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
Mashalaah Allha haidin Barkeeyo 🤲🤲🤲❤❤❤
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
@@user-cc1zs5np3b I.a
@AkhlaaqDumar
@AkhlaaqDumar 3 жыл бұрын
@@user-cc1zs5np3bmashalaah Allha ku sharfo
@umuosama2956
@umuosama2956 3 жыл бұрын
الحمدلله على السلامة يا شيخنا ✨
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@user-th7iv9rk8t
@user-th7iv9rk8t 3 жыл бұрын
Alxamdulillah allaha ini xifdiyo shekhanaa
@ifrahege8954
@ifrahege8954 3 жыл бұрын
Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali surfing Allah ha noo xifdiyo cimrigiisa Allah ha u dheereeyo
@somaliunion8293
@somaliunion8293 3 жыл бұрын
Maanshaa Allah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Somali Union walal Subscribe isaar
@user-zw9yy8zo8z
@user-zw9yy8zo8z 6 ай бұрын
ALLAHU AKBAR❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🤲
@maajidanasir5353
@maajidanasir5353 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah 🤲 🤲 🤲 ilaahayow culumadena ino xifdii
@fotballontop
@fotballontop 6 ай бұрын
Maashaa Allah, ilaahay baa idin badbaadiyey. Alxamdulillaah.
@ggggggf7640
@ggggggf7640 3 жыл бұрын
alxamdu lilaah alaa mahadlwh sheekhyadeena qaaliga ah badbaadshey
@abdinajibmohamed8794
@abdinajibmohamed8794 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh xafidahullah
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@mariamab5746
@mariamab5746 3 жыл бұрын
5 sano ayaan ku koraa oo ku dagaa gurigeeyga waana necebahay mar alla markuu xirmo ayaan cabsi dareemaa waana ducaystaa anoo ilaahey baryaayo ayaan ka dagaa
@abdihassan4785
@abdihassan4785 3 жыл бұрын
Aniga 2jeer ayuu igu.xidhmay mar aan Nairobi joogay iyo mar aan sweden joogay.waa wax cajiib ah.
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 3 жыл бұрын
@@abdihassan4785 waanka baqaa aniguba malintan dhashay ila hadaa racna ilahow naga ilaali
@xamsemuse5549
@xamsemuse5549 2 жыл бұрын
Maasha alaah dadka diinta bartey wanagsanaa waa dad ilaahey kuxidhan markaba ilaahey ayay xasuusanyay xagiiseyna unoqonyaan
@abdihassan1970
@abdihassan1970 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waa mahad eebe usugnaatay ilaaheey ha idin xafido
@mohamedabdirahman1528
@mohamedabdirahman1528 3 жыл бұрын
Masha allah
@user-zw9yy8zo8z
@user-zw9yy8zo8z 6 ай бұрын
MASHAALLAH❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🤲🤲❤❤🤲
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 3 жыл бұрын
Masha allaaaah allaaah haidin xafido dhamantin
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Deeqo Ahmed walal Subscribe isaar
@abdihassan5738
@abdihassan5738 3 жыл бұрын
Mnsha allah illahy ha ku xiftiyo
@sucaadahmed4775
@sucaadahmed4775 3 жыл бұрын
Mashaaa Allah
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Allah idin xifdiyo
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Illaahay wuxuu intasuya inaa qadartu kaa fogeeno ilaahay toobada hani sollan siiyo yaa rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hawamaxamed2899
@hawamaxamed2899 3 жыл бұрын
ALLAAHU AKKBAR ilaahay bamahadleh Subxaana Allaah Subxaana Allaah hadakahor bay igudhacday weliba aniga iyo dadkale saacad iyo badh bankujirnay ilaahay banababaadiyay alxmdulillaah
@ahmedduh6664
@ahmedduh6664 3 жыл бұрын
Mash Allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 3 жыл бұрын
Masha allaah illaah baa mahadaa leh idin badbaadiyay
@yasalaamjay1763
@yasalaamjay1763 3 жыл бұрын
Maashallah,
@farhiyaabdulahi942
@farhiyaabdulahi942 3 жыл бұрын
subxaanallaaah alle ayaa idin badbaadiyey sheeq alxamd hadi aad nabad qabtaan sheeqow
@thunureinalhatimy9169
@thunureinalhatimy9169 3 жыл бұрын
الحمدلله على سلامتكم جميعاً
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@fatumanoor3658
@fatumanoor3658 3 жыл бұрын
Alxamdulilah ilahay hanoxafido culimadeena
@ayanledayib4466
@ayanledayib4466 3 жыл бұрын
Masha alaag❤
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 3 жыл бұрын
Allah ha idin xifdiyo kuligiinba insha allah
@seynabxuseen2060
@seynabxuseen2060 3 жыл бұрын
سبحان الله الله اكبر ولله الحمد
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@MohamedIbrahim-mo4hj
@MohamedIbrahim-mo4hj 3 жыл бұрын
Alle haydin xifdiyo Alle haydin barakeyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Mohamed Ibrahim walal Subscribe isaar
@ifrahfarah4122
@ifrahfarah4122 2 жыл бұрын
Masha allah sheq cabdirashiid sheq cali Sufi
@shukripancakechannel3523
@shukripancakechannel3523 3 жыл бұрын
Allahu akbar alx
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Mashallah waa qiso cajiiba
@ahmedsidoyusuf2845
@ahmedsidoyusuf2845 3 жыл бұрын
Allaah ayaa mahad leh oo inoo badbaadiyay Sheekhenii ShekhAbdrashiid iyo Saaxiibadii lasocotay ee wiishka ku xirmay, Allaahu Akbar.
@user-rx7yu6tl2o
@user-rx7yu6tl2o 6 ай бұрын
Alxamdulilaah 🤲🤲🤲ilaahayow culumadena
@updykieryoungchannel5640
@updykieryoungchannel5640 3 жыл бұрын
MashaAllah
@istahilbedel5787
@istahilbedel5787 3 жыл бұрын
Alxmdulilaah hada badbaadin waa khayr
@nadaryusuf6978
@nadaryusuf6978 3 жыл бұрын
Illaahow culimada noo xafid
@bukari3691
@bukari3691 3 жыл бұрын
Amiin
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@pharhiya8284
@pharhiya8284 3 жыл бұрын
Alxamdulilah
@safaaallahi9238
@safaaallahi9238 3 жыл бұрын
Masha allh alle hdiin xafido
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 жыл бұрын
Subxaan Allah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
(MASHA’LLAH 🌹🌹🌹🌹TABARAKA’LLAH)💕🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹♥️♥️🙏🙏♥️♥️🙏♥️🙏🙏♥️🙏🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️♥️🙏(JAZAKALLAHU) KHEIRAN 🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙌🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🙏🌹🌹🙏🌹🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🙏
@iqromuhudin3052
@iqromuhudin3052 3 жыл бұрын
Allah idixfdiyo waa qiso cajib ah
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 3 жыл бұрын
الحمدلله على سلامتكم
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@fardusmohamed5499
@fardusmohamed5499 3 жыл бұрын
maashaallaah waa alle mahadii mar hadii shuyuukhdii alle noobadbaadiyay Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd Alxd
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 3 жыл бұрын
Alaahu Akbar ilaahey awood badana
@hiboibraahim9525
@hiboibraahim9525 3 жыл бұрын
Alx illahay ha idin illaliyo Aaammmiiin markasta Alxamdulilaah alxamdulilaah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Hibo Ibrahim walal Subscribe isaar
@umukassim2166
@umukassim2166 3 жыл бұрын
Ilaahey ha idin xafido culimadeena
@xamdicumar3865
@xamdicumar3865 3 жыл бұрын
Mashaalah shiiq
@farxiyomaxmed5624
@farxiyomaxmed5624 3 жыл бұрын
Yaa allaah yaa raxmaan alloow noo badbaadi culumadeena
@nagrumaismacil5812
@nagrumaismacil5812 3 жыл бұрын
Mash allah
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 3 жыл бұрын
Alhamdulilah hadad nabad qabtaan
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Alxamdulilaa hadoo illaaheey idin soo badbaadiyay
@sahraahmed2894
@sahraahmed2894 3 жыл бұрын
Allaah baa mahadleh culumada qaaliga ah noo badbaadiyey
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Sahra Ahmed walal Subscribe isaar
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلاتا دايما وابدا
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 3 жыл бұрын
Wcs ilaahy mahadii hadii ilaahy kabadbaadiyey Culimada runtii waa Cimro , ilaahy haloo cararo🙏🙏🙏
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 3 жыл бұрын
Subaxanallaah
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 3 жыл бұрын
Ilaahay baa badbaadiyay Shiikh iyo dhamaan intiilasocotay
@mohamedmoussa5186
@mohamedmoussa5186 3 жыл бұрын
Alxamdullilaah Allaah ayaa idinka badbaadshay waa cibro
@RaadMedia
@RaadMedia 3 жыл бұрын
Waa dhacdo cajiib ah.
@haniaden7901
@haniaden7901 3 жыл бұрын
Mashallah sheikh kawanagsaan ma’araag
@aminaabdi1295
@aminaabdi1295 3 жыл бұрын
Allah noxiftiyo culmaday
@user-cc1zs5np3b
@user-cc1zs5np3b 3 жыл бұрын
Ogaysiis! #Ogaysiis! Waxaa la bilaawi donaa kitaabka Naxwaha(ajruumi) Waa daruus aad u qiima badan waxaa bexi doono ustaab Camir Axmed Hada waxaa socoto isdiwaan gelinkta Yee kaa baxanin kala xariir tel: 0031684936314
@ayaanomer5278
@ayaanomer5278 3 жыл бұрын
Alxm hadii allh idin badbaadshay
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Maansha alah sheeqeena cabdirashiis alaha xifdiyo'wa necbahay wiishashka 'wa maxay wiishka saacad ka badan ku xirmaya dadka wa qatar
@Farow-zv2is
@Farow-zv2is 6 ай бұрын
Allahu akbar
@abubanaofficial8589
@abubanaofficial8589 3 жыл бұрын
Subxaanallaah
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 3 жыл бұрын
allaaxadu lilaaha
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 3 жыл бұрын
Scw
@aazizajuuke7867
@aazizajuuke7867 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah Calaa Kuli Xaal
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 жыл бұрын
Safiya Lowra walal Subscribe isaar
@asmaali6680
@asmaali6680 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay hadii nigi sobixiyay ayaa mahad iskaleh alxamdullilah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 walalyal subscribe isaar
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
DACWA MEDIA CENTER
Рет қаралды 441 М.
Nin Dood Ka Keenay Cilmu Qaybka Iyo waxyiga. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Oo Si Cilmiyaysan Ugu Jwy
10:18
بــــــــر خـــــــــد الــــهــــــــاشــــمـــي
Рет қаралды 2,3 М.
Guursada Oo Suuqa Ka Fadhista, Raga Quruxsan Hablaha Ka Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan
7:37
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 17 М.
Maxaa Ka taqaanaa Sh. Abdirashid Sh. Ali Sufi
15:49
Dacwa Tv
Рет қаралды 187 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН