Woow : Barkhad Beerjacayl oo wacdarro ka dhigay Hibadda codka || part 44 || ​⁠

  Рет қаралды 6,851

Dheereye

Dheereye

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@munaissack1767
@munaissack1767 27 күн бұрын
Waaw mashaAllah his voice is more than smart....
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 2 ай бұрын
Axyaa cod barkhad cabdi cawil beer jeceyl ❤❤❤ god job brother dheereye adna aad baan kusalamey❤❤❤
@engabas_10
@engabas_10 2 ай бұрын
Cajiib waaa wataa legend kaaan noo soo celi Libaaax 👍
@husenabadirabadir4564
@husenabadirabadir4564 2 ай бұрын
Waaaw masha alh
@Najax-f3e
@Najax-f3e 2 ай бұрын
Waxaan yar codkiisu waa sixir Mansha Allah wllo
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 ай бұрын
Wiilka codkiisa waa Masha allah heesa uu qadayo kuwo la maqlay mahan waa kuwo nagu cusub
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Wixii dabka laga riday wuu dhaafay😂
@suldaan6712
@suldaan6712 2 ай бұрын
Waa hibo dhalada 💜
@RaaxoYaasin-s3t
@RaaxoYaasin-s3t 2 ай бұрын
Masha Allah Wll❤❤❤
@caynaantacabiir
@caynaantacabiir 2 ай бұрын
Hibaadi Oo Qof ah wan kahay wllkyow salamullaHi adiga iyo igaba
@jowharstudio123
@jowharstudio123 2 ай бұрын
Wlh camera daan kamaleeh
@Jirro42
@Jirro42 2 ай бұрын
Magaca ilahay wa cod Dahable caadiya❤
@soumeyaissa4956
@soumeyaissa4956 2 ай бұрын
Machallah cod iyo bad
@jowharstudio123
@jowharstudio123 2 ай бұрын
Waryahi dhereye war wxan wa wax kalee sxb ee isbucii halmanin ninkan inokeen
@istahil1534
@istahil1534 2 ай бұрын
Esh cala sowd bwe❤
@asmaadam5043
@asmaadam5043 2 ай бұрын
Ma hagrane waan hee 😂😂
@nasraibrahim8990
@nasraibrahim8990 2 ай бұрын
War barqadow cod quruxsanidaa sxb dheereye ninkan inoso celi plz 🙏 🙏 🙏
@Faarax-j8w
@Faarax-j8w 2 ай бұрын
Wr masuul sare so cali ninkan
@Thedeliberate-Hani
@Thedeliberate-Hani 2 ай бұрын
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Barkhadow salan sare zhp 🫡
@jimcaalebashiir6097
@jimcaalebashiir6097 2 ай бұрын
Dhalinyaro ninkaa dheereeye kor uqaado oo ciwaanka dhaqaajiya
@dheereye4040
@dheereye4040 2 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo
@Kujecliyaa
@Kujecliyaa 2 ай бұрын
Kuluc ❤❤🎉🎉
@abdirisakdecoxasan9413
@abdirisakdecoxasan9413 2 ай бұрын
War ninkan kadis keen next cod dahapa walle
@kingdalxa710
@kingdalxa710 2 ай бұрын
Xasan aadan samatar ayaan kusoo xasuustay khaamtaas❤
@Burcaawi8
@Burcaawi8 Ай бұрын
Heesta Kuluc laxankeedu xataa Kuluc ayuu dhibayaa , ilmahan laakiin uu ku raaxaystay .
@AxmedCaabi-h9x
@AxmedCaabi-h9x 2 ай бұрын
Barkhad maaaalin dheeli ah naga keen waaba wax kale ninkaaas ogow ninkow😂😂😂😂😂😂
@kingdalxa710
@kingdalxa710 2 ай бұрын
War ninkaan haka qaadin oo asbuucii laba jeer inoo keen dheereeyoow saaxiib
@kingdalxa710
@kingdalxa710 2 ай бұрын
Soo go' ka kac! War nacalaa shaydaan ku yaale Ninku cajiibsanaa!😮 Fanka inuusan kusoo boodin waxyaabaha cadaynta u ah ee uusan heesaha iska qaadin bale uu la nool yahay waxaa kamida: -camerada war uma uu hayo, kaliya erayada ayaa hadba meel u kaxaynaya -waxa uu afkiisa ka qaadayo ayuun buu dhadhansanayaa deedna waa isagaa baxayaba -waxyaabaha sii bilaya ninkan dhalint ah waxaa kamida khaamta iyo hadba sida uu jidhkiisa u fasaxayo si ay u raacaan luuqdiisa!. 1000/1000 baan siiyay wallaahi.❤❤❤
@dheereye4040
@dheereye4040 2 ай бұрын
Wooow nice comment ❤
@barwaqoabdulahi3943
@barwaqoabdulahi3943 2 ай бұрын
Iyo weliba heesaha uu qaadayo oo ah kuwo aan qof bilow ahi isku deyi karayn.
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 230 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 75 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 55 МЛН
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 11 М.
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 217 М.
Cajiib yaa kula cod macaan fanaaniintan @dheereye4040
16:15
Dheereye
Рет қаралды 13 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 120 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 75 МЛН