Saliba Waa World class Player SAKA Waa World class PLAYER Odegaard waa world class Player Rice waa World class Player
@cumarnaasir3256Ай бұрын
World class player ba kuwani ma fahsana waxay modayaan legends hore in Laga sheekaynayo hada yaa world class player ah nio kuwan kubada shaqo Kuma laha
@abdilaahiabdi7610Ай бұрын
Jorginho +partey +odigard +b.saka +saliba. World class player wye dhaman tood. Dadka qaar xaqirada ha dhafaan
Kuwan wllhi plywrinta way naga xaqiren wiliba kala bar kuwn wax ma oga dhilaa dhashee idhafi wx kasta wuu yar yahy wuu soo noqon Raba kudhameyanba😊
@maxamedcali4532Ай бұрын
Next Liverpool
@SiciidWarsame-du2peАй бұрын
Wle kuwan waxba makala.oga Astan waa.ka soo.dareysa.hadda.kuwan maa khabiiro ah yaab wlle Saliba wold class player maaha iyo.odegard martinelina wa.wold class player kulaha😂😂😂🧐
Doqomadan danbo mesha ha kenin mesha hdl dumar cml ku hdlayan qasatan dhocishan timaha badan mawa ku qancin hdlkisa walhi waxa u dharan kara tagero ahan u hdlayan runti arsenal ma ka shakisen lkn aniga waxa nii lee yhy iska tuura kuwan dayar maxa ka galay saka odegard aye ku dhahayan world calls player ma ahan ku dhaha kwrn war mesha ka kaca
@maxamedshirecllhi4077Ай бұрын
Dadka mesha ka hadlayo waxa ku jiro tagere man yu macqulna maha ina tagere man yu wax lag weydiyo arsinal inta badan arsinal wa ciyartow tayo wanagsan
@CabdiraxmanFaarax-iv6cvАй бұрын
Dadkan o okle kena lamo khabiir dad kubda wax kayaqan kuwo tiktok leya noo keneysin
@SiciidWarsame-du2peАй бұрын
Run badanida nio 😂😂😂..
@MohamuddekMahatАй бұрын
Next Liverpool no city
@damacibrahimducali2942Ай бұрын
balayo idinheshaye nodhafa ciyartoyda adinka wa idinkafiicanyihiine qabiiro matihiine socda
@KingJames-ih1pvАй бұрын
Mesha carur kenten waxa igu qasabten video gam ina lake sarin oo hoos u dhigay
@CabdiraxmanFaarax-iv6cvАй бұрын
Next man city
@MohamuddekMahatАй бұрын
No man city 6 lose Super Sunday
@adnanahmedvlogs7683Ай бұрын
Dadkani arsenal nacayb weeyaan iskaga taga nio meesha dadka ciyaaraha wax ka yaqaan maahan kuwan waad ku soo qaladeen meesha
@adnanahmedvlogs7683Ай бұрын
Waxay dadkan iyago ingariis la joogo ayay ka shaykaynayaan Italian kuwan waxba kama yaqaanaan wllhi
@SiciidWarsame-du2peАй бұрын
Haa nio kuwana lagu leeyahay waa qabiiro😅😅😅
@Hassannurhassan-q6uАй бұрын
2daan nin so celiya man utd uso qabto bal waxa ay ka dhahaan aan aragno Digirey wey cadahay tageero man utd waye lama tusi karo arsenal